Dhalinyaradan rafad aa ka muuqdo xata lacag ma heystan niyada ka jabsan marka waxa fican in la bad baadiyo kenya Dhalinyaradan bad baadi save live this time please kenya government
Xasbiyallah wa nimcal wakiil Illahow dhalinyarada askarta Ka xijaab sharwadayaasha War kuwa keenya joogow haso noqonina meeshan dawlad Maqasrsaar ah ba ka jira
Warya ilaahay yaqaana War dhaliyarada hala bad baadsho hadi kale meeshey farxaan qaroole iyo askartisi mareen bay marayaan war qaylo dhaan waa waareey soota iskaalo baa lo dilayaye hala badbaadsho xabsiga halga sidaayo ilaahay ha bad baadshe 😢 Dowladi ma jirte ragaan meesha dhooban oo Xassan Sheikh iyo Xamse dhoohane ugu horeeyan meedha halaga saaro🤔
Asc ilaahow adaa wayn oo waaxid ah ee cajuuskaa mugrinka Measham uu ugu tashanayo adaa jooga يا الله ilaahayow wiilasha yaryar ka qabo Llow ka bad baadi waa waxash isaga iyo guruubkiisi .
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑👑👑👑🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Subxaanallah kan madaxweyno ma'ahan allaha na dhaafiyo ciidanka ayagaba ilaa xuduudka kenya ordaaye rafaadsan masakiinta
ALXAQIIIIIIIIIQA ALXAQIIIIIIIIIQA ❤
Halyay somali ah oowadan ah yadtahay
Waa run
Dhalinyaradan rafad aa ka muuqdo xata lacag ma heystan niyada ka jabsan marka waxa fican in la bad baadiyo kenya Dhalinyaradan bad baadi save live this time please kenya government
Jubaland guuuul❤❤❤❤❤
Ciidamada kenya isu dhiibay.waxay war bixiin siiyen beesha caalimka.iyo maraykanka.marka weligii xabsi.ha geliyo.ama hala xirxiro
❤❤❤
Qabiiladii Soomaaliyeed waxa ka wada dhex taagan 🔥💥🔥💥🔥💥🔥💥🔥. Maanta waxaa is dilay Habar Gidir iyo Murursade. Dhimashada waa 20+ dhaawacu waa 80+ dagaalka wali waa socdaa. Xasan dal xataashe ayaa ka dambeeya.
Xasbiyallah wa nimcal wakiil
Illahow dhalinyarada askarta
Ka xijaab sharwadayaasha
War kuwa keenya joogow haso noqonina meeshan dawlad
Maqasrsaar ah ba ka jira
Warya ilaahay yaqaana
War dhaliyarada hala bad baadsho hadi kale meeshey farxaan qaroole iyo askartisi mareen bay marayaan war qaylo dhaan waa waareey soota iskaalo baa lo dilayaye hala badbaadsho xabsiga halga sidaayo ilaahay ha bad baadshe 😢
Dowladi ma jirte ragaan meesha dhooban oo Xassan Sheikh iyo Xamse dhoohane ugu horeeyan meedha halaga saaro🤔
Xassan sheekh wuxuu ula dhaqmayaa dadka somaliyeed inay jaahiliin yahiin oo waxbo fahmaynin.
Jubbaland inay iyadu qaramayso weeye oo dawlad Somaliyeed oo ku meel gaar ah Garowe ama kismayo looga dhawaaqo
Ahmed madope gull gull gull gull ❤❤❤
Hhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ qoor qoor dhalay balwaan
Xasan dhiiqo dalka hallaga qabato waxaya u diidayan Awelleba waya ku dayaca naaye maleshiyadaka👁️
Haa ciidamadaas haddii Xamar tegaan waa la laayi doonaa maxaa yeelay Kooxda Damu Qashan waa eeyo xaasidiin ah
Training dib ha loogu celsho
Waa cajiib qaabsoconta xasan iyo xamse
Ciidka ilaahowo babaadi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Asc
ASC wll Balwaan. Warkasi UN Iyo International community weyba hayan inu HSM uso dirsadey.😂 cidanka walaga Qorey waax kasta UN ayey isku dibeen. Maaxa ceebta uka cararayo 😂😂😂 xamze ayu buriin raaba😂shaqa disaa ayu qabaan wayey😂😂
A@c.balwaan.waxad.tah!y.run.sheeeg..run.sheeg.waa..ceeb.sheeg
Yaaab war xasan dawladnimadii waa burburiyaye see la yeelaa
Ciidan isdhiibey inlaceliyo waa qalad waa in laceliyo imta xaalada soo maaliya is badaleyso
Kuwii hadda la soo celiyay waxay ku jiraan xero nanac madaxaa laga xiiray xuriyadii waa laga qaadey wax loo qorsheyay lama oga
Odawaa ha qabto dalka iyo shacabkii saacida baa ku filan aana ayasana dhicin bililiqo ciidan ku qabto Carina ha iyo mafaxtoyada hadii sida la sheegato ay dhacday khiyaamo qaran sheikh shariuf ha loo sii dhihi halsanadkabiyo 4 bilood hartey hadii gasrsiiyo doieasho
❤
Waa laqaarjin
inaay dhintaan buurabay laakiin waay noolaadeen taasuu ka xanaaqay xasan xabaalo qote
Qorahahaas waa la wada ogaa oo ha laoo qabto axmed baa meelkasta laga ogaa ilaa la yiraahado maxakamad baa warqad laga Soo saaray
Kuwa ‘Kenya galay Qaxooti haysu-
Dhiibeen! Anagaba ‘1991dii baan -
Kenya isu dhiibnay! inkasta oo
-dad nagu Abtirsada Kenyan Aha-
Yeen! Sida maxamud Barrow -
Wasiirkii Gaashaa. dhiga Kenya-
That time ! isdhiiba ! Waa markiinii ! Ninba waa mare mus ma kula koray!!
Waa markoodii labaad. Abdullahi Yusufna way is dhiibeen. Shacabk Daarood hore ayey u sii raaceen
Wax maa qarsoon xee sheegaanba?
Eeboow dadka somaliyed &dhulka somalia ilaahay ay leyihiin
Askartu intaan la,laynin ha baxsadeen hadii kale khatar bay kujiraan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Puntland iyo Jubbaland ha iska dhiibaan waa dhul Somaliyeed
Balwaan walale kasoo hadal dagaalka ceerigaabo
kanwaxa waye inad dhima tiin yaan idiin diree maxaa idin soona bad celiyay
Haa❤
xasan gurgurte somali hadayna
Dawlad la,an ayay wada raban saas hadayna ahayn umada somaliyed ciidanka quranka iyo masiirka inay kacan labanan baxo muqdisho gobolada dalka iyo dibadisa hadi kele god nacasnimo ayay ku dhacday somali
Canbaartu madaxa ka gashay cuduurku caqliiga curyaanshay xamse abdi
Dowladda ciidaan mooday?
Dowladda xasan shiikh iyo
Darood iyama weyn dadyahow???
Rushed.c.laahi.
الأيام نداولها بين الناس
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sameyay dhaheen xoolaad dagal bay aheyd
BASTAR BASTAR DHALAY TAHAY ALAWBA XALAALA MA AHAYN BALWAAN WAA OYAALAK ORFANADA AHAY KANOO KALOO MIDIA KU JIRA ISTUBID TABAKAAYADA KUUGU IMANAYAN SOUD AFRIKA
❤
Waa cajiib qaabsoconta xasan iyo xamse