SABABTA U XAASKIISA UMUL AH POLICE U DUL KEENAY & CARUURTIISA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  28 днів тому +2

    Police guri caruur joogta in loogu yeero qalad ayey ila tahay aniga like saar & subscribe thanks

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 28 днів тому

      2 weeks kahoor baay gurigadaba taagnayeen waaryaa ilmahadana loguyery ok dadka edaab kayelo wixi dadkas kadhexeya maogiiid

  • @fadumasharaf
    @fadumasharaf 28 днів тому +2

    Canadian are good people, they never take children from there mother

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 27 днів тому +1

    Si kasta eey u dhibto ma eheen guriga ilmihiisa iyo waliba xaaskiisa oo umul ah inuu police keeno.

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff 26 днів тому +1

    The police officer didn't tell her to be quiet. She told her her name and then she said we're here for him to get his stuff. So the question is why did he need to bring the police to get his stuff.

  • @user-ih2cl9xh9x
    @user-ih2cl9xh9x 28 днів тому +1

    Subxanallah somali waa udhamaatay allaw ceb astur

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 28 днів тому

      Somali dhibateysan thy meel kastay ku duleysan yhn wey ku cebeysan yhn illahey xaqa ha tuso🤲

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 28 днів тому +3

    Nin maha duli dheeh sakhran walba oo nolasha ka dhacay hooyoyinka somaliyed qalbiga kama jaabin karo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 28 днів тому

    Mashalaah tabarak maxamed aqliga allaha ku dhowro raga dhar xirishada ayay wadagan

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 28 днів тому +2

    Naagaha hada waa waalan yihiin ilmahaay dilaaysay haday rabto

  • @amaalabdullahi2155
    @amaalabdullahi2155 28 днів тому +1

    Adiga Horta ilmahad la qatay no daji sxb kkkkkkkk😂

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 27 днів тому

    Tan wa munira oo kale

  • @ayanaden5176
    @ayanaden5176 28 днів тому

    XasbumAllah waa nicaamal wakiil, waliba wey kaa dubeysa, shame walahi

  • @Qaali786
    @Qaali786 28 днів тому

    Sorry wlhi 😢😢😢😢😢

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 28 днів тому

    First an ahay

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 27 днів тому

    ninka ed bu kacararaya sas ayu ukensaday boliska Laga yaba xaqiqda Ala og

  • @user-ih2cl9xh9x
    @user-ih2cl9xh9x 28 днів тому

    Mohamed meshedad dhiktay aad ayaan kula socda

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 28 днів тому

    Dhamada badan waali aa laga qaadaa that’s the fact

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 28 днів тому

    Ee da ha saarin halqof adeer ilmahaay dilaay say ha hadaay rabto

  • @souzadela3087
    @souzadela3087 28 днів тому

    Niinka GACAAN Ma la gaarsiyay???
    Polis SABAAB AADAAG buu ku imaada

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 27 днів тому

    Naagtaaa xun way dhibtay

  • @halimamohamedhajifarah7136
    @halimamohamedhajifarah7136 28 днів тому

    O