Waa dhab sheekh mustafa waan rumeysanay dad baad wada sheekeysaneysaa ama wax baad isu sheegeysaan ama wax baad is weydiineysaa labadaa qof ee wada sheekeysanayaa waxa ay is weydaarsanayaa 200 oo jeer waxa ku soo arooraya hadaladooda reero iyo qabiilo iyo dagaalo iyo gabayo markaa waa inagu badan yihii dadka xaga haraafka ka xanuunsanayaa
❤m.allh❤
Sh mustfa❤Allaah❤
Haino ilaaliyo waxad mooda inuu og yahy su aasha ad weydin laheyd❤
Sh burco wlhi illahey darti ayaan ku jecelahey ❤
جزاك الله خير
Waa nin shaqaysanayaa kadaa maxamed qadar😂😂😂
Mansha allaah
Masha alh sheekh waa runtii subxana alh inta badan waa kuwo dhaqan xun
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waa dhab sheekh mustafa waan rumeysanay dad baad wada sheekeysaneysaa ama wax baad isu sheegeysaan ama wax baad is weydiineysaa labadaa qof ee wada sheekeysanayaa waxa ay is weydaarsanayaa 200 oo jeer waxa ku soo arooraya hadaladooda reero iyo qabiilo iyo dagaalo iyo gabayo markaa waa inagu badan yihii dadka xaga haraafka ka xanuunsanayaa
Qofki hurdada ka kicin somalida aduun iyo diinba useegaya sababto somalida dad wax soo gudbiya waa dadka ugu jahilsan!
Kuwa reersha isku waa kuwa ugu xun