Alle ha u naxariisto abwaan qoraa maxaned baashe. Wuxuu ahaa qof aan jecelahay dhaqankiisii wanaagsanaa . Wuxa uu ku suntanaa Runsheeg iyo daacadnimo. Wuxuu ahaa indheergarad ah. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka
Waxaan aad u jeclaan lahaa in aad mid ka mid ah ka qayb-qaatayaasha barnaamijka (Rashiid Shiikh Cabdilaahi) sheekadiisa aad nagu sharaftaan idanka ALLE waabad nagu sharfi doontaane.
Raxmadda Eebe ee aan dhammaadka lahayn iyada awgeed jannada ha kugu galiyo danbigaagina rabbi ha dhaafo.waxaad ahayd nin qiimihisa aan qoran aan ku koobi karin
Mahad badani dushii ha ahaato bahda Astaan. Badweyn ayuu ahaa Maxamed Baashe, Baadisooc ayaan ku bartay anigu 10 sano ka hor aadna waan ugu xidhnaa. Si wacan ayaad usoo gudbiseen.
Alle haw naxariisto abtiyo maxamed baashe wuxu ahaa qof qiimo badan alle waxan uga barayaya inu janada faradawasa geeyo 😭🤲
Waan idinku hambalyaynayaa bahda Astaan Maxamed Baashe Eebbe ha u raxmado, wuxu ahaa shakhsi nagu weyn guud ahaanna kaalin weyn ugu jiray bahda akhriska iyo qoraalka.
Alle ha u naxariisto abwaan qoraa maxaned baashe. Wuxuu ahaa qof aan jecelahay dhaqankiisii wanaagsanaa . Wuxa uu ku suntanaa Runsheeg iyo daacadnimo. Wuxuu ahaa indheergarad ah.
Ilaahay ha u naxariisto marxuumka
Allaylehe. Eebe naxariistii Jano haka waraabiyo. Adeero Maxamed.
Alle ha u naxariisto Maxamed Baashe.
Murti qiimo badan ayaad soo gudbiseen Astaan mahadsanidiin dhamantiin
Hal-abuurkii sheegganaa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Alle ha u naxariisto.
Maygaag Mahadsanid.
Mahadsanid Astaan iyo Saaxiib Maygaag
Ilaahay ha u naxariisto, dambigiisana ha u dhaafo.
Runtii waa Documentary aad qiime u leh, qof waloo soomaali ahna macne uu u sameenayo, mahadsanidiin Astaan:
Documents-ka dadkeena cabaaqirada ah, noosoo badin waa kuwo mudan in la xuso ee.
Alle ha unaxariisto
Alla muxuu wax gal ahaa allow kuu naxariiso
Barnaamij si heer saraysa oo xirfadaysan loo diyaariyey xogta ku duuganna aad udhumuc weyn tahay bahda astaan ku mahadsanidin barnaamijkan aadka isugu duba ridan
Waxaan aad u jeclaan lahaa in aad mid ka mid ah ka qayb-qaatayaasha barnaamijka (Rashiid Shiikh Cabdilaahi) sheekadiisa aad nagu sharaftaan idanka ALLE waabad nagu sharfi doontaane.
Alle ha uu naxariisto qabriga ha uu nuuro 😢
Allha unxaristo 😢🤲
Allow u naxariisto 😢
Ilhya how nxriisto buga afka hoyo wa hodan anig Wali wn radiyaa😢😢
Raxmadda Eebe ee aan dhammaadka lahayn iyada awgeed jannada ha kugu galiyo danbigaagina rabbi ha dhaafo.waxaad ahayd nin qiimihisa aan qoran aan ku koobi karin
Eebe ha u naxariisto 😭
Alle hawnaxariisto
Eebbe ha u naxariisto
Allh ha u naxariisto
alle haw raxmado
Allaha u naxariisto qoraaga. Aamiin.
AUN
Documentary Qiima leh, baad Soo dayseen, mahad sanidiin Astaan.
19/12/2023' Tuesday/ 2:39 pm.
Astaaneey Musasal baa u baahanay 😂😂
astaan waji maleh dhexdaa uunbay musasalka kujaraan kk