Dadka Wanaagsan Maxay Hore Ugu Dhintaa?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2023
  • Naftaada ha dulmin si aad dadkale u raali galisid. Dabcan, daryeel dadka aad masuulka a tahay, laakiin wakhti u samee naftaada oo samee wax ku farxad geliya. Waxaa jira dad u nool inay dadka qanciyaan, dadkaas intooda badan waa dumar, laakiin mar walba qancinta dadka kale adiga kuma wanaagsana. Waa inaad ka fikirtaa waxaad rabto oo aad dadka xuduud is kaga samayso.

КОМЕНТАРІ • 10

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 4 місяці тому

    Mansha allah, waa qodob fican in laga hadlo, ,dadka raligelinta ,dadka naftooda ka hormariya, 👍

  • @zakiapdi1200
    @zakiapdi1200 7 місяців тому +3

    Ilahay ha ino Naxaristo 😢

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed 7 місяців тому +3

    Ilaahow Hooyaday Caafimaadka U Barakee,
    Wllhi Inay Hooyaday Ka Sheekeynaysaan Moodayaaba ,
    Hooyaday Aadame Oo Dhan Dagtay Saaratay Xaaladeedana Inaan Anagu Ka Fakarno Mooyee
    Iyadu Dan Kama Laha❤

    • @faizam523
      @faizam523 7 місяців тому +3

      Mohamed, masha Alah qof wanaagsan oo og hooyadii ayaad tahay, waad duceysantey ee inta ay nooshey baari u noqo wax walbana u qabo ood awoodi kartid, xataa jidhka ood u duugtid waa u farxad iyada iyo hadalka naxariista leh. Hadii ilaahay dhaqaale ku siiyeyna xajka gee wax walba oy u baahan tahayna sii.

    • @mohamedsaedmohamed
      @mohamedsaedmohamed 7 місяців тому

      @@faizam523 idam Alle Walaalo MCaan 2deenaba InshalH " Alle Owlaad Baariya Adna Hakugu Arsaaqo

    • @Oumalkermohamed-xe8pd
      @Oumalkermohamed-xe8pd 5 місяців тому

      😢😢😢 mâcha allah wiil aqli midhan oo hooyoa jacel mâcha allah

    • @amaanbadan571
      @amaanbadan571 5 місяців тому

      Hooyadeba waa saa hooyo wax cun naso laguma garo hebel suu yahy hebel wax ma cunay Ku jirtaa allow hooyadee ii dhawr❤❤

  • @Ladifa39
    @Ladifa39 7 місяців тому +1

    Mashalalha caqli badan

  • @amaanbadan571
    @amaanbadan571 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim 7 місяців тому

    Warunta wallahi lakin istunimo kama aha wadhalan malays ka badali karaa