Uma maleymaayo fanaaan saan loo jacelyahay inoo fanka soomaaliya inoo ku jiro Xasan aadan samatar waa Nin wey dadka asiga ayaa jaceylka ku beeray mansha Allah
Hoboladii Waa beri Fan kama danbayn bal fiiriya Xushmada Karaamada iyo Wanaaga aan wali Salguurin ee ay isu hayaan Ayagoo Cimriga jooga Masha allah Walee Sharaf iyo Wanaag in Walalo lagu Ahaado wax ka fcn la waa Alle Cimriga ha idiin dheereyo dhamaan hoboladii Waaberi Waxan Arkayaa Maamo Zainab Cige " Walee Aniga Caashaqu Wehelkayga Weeyan" wxa kle oo an Arkayaa Mamo Maryan Mursal
i know Im randomly asking but does any of you know of a tool to get back into an Instagram account..? I was stupid lost the login password. I appreciate any assistance you can offer me.
@@abdallaali9096 nolosha aadbaad u fahamsantay wlhi... anaaba og in dhalinyarnimadoodii ay ina mid uun ahaayeen. Ee biniaadamku markay waaweynaad noloshoodii ayay iska dhex daawadaan haddii xataa wax ka dhexeeyeena waa iska iloobaan ama wax macno daro ah ayay u arkaan maxaa yeelay nolosha gabogabadeeda ayay joogaan.
Ya dhagsanaa 2023 Hassan Adan Samatar Maryan Mursal Khadjia qalanjo Saynab cige Ahmed naaji saccad Legends The golden age of Somali music 70s-90s. Sir maxammud Abdi Holland Canab Marwo Nuur daacaaly Qamar Legends
Walaahi in aan joogo tiyaatarkii aan u maleeyay markaan arkay fananintii aan ku soo aqliyastay baba Ahmed naji ,Hassan Adan ,mama feynus mama Maryan mursal,Qamar harawa,Khadija qalanjo and Seynab cige 😘😘😘😘😘
I am from kenya waxan ahay somalida kenya markan firsatho fananitena somaliyed oo isku imathen wan ilmeyna wayo nasib uma yelanin wadankeyga oo nawad ah kenya qurbo wax madanto lakin now waxan daganahay london lakin wan jeclan la somalia oo nawad inan arko insha allah wan rajeyna
Faynuus sh daahir mamo wali aan cuslaan wlhi wan taageera maamada fankeedii Hore iyo Imika wax difference uma dhexeeyo bal ila eega say u ciyaarayso 1:02:16 amazing maamo Allah ku daayo 🙏❤
Hassan Adan Samatar is a Somali legend. Well respected throughout. Born in Buur and graduated from excellent Hoyga Fanka ee Hargeisa. Cimri Dheer iyo Caafimaad, Akhirona Janno
Alla macaana markaa kulantaan dad ad wada shaqeeyn jirtay oo dhaamntoot caan wada ah ilhy ha idin sharfo waa dad mudan in la xasuusto waqti walba mudana taarikh in laga qoro
Soomali wax wada dhashay oo walaao ah waan ka waayey -- WAABERI kaliya ayaa walaalo ah. Dadka ayaga kale yaa ka dhiga?!! Qabyaalad waligaa ku arki maysid - ayaga uun baa isku Qabiil ah. Farxad iyo Jaceyl ayey haystaan Soomaalida kale laga indho-saabay. My all time Favorite-keygu Waa laba Gabdhood Maryan Mursal waan jeclahaa maalin inaan la kulmo insha allah. Gabadha kale Waa iga dhimatay AUN Alle waan ka baryayaa inaan Jannadi ku kulanno. Waana Kinsi Xaaji Aadan😂😂
😭😭😭 labo jeer aya khashucay marna waxa jeclestay inan jiri lahaa xiligi napad ahaa oo fanaanintan qiimaha leh la kulmi laha iyago dhalin yaro ah mar kalana wan khushucay oo waxaan xasuustay in aan dunidan lugu wareyn gabow iyo da’na aadna ka carari karin 😭
GUUSHA BULSHADA 😂 haye walal subscribe wan ku saaray inkasto somalidinan marki ad channel da idin kala kicino viewers nugu heshan lacagna yelatan nugu kibirtaan xita qof video iska so dubaya o no mahad celinaya idinkuma jiran inad bulshada si kala fogeysan xuman ad channel kina so dhigtan moye kkkkkkk ha ila yabin adiga kama wado lakin kuwa horan la kulmay on kugu so xasustay
Alla qurux badanaa .walaahay wan qiirooday.waxaan nahay dad tagtadoodii hore ay ka fiican tahay taagantooda maanta.Hoobaladii waaberi inta dhimatay Janno waarta Allaha siiyo.Allaha xifdiyo inta inoo nool weli
Masha allah Qadiija qalanjo wali quruxdeedu waa is haysaa, waa mid ay u dhaley ee maaha mida tukaanka laga soo gato hada, waa gabadhii ku guuleysatey quruxda gabdhaha 1970kii waa markey gabadha yar ahayd. Dhamaan waaberi waa dad is jecel ilaahay haydin barakeyo cimriga.
Uma maleymaayo fanaaan saan loo jacelyahay inoo fanka soomaaliya inoo ku jiro Xasan aadan samatar waa Nin wey dadka asiga ayaa jaceylka ku beeray mansha Allah
Hessanow Edan nooc walba waad u haystay legendary. Waxaad tahay astaan u taagan fanka isirka soomaaliga. Xasan Adan waaberi legend.
Feeynuus Shiikh Dahir😍 Xaflada wey shiday wlhi
Wali maduqoobin farxada kamuuqato Quruxda & Dhoola cadeynta kaalay iska arag🔥 Hablaha sanadkan jiraan kashidan tahay👏
Samatar waankusalaamay
Walaahi waan ilmeeyaa markaan heestaan maqlo,Dalkeeygoow dushaadu waa barwaaqee,Dalkeeygoow dabeeyshaadu weey udhoontahay,Meel aan kugu doorsanaayo miyeey dunida ku taalaa,Maya Maya Walaahi 🇸🇴😭😭🇸🇴💙💙
Runtii waxaan ilmeeyaa marka aan arko dadka somaliyeed ee micnadarada maalinkasta loogudilo dhulkeenii sharafta lahaa .... anagaa gacmaheena isku fidnaynay allow nagalaqabo
Wlh qiira iqaaday farxad kuwada joga somali maxamed mel walbo dhiga mar walba waa kan dadka isku soo jiido oon kala sarin Allow qalubten qabiil kabixi oo somalinimada gali😍😍😍😍💋💋💋💋👌👌👌👌
Salmo Mohamed
Dalkeeygoow Dushaadu Waa Barwaaqee Dalkeeygoow
Dalkeeygoow Dabeeyshaadu Waa Udgoontahee Dalkeeygoow.
Ustaad Axmed Naaji & Dhamaan Hobolada Waaberi Inta Nool Cimriga Allah Ha Ubarakeeyo
Inta Dhimatay na Rabbi Ha Unaxariisto.
Fariid isma qariso like isar hadad tagerto maryan mursal
Alaw daa oo cumriga u dheere
Fadliga ciida awgeed subscribe iisaya
Amiin alow cimriga u dheeree hooyo maryan mursal waa hooyo soomaaliyeed.
Hassan Adan Samatar fans number one sxb like haila dhafinaa hadii fans tahay
Hoboladii Waa beri Fan kama danbayn bal fiiriya Xushmada Karaamada iyo Wanaaga aan wali Salguurin ee ay isu hayaan Ayagoo Cimriga jooga Masha allah
Walee Sharaf iyo Wanaag in Walalo lagu Ahaado wax ka fcn la waa Alle Cimriga ha idiin dheereyo dhamaan hoboladii Waaberi Waxan Arkayaa Maamo Zainab Cige " Walee Aniga Caashaqu Wehelkayga Weeyan" wxa kle oo an Arkayaa Mamo Maryan Mursal
Samriye Garaad Dhabtii Waa runtaaa Sxb
Fanan amaan maleh dadkii soo gacan qabtay ayey dayaceen adiga xafladunba ku muuqata
@@abdrahmandhuule1418 dayaca aad ka hadlayso muxu yahay teeda kle xaflada aad ileedahay way kuu muuqataa Adeer Anigu xaflad kama hadlin blse Wxan ka hadlayaa Sharafta iyo Wanaaga ay Still isu hayaan iskuna Jecelyihiin Ayago Cimrigan jooga oo waayel noqday waana wax lagu faano Waxa kle oo aad tidhi Fanaan sharaf male Adeer Fanaaninta Somaliyeed Cid muzhahar siisa oo dhaqalaysa ma jirto bilaash baad heesohoda ku dhagaysataa markabad waliba wax ka sheegaysa Sharaftoda tusaale Wxa kugu filan Sida ay wali isu Jecelyihiin hoboladii Waaberi halka kuwa yaryarka ah ee hada Fananiin isku sheega ahi Mediaha Cayda Aflagaado iyo dhagahadal isula fadhiyaan
@@abdrahmandhuule1418 omar dhule aabaha miyaa sxb
Wey i dhibeysaa inaan arko Zeynab Cige oo sidaas usii da'du u hareyneyso ❤ Alloow ku dhowr.
qabyaladii SOMAALI waxaa laga dhaxlay bulsho is nacab iyo fanaanin is nacab viiv Dowlad somaali iyo fanaaniti hore 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤😍😍
Farxadii hore ayaan xasuustay intan ayaa iga badan inta len ha iga maqnaaato ma dhahi karee allah soo aruuriyo❤❤❤
Hassan Adan legend samatar still look handsome and young mashallah 😍💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
ma ku guurina inaabti
OONBEEL Media wax walan
@@princesssumeya6801 wlshey wax waalan mahadsnid
i know Im randomly asking but does any of you know of a tool to get back into an Instagram account..?
I was stupid lost the login password. I appreciate any assistance you can offer me.
❤❤❤❤
Abukar Mahdo Muuqaal duube ka wanagsan ma jiro Somalida.
NOOLOW BRO👊❤
Qamar harawo
Feynus sheikh dahir
Khadija qalanjo
Maryan mursal
Hablihii waberi sidii ayeey uu qurux badanyihiin mashallah daad qimo bdn nolada inty nolol jirto🥰
Maryan Mursal ku Haystaa ALLAH haku siiyo Cimri iyo Caafimaad adi xasan Aadan samatar axmed Cantara Naaji❤❤🤲
Faynuus shiikh daahir caadi maaha sidii barisamaadkii bay u ciyaaraysa 😍😍 All legends are in the building ❤️👏🏽🌹
Yartii reer Galmudug Wlhi mar baa Shaki IGA galay Fayruus in ay tahay Caadi maaha
@@zainabmilaano2011
Dr. Zeinab Faynuus shiikh daahir iyo Xasan Adan Samatar ma isku cid ba ado mahadsan wlshy
Bar ka yar fikir dhalin yaranimadoodii
Hada ayayba sidan isku jecel yihiine
Wabari legends 🎤🙏🔥🔥
Dad iyagoo wayn isjecel hadaa aragto waxeey garen xadkiii nolosha qaboobeed oo waxa ey rabaan waa ey heli karaan
Dadka dhalin yarada ahna waxaa kala geeya shiid iyo daruufo sxp marka inaa fahantay rajeynaaa
Abdalla arrinka sidaas maahan dadkaan ayagoo dhallinyaro ah ayey waddanka joogeen. Waxaa is jeclsysiiyay waqtiga ay soo wada qaateen iyagoo midba gobol ka soo jeedo ayey Walahood iska jeclaadeen. Waxay ka yimaadeen Qaran dhisan oo Intay maalin oo dhan isla joogaan habeenkiina Teyaatirka ay dadka ku maaweelin jireen. Cadka ayey kala goosan jireen. Balse dhallintiina is bedala oo Qabyaaladda iska jira. Walaalo noqda oo Mustaqbalkiina dhista oo qofna ha u dabafariisanina
@@abdallaali9096 nolosha aadbaad u fahamsantay wlhi... anaaba og in dhalinyarnimadoodii ay ina mid uun ahaayeen. Ee biniaadamku markay waaweynaad noloshoodii ayay iska dhex daawadaan haddii xataa wax ka dhexeeyeena waa iska iloobaan ama wax macno daro ah ayay u arkaan maxaa yeelay nolosha gabogabadeeda ayay joogaan.
@@sharmarkeahmed6278wa qaldan tahay walaal nolosha sidaa umaleneso ma ahan faqri ahoo ama taajir farxada wa loo dhashaa nolosha gabo gabadeeda kuma xirno sida ula soco
Hooyadee iyo aabahey allha u naxariistee waxey isku jaclayeen ileen fananiintan is jacel aa usoo heseen anakana mursal Faladagan iyo fartuun balbalaarka waxuu furitankeena u badan yhy hees walan iyo jacel jah wareer ah aan dhageesani caku samanka aan jogno iyo nasiib xumadeena
kkkkkkkkkkkkkk wale wa runtaa abayo umadii hore umad xalal ahayen
Asia amoon ibraahim sax💔
Walaahi si kal iyo laab aan u qoslay been ma aha jacel waa kii hore
Eedo macaan waa runtaa waxaa dhageysan jirney heeso jaceel an ku heynin kuu ridaayo
Walaahi hadaad maqashid qaarkood run ayaadba moodeysaa ...aniga iyo xaajigeyga afartan Sano Ayaan isqabnaa
Alxamdu lillaah weligeenane isma furin ilaa iyo hadda..that's real love.
@@khadjaissa222 maasha Allah.
Hakaba ❤️ mesha aan ku dhashay alfanan Hasanow Eedin Samatar kan Baydhabo joga iyo kan Burco joga codkiisa gaarsiiyey yaa labac dhigi kara 🇸🇴🇸🇴💚💚
Baydhabo bartan ku dhashey i love
Cidna
Berdaaale
Ilaahey caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo inshaAllah. Mahadsanid Samatar.
wallhi faynus cawa way kacsantahy 15 jir way kafududahay m.a allaha ino dhowro fananinitena wan jclhy fananintii hore❤❤❤❤❤❤👌👌
Alloow nabad nooga dhig wadankeena somalia asagaan qaymo ku leenahaye oo dadka somaliyeed bogooda burcad isumari caade qaataha shisheeye kalkaal ka ah naga qabo adaa caadil ehe!🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴👍👍❤❤❤❤❤👍🙏🙏
Heesta Ahmed Naji wlhi qira i qabaty 😭😭😭😭😭😭
Allahayow uso ceeli sharafti ay lahayd Somalia 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Aamiin yaa Rabbi🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Amiiin
Amiin sis,
Putland ayaad la ordaysaa szb markasad sharaf somali doonaysaaa
@@allaaamin6680 putland maxaya 😅😅 war hanagu sakhramun anaku ree Djibouti ban nhy putland garan mayne
Faynuus Sheeq Daahir Xusuus Ayay I galisay all waaberi we love u❤️
Ya dhagsanaa 2023 Hassan Adan Samatar
Maryan Mursal
Khadjia qalanjo
Saynab cige
Ahmed naaji saccad
Legends
The golden age of Somali music 70s-90s.
Sir maxammud
Abdi Holland
Canab Marwo
Nuur daacaaly
Qamar
Legends
Abdi holland
Lafoole juba rag badan dadkaas ba iloowday
Qamar harawe
inta Somali jcl Like ha Ii Saarto🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Samiya Mohamed inta nacaaabnaa
Xasan AAdan wuu istaahilaa. Waa Fannaan wayn oo Somaliyeed oo weliba calool wanaagsan. Qof walba oo Somaliya ayaa jecel Xasan Aadan. ...Salaan qiimo leh naga guddoon...from Laascanood
Khadiijo maxamuud qalanjo ilaahay ha ku sharfo qurux aan dhamaaneyn qaadir kugu deeqay
Faynuus Sheekh Daahir cajiib iyada unbaan daawanaya inaba caadi maaha ciyaarteeda noolow faynuus👌👌👌👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤
Saynab maxamed cige ilaahay cimriga iyo caqligaba haku barakeeyo waligayba waan jecla saynab muxuu jaahil ka ogyahay👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Kkkkk sax wa qof qalabi fiican aniga ii dhiiga aan hadla kutah mashaallah allaha cimrika u dheerayo
Zaynab Cige Fananad ween
Wxan ku xasuusta heestii Ahayd " Walee Aniga Caashaqu Wehelkayga Weeyan geed Layga beeriyo Wadnahayga Weeyan Wixii eed ka Sheegtana iskuma Wanaagsanin Warna nama dhex mari karo" oo hooyaalee hooyalow hooya hoyaaleey.Alle ha xiftiyo Maamo Sharaf leh Waaye wlhi
Sidaa weyaan wllo ayakaa kuleh
Ayan Muuse gdudib
Walaahi in aan joogo tiyaatarkii aan u maleeyay markaan arkay fananintii aan ku soo aqliyastay baba Ahmed naji ,Hassan Adan ,mama feynus mama Maryan mursal,Qamar harawa,Khadija qalanjo and Seynab cige 😘😘😘😘😘
Thanks Abukar mahdi 😘😘😘😘
Farxadda iyo is jeclida ka muuqata ayaaba wax la siista laheyn wlhi waan jeclahay dadkayga❤❤❤❤
I just turned 25 I wish I lived in his era and all the waaberi fanans May God protect them. London you showed out!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Really i think iam one year older then u
Xasan Aadan samatar fanaanka somalida ugu heeso badan weeyi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧🎧
Hassan Abdi SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAL
Qofka markuu qaran yahay ssidaan baa lagu garnaayaa bal fiiri dadk soo dhaweeyay jareer iyo jileec, maay iyo maxaatiri, soomaali oodhan
Aabahey ayey askari xoga dalka isla ahayeen walle muxuu igaga shekeyey tariqdodi hore 🇸🇴😥
Hhhhhhh sxb mahad aabaha ma jamhad buu ahaa
Hhhhhhh sxb mahad aabaha ma jamhad buu ahaa
I am from kenya waxan ahay somalida kenya markan firsatho fananitena somaliyed oo isku imathen wan ilmeyna wayo nasib uma yelanin wadankeyga oo nawad ah kenya qurbo wax madanto lakin now waxan daganahay london lakin wan jeclan la somalia oo nawad inan arko insha allah wan rajeyna
Faynuus sh daahir mamo wali aan cuslaan wlhi wan taageera maamada fankeedii Hore iyo Imika wax difference uma dhexeeyo bal ila eega say u ciyaarayso 1:02:16 amazing maamo Allah ku daayo 🙏❤
Samatar
Waaberi Team maansha Allah, dad is jecel. Bal eega Qaranimadu Qabiilka ka Quwadweyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciidi iyo dhulki 🇸🇴🥺Hooyo ❤️waa lama hurankiye 50:00 ax illhow nabad ka barinay 😭😭😭😰🤲😔
masha allaah fanaan qaran xasan aadan samatar anaguna waanu kusoo dhawyn soomali oodhan baad marti utahy caawa illahy haku barakeeyo waa suu sheegay wiilkii hadlayay wuxuu dhahy ciyaalku xata heesahaga ayay qadaan waa run
Subxanalaha wlhy waxa wax lagayaba ah ragan iyo dumarkan isku dhag dhagaya ayaga oo ajanibkala ah war allah halaga cabsado oo waala dhimane dumarooow is astura ooo raga ajanibka idinka ah kaxishooda yaa alllah umadada xaqa tus waxn kaloo layaba dadka comatiga soobixinaya ee qaarkòod odhanayan horay u socda wllayl xagay u socodan ma macasida iyo waxn alllah ralika ahayn
*hoobal waaa darajo aaan lagu tilmaami karin qof lasta oo micphone qaaata oo yidhaahda waan heesaya lkn xasan aadan samatar waa ninkaaas hoobaalka dhabta ah noqday*
*XASAN AADAN SAMATAR- FII QULUUBINAA*
Mohammed Jaamac mabjiri dono Sxb dislike Waayo kalimadahane Waa sax
Markan da'da jiray 15 one of my fav song of all time hassan adab samatar legend🙋♀️
Waxa hada heeso oo dhan xitaa hadii leeysku dardaro xasan adan samatar ma gaaraan nin tagay waaye ninkaan👏👏👏👏👏👏🙏
Allah cimri dheer io caafimaad haku siiyo aad ban kuu taageeraa xasan aadan samatar😘😍🌹🔥❤🙏
Ilaahay ha u naxariisto axmed naaji sacad 😢 dalka jecla laguma aasin ee heesaha macaan u qaaday 😢
Mamo maryam ciyal xafada waye Allah cafmad iyo cimri ku da,aa ❤🤲🥰😍😘
Hassan aadan samatar hadaad maqasho Fanka Soomaliyed Ayaad maqashay🎤🇸🇴💙 fanaanka kaliya marku Maqrafoonka Qabta asagoon weliba heesin baa xaada kusii istaagi walahi❤ allow ku xafid Aabaha fanka soomaliyed Hassan Aadan Samatar ❤❤❤
Daqiiqada 1:15:20 waan qiirooday wlhi (Markaan jiray da'da 15🔥❤) Xaflada halmar eey isku badashay farxad & dabaal dag Aniga oo meesha joogin isceli waayay😭 Allow kuxafid LEGEND Hassan Aadan Samatar❤👏
Dalkeygoooo😫😫😫😫😫
Allooow musdisho nabad igadhig😭
qaxooti inan dan moodo 😢😭 melan kugu doorsanayo miyey dunidaba ku taala dalkeygow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qaxooti inaan Dan moodo melan kugu doorsanayo miyey dunidaba ku taala dalkeyfoow
😥😥🥰🇸🇴
@@abdiadnaan7596 haaaa OK kuqabo subscriber Wall
Maya maya
Heestaan qaali waaye wlhi
Xasan Aadan Samatar legend Soomaali micna wayn ugu fadhiyo Cod libaaxle Cimri dheer Cibaado Suuban iyo Caafimaad ayaan kuu rajaynaa
Masha allah Adeerkeey Hassan Aden Samatar Nolow Adeer Mcn Cimriga Allaa Ku Siyaadiyo Insha allah ❤️❤️🥰🥰🥰😍🙏
Hassan Aden Samatar Gold Legend Somali ç , thanks u Abakar for this welcoming programm for Samatar.
Dadka Somaliyeed in eey is jecel yihiin Yaa ila gartay oo bilaa micno leesku dilo
xasan adan samatar waanin kuween oll somali ween
Xaqiq walahay wa dad wllo ah anagi kamaqnayn aya hilibku nakacay farxada
Comment micno weyn xambaarsan
Axmed naaji sacad
Hassan aadan samatar
Bashiir Cali Midnimo
Cabdirisaaq Gaadaco
Maryan mursal ciise
Feynuuz sheekh daahir
Qamar cbdilahi Harawo
Khadiijo khalanjo
Zeynab Cige
😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxyar inaan ka daawado ayaan rabay lkn midba mid bay ii dhiibtay allaha Idin raajo Cimriga kuwiina dhintayna rabi ha u naxsriisto😢
Hassan Adan Samatar is a Somali legend. Well respected throughout. Born in Buur and graduated from excellent Hoyga Fanka ee Hargeisa. Cimri Dheer iyo Caafimaad, Akhirona Janno
Wow Libaax Yada is hilay
Diinsoor uu ku dhashay.
Alla macaana markaa kulantaan dad ad wada shaqeeyn jirtay oo dhaamntoot caan wada ah ilhy ha idin sharfo waa dad mudan in la xasuusto waqti walba mudana taarikh in laga qoro
Wllhi dadka somalida waa dad isjecel islana dareema farxadooda alle ha daayo inta ila aragta in ay
Somalidu isjeceshahy #like me
Faynus Iyo maryal Allaha Janada ugu bishaareeyo
Maryan mursal maamo aan Taageero noosoo Hoos ciyaal baa nadhibay intaa soo waynaaday codkii fanantii Hore waxleh ma arkine xili waxan joognaa Balbalaarka noo heesto 🤔🤔 Legend xasan samatar &Faynuus shiikh daahir maamo aan jeclahy cimrigaaga cibaadosuuban OLD IS GOLD
Indho Uroon SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAL
Heesta uu qadaayo cabdi Holan yaa qaaday magaceedna???
Aamiin
😂😂😂😂
😂😂
Hassan aden was so excited to see Maryan mursal wow Manshallah old friend 😍
Old is gold
Qalbi nuura .naa bal kaaly
@@alisaladahmed424 xagi bay kalyda
@@Ayan-jd2pv .mininka haasaawaha iyo isku yaaaca
@@alisaladahmed424 hhh kas mili gar ah miyo kuyalaa
Soomali wax wada dhashay oo walaao ah waan ka waayey -- WAABERI kaliya ayaa walaalo ah.
Dadka ayaga kale yaa ka dhiga?!!
Qabyaalad waligaa ku arki maysid - ayaga uun baa isku Qabiil ah. Farxad iyo Jaceyl ayey haystaan Soomaalida kale laga indho-saabay.
My all time Favorite-keygu Waa laba Gabdhood Maryan Mursal waan jeclahaa maalin inaan la kulmo insha allah.
Gabadha kale Waa iga dhimatay AUN Alle waan ka baryayaa inaan Jannadi ku kulanno. Waana Kinsi Xaaji Aadan😂😂
Gabadha buran labo hees isku xigto qaday xasan xita u istagay waa hit inta igu racsan like plz
Waa Canab Imaciil reer Djibouti weyi
Waaf waaf waan sugayeye caawoo dhaan sodaaya the legend xuska 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
Allaw ahmed naji cimriga iyo caafimaadkaba u barakee fanaan muwaadin halgamaa soomali legend
Nuur Daalacay . Xasan Adam samatar. . Axmed naaji mabasoo
Koobikaro salaanqiimaleh Ayaan
Idinkysalaamay Ciidwanaagsan
Dhamaantii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Alloow Qaranimadii noo soo celi, jaceyl iyo marxabbo aan qiyaas lahayn.Hobolada waaberi hooyadii fanka soomaaliyeed. Guul iyo farxad.
Kuwa Fanaan ahaan u yaqaan
LiL baliil iyo CK
Maba dhageystaan miyaa
Fanaanka qaranka Soomaaliiyeed
Legend Hassan Adan Samatar
Big respect
Maama Feynus SheekH Daahir Alle haku xafido Ruwayadahagi hore iyo kuwa dambe wlh waad iga qoslisaaa Ruwayad aad kamaqn tahey Iimaba soconeyso wlh 😘😘😘😘😘
Hooyo feynuus abbe hassan adan hoyo maryan hoyo zeynab umac❤💋🌹
when the legends come together is just like that ....
Iyo c/khadar laari iyo c/nasir macalin caadi maaha
You look for
Old is Gold really , I love all waberi legends !!!
Fan waa kii horey waaberi ☝️☝️☝️💖💞💖💝😍🔥🔥
Ilaahay danbigaaga hadhafe iisaara subscriber
We might politically disagree, but we love each other. May Allah SWT unite us.
Alla yaa dib noogu yareey fananinti wabari wooooow bal eega siday u ciyarayso Fayruus sheekh daahir wlahi inanay jjirin islan inteeda leeg oo sida u ciyari karta wooow malintay 25 jirka ahayd baad moda mal maryaan.mursan eega
*_#LEGEND_**_( 2) MAAHA FANAAN LAWADA LEEYAY _**_#XASSAN_**_ _**_#AADAN_**_ _**_#SAMATAR_**_ INTA TAAGEERTAH _**_#LIKTA_**_ HAYLA DHAAFINA PLZ_*
❤💛❤💚💛💜💙💖❤💚
Old school caadi maaha Bashaal ayaamo iyo wadankii ayee soo xasuus teen 😂❤❤❤ Waan ka xumahay in aan group kaan aan isku da ahayn 😢😭😭😭
Hassan adan samatr inta tageerto like👍👍👍
Seynab allaah haku xafido anoo caruur ah ayaan kugu daawaday riwaadii xuud baaliqay jacayl
Haaaaaah allay lehe
Masha allah Hassan adan samatar wlc come legend 👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
waan u seexan hada 17 daqiiqo ayaan daawadaye shaqaan leeyahaye bari harawo samatar m mursal faynuus kh qalanjo zaynab cige AN sacad legends👏🏽
xasan aadn welcome london nin qimo leh legend xasn,aadn,samtar
Aniga Khadija QALANJO 💋❤️ wali wan jeclahay naagta ugu qurux Somali oo dhan
Abtiga jaceyl maa ku gale oo u qaade khadijo qalanjo
Abti wan ku Salamay
masha allah jacaylka fanaaniintyada iyo shacabkoodu isu qabaan hawaaro
waa kuwan fanaaniinta Aan jeclahy fankooda ilove u 😍😍😍😍😍😍
4-0
Alla ha caafiyo Cabdirisaaq gaadaco waa fanaan akhlaaq wanaagsan oo dad jecel
fanandiinta hada joogo waa iney isu jeclaadan sida kuwa waaberi eey isu jecelyihiin mashalah.
Xasan aadan awoowo ilaahay hakaa soo hadeeyo heesahan 😍😍😍😍😍😍😍 runtii ma Jecli adigoo heesaya inaad dhimato
I wanna see Hassan Adan Samatar😭😭😭😭😭😭
@
Samsam Cadey... Come 2 Djibouti Ill hook u up
Me too
Odaga ha waalina Reer Uk...Xassan Baashi Big legend Xittaa Shaacirada Waa Number 1..Isaga & AUN..Magool Allah Yaa-Raxma....scww.
Wixi hore qub ged qolof leh xididadisa adagyihin ba mesha maraya wah wah dadkii hore idin jacelnahay tolahi ♥️♥️♥️
Warda Sagal SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAL
Jeceliyaa mamo maryan mursal alow cimri dheer cafimad ku sii iyo cibado subaan ❤️❤️❤️💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏💋💋💋
MASHALLAH all Somali legend musicians wish you long life with good health
Fan waa kii hore fanaaniintii hore waxaan ahayn iima dhadhamaan intii dhimatay Alle ha u naxariisto inta noolna cimri dherer cibaado leh
😭😭😭 labo jeer aya khashucay marna waxa jeclestay inan jiri lahaa xiligi napad ahaa oo fanaanintan qiimaha leh la kulmi laha iyago dhalin yaro ah mar kalana wan khushucay oo waxaan xasuustay in aan dunidan lugu wareyn gabow iyo da’na aadna ka carari karin 😭
Yes waba sas adunkan qimu wayn malih
Ayan 2019 ❤️ wa runtaa walaal
Isma Lurto SUBSCRIBE IGU CAAWI WALAL
GUUSHA BULSHADA 😂 haye walal subscribe wan ku saaray inkasto somalidinan marki ad channel da idin kala kicino viewers nugu heshan lacagna yelatan nugu kibirtaan xita qof video iska so dubaya o no mahad celinaya idinkuma jiran inad bulshada si kala fogeysan xuman ad channel kina so dhigtan moye kkkkkkk ha ila yabin adiga kama wado lakin kuwa horan la kulmay on kugu so xasustay
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 😂😂😂
Mahadsanid Walal
Anigu hees xita masoodhigo bal booqo video yadeeyda😂😂😂
Alla qurux badanaa .walaahay wan qiirooday.waxaan nahay dad tagtadoodii hore ay ka fiican tahay taagantooda maanta.Hoobaladii waaberi inta dhimatay Janno waarta Allaha siiyo.Allaha xifdiyo inta inoo nool weli
cawa way shidantahay waxa la tebay caawa tubeec iyo ilma mooge magool iyo sahra axmed , qalinle iyo khadra dahir , giriig iyo hibo nuura , cisman gacanlaw iyo kuluc iyo aamina cabdilaahi , kinsi xaji adan iyo xarago
Iyo saado cali walee dad manoola
Ilaahay ha u naxariisto Intooda badan.
Ahmed naaji sacad legend noolow.
beentaa maaha
Alle Godka Ha U Nuuriyo dhamaantood, Inagana haynooga daba naxariisto.🙏
Masha allah Qadiija qalanjo wali quruxdeedu waa is haysaa, waa mid ay u dhaley ee maaha mida tukaanka laga soo gato hada, waa gabadhii ku guuleysatey quruxda gabdhaha 1970kii waa markey gabadha yar ahayd. Dhamaan waaberi waa dad is jecel ilaahay haydin barakeyo cimriga.