Qiso Idamaqday oo qof walba oo damiir kiisu nool yahay dareemmi doono Pt. 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2023
  • Qisdan maxaa kaaga iftiimay?
    Aniga waxaa iiga iftiimay?
    1. Xadhiga illahay marka aadan siidayn inuu ku badbaadin doono si kastaba ha u adkaatee
    2. Khatarta ay leedahay ku noolaan shaaha wadan aan lahayn shuruuc ku ilaalisa.
    3. Arxandarada ragga qaar
    4. Muhiimada waalidku inuu ilmi hiisa gacanta ku hayo xitaa ha la dawar sadee.
    5. Wax barashada iyo muhiimadeeda.
    I have learned the following from this story:
    1. The importance of holding onto the rope of God, no matter how difficult it gets, as it will keep you safe.
    2. The dangers of living in a country where there are no rules and regulations to protect you, especially if you are a woman.
    3. The perils of men who lack empathy.
    4. The significance of parental protection.
    5. The value of education.

КОМЕНТАРІ • 12

  • @BachirWaiss
    @BachirWaiss Місяць тому

  • @KHAALIDMahad-qw6op
    @KHAALIDMahad-qw6op 3 місяці тому

    Wlhi qalpiga ixanunay

  • @user-iv7tu7my8v
    @user-iv7tu7my8v Місяць тому

    Illahay cilmigeeda ha ubarakeeyo 😢

  • @BachirWaiss
    @BachirWaiss Місяць тому

    Wan gartay hn

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 7 місяців тому

    Maashaa Allah Adeer Waa Soodhageystey Tiikoowaad iyo Tiilabaadba Waxaana iiga Kordhey Saad Sheegteyba Kuxirnaanta Alle Waa Furaha Kheyrka Aduun iyo Kan Aakhiro Tankale Midbaajirto Aniga Aan Ogyahey in Gabdhaha Soomaaliyeed Siwalbaba Uga Dunfiicanyihiin Kana Dulqaad Badanyihiin In Badanoo Rag Lagutilmaamo Xiligaan Marka Fiirshana Bulshada Soomaaliyeed Gabdhahaa Uwaxtar Badan

  • @BachirWaiss
    @BachirWaiss Місяць тому

    Magaraty ? Mashaallah allah gu siyadiyi cilmiga

  • @BachirWaiss
    @BachirWaiss Місяць тому

    Magaraty ?