Xalqadi 3aad ee Jacelki shiidka🇸🇴

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 193

  • @saynabclaahi5118
    @saynabclaahi5118 5 років тому +29

    Nabiga ku saliya maxamed salalawu calayhi wasalam

  • @obama1726
    @obama1726 5 років тому +52

    Wiilka cabitaanka keenayo wa Aniga ee Like yan leyga xaqirin

  • @fatimayusuf4008
    @fatimayusuf4008 6 років тому +32

    Waw cadi mahi inta kaheshay channalkaaan like iigu kaalmeyay

  • @cllhimoha3667
    @cllhimoha3667 5 років тому +6

    Wllhi sxb jcylka jilistiisa aad baan oga helay horey usocda anshax

  • @hassanabdullahiosman300
    @hassanabdullahiosman300 6 років тому +8

    Mashalah asxaabta dhamaan waan in salaamay,salaan kadib waxaan in leeyahay hormar wacan run ahaantii waxaad dhiira galin utihiin jiilka soo koraaya oo hurmuud saas oo kalaa ubaahan ...viva Anshax tv guulaysta dhamaantiin

  • @qatrohassantiger8949
    @qatrohassantiger8949 5 років тому +8

    shacni bbe wlh jilinka kudhirisa keep Going Queens

  • @ahlaamabdirahmaanosman5263
    @ahlaamabdirahmaanosman5263 6 років тому +17

    shacni bbe ilintada wey idhibaysa runbaba moday horey i soco wlshay qaliya i miss u💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤

    • @hamdaabdulahi2789
      @hamdaabdulahi2789 5 років тому +1

      Nawaal

    • @khadijomahamad5033
      @khadijomahamad5033 5 років тому

      Z 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜🐩😍😍😍😍😍😍😍

  • @nafisomohammed317
    @nafisomohammed317 4 роки тому

    Filinkan Qatar way🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪Manisha Alah

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 5 років тому +3

    Jalayaasha ruwayadan waxaynu ka codsaneena in ay noo wadaan ruwaayadaan waayo waa ruwayad xaqiiq mataleeso marka noo soo daya xalqooyinka kale thanks

  • @mulki1435
    @mulki1435 5 років тому +10

    Filinkaaas Run myaa isheega wlhi ilina iga imaaadey hurdadii iheesey wy iga haadey iga daba geeya gawadha jaeel Run maaaheey

  • @s___________hgaba1016
    @s___________hgaba1016 5 років тому +6

    From America with old Infinix of 2016🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shariifoshaaficicusmaan4914
    @shariifoshaaficicusmaan4914 5 років тому +31

    Hhhhh nin maaa looo ooynaayaaa no no inta igu raacsan like saara

  • @garsoorahajacelka7820
    @garsoorahajacelka7820 5 років тому +2

    M.a.Shugri Cadey shiino axyaa jecel wlhi kugu heesta yaqey
    Hore usiisoco ppeh ubax

  • @raaxocali7425
    @raaxocali7425 5 років тому +5

    filimku wuu iga gadan yahy qisadaasi iguma cusba

  • @bilanmohamedofficial
    @bilanmohamedofficial 6 років тому +10

    Mashallah atariisho jecelka inaba caadi ma tahid sxby hore usoco

  • @ummumahirabdiibrahim2738
    @ummumahirabdiibrahim2738 5 років тому +1

    Shacni manshllh jecel dhab ahh lamahela intabathan keep going to yr guy bullah yukabaxsanin

  • @luuladam4308
    @luuladam4308 5 років тому +12

    Shacni jilidaada aad ayeey u qurux badantahay

  • @sahroelmi6894
    @sahroelmi6894 5 років тому +5

    Wlhi way idhibta ooyinta wiilasha

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 років тому +8

    shacni amuu amuuu ihihi wlh jecel xanuun iga dheh

  • @obama1726
    @obama1726 5 років тому

    Aniga xita wan kujira qeybtan Asxabta like isaara

  • @yusufyare5397
    @yusufyare5397 6 років тому +5

    Great achievements youth hv gt talent. Keep it up.

  • @mascuudabdimalik4940
    @mascuudabdimalik4940 6 років тому +4

    Mash allah

  • @ahmedjacayil8830
    @ahmedjacayil8830 5 років тому +5

    Qurux badanaa inantu manshallaah dhab dhab uga helay ba

  • @asmaasmaroblehguedid4136
    @asmaasmaroblehguedid4136 Рік тому +1

    Maxad rabta

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 5 років тому +10

    Ilinta iga ilaaaali abaaayoy waan ilin fududahy really😓

  • @abdikachannel9777
    @abdikachannel9777 6 років тому

    Waaw garmaaa sxb hora usoco xabadu gees kalay ka barooree ee la soco kkkkk

  • @AmishAmish-hb1py
    @AmishAmish-hb1py 6 років тому +12

    Jaceylka miyu qudada dhabra heeestas magaceda ishega inta jaceylka kadambeso

    • @hafzaadan2671
      @hafzaadan2671 6 років тому +1

      Nasiib ali ayaa qaday diyas baro waye hesta magaceda

  • @sahroelmi6894
    @sahroelmi6894 5 років тому

    Maya diifkaga haku Turin maradada hanka jiif raadso ama maro kale

  • @calinasir2884
    @calinasir2884 6 років тому +5

    Wlhi asxbta sidan kuwadha #full tagero wan joognaa cml.

  • @sacdiyosman5186
    @sacdiyosman5186 6 років тому +5

    Axx jecel aba I galay... Garma nin raged hor u soco geesi

  • @fdarab1030
    @fdarab1030 5 років тому +25

    Qiisadan Aniga way egu dhacaday wlhi inan aad esku jclyan an aad wiliba an es aroosi rabanay Aabahed inderked ku qasabay una dhisay hooyo may lahayan inantu 2 sano iyo badh bn ciil iyo murugo xasus iyo ohin ku nola wlhi jcylku waa dhiib badanayay Marka qofakad rabatay wayado 🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️ oh my god

    • @ANSHAXCHANNELOfficial
      @ANSHAXCHANNELOfficial  5 років тому

      Si aan usameyno inalawadaag fikirkaaga

    • @ANSHAXCHANNELOfficial
      @ANSHAXCHANNELOfficial  5 років тому

      Number what's App ka
      +254722395203

    • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
      @gabadhaheerdarawiishlascan7365 5 років тому

      maheshey marka qofka jacled adi

    • @udjrgcjstwuifi7170
      @udjrgcjstwuifi7170 5 років тому

      Axa waan kaxumahay aniba wiilakan shan sano lasocada la ididay abo waxuu igudariray wasira waran cade habeenki arosakay ga kofeerka ayaan kabaxa saday owaxaan utaharibay dalaka sacudi arabiya okusugana ninkan jecela shantasano hada waxaan ahay hoyo laba awaladale kunagulaysatay jacalakedi lakin familaki nin kayga iyo familakaygiba wa igoyeen balse jacalaki waan kugulasatay nin bariyan ala isiyaay o inadhihisa igajecela wllo xanuunka waan kula qabaye isoduce ala inu dadaka isajecela xafido

    • @ANSHAXCHANNELOfficial
      @ANSHAXCHANNELOfficial  5 років тому +1

      @@udjrgcjstwuifi7170 sorry wixi qiso ahh number WhatsApp noogusoodir +254722395203

  • @nuriamohamud7065
    @nuriamohamud7065 6 років тому +2

    Seriously do have to cry
    Mashallah .hor u soda
    Love u all

  • @shueibabdi612
    @shueibabdi612 6 років тому +6

    Gabadhaas atirishada ah na ahane intiina kle jilitaan kiina wax ka badala

  • @hanadabdi8526
    @hanadabdi8526 5 років тому +1

    masha allaaah horay usocda jilitankuunu waa OK shacni adiguna dadka waxka,bar jacelka

  • @muniiromaanka712
    @muniiromaanka712 5 років тому +3

    runtii waan u qiiroody shacni

  • @fadumaofficaill1068
    @fadumaofficaill1068 6 років тому +2

    Very nice

  • @bilanadan4981
    @bilanadan4981 5 років тому +7

    Yaab horta way dhacda somalida dhaqakooda waa mucjiso aroos xoog ah 😂😂😂nacala maryooley shiit

    • @faadumoxaashi8686
      @faadumoxaashi8686 5 років тому

      Wllhi aad baa uwacan tihiin asxbey waan wax yaabo qaali ya een bul shadane haka faa iideys taano arinkaan gaar ahaan dhalin yarada somaliyed sax sax

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 років тому

    Masha Allah wan ka helay ruwayata Masha Allah hor usoco anigana iso boqo wan ku so boqaday mahad sanida damadin

  • @axmedxidig4124
    @axmedxidig4124 5 років тому +8

    Waraada jacreyl run run ah ayaa nagu abuuritagteen bee waraa gabadha ilinta ka ilaalsha uma dulqaadan karno

  • @qaalimaxamuud9129
    @qaalimaxamuud9129 5 років тому

    Masha allah waan iska jeclahy gabadhan alle dartiis wlhi hal cadiim

    • @ANSHAXCHANNELOfficial
      @ANSHAXCHANNELOfficial  5 років тому

      Thanks wn kubareenaa wll inahaallh nalasoo xariir whasApp ka +254722395203

  • @nashaadqurux6885
    @nashaadqurux6885 5 років тому +2

    Maxey tahay cilaan ka umarsan wiil ka timaha badan

  • @munaqalpidhaya4186
    @munaqalpidhaya4186 5 років тому +2

    Hada maa qofba qof lagu qasba 😎😎

  • @abulohaarqanciye9967
    @abulohaarqanciye9967 6 років тому +3

    Zxpky garma lipaax aan uxisay hor usocda anxash tv wan sugayna qayta afarad

  • @nasteexonasteexo1969
    @nasteexonasteexo1969 5 років тому +5

    wilka dibada inuu ka imaday jilaayo aa k fcnaa qofka waxa JCL inuu jilo wilka kale dibada ninka ka imadoo Ku fcnaa

  • @queenhanna6907
    @queenhanna6907 6 років тому +2

    Waaw wonderful

  • @mohamedmuse8714
    @mohamedmuse8714 5 років тому

    Codka progaramka aad ku duubteen saxa

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 роки тому

    Axsan jiliin aadaa ula dhacay

  • @fruitfamilyproductions5313
    @fruitfamilyproductions5313 6 років тому +5

    Dhanka codka naga hagaajiya aqyaarey😁

  • @sagalhassan8591
    @sagalhassan8591 5 років тому +6

    Ohintan run miyaa tolow

  • @mohamudaitong9664
    @mohamudaitong9664 5 років тому +2

    Illah kabaqa

  • @SumeyaMohamed-h7s
    @SumeyaMohamed-h7s 8 місяців тому

    2:11 ❤❤❤❤❤

  • @abdinasiraden1189
    @abdinasiraden1189 6 років тому +4

    Aaaaax garma oo oyniya ma dacayso ee ninka marekanka ka imaday waxa gaysa pangani policeka u dhiib.🤣🤣🤣

  • @dhaqanbilechannel3297
    @dhaqanbilechannel3297 6 років тому +3

    Sawniga ana ilmeeyey

  • @naciimoxasan2255
    @naciimoxasan2255 5 років тому

    waxaaskaa Jacl ah

  • @aishaaden1734
    @aishaaden1734 5 років тому

    cuudubiilaah islii qeeylo bdn

  • @obama1726
    @obama1726 5 років тому +1

    Walle Anigana dhinac ban kawaday jiliinka qeyb ayan kuleyahay

  • @Mudane-
    @Mudane- 5 років тому +2

    Gabadhan waxay iila eekatay inaan reer Garissa ah oo magaceeda laoran jiray ruun filimka waxaad modaa nuu deg degaayo jilniinka wuxuu kuu fican yahay degenaan xusuus iwm laso geliyo siduu u gadmo ama fiirsashadiisha dhadhan uu yeesho bulsho

  • @abdullaalhi6373
    @abdullaalhi6373 5 років тому

    Ruwad cajib ah oo xiiso leh waye runti, horay usocda asxabta dadbadana ka hor mar san tihin.

  • @SagalnuurSiraad
    @SagalnuurSiraad Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hawakiin3104
    @hawakiin3104 6 років тому +1

    Pppppp walaahi caadiaahan caadiyaaba ii ika dhigteen ooyinta cml

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 5 років тому

    Somalida heesa il baxnimo meee u arkaan acuudu billaaaah

  • @dhaqanbilechannel3297
    @dhaqanbilechannel3297 6 років тому +1

    Xaaax walee waxbaa ka dhacay

  • @zamraqueen9741
    @zamraqueen9741 5 років тому +7

    ala ilin aya IGA timi ax ax

  • @abdikachannel9777
    @abdikachannel9777 6 років тому +2

    Hah alaa gabada wey jeceshahay asaga neh kama war hayo heesti calol xumada hassan gantal neh wa logu turay

  • @ifkanolasha9192
    @ifkanolasha9192 5 років тому +10

    Jelkada ma aqane quruxlow gaan yuu kafakanin

  • @asmarweyne4884
    @asmarweyne4884 6 років тому +2

    Waw farxd kusocdaaa

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 5 років тому

    Away qaybii 4aad halasoo boogsiiyo 😌

  • @Hanad75
    @Hanad75 5 років тому

    Axyaa film jaceyl

  • @calinasir2884
    @calinasir2884 6 років тому +2

    M.a shaariif kutageraa

  • @hanirafle7633
    @hanirafle7633 5 років тому +1

    jecelku wuu xanuun badan yahay

  • @muscabapdiqadir2477
    @muscabapdiqadir2477 5 років тому +2

    ax yaaa jacyl

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 5 років тому +1

    Wwwwwwwwwwww caadi mahan wlh hor usocda walalaheyga hampalyo

  • @abdullahihassan7929
    @abdullahihassan7929 5 років тому

    Nice

  • @barre.abdiaziz4671
    @barre.abdiaziz4671 6 років тому +2

    Lakiin camirada xaga kabdhaha Zumka ka"Daya

  • @kadoohaji4575
    @kadoohaji4575 5 років тому +3

    Marekan nd infinix😂😂

  • @zahraaabdinur4133
    @zahraaabdinur4133 5 років тому

    😊😊😊😊😊

  • @fadumoidiris1661
    @fadumoidiris1661 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hafsamohamed9370
    @hafsamohamed9370 5 років тому +4

    Ruwayadu heesa badanaaa ufff weey na dambajinayan

  • @عنهنه-ج5ج
    @عنهنه-ج5ج 4 роки тому

    💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😢😢

  • @fatumaabdi9915
    @fatumaabdi9915 5 років тому +3

    So sad

  • @munaabdullahiise3842
    @munaabdullahiise3842 5 років тому

    Shacni maskiinta

  • @kingsamiir3466
    @kingsamiir3466 3 роки тому

    😭😭😭😓😓😪😪😓😓😪

  • @abwanahmedbelguim5208
    @abwanahmedbelguim5208 5 років тому +1

    War tol hadi la yhy gabdha ooyeysa ha ley keeno aar ila soo gadha gabdha ooyeysa wanba la ooyey anigu aar inanta ii geeya

  • @marwocuddoon1322
    @marwocuddoon1322 6 років тому +1

    Horay usocodo brothers nd sisters

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 6 років тому +1

    cod ka soohagajiya rer anshax

    • @Amuuncali6551
      @Amuuncali6551 5 років тому

      walal qasab ma ahan jacaylku adeero

  • @kadoohaji4575
    @kadoohaji4575 5 років тому

    Hesta videoga yu kudamanayo yaqade magacisa fananka qaday isoqor

  • @kaamilanuur8335
    @kaamilanuur8335 5 років тому +1

    Waakucusbahay halee soodhaweeyo✔❤❤❤❤

  • @saynabilmi8862
    @saynabilmi8862 5 років тому +1

    Balayo madax bul bul leh kutagtay kan aniga uma bogin iga wer lexiya haba meel farisanayo ish

  • @yasinhussein5405
    @yasinhussein5405 5 років тому

    Filin lagu turjumayo ina adertey waxas dadku dhaqan uma lahan inta isku wasto ilma adernimada ayeey canfaceysa

  • @omarhagi8748
    @omarhagi8748 5 років тому

    Sxb markad film jileysan hes is kadaya xamasad mlhn flmku hadu hes ka hos shefeysan

  • @zahraaabdinur4133
    @zahraaabdinur4133 5 років тому

    qanaaaco.midkaa.ka.weydo.qalbiga.boos.yuu.ku yeelan

  • @somalishow572
    @somalishow572 5 років тому

    On party 4 miyaaa

  • @sagalinabbyano7985
    @sagalinabbyano7985 6 років тому +2

    Adher codka naga hagaji

  • @mohamedabuukar472
    @mohamedabuukar472 2 роки тому

    4

  • @shamisyuusuf4332
    @shamisyuusuf4332 5 років тому +1

    Asc

  • @ifrahdagan1178
    @ifrahdagan1178 5 років тому

    Heesta yaa qadey igu waaciya xagee ka helaa

  • @barre.abdiaziz4671
    @barre.abdiaziz4671 6 років тому +1

    Hor u socda

  • @yazminomer4533
    @yazminomer4533 5 років тому

    Hestan jacaylka dartis muyad dibjirta ya qada wlo

  • @suldanka
    @suldanka 4 роки тому

    Ma noso dhmystirtn

  • @yusradheeman6248
    @yusradheeman6248 5 років тому

    Shacni run run bey u ilmeeneesaa