Iidle yare Hees cusub Aroos oo loogu talagalay Ibrahim Geedow & Naciimo Maxamed By Aflaan Studio

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 250

  • @kiineyxasan8066
    @kiineyxasan8066 6 років тому +43

    walalkey ibrahim gedow deriskega xalasha wagi alab alaabeyda isla dheli jirnay malaayun mabruug abowe
    hooyadey mesha ugu jedaaa

    • @xidigabaaraan
      @xidigabaaraan 5 років тому +2

      kiiney xasan hhhh hoyo igu Salan laga yabo iney Sodi I ii Noqoto

    • @santinolarry4833
      @santinolarry4833 3 роки тому

      You probably dont care but if you are bored like me during the covid times you can watch pretty much all the latest series on InstaFlixxer. Been watching with my brother for the last few weeks =)

    • @mylesjamir4232
      @mylesjamir4232 3 роки тому

      @Santino Larry yea, have been using instaflixxer for since november myself =)

  • @sundusmohamed6151
    @sundusmohamed6151 6 років тому +9

    Msha allh nice idle ku tagera wixi idle ah liketa hali dhafin

  • @rahoali9860
    @rahoali9860 6 років тому +6

    Illahay ha isku keen barakeeyo. Keygana allaha ii soo dhoweeyo aroos jecliyaaa aniga.

  • @weyraxshow4066
    @weyraxshow4066 6 років тому +38

    Al fanaan idle yare cod ilaahy waa kubaneysty Mash’Allah

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 6 років тому

      Abdisalaan Weyrax lkn ninka style hanaga saxo u sheeg idle 😂 funny waaye nin adag salan from xafadaadi hore xooosh

    • @weyraxshow4066
      @weyraxshow4066 6 років тому +1

      Koley waxuu kusobaxaayo asagaa yaqaano Lkn Aniga codkiisa aad ayaan ooga helay
      Sidokle Waan kaqaaday Lkn xafadaadi hore mxd kala jeeda

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 6 років тому

      Abdisalaan Weyrax libaaax waa runtaa asaga yaqano waxu kuso baxayo asaga kuwo ay isku xafad ahayen halkaan ka salamayaan xooosh muqdisho

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 6 років тому

      Iidle darjiimada ayuu ku heesi jiray hawenkii ciyaalka xafada asaga loo so caweys tagi jiray hawenkii markuu muqdisho joogay

    • @abdiazizmema4497
      @abdiazizmema4497 6 років тому

      Walhi been mahan sxp

  • @rahminahenna2481
    @rahminahenna2481 6 років тому +79

    Ar like iisaara ana uhoreyo mata waligey mahelin nimana weydhisanine ee igu caawiya hee

  • @fartun4992
    @fartun4992 6 років тому +137

    Maalin kasto aroos le daawana gormee ana keyga la daawana. War bal allah iskiin barakeeyo ha noqonina kuwii hora iska fura👏👏

    • @mohamedali-yd7pk
      @mohamedali-yd7pk 6 років тому +1

      Insha allah Waan heli doonta mid qeyr qabo

    • @taherahmed2403
      @taherahmed2403 6 років тому +2

      fartuuna_elifkhan is diyaari an ku guursanaayo😂😂

    • @fartun4992
      @fartun4992 6 років тому

      mohamed ali I.A. thanks wall

    • @mohamedali-yd7pk
      @mohamedali-yd7pk 6 років тому

      Waxaan ahay diyaar xage joogta saaxibey

    • @zainabibrahim6180
      @zainabibrahim6180 6 років тому +6

      fartuuna abayo waqtiga dhiman insha allaah wa la gaadhi doonaa

  • @ariijlove6845
    @ariijlove6845 6 років тому +19

    Arooska xalaylee looba ahaay bin ali hotel nairobi shimee lasoo galinaayay wlhi hormar ayaa lagaaray

  • @kingabdiwalizakiir2804
    @kingabdiwalizakiir2804 5 років тому +1

    Alfanan iidle yare nin fanka ku jooga codkiisa iyo maskaxdiisa halka kaga haag ba ku iri niyow keep going supwe star❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulmajeedlaphta4429
    @abdulmajeedlaphta4429 5 років тому +9

    The one and Somali artist who can wedding songs...💥💥💥💥

  • @kaamil7512
    @kaamil7512 6 років тому +1

    Iiidle nin culus inchalla arooskeyga libaxa kahesayo wa adi xushmd aya kuu haya👏

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 6 років тому +5

    Hambalyo hambalyo reer RTN TV malmahaan aroos baa kadhamaa la dihiin waxaa sugnaawa waa iglan show arooskeeda oo iidle kahesaayo insha alaah

    • @Culimocumar101
      @Culimocumar101 6 років тому +1

      fadomo mahamed waaba score iidle oo iglan arooskeeda ka heesaaya

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 6 років тому +1

      Dhool Cumar soomaahan lkn waa wax dhici karo

    • @abdikarimyasin674
      @abdikarimyasin674 4 роки тому

      fadomo mahamed iglan yaaa sidaan uqarash gareynaya waa 40 jir eh 🤔

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 роки тому +3

    Heez mcn wlhi wacthing 2020 izku wrah hadyaan klaba tegin 😁🤣🤣🤣🤣😘

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 роки тому

    Naciimo waxay ahayd gabar gaaban walow aan jeclaa waan Ka samrey walow aanan ilaawey naciimo markaan guursada kusoo salaami doona Ka hor malaga yaabo 🥺🥺🥺💯💫

  • @bahjoabdikarimjamayartishi2150
    @bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 років тому +5

    Wwwww Ibrahim hanbblyo adiyo duma may wil akteyda qali ka ah 😍😍😍😍😍😍

  • @kartodekarto9703
    @kartodekarto9703 6 років тому +39

    My home sweet home Nairobi iyo somalida ku nool one love 👌👌👌

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 4 роки тому +1

    wariye sare xaga ciyaaraha ibrahim gedow cawale super pipo radio barkulan aaka dhagaysan jiray

  • @saidaabdi1288
    @saidaabdi1288 6 років тому +1

    Mansha allah noqday noqda ceeshoo milix isku waara ubad qeyre kala hela aamiin aamiin

  • @shaambixi63
    @shaambixi63 6 років тому

    Wariye geedow qosool ayuu kadhamaan layahy masha allaaah hambaalyo wll isku wara noqda ceeshow biliix sxbka idle waku hagar baxey

  • @hanadofficial9645
    @hanadofficial9645 6 років тому +5

    Iidle yare zubar star ⭐️ horay uso sxb fanka codkaada ayaad ku joogta tabalka dharkana waa losiman yahay halahaasna waa kafta king 🤴

  • @kingjapra6351
    @kingjapra6351 6 років тому +1

    Insha allh waa baln mar un inaa arooskeyga ka tuNto iidle yare

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 років тому

    Masha allah gurkiinu guri barwaaqo ilahay hadiin siyaadiyo farxadiina

  • @hibofarah9589
    @hibofarah9589 5 років тому

    Mash Allah Hambalyo saa aroos ufirsanaye waa dslay ana waxa sugaba mlinteyda qofka nolasha lawadagyo mifoweyno

  • @suubann1219
    @suubann1219 6 років тому +7

    Masha Allah isku waara Naciimo iyo duma ibraahim geedow 😍habeen qurux bdn 💋 ❤

  • @sacdisiyadnunow5446
    @sacdisiyadnunow5446 6 років тому +1

    Waaw fanan aan jeclaxay xori usoco idlow

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 4 роки тому

    Iidle fanaan aan aad utaageero oon aad ujeclahay mar uun wan martiqaadi doonaa insha allah

  • @kingabdiwalizakiir2804
    @kingabdiwalizakiir2804 6 років тому +7

    i wiil this song on my wedding ❤❤❤❤❤❤ keep going Alfanan iidle yare

  • @maxamedhasanomarsupermoha9289
    @maxamedhasanomarsupermoha9289 6 років тому

    M, a walaal ilaahey hakuu barakeeyo adi iyo dumaashi

  • @subeir3498
    @subeir3498 6 років тому +3

    Malxisada wax ba ku raran wale😘😎

  • @abdullahiadan803
    @abdullahiadan803 6 років тому +1

    Maasha allah wariyeheena Ibrahim geedow iyo marwadiisa hambalyo hambalyo 🤩😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @xalimosacdiyoabdirisq5476
    @xalimosacdiyoabdirisq5476 6 років тому +1

    Hmblyo qoyska cusub rerkii isku wara oo ubad qayrle kala hela alle haka dhigo

  • @fadumoladan5952
    @fadumoladan5952 6 років тому +1

    Waa habeen xasuusa Allaw idin xifdi

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 4 роки тому

    Ibrahim geedow cawaale super pipo
    Hambalyo waxa halkaa iiga muuqda Barkhadle cismaan cumar shabalaala

  • @avessoloution9005
    @avessoloution9005 2 роки тому

    Hees iyo badh weeye

  • @abdisalamabukar1908
    @abdisalamabukar1908 6 років тому +11

    Ibrahim geedow cawaale.. Ibrahim pipo guurkaga guur kheer leh rabbi hakaago dhigo ubad kheer qabana rabbi haidinkala siiyo

  • @sahracabdi4851
    @sahracabdi4851 6 років тому +1

    Mansha alah aroos wiil gabar somaliyeed augurio wiil iyo Cano isku wara isku libana

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 6 років тому +10

    Alfa mabruuK 💑💌
    Reer islii waidiin salmaY 👏

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 6 років тому +6

    Eyo iga dheh nice😍😍😘😘😘

  • @ibrahimdiis4595
    @ibrahimdiis4595 5 років тому

    i love aflaanta studio

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 6 років тому

    Hambalio👏👏👏isku waara abid

  • @iqrohasan5485
    @iqrohasan5485 6 років тому

    Hambalyo hambalyo Aroos wacan wllkey is ku waara

  • @idmangabadhzharafed7567
    @idmangabadhzharafed7567 6 років тому +4

    hambalyo my queen nimco dagan iyo my duma

  • @omarhassan963
    @omarhassan963 6 років тому +2

    Aroskeyga iidle ma ahane cid kale kama hesayo coming soon xamar cadey iyo aroskeyga

  • @daadirluky2865
    @daadirluky2865 6 років тому +6

    arooska100/100
    codka/100/100
    erayada/100/100
    music100/100
    laxanka100/100
    stylka100/100
    all arooska100/100

  • @dahirhusseinabdirahman907
    @dahirhusseinabdirahman907 6 років тому

    Abdi jabbaar al qaliijie axyaa camera man, waad kufara yareesstay halkaa kasii wad howsha

  • @infinitywar2205
    @infinitywar2205 6 років тому +1

    Way o way! Wa kuwaas wiilashii kheyrkay arooseen ane book iyo qalin an dhamad laheyn baan ku dhameeyay waqtigi. Noloshan wan nacey iska bulada iyo cunto karinteeda ee midi an aduunka ku lahaa mee diyaar baan ahee?

  • @xanaanbule7629
    @xanaanbule7629 5 років тому

    masha Allah iskuwara ubad kheer qabo kala hela

  • @shaaftooleh1191
    @shaaftooleh1191 5 років тому

    aLLH Ha iSKu KiiN BaRaKeeYo KiiNa io KaYGa Soo SoCDaBa inSHa aLLH🤩

  • @aminamohamedaminamohamed3623
    @aminamohamedaminamohamed3623 6 років тому

    Mnshaallh my siz and my brother aroos wacan

  • @anabmohamed3455
    @anabmohamed3455 6 років тому

    idle yare wlh aroosyaha kashidante m.a

  • @rawiaosman9628
    @rawiaosman9628 4 роки тому +2

    العازف معلم 👌🙆‍♀️👍💃

  • @bukhaari7722
    @bukhaari7722 3 роки тому

    Asc waaw

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 6 років тому +1

    Gabadas sxbkay laciyaro ka hele cumar caqqil

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 6 років тому +4

    Malxiisiinta siday u dheelayaan baan ka helay

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 6 років тому +2

    Wad shidantahiin rer nairobi
    wlahi c.jibar cali nibte salan sate

  • @maryamabdiraxman2256
    @maryamabdiraxman2256 3 роки тому

    Aroska taapa galay waxaan tahniyad ugu dhigay waxyaapa anan tirmin iidla gaaljecelow walahi wuu uhagar paxay

  • @marwocuddoon1322
    @marwocuddoon1322 6 років тому

    Aroos wacn walalkena Ibrahim iyo boqorodesa

  • @mahamedabdimohamed999
    @mahamedabdimohamed999 6 років тому

    Wow aroos mansha Allaa wankaheley

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 років тому +1

    mashallah 😍😍😍😍❤❤❤💖💖💘💘💘 habaliyo walashey iyo walakey

  • @kifahahmed4729
    @kifahahmed4729 6 років тому +69

    Intaaa muslim ah like ii sara no gal

    • @lifehackschannel5254
      @lifehackschannel5254 5 років тому

      Kifah Ahmed dadkan aankayaba horta like hadi lagusaro maxa kadaide bal isheg? Inta muslimka jecel like isar maxey tahay uff

  • @musthaphelisbayso160
    @musthaphelisbayso160 6 років тому

    Xabad aya Heesta originalkeega QaDa ArosyaDa Djib bn kaga Baadhiyayn JiraY

  • @fardowsocrisaaq2307
    @fardowsocrisaaq2307 6 років тому +14

    Fananka kaliye jeclhy inuu malintayda camiro hadn nolahy waa alfaann idle yare
    Maqal majira iidlow

    • @mohaa10
      @mohaa10 5 років тому +1

      wlhi ana asaan ku heestaa hadaan noolahay asaa camiraayo ama hadii kale aroos mawa dhikanaayi kkkk inkastoo aroos ka xishoonaaye hadana iidle yare wuu kuu camiraa meesha boring madareemesid ma cabsaneysid beelo wlhi asaa ku heesta iidle

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 6 років тому +3

    Gurkina guur hoog cml istaqfuru lah Gurkina guur qayr

  • @zakariamohamed9113
    @zakariamohamed9113 4 роки тому +1

    Marwan

  • @hassanire1248
    @hassanire1248 6 років тому

    Waxi laandheere murusade comments arko like ha isaro waa cideyda abakar 💗 dadka is aroosayo 👏👏👏

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 6 років тому

      wiilka waa siciid abakar gabadhane hhhhhh

    • @hassanire1248
      @hassanire1248 6 років тому

      Asal Dhalad waa ogahay alpo gabadha waa israfil abakar

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 6 років тому

      +hassan ire Haa masha allaah allaha isku barakeeyo ileen farxiya kabayare waxay heesta ugu so qadeysay hhhhhhh xidid iyo jirid isku nahay cml

  • @abdhiroabdulaahi4554
    @abdhiroabdulaahi4554 6 років тому

    Iidle yare adne gormee tumee aroos san cml ah?

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 років тому

    First veiwer

  • @sowdocadar5564
    @sowdocadar5564 6 років тому

    Iidle hesta wee iga gadanthy

  • @careysxasan4160
    @careysxasan4160 6 років тому

    Ilde yere lamdho ee Idle koobi

  • @saaycn5473
    @saaycn5473 4 роки тому

    Aabaha iyo heeskaaga cusub. Aflaanstudio budhcad. Heesku waa copy. Waxaa leh xabad colaad

  • @zamzamabdiqaadir3076
    @zamzamabdiqaadir3076 6 років тому

    Hampalyo walshey nimco maxamed iyo seygeda ibrahim gedow nolada

  • @mohaabdi598
    @mohaabdi598 6 років тому

    Mohamed arab wan kujeda

  • @qanihaajiofficialchannel7251
    @qanihaajiofficialchannel7251 6 років тому +1

    Aderkag iidale wa u ku dhintaa cano geel

  • @munoshenomunasheeno4473
    @munoshenomunasheeno4473 6 років тому +1

    Anii sxbteey ayaan meeshaan uga jeedaa inta na arktay like hhhhhh

  • @QUDUBI
    @QUDUBI 6 років тому

    Hambalyow wariye Geedo isku wara abyo

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 6 років тому

    Yaab
    -Anigu waxaan La,ahyba
    AROOS EGLAN SALAX - KA SOO QAYB GASHO NAIROBI
    OO AAN kLA KICIN.
    Ila Daawo -Geenyaha iyo Fardaha.

  • @hawayusuf5249
    @hawayusuf5249 6 років тому +3

    Masha Allah hambalyo Ibrahim iyo xaskiisa

  • @zakariyehussein9991
    @zakariyehussein9991 6 років тому +3

    Music 🎶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdihakimyussuf104
    @abdihakimyussuf104 4 роки тому

    aroos wacan

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 6 років тому

    War wariya waligay maan shukansan waba ka baqaa shukansigisa iyo maclin iyo dukanle man shukasan

  • @ilhaanmaxamad2441
    @ilhaanmaxamad2441 6 років тому

    guurkiina guur nagi

  • @zadkey21
    @zadkey21 6 років тому

    idle yare fanaan aan ku daydo

  • @ilhaanmaxamad2441
    @ilhaanmaxamad2441 6 років тому

    nimca iyo ibraahiim nacabkiin ma libin helo

  • @updullofficial6535
    @updullofficial6535 6 років тому +12

    Like haila dhafiin Lipax Dirisle Abdi, one love guys 👬 😍😍😎👆👆🤘

  • @nimconitaindhauroon8672
    @nimconitaindhauroon8672 6 років тому

    Hambalyo hambalyo isku wara

  • @dahirhusseinabdirahman907
    @dahirhusseinabdirahman907 6 років тому

    Iidle yare rageedi waa shiday arooska kabtan, libaaxnimada waa kugu ogaa, Hamblayo ibrahim iyo naima, isku waara abid

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 6 років тому

    Iidle waad baxsatay

  • @qalanjoqalanjo9101
    @qalanjoqalanjo9101 5 років тому

    maxaa car caraya

  • @suleimanabdi342
    @suleimanabdi342 4 роки тому +1

    Soloman

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 років тому

    hampalyo abwe Ibrahim gedooow awale

  • @zakayofaro6309
    @zakayofaro6309 3 роки тому

    m.a bello wye 777

  • @queensharaf8896
    @queensharaf8896 6 років тому

    Ar dadkan faro fududaaa bisinkeee waaaba arooski xlye yaaaahuuu

  • @iconfaysal8530
    @iconfaysal8530 4 роки тому +1

    2019 hdan dawaneeso like dhac

  • @bahjoabdikarimjamayartishi2150
    @bahjoabdikarimjamayartishi2150 6 років тому +7

    Aros ku dale gorma keyga la arki allow aroos kher qaba hhhhh

  • @xafsocabdulqadir5030
    @xafsocabdulqadir5030 6 років тому

    Alfa mabruuk ibrahin geedow cawaale

  • @zakariyehussein9991
    @zakariyehussein9991 5 років тому +1

    Asc tahay igu Yaa uu oo iyo 👫🎤👬👬👫👫👬👫👬🎥💜🎶🎵

  • @bilanolad7096
    @bilanolad7096 6 років тому

    Wa kadhacay ariiskani wlh

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 років тому

    What a song what a aroos isku waara

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 років тому

    M.a amazing cod and aroos wale

  • @mohammedadan700
    @mohammedadan700 5 років тому

    Inta hesta jacel ila qiyama

  • @sowdocadar5564
    @sowdocadar5564 6 років тому

    Hmblyo hmblyo wllky ibrahim