Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WAREYSI FANAANADA MARYAN MURSAL CIISE BOOTAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Dhamaan Asxaabta Soo Booqato Barta Aan Ku Leeyahay Youtub-ka Waxaan Si Xushmad Leh Uga Codsanaa In Ay Subscribe Dhahaan Si Ay Ula Socdaan Barnaamij-Yada Aan Soo Galiyo Bartaan.
    Waxaa Si Fudud Ku Heli Kartaa Fanaanka Ku Marti Ah Barnaamijka Fanka Iyo Suuganta Sntv Oo Aan Ahay Soo Saaraha Iyo Tabiyaha Barnaamijka
    iyo wixii kale aan u aragno inaad wax ka faa'iideysaan
    Ku Soo Dhawoow Gacmo Furan

КОМЕНТАРІ • 16

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 роки тому +6

    Maama qaaliyaa oo aad ujecel wadankeeda 🇸🇴 iyo wadaninimada waa alla maama mcn kujecliyaa oo kugu xasuusi ogiyaa ''somaali u diida ceeb naftiina u diida caay '' alloow cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo hooyadeen soomaliyeed amiin . Again i love you maama maryan mursal ciise bootaan ♥️🙏🏽👈

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 9 місяців тому +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن نجمة الصومال مريم مرسل عيسى الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 4 роки тому +2

    first One Guuleyso Hamdi abdulahi Jirow Wlshy

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 4 роки тому +9

    Maxaad ogu abtirin, Maryan Mursal aa looyaqaan.
    Teeda kale, qoftiyoo ku hor fadhida ayaad tariiqdeeda warqqad ka aqrineysaa,

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed7874 4 роки тому +2

    Masha Allah

  • @raxmocumarrerry4216
    @raxmocumarrerry4216 2 роки тому +1

    Masha allh mamo maryan nolow

  • @drsnakruuma8092
    @drsnakruuma8092 4 роки тому +4

    Mama maryan mursal ciise❤💋❤❤💋💋

  • @siyaadsayiid2468
    @siyaadsayiid2468 4 роки тому +2

    Waw waw my mur bootam

  • @user-lg6xt6vy8c
    @user-lg6xt6vy8c 2 роки тому +2

    Nooloow fanaanadeena qaaliga ah

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 2 роки тому +2

    Way kulumiyeen ee tobadkeen

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 роки тому

    Mamadan Aadan u jclahay wlhi m.a fananad Aan jclahay

  • @dagganshafeec2960
    @dagganshafeec2960 Рік тому +1

    Maryan mursal ilàhow jirkeda cadaab kadhowr

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 Рік тому

    Maamo Kharan

  • @fantafamilychannel6481
    @fantafamilychannel6481 Рік тому

    Wale San ma warye lagu yahay 😅😅😅 😂

  • @salimmohamud5390
    @salimmohamud5390 2 роки тому

    Club ,bar ?