Kolkaad heesta maqashay erayaduna ku taabtaan ma isku eegtay halkii maalintii heestaas la qaadayay aynu joognay iyo halka aan maanta taaganahay Shalay midnimo 1978 midnimo hal umad oo walaalo leh ujeed ah in isirka soomaaliyeed la mideeyo kuwa heeryada gumaysi ku harayna xoog iyo xeelba lagu xoreeyo halka maanta aan nahay umad kala qeybsan waxkasta oo na mideeyana aan ka dooranay waxaan ku kala tagsanahay jaajuuska iyi shisheeya kalkaalku ayaan maamuusna allow alle Waxaan kasoo qoraya fariintaan kampala uganda anoo qaxooti ku ah quus murug iy8 ciilna aan ka taagnahay inaan dadkayga wax uqabta iska daaye aan tayda gabay Allow adaan magan ku nahay ee noo gargaar
Waa habeen jimce ah taariikhdu wa 29/09/2024 kaligay ban meelfadhiya aadban ufikirayaa aniga iyo ilaahyba is og waxaan ka fakarayaa sidee soomali tii shalay oo kale unoqon kartaa waxaan go'aansaday inaan ciidanka xooga dalka ku biiro oon somali meshan dhaafiyo dawladeeni awooda badnayd meedy ba iga dhex guuxaysa Soo duceeya dhalinyaro Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢😢
Somali nin an madaxa kagaracin wlhi uma talin karo waa wada wadani waa wada geesi waa wada taliye Allow guul waarto geerida ragas laysaay guriga ha bo.o😭😭😭😭💞💖💖💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wlh wx LGa murugooda ah in wadadi shalay awowayashen lagu qalday anago ujeedna oo og wax ka dambeya in aan iska indha tirno Alla maxay libaaxyo udhinteeen dhulka lkin doqoni ka dhaxashy😭😭😭😭
Soomaaliyay mar baad geeska 🌍 waxa la idinka weydiinayay oo ahayd dowlad weyn oo laga baqo dadka somaaliyeed la cisan jiray somaali baa dalkoodii burburiyay oo dhexediina is dhameyseen aaduunkiina waa uu idin la yaaban yahay waar aan is badh qabno oo aan is cafino dhexedeenaa gacamaha aan is qabsano soomaaliyay iyo gobonimo ayaan u rajanayaa soomaali meel kasta oo aad joogtaan
Sory Shikri abayo ha ooyin runtii ikintada waa xanuun iimana dhowid waan kaa tiri lahaa gacantayda way dhacday balse waa aduun waan ka gudbeynaa one day is one day

Wllhi marwalpo waxaa isdhahaa goormee soomaaliya noqotaa wadan dowlad leh annaga wllhi kumasoo gaarin dowlad dhisin iyadoo burbursan kasoo gaarney alloow dowlad soomaaliya oo dhisan alloow noo sahlo Aamiin 👐
1977 dagal ki itopia iyo somalia la qaday Somali galbed abarti dabo dher KU dhufatay itopia gar gar ka wayen XHKS aun abe siyad tagay
Ilaahay ha u naxariisto intii naftooda u hurtay Soomaalinimada...
Aadiyoaadayaanujecleestaywalaal
Waankuumahadnaqaywalaal
Alle hau naxariisto. Jaale maxamed siyad bare. Wa ninkii somali dunida.
❤❤❤❤❤❤
Walle xusuusweeye
Soomaaliya guul io gobanimo urajenayaa insha allah
Codadka Tubeec iyo Hibo Nuura
Hadba.marooodi.yeeeesheeen ,?????.areas.kaaaaga.dhulku.lamaaan
Waxaan maqli jiray dhaxal goronyo dhebad baa iska leh sidoo kale Geesi dhaxalkiisa doqonaa u ahara waana sida maanta soomaali Tahay sharafta iyo qabka wadankeena iyo dadkiisa imisa geesi aya Hog u gashay waxaan aad ugu xumahay inaan noqday jiilkaan nasiibka daran ee maanta nool hadaan is dhoho dhiiro oo dhulkaga Aamin oo waxna u qabo waxna ku qabso waxaa iga soo horbaxayo Dad damiirkii dhintay qab iyo sharaf tona laheyn kuwa dalka dhulka Galiyay waa kuwa dalka federal ka ka dhigay waxaan ka dhaxalnay Nina Ethiopian🇪🇹 dalka soo galiyo nina emirate dakadaheena siiyo Waxaan rajeynaa malin lala xisabtamo kuwa qa,inul wadanka ee dalka damyida masiiriga ka agalay illhow kuwaa dalkaan ku badbaadiso usoo bixi waad u awoodahe adigaa wax walb awooda
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤vlj3764zxx
"Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed" halbeegii gobannimada❤
Maxamed ❤🎉🎉 1:00 iyo canabee 15b masha Allah 🎉
Waa habeen jimce ah taariikhdu wa 29/09/2024 kaligay ban meelfadhiya aadban ufikirayaa aniga iyo ilaahyba is og waxaan ka fakarayaa sidee soomali tii shalay oo kale unoqon kartaa waxaan go'aansaday inaan ciidanka xooga dalka ku biiro oon somali meshan dhaafiyo dawladeeni awooda badnayd meedy ba iga dhex guuxaysa Soo duceeya dhalinyaro Ama geeri aakhiro ama guusha nololeed😢😢
😢😢😢
Talow mar uun man arki somali oo dib u midawda insha alla wan rajay naya
Somali haysraacdo insha alla
Walhi ❤❤❤ waa wadani soomali o mid ah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahaw qaran baanu kaabariney
[🇸🇴ka & Iyo Wadani Diidka 1:04.
Golihii isdilay Waxna isu quuri waayay Innagana noo quuriwaayay Ee imariya Innagana namriyay Waa nagii hubkey nagu qabsadeen ooy soo gurteen aan soo guranay oon dareerinay
Caadi maaha heestu isaaqa ilaahay Murti waa siiyay iyo Wadaniyad
This best song
Somalia Somali baa leh 🇸🇴🇸🇴✊✊
dhagaysanaya 11/apr/2023 jooga jiida hore lasacanood waan u arin
Kuwina iyo kunaka ayaa wadani ah aniga waxan ahay kuwii 1972 ila 1986 1961 iyo manta somalifa
WAAN U XIISAY DHULKII DARAAWIISH SSC KHAATUMO OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
Amba waan uu xiisay sool Somaliland
Alla yaa salimak alle yarxama Tubeec
Waagay Somali awooda lahayd😍😭 maanta Somali gumeysi ayey gacanta ugu jirta mid cad iyo mid qarsoonba😭💔😭
L v bl
😭😭😭😭
💝🇸🇴💝🇸🇴🤝💝🤝💝🤝💝🤝💝🤝💝💝💝🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴🐦👂👂🐦👂🤛🤛🤛🤏👂👂🤏😂💖😂💖😂💖🤩🤩🤩🤩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🦋🦋😍🦋😍🦋😍🤩🤩🤩🤩🦋🤩💖💖💖👂👂🐦🤏🐦🤛🇸🇴🐦🇸🇴🐦🇸🇴🐦💝💝💝💝💝💝💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴💝🇸🇴
Somali nin an madaxa kagaracin wlhi uma talin karo waa wada wadani waa wada geesi waa wada taliye Allow guul waarto geerida ragas laysaay guriga ha bo.o😭😭😭😭💞💖💖💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Beenta mahan wlh Dadkaaan nin aan kaligii talis ehn iskuma duba ridi karo Wa umad mid walba taladiisa wato😥
sᴏᴍᴀʟɪ ʜᴀɴᴏʟᴀᴛᴏ ✊
sᴏᴍᴀʟɪ ʜᴀɴᴏʟᴀᴛᴏ ✊
Waxan firsaday 10 10 2022
these two singer are the best of somali music and singing they heart out for somalinimo we should recojnise them pearl of somali music
Ama geeri Aaqiro Ama Guusha Nololeed
Ha wllh
Guuuuul
Siyaad bare soomaali gadasha wa taas lawada haysto rabiyow unaxariso manta qabiil iyo 90 calan ban lenahay ya rabi soomali mid ah😭🇸🇴🤲
Aamiin Allow u naxariso Awoowahey mohamed siyaad barre wan ku tabnay awoowe🤲😭😭
Wlh wx LGa murugooda ah in wadadi shalay awowayashen lagu qalday anago ujeedna oo og wax ka dambeya in aan iska indha tirno Alla maxay libaaxyo udhinteeen dhulka lkin doqoni ka dhaxashy😭😭😭😭
Aamiin
Soomaaliyay mar baad geeska 🌍 waxa la idinka weydiinayay oo ahayd dowlad weyn oo laga baqo dadka somaaliyeed la cisan jiray somaali baa dalkoodii burburiyay oo dhexediina is dhameyseen aaduunkiina waa uu idin la yaaban yahay waar aan is badh qabno oo aan is cafino dhexedeenaa gacamaha aan is qabsano soomaaliyay iyo gobonimo ayaan u rajanayaa soomaali meel kasta oo aad joogtaan
Wan ilmeyay wlhi😭😭😭😭😭 Somalia hanolato 💙💙💙💙💙💙💙💪💪💪💪💪
m ,a
sᴏᴍᴀʟɪ ʜᴀ ɴᴏʟᴀᴛᴏ
Sory Shikri abayo ha ooyin runtii ikintada waa xanuun iimana dhowid waan kaa tiri lahaa gacantayda way dhacday balse waa aduun waan ka gudbeynaa one day is one day
alla ya raxma comred siyaad bare
ninki soomaliua burburiyey
Allah Wadan kena hooyo nawad kadhig
Guul s
Xuus
Siyaad barre ayaynu xagxaganaa , hortiis iyo dabadeedba somali awoodle oo aduunku kahaybaysto bal car yaa meel ku sheega Allow kuu naxariiso waykuu darsadeen somalidu sidii madaxdii carabtaba shacabkoodu ugu darsadeen
Nasab wadani laandheere aan isaga ahayn wlh somalida ma soo marin ina siyaad ilahay haunaxariisto ✌️💪🇸🇴❤️
@@sharmakeali5248 Aamiin allow awooaheyga qaribga u nuuri waa subax jimce😭🤲🤲🤲
@@IlwaadAbdurashiid4631 aamin inshallah wlal qaali
Wadanks aqoonyahan awoon leh syaa madaxweeyne ka ah guuguule ciladeeysana waanu ka adsgnahey
😭😭😭😭 Maanta ayaa Gumeesi maskada Naga heestaa sorry
Walaaalo gumeeysi allas inaga qsbtee xagee wax ka arsgtey
@@cabdinasirclle2453 Adigu haatan soomaaliya Meeqo ciidan ee kasocdo afrikaa Joogo ok meeqo argagiso joogto Badaadda meeqo reer galbeed baajoogo adiguna meeqo calan baad qabtaa meeqo madaxweeyne Allah yarxamahaa soomaali
@@cabdinasirclle2453 gumeysi dadban iyo gumeysi toosan aakala jiro hadan gumeysi kii ugu xumaa ku jirnaa anaga bis maahan ee caalamul Islam dhan waye