Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MUNIIRA OO BUSKUT SIXUN U KARBAASHTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 231

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Місяць тому +36

    Maahir waligey kuuma diidin mana kuu diidi dooni pls aidgoo buuq & dagaal mocna dara ah sameyn soo soono xiliga rabtid aniga ku siinayee lakin dagaal maya waan diiday mahir aktisa ina ku qeylisid

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u Місяць тому +14

      Waryaa gabadha wee ku rabtaye hadee dalaaqo idin hartay soo cesho aniga aqaan naag markee ninka rabtee soo cesho

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 Місяць тому +4

      😂😂😂😂😂😂

    • @maxamedcabsiiyechannel8114
      @maxamedcabsiiyechannel8114 Місяць тому +7

      @@MohamedBuskutOfficial sxbow gabadhaas way Ku rabtaa ee soo cesho haday macquul tahay midna waa kugu bogaadinayaa waligaa ha usoo jawaabin Ka aamus uun mahadsanid buskudow

    • @maxamedcabsiiyechannel8114
      @maxamedcabsiiyechannel8114 Місяць тому +5

      @@ShamisAli-r3u waa run walaahi

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 Місяць тому +4

      ​@@ShamisAli-r3u
      You are right I thought that they are playing a game. 😅

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff Місяць тому +23

    Mohamed stop using you're family's drama for views.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 27 днів тому

      Was he the one who came on in the first place ?

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Місяць тому +16

    Why is she still on about this ? She needs to move on as she left this kid like she left the ones before him. She’s a deadbeat 😷

  • @msswiilo
    @msswiilo Місяць тому +4

    Ilmaha marabtid ee ninka ayaad rabtaa😂😂😂

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 Місяць тому +4

    Marba hadaad maahir rabtid buskudna waa rabtaa iney shaaxa buskud kuda daaratey rabtaa gabadha 😂😂😂

  • @xamiida20
    @xamiida20 Місяць тому +9

    Illahay ha idin kala qaboojiyo oo maslaxo khair qabta dhexdiina Allaha dhigo...Allahumaa Aameen ❤❤❤❤❤

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Місяць тому +25

    Nayaa orod iskabax caruurtaada kaleba waad nacdaye M, Buskud wiilkiisa miyaa dheman Noqday.

    • @FatumDahir
      @FatumDahir Місяць тому +2

      Ha 😂😂

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Місяць тому +2

      @@FatumDahir 5 caruur ayay soo tuurtay kan waan yaabay walahi way ku waalatay

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Місяць тому +8

    Muniiraay Maanta Ayaa Nacasnimaddaadii banaanka Keentey Hadey Hana Meesha Joogto.😢😨

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 Місяць тому +4

    war qoftan mahir doon maahe aday ku rabtaye u noqo rijal wlhi sidani waa waaliye hadi kale maryahay dhigaysaa e inay waalato baa ka soo dhaw e

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 Місяць тому +5

    You left, Munira. Do you know how hurting Mohamed Buskud is feeling.
    Munira give him time to heal.
    You have time out too.
    You are hurting too.

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff Місяць тому +5

    Sis, clearly you're in no position to care for him at the moment. Let him keep the child.It's his father. In fact stop calling. He's playing a game. Don't play the game with him

  • @user-mp5bi5nj7i
    @user-mp5bi5nj7i Місяць тому +8

    Soomaliyey oohinta mahir kawayn i aamina 😂 😂

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Місяць тому +2

    Bisinkiyow, xaaladu way adkaatay maxadow time /wakhti usamee ay cunuga kula hadasho, balse, yeysan wadin/ kaxeesan sababtoo ah she is not quiete stable yet, iyada guri ma haysato tidhi weli, muniraay hada wiigiii 3 jeer soo wac ilmaha yar, labadiina mediahu waa cadayn hadhoow., waxbo idiin tari maayo. Bal tartiibtiina ooga heshiiya sidani waa laga qurux badan yahay Subhannallah

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Місяць тому +7

    Hooyadiis ma wanaag baad ka sameeysatay soowdigii social media ku caynayay

  • @AnabYusraamira2020
    @AnabYusraamira2020 Місяць тому +6

    Qoftan waa doqon hadal badan

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Місяць тому +18

    Buskut ayey jeceshahay sideey 5-dsqiiqo kasta uwecee nin ku furay

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 Місяць тому +2

      wa saaas marky wacyso maysokaxesato ninkana kadhamato uuuuf kuwii lagasotagy mu kaficnyhy babyga

    • @hannahani192
      @hannahani192 Місяць тому +2

      Waan kulaqabaa ilmo aanhadalba aqoon bey kuleedahay maantoo dhan baan rabaa waa marmarsiiyo caadiya ee reerkan halysku soo sasabo

    • @user-hk2uo5so9r
      @user-hk2uo5so9r Місяць тому +1

      Ala maxay jeceshahay naa iska amu

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B Місяць тому +2

      Yaabkaa noo shidan😂

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 27 днів тому

      ​@@hannahani192 ka shaqeeyo hee, waa sidaase

  • @RahmaWeheliye
    @RahmaWeheliye Місяць тому +4

    Walal buskud rajacto dhah
    Jacel ba haye qofta 😅

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r Місяць тому +9

    Kkkkk shekaadaasi mahir doon mahe waa buskid doon

    • @MUNAA888
      @MUNAA888 Місяць тому +2

      Ayadaa kataktay miskiin yahow..

    • @yumna4675
      @yumna4675 Місяць тому +1

      Ala maxa ila argte ilmehed hori see katagte mahir no hesi she act like a good mom😂😂😂😂😂

  • @xamiida20
    @xamiida20 Місяць тому +4

    Salaam aboow Allaha ku sharfo nin rageed baad tahay walahi❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamiida20
    @xamiida20 Місяць тому +6

    Gabadha Qalbada Allaha udajiyo walahi iyo bilahi iyo tolaahi wey kujeceshahay ee please Rajactu dheh Maxamadow walaalow waa ku tuugeynaaye

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 Місяць тому +2

      Waaxay ninkan xaaskay kalatageen lacagta ka sameeynaya wll waa ceeb wlhi
      Waxaasi ilma kastaa hooyadii ayuu ubahanyahay

    • @rorooghgfoagrf2930
      @rorooghgfoagrf2930 Місяць тому +1

      Yaa ku dhaariyay bisinka

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Місяць тому +7

    Naagtu Niic Badanaa. Hadal 100 Jeer Bey ku Soo Celineysaa.😨

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому +1

      Hypertension baa haya Wana xamilo

  • @MustafwQkuid
    @MustafwQkuid Місяць тому +1

    Maahir maahin sheekadu waa buskud doon

  • @aishamohamed173
    @aishamohamed173 Місяць тому +2

    Muniira wa walac, iska naso yaa dhaho. Buskut bay ku waalatay. Kuwii horeba way ka so tagtay, Maahirna iyada ka so dhaqaaqday

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 Місяць тому +2

    Buskut ayey jeceshay ma rabto mahir ee buskut sasab plzz nag nin rabto waaye

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Місяць тому +5

    Maahir Hadal Ma Yaqaanaa? Mahamed Ayaad Dooneysaa Ee Iska Cadee.?

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому +1

      Xata Hadu oyo wa uhadal wa hoyee sugbal

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 29 днів тому

    Yaaaahuuuu intaysan walan halaqabto oo dadkedii Quran hasartaan

  • @NajaxAbdiraxman-r2h
    @NajaxAbdiraxman-r2h Місяць тому +1

    Doqon waye qumayada sidagal mey waxku radsato😊

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Місяць тому +1

    SubxanAllah ya Rabb
    Maxamed iyo munira xishooda😢

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t Місяць тому

    Inshallah Dhexdina Alle ha qabojiyo walyal

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Місяць тому +3

    Hayaay Waa Naagtii Hana Aheyd 😳😳😳 Reerkii La Soo Gel. Muniirey Maahir Maantaad Gaalo u Dhiibtey. Hadey Hanna Soo Gashey Meesha.

  • @NimaQalbiy-ry7vn
    @NimaQalbiy-ry7vn Місяць тому

    Subxanallah waa arin cajiib walee gabadhan waxlahadlo malaha miyaa naa muniiro allah kaxishoo oo wilka wilkaaga hadaad malintii halmar lahadasho waa ok ee ilmahaaga abahoot xushmee

  • @fabu2526
    @fabu2526 Місяць тому +5

    maahir hadal ma yaqaanee malaha maxamed baad rabtaa. inaad la hadasho

  • @naimomohamud4014
    @naimomohamud4014 Місяць тому

    Walaal gabadhan soo celi oo unaxariiyo our ayay leedahay xaaladan ilmaha caloosha ku jira ayaay samaynaysa adigaa nin ah adkayso inta ilmahaaga yari dhalanayo oo ifka imanayo

  • @xamiida20
    @xamiida20 Місяць тому +1

    Maxamadiw Sacdiyo iyo Maahir isku keen oo ha isla ciyaaraan ileyn waa walaalee ama Hooyadaa ugee Maahir ha haysee

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih Місяць тому

    Abang laakiin 5daqiiqo Kanto waqtiga ku xisaabtan qofka waa bini a0adan shaqada oo dhan laga rabo cunto karis abaayo isdaji 1aad maxamed hanaan lakala roonaan roob madao

  • @user-nj1jo3yp3u
    @user-nj1jo3yp3u Місяць тому +1

    Muniira ma sidankuu danbeeysay yaab

  • @samaanbadan7136
    @samaanbadan7136 Місяць тому +3

    Muniiradi maskiinta eheed adaa isku afbaray buskudow😂

  • @maslah345
    @maslah345 27 днів тому

    Muniira cunuga ma aha waxa ayrabta e waa maxamed buskud caruurtedii horeba lama xiriiri jirin lkn jacayl ayuqabto buskud ayey la waalanaysaa

  • @Xawa_A
    @Xawa_A Місяць тому +2

    Maxay uga tagtay hadda rabto wiilkeeda? Yaab badanaa! Dee u soo noqo oo qaado cunugaaga hadda run sheegaysid. Ilaahey ha caafiyo uma maleynayo inay caadi tahay gabadhaan. Inankayga ha i dhiib bey ku waalatay.

  • @marwanyare7376
    @marwanyare7376 27 днів тому

    Naag hadey saantahy single forever 😅

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому +3

    Aawaay ku wii hore hada soo doono

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 Місяць тому +1

    Oo ma ninay galabti la hadashay Bay rabta in ay hadana habeenki lahadasho? Yaab haday wiilkeda rabto maxay shiekh abu dalxa u diiday?

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 Місяць тому +1

    1.faduma ibrahim❌ayeeyo faduma ďheh.2.maahir waa sanad jir muxuu hadal ka yaqan.yaa waalee 30 jeer aan ku wacaa ahaqo malahan.maahir iyo kuwa faranaiiska uga tagtay muu ka duwan yahay

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Місяць тому

    Ascwrwb oo ninkii horey ka kaxeeystay carurtiisa kano kaliyaato maxad sida xanjadiyokale ee inakaga ilaad ugu so diyargarowdo abihiisa aya heysta subxanalaah cajib maxad sidaan ugu kheylineysaaa

  • @umusu9328
    @umusu9328 Місяць тому

    Waalal soshal mediya wax kuma taree allah ka xishoda

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 Місяць тому

    I feel sorry brother 🧑 😢😢😢

  • @NimaQalbiy-ry7vn
    @NimaQalbiy-ry7vn Місяць тому +4

    Muniira waxaan kulehay stress iska jaree waxaatahay qof xaamilo ah wilkagaga abahii baa hesto ee galada gacata ha ugalin wahatat rabtit runta ninkaan waa kalatakteen ee see uletahay waan waacaa markasta wilkan hakumarmarsonin ee isagaa rabtaa maxamed buskut wax aad ureebaray maleh walhi ee walalay soshil midhiha iskadaa xishoo baan kudhihi lihilaah

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Місяць тому

    Maxamed sxb qof ku jecel lama helo gabadha sidan u dhaan oo so ceshon waa gabar wanagsan intan ka aragnay

  • @mcufamily498
    @mcufamily498 Місяць тому

    Wall wa sax hoyo ayaa tahay wad u bahantahay ilmahaaga lkn midmac quul ma ahan shan shan daqiiqo ayan kula so hadlaya wa inaad uga qawata e wqxa ka fudud hadadan kareynin in ad haysato isbuuci hal mar i malinta jimacaha o kale in ad waqti la qadatid

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Місяць тому

    Subxaana allaah ilaahay ka baq naagtaada codkeeda miyaafiyuu kaa galay

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 Місяць тому

    Asc abaayo macaanto muniira wilkaaga ereyga Ka dhaaf plz ilamaha ereyga oma fiicno

  • @SomaliaQueen-fm5rd
    @SomaliaQueen-fm5rd Місяць тому +2

    War naagta wa doqo wan so dhigaa markey leedshay yaa ugu foto xun maxa,ed waa nin adaa hooyo ah ilmaha yaa lagaa qaadan nacas yahay ish

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 Місяць тому

    Ilma sanadbjira maxay kala hadlaysaa gar allaa yaqaane wllo muniiraay haduu ku leeyahay waan ku siine qaado iska daa

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Місяць тому

    ilmahu ereyga ka daaaa subxanalaah cajib

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Місяць тому +2

    Shan shan daqiiqadood miyaanu naf laheeyn, maalintii hal mar la soo hadal saacad ad isku afgarataan. Habeen iyo maalin lagu lama hadalsiinayo. Naa wiilka eray ha iska gelin. Saacad cayman soo qor maalintii.

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 27 днів тому

      Cunuga ay sheegayzo maba hadlaayo wayo 1 sano uu jiraaa
      Mida kale quf leh Mar kazto oo aan waco waan. Duuba sidee loola dhaqmaane😂😅😅

    • @HawaOsman-x6w
      @HawaOsman-x6w 27 днів тому

      @@axmedweyrax6556 gabadhaan way ku dhex waalaneeysaa social media mahir unbaa doonayaa maahir maahir Ilmo yaroo sebi ah xitaa hadii ay dhihi lahayd ha la I tuso waan u xiisaye Wejigiisa maalintii hal mar waxaan dhihi lahaa waa macquul, laakin xujo ma falanto ee xaajaa falanta Maxamed buskut adiga ku ima shaqa la’a daqiiqad daqiiqad lahayne dadka dadka qolalka isoo furtay ka naso oo uur baad leedahaye is naga wee oo naso maahir masher ilma kale ayaa kaa maqan ee sidii hooyo lagu yaqaanay iska dhig oo u hadal!

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 Місяць тому +1

    muniira jacayl aa haayo.single maxaa ugu soo qoranee kulahaa waxba nagama dhexeyaan .shaqo mahaysta kulahaa gabdhaha ay ku diree.hana tiri naagahii hore uu u qabay waa keenaynaa

  • @Beingme541
    @Beingme541 Місяць тому

    Calamadaha hypertension baa ka muqdaa hoyadani

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 25 днів тому

    Naagtan wax kale bay rabta mahir sheekadu way ka weyn tahay

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Місяць тому +1

    Chaaa.
    Why is lady complaining to social media.
    Where is her family members?
    Please stop this nonsense of complaining.
    Just take time and relax sister.

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 Місяць тому +1

    Ilaahay amarkiis naagahaan marka ay ninka rabaan why ay ilmaha ugu mar marsiiyaan naa inan leeyn daneyso adiga horta is meel mari dhal guri hel shaqeyso dantaada raadso dhexda xiro goal kaada hel Naayaa ha wicin ninka amaansii hadii kale doono oo soo wado niicda nagala tag naag ninkee rabtey ku dul meereysataa uuf maahir maahir rabaa beenleey Maahir ma rabtid ee Mahamed Buskut ayaa rabtaa hana daalin adaaba homeless ah horta meel adiga iska soo saar uuf cheap and clean waayay naagahaan dulqaad ma jiro just 3 hours ka soo wareegatay sug fudeyd badanaa SubhanaAlah

    • @samiiraali1842
      @samiiraali1842 29 днів тому +1

      Aniga xita wala yabey malin walba halmar ayey lahadli karta maxey sacad sacad ola hadle 😂

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 28 днів тому

      @@samiiraali1842 xabiibtii wlhi kuma diganayo sax waa Hooyo balse maal intii hal mar wac waa runtaa maxey tahay saacad walbo ay waceyso Maahir ma kuwii horuu ka fiican yahay sowtey kuwii hore ka dhaqaajisay sheeko naagta markey ninka rabto waa iska sidaas muniiro iyadaaba hoy heysan oo gabar dulqsaar ku eh marka hore iyada ha is meel mariso Maahir aabihiis ayaa heysto ha ku dhibto wasaqa isagaa dhalay ilmo ruuxii dhahay ayaa lagu dhibaa ilaa uu cunugaada dandaro ku jiran Hooyo kasta waqti ha qaadato ha is nafaqeyso ha labiso ha shaqeysato meel ha is mariyaan ka dib caruurteeda ha soo ceshato

  • @maxamedcabsiiyechannel8114
    @maxamedcabsiiyechannel8114 Місяць тому +6

    Naagtaan ninka way rabtaa ee buskudow rajactu dheh gabadha

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf Місяць тому

      😃 Sow Maaha

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Місяць тому

    Islaanta social media ayeey ka caynayay maamada, 4pm hadii uu kula hadalsiiyay ha kaa seexdaan buskut iyo maahir ee beri soo wac

  • @ZaraHuss
    @ZaraHuss Місяць тому

    Adeey ku rabtaa buskudoow hadalkeeda aan ka gartay ee rajactu dheh wey aamiseeysaa

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Місяць тому

    5 second baan uwacayaa oo qof miyuu san camal leheen ma wicitankaaga buu ucamal la,yahay naa isagaa dhalay ama hadilo ama ha noleeyo iska dhaaf

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Місяць тому +1

    Naa xishoodo

  • @FatumDahir
    @FatumDahir Місяць тому +1

    No stop maxamed moved on why you call him he doesn’t want you any more go get your son

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Місяць тому +1

    Wax lajaclaadu
    Maaĥir ma rabid
    Ee maxamed ràbtaa

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому +1

    Naaa qaado ilmahaaga naayaaadoono ilmahaaga

  • @user-fj3db2nc7s
    @user-fj3db2nc7s Місяць тому +1

    Inanka yar baby manun aheen ma kula shekeysan karo

  • @user-qt9vx9ei8j
    @user-qt9vx9ei8j Місяць тому

    War ilmaha muranka kadaysta uma ficne maxamadow wall gabadha wa xamilo ubadkeda lahadashi pls aniga talo ahan waxan ku oran laha karonow hadan lakalaronan rob ma dae

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Місяць тому +1

    Soomaalidu dhaqan xumaa maxaad waxaan udhigaysanaysaan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Місяць тому

    Bada baad gaashay maxamed busk 😂😂😂😂

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому +1

    Naayaa daafdadka adaa sootagaay ninkii hore aaway

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Місяць тому +4

    Naa saad shantii hore uga tagtay eed uga adkaysatay kana uga adkayso iska meel so kamada wada dhalin

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Місяць тому

    Carabkaada dheer hooyo ku jeclaneyso ma jirto.

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Місяць тому

    War anagaa wax aragnay gabartu ma waalatay horta bisinkee allaha caafiyo
    Mase jacayl baa maskax maray inay codka maxamed maqashay rabtaa

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

      Arreey, see wax kaa yihiin.
      Geber nin jeclaatay ugu ma horreeyn.
      Haa waa caadi.
      Gebertaan iyadoo uurkii labaad leh, ayaa lagu yiri; waan ku nacay.
      Marka dhib ka weeyn ma jiro.

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Місяць тому

      @@MIDNIMOJANAQOOW
      Ani waxaan u malaynayaa gabarta uurkay la dhibanthy lkn ninka way rabtaa kaliya waxay rabtaa in lasso sasabo single baan ahay baa dhibaysa

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

      @@suusaanclcasiis
      Haa.
      Ilaah ha i fududeeyo.
      Lkn, waxaa loo qaatay in ay iska adkeeysato. Hada kadib iyada iyo ninkaan in ay nolol wadaagan, waa wax aad u dag.

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Місяць тому

    Reerkay gacanteeda ku dumisay ayey garan la a dahay sey markale u dhisi lahayd

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan Місяць тому +1

    Buskut please munira way kurabtaa kulaabo wiilka inuusan hadli karin waa la ogyahay kkkkkkkk war isgaro oo xaaska sooceli

  • @anisaabdle1272
    @anisaabdle1272 Місяць тому

    Ilmuhu hadalba ma gaadhine ma ninkad rabta inaad marwalba lahadasho takale saw 5 hore mamaad so dhaqaaqin kana ilaw

  • @muhamuhmed2555
    @muhamuhmed2555 26 днів тому

    Ninkay rabtaa naagtani ax maskiin😂😂

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 28 днів тому

    Waan qaraacay maxawaaye nin weyn ar dul qaad badanaa wilka🤔

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Ohinta orgiga ka ween mahir hadal ma yaqane ma asaga rabta

  • @ayaanabdi3752
    @ayaanabdi3752 Місяць тому

    Damiirka alle ka qaad duli duli kale la arag ba thy

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 28 днів тому

    Maahir hadalka ma baran walalay ninka adiga ka gardaran buuqa jooji maxay 5 minute wacaya nin ad is furteen😂 ninka wa jeceshahy wax la har wa intas isku so noqotan

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 Місяць тому

    Waxaan u malaynayaa gabadhaan inay wax la taliya hesho saan kuma fiyooba, teeda kale Maahir ma hadlaa? Saw ilma yar maahan, sidee bay u rabtaa inay saacad walba uula hadasho?dadku shaqo malahan miyaa?

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому

    Mahamed Buskud Dumarkii Hore Nafsigoodii baa ku dhacay hada Gabadha maymuuna hadalkeeda lama maqal ee gabadha yar u dhashay hada tan baa ka jartay

  • @saidoosman
    @saidoosman Місяць тому

    Reaction maad kadhigatay

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Місяць тому

    Hana baayow😢😢

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 Місяць тому

    Hadalkii leey ku celcelinee waa waalatay.

  • @fali8070
    @fali8070 Місяць тому

    Muniira maahir maarabta mise aabahiis????? Walaaley intaa iska aamustid sm aad kafadhiisatid isdaji ee go’aan yeelo social media waa ku waalaneysaa habrahaan kuwaalayo marhorey guryahoodi sogubeen maahir na mahadlaayo maanta dhan maahir walaaley maahir kaweyn sheekadan ee qiima isuyeel wah

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol Місяць тому

    Wa hoyo xamila istrs hayo waxaba cuman yanlo arkin

  • @sahrujaali4086
    @sahrujaali4086 Місяць тому

    Wa emotional wlhi xiliga uurka hadu buuq kugalana wa waali wlhi xiligas wa cuqdad imiran iyo gocosho alle hausaqiro

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Gabadhu waa xaamilo adiga kuu ah waliba ee u tudh

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 Місяць тому

    Ohiinta orgiiga kaa weyn waleey muniira mahiir maa rabtaa mise muuskut ayaa wali rajo ka ledahaay hadii adaan rabiin maxamed intaa guriga ka diyarsaneeso abuus cunuga ahabiis oo la jogayee hadii kale muniraay noo sheeg buuskut aan kuu barinee oo reerkagii kugu celinee maxad maxamed igu walatay bisinkee hadii xistay noo sheeg mahir ha ku jirinee subxanallaah uuda abahiis

  • @xamiida20
    @xamiida20 Місяць тому

    Muniira please buuqa jooji walaal cid kugu haystaa malahan ee soo doono walaal isaga oo intaan kayar buu hassan jiray waa Aabo fiican ee ka walwal la'ow

  • @yurubahmed8275
    @yurubahmed8275 Місяць тому

    Waar bal ilmaha yaan laydinka qaadan u oynayay dad turjumaya jira afkaga gaal hawgu dhiibin waar adna save garaysan xishooda aabe iyo hooya tihin uskag buu ahaa kute gaalada haw dhiibina ilmaha plz

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Місяць тому

    Maahir ninkii dhalay baa haysta ilma aan hadli karin caawa oo dhan 4pm baan la hadlay hadana waa 8pm maanta hadal Kiini wuu dhamaaday beri alaha ku gaarsiiyo! SW

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому

    Ilmaha yar waa Hal sano maxuu fahmayaa haday mar la hadasho a day waa ok hada Abihii baa haya maxaa haya gabadhan wiilkeeda markay u soo diyaar noqday ha Qaadato gabadhani u jeedo ayeey leedahay

  • @footballfire1363
    @footballfire1363 Місяць тому

    Labadina wan idiin dacaweynaya 24 sacadood hada ku xalin waydan ariintan waxay dhiibato weeyn uu taahay ilmahas yaar

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 29 днів тому

    Uuf ma nagtada view ku radsan ma xishode really