Horta Allaha u naxariisto lakin Maalinkasta ooyin laguma jiri karo,Dawlad adag na meesha joogto so qabato Kuwaas tuugada ah ee hub qaata markii laydin so weeraro isku difaaca madaxa ka toogta Tuugadan.Iska celiya meesha sharci mayaalee.
Dal an lacag laheyn oo dollar isticmaalo o faqiir nimo iyo jaahil nimo isugu darsantey ba telephone 1000 dollar ah lacag na ku jirto lagu xaragoona, meesha joogto u ekow
Subxanalaah subxanalaah wlh wadn kaan wadan Inkaaran Caro alle aya ku dhcdy
From spain 🇪🇸
Madrid
Allaahu Akbar Subxanllahi 😢😢😢😢
Allah u naxariito walaalkeena gacan ka xaq daran ayaa dishay alle waxaan ka barya cadaalada inu helo
Ilaahey ha u naxariisto
يا خي جزاك الله خير الجزاء
ALLAHA unaxariisto
Alle ha unaxariisto
Waryahani caadi ma aha❤❤❤❤❤❤❤
Allah u naxariisto
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
Subxanalah alow Naga badbaadi😢
Somali meeshaan ayaga isdhigay niyoo😢
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN
❤❤Thanks bro shaqo fiican ayaa u heysaa bulshada ❤❤#Sabaax
Saxiiiiiiibooooow السلامُ dheh please 🙏
illahow umadada kaqabo tuugadan dhinacwalba ugarsaneyso yrabbii 😢
Subxanallah
Asc munasarow. Intarnefkii 😢😢😢😢 qaali ayuu noqdy😢😢😢😢😢 illahy ayaa jooga😢😢😢😢
Ninka hore I naftisa badbadiye kaa ficana Alla unaxasto
2024 waaye EVC meel ma latagayaan ... shuute lee u socdaan
Thanks brother
allaah ayaa iidin maqan shacabka reer muqdisho madaxweeynihinana waakaaas intuu abniga xamar katalin lahaa inaga nagu meereysanaya 😢😢
Alla xamar emtixan aya haysta yaa soo qabanaya kuli waa tuugo bolis iyo dhar cad wax la dhaho ma jiro dowlad mooriyan ah
Subxanllha😥😥😥😥
Xamar waa meel cuqumo Lagu galay
Beesha Lagu galay cawda dhigata
Waa degaan Mooriyaan Xamar markaadaad na leedihiin Caasimadda Soomaaliyeed hawiyow
war dadkaan wadanka wax Noga qabto malahn Miyaa Allow Naga Bad baadi cawaantan
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Munasar asaga marwalba arinta muqdisho ayuu xooga saara
Somalia shiidka ka jiro aadan ogeyn qofka igu badan 12$ uugu jirto
Meed yaa la barin kulahaa laanta meedka baarto iyo laanta danbiyada waa laba waax shaqo iskumalahan
WA XALAD QUUS AH
😢😢😢
😮😮😮😮😮😮😮😮
Aniga hai galin kkkkkk
Tuugo wasaakheen ah
Manaxe waa Xaqle ee tuug ma aha
Marka aan intaas usameeynaayo ayagu ma,samadeey kasoo dheceen sow dad dhulka ku dhashay maahan
allow naga khabo
Lock inu ka furo aheyd naftisa maxu ogu ciyaaray hada maxu ka faaiday hanti iyo naftisa ba way maqan tahay
dal mooriyaan ay haysato qeer haka sugin allow sahal amuuraha.
MOORYAANTAAS. AYAA. CAASIMADII. SOMALIA. KA
BUUXA. ASKAR. KU. SHEEGAN
TUUGTA. AH. AYEY. LEEYIHIIN
DAWLAD. AYAA. MUQDISHO. KA
JIRTA. XASHIISHAYEEY. CABAADN
AMINA. KAMA. JIRO. MOORAYAANTAN. MUQDISHO
HADAY. SOO. DHAAFAAN. XABAD
FUTADA. KA. GALIYA. MOORYAANIMADOODA. YAANEY
IDIINLA IMAN
Horta Allaha u naxariisto lakin Maalinkasta ooyin laguma jiri karo,Dawlad adag na meesha joogto so qabato Kuwaas tuugada ah ee hub qaata markii laydin so weeraro isku difaaca madaxa ka toogta Tuugadan.Iska celiya meesha sharci mayaalee.
Dal an lacag laheyn oo dollar isticmaalo o faqiir nimo iyo jaahil nimo isugu darsantey ba telephone 1000 dollar ah lacag na ku jirto lagu xaragoona, meesha joogto u ekow