Mucjisadii Bullaxar. Ka baro habka kebaabka looga sameeyo Kaluun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 259

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash  2 роки тому +28

    Share please

    • @yuusufsamiiz9554
      @yuusufsamiiz9554 2 роки тому

      Facebook page so dhig 🔥✋️

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 роки тому +2

      I did, no need to ask it’s the law to share you up lifting videos. Thanks

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 2 роки тому

      Adigoo iga raali ah ragaan u samee ila orod gaar ahaan wiilka dada yar raalina noqda

    • @shamsasharaf5281
      @shamsasharaf5281 2 роки тому +2

      Turbashash ad ayan ku tagerà qabalad iyo dhaqan xumo midna ku guman arag markan nasasho donayo barnamijyadan ayad dawada

    • @kaydee9766
      @kaydee9766 2 роки тому +1

      Share tu waa howlahayga. Reer dhan baa iga suga!

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 Рік тому +1

    absolutly waa waxaan laga heli karin meel kale dalkeena mooyee Allaah ayaa mahad leh ee kuwii ku shukriya nimcada oo aan ku kibrin Allaha naga dhigo.

  • @rooblebashir5980
    @rooblebashir5980 2 роки тому +7

    Maashaa alaah tabaarakalaah ilaahay mahadii nabad baa naas la nuugo leh. Waan rajaynayaa qaybtii cibaadaduna inaanay ka maqnayn ragaa markaasaa safarkuna khayr yeeshaa aad baan safarada dal barashada ah u jeclahay waana waayo aragnimo

  • @ashaamey5593
    @ashaamey5593 2 роки тому +2

    Manshallah tabaarakallah nimcada ilaahey wadankeena dhegay baan ka soo wada qaxney ilaahay dadkeena ha garsiiyo nimcada iyo nabada uu Allah na siisay
    Thank you to share this video

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 роки тому +23

    Masha allaah jaallayaal ku Raaxeysta dalkiina hooyo allaah nabbada idin siyaadiyo reer Soomaaliland , allaahse annaga oo ah reer Mogadishu Soomaaliya nabbadiina oo kale inna siiyo ii baashaal jaallayaal
    Qurbo nacas annigana ku nagaan maayo wallaahi Norway - bergen baan joogaa insha allaah mar dhaw dalkeyga hooyo usoo noqonayaa Mogadishu ❤️🙏

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 роки тому +3

      Insha Allah wll idinkana ilaahay nabad ha idin siiyo amba waan jecelahay inaan muqdisho ilaa kismaayo ku dalxiiso

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 роки тому +2

      @@moderninformation7931 aamin yaa rabi Wallaal Mahadsanid guuleyso

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 роки тому +1

      Aamiin yaa rabil caalamiin nabadu shacabka ka bilaabantaa oo isku tashada, foojigan, dalkooda ilaashada dawladuhu waxba ma tari karaan hadaan dadku nabada iyagu ilaashan guul dhamaanteenba allah haynagu gargaaro nabad

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 роки тому +1

      @@jamaadnuura10 Aamiin yaa rabbi Wallaal Mahadsanid

    • @nuurmustafe
      @nuurmustafe 2 роки тому

      Insha allah wllo hargeysa noogu imo

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 2 роки тому +10

    Asc maasha allah. Waxaad u baahan tahiin labadiina jointbusiness inaad sameesaan. Laba chef oo qatar ah reer magaal ah. Easy weekly tour 7 tent iyo portable bathroom. Thats it. Self service tour dadka iyagaa kaluunkooda soo qabsanaaya lacagna bixinaayo.

  • @deeqo123
    @deeqo123 2 роки тому +2

    Masha allaah nasiibka alle ha isiiyo

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 роки тому +8

    Maashalah Dhulkeena Xeebuhu Waa Nimco Aan Laga Faaidaysan

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d 2 роки тому +4

    Manshallah mahad sxp nin qalbi wanaagsan ayaadtahay waliba dadkii sida fiican u fakar manshallah bulshada kuu baahan adiga oo kale dhamaantiin mahadsanid waan idin salaamay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 роки тому +2

    Indha dhoofka eegayoow
    Dunida sad ka dhawrayoow
    Dhulkeena nimcaa fadhida
    Dhulkeena (somaliland Nimcaa fadhida ha loogu Xamda naqo kow Allah swt iyo dad keena isku tashaday nabadaa suura galisay in walaaladeenaa dacalada dunida ka kala yimid dadkeena tusaan nimcaday haystaan ee ay ka qatan yihiin)
    You guys made us proud
    Thanks for this great heart and soul warming video

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 роки тому +4

    Masha Allah. Wax idiin qoonsada ALLAHA ha idinka hayo.

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 роки тому +2

    MASHA.ALLAAH DHULKAAGAAD SHARAF KU LEEDAHAY WLLKY JZKLLAAHU KHAYRAN

  • @shamsohashi1127
    @shamsohashi1127 2 роки тому +3

    Maasha Allaah tabaarakallaah cafimaad kucuna wadankeena nimacadiisa Allaha nabad hanooga yeelo Aamiin❤❤❤❤

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 роки тому +3

    Waa qiirooday dhulkeene barwaaqo somaali aloow toosi oo tus nicmadaa

  • @xamralive
    @xamralive 2 роки тому +2

    Maashaa Allaah Bashiir waan jeclahay dadka dhulkooda aaminay ❤

  • @AhmedOmar-ys5ii
    @AhmedOmar-ys5ii 10 місяців тому

    Raggaani waa rag magaalo ku dhashay. Qofku markuu hadlo ayaa la garanayaa masha allaah

  • @Tafo775
    @Tafo775 2 роки тому

    Bashiir waa ciyaal xaafad caadiya meel walo uu tagaba wuu shidaya ✌🏾😀 ceel sheekhna Taagna

  • @ahmedhamad8557
    @ahmedhamad8557 2 роки тому +3

    Wlhi wa maseerey mashalalh.
    Dhulkena aad u qurux bdanyahy

  • @abdimo5889
    @abdimo5889 2 роки тому +3

    Masha Allah Allahu nabada nagu gee dhuulkeen ciyaalka Summer keen insha allah

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 2 роки тому +1

    Maashaa allaah Bashir guuleyso sxb colowe hore u soco waraanoos

  • @mukhtaribrahim2150
    @mukhtaribrahim2150 Рік тому +1

    manshallah dalxiis wacan laakin ku daadala inaad goobta nadiifisaan markaad ka tagaysaan...

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 Рік тому +1

    Mashallah dhulkaygi viva qomiyadi Bahabar Muuse Gadabursi buluxar degmadi lughaya gobolka ee Awdal allaw no barake nimcada🩸❤️❤️❤️🐪🐟🦁💪💪

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 8 місяців тому

    Maansha alaah ale hadin xafido dhulkana alow barwaaqo ka dhig

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому +3

    Masha Allah Ilaahay dalka nabad ha ka dhigo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +5

    Arizona ayaaba la mooda meesha, well done, dhulkiina ku baashala🌹👍🏾

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 роки тому +2

    Wataa nolashu. Wadankiina ku raxaysa. Priceless

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 2 роки тому +8

    Walahi nawada wa macan alle haidin ziyadiyo

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому +5

    masha allah dhulkeena nimco hurda markasay dadkaeen ka cowlan yihiin malin dhowayd waxan dawaday mid reer canda soo duubay muqdisho kaluunka tuna oo 70kg lagu yidhi wa $50 waan yabay oo ciida ka badan iska yaala oo markasuun la soo qabtay lakiin dadkeena hilib balagu qatay iyo sidu qaali y ahay qurabaha waslad yar oo tuna waxa laga yaba inad marmar ku waydo 70 dollar oo la wayoba dadkeena kaluunka ha la baro

  • @kaltuunismail2539
    @kaltuunismail2539 2 роки тому +2

    Muwaadiniin dalkoodii kuraaxaysanaya masha allah alle haydiin ziyaadiyo .. waxaan idinkasoo salaamayaa hargaisa

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 2 роки тому +3

    Wxn oo kale hadaan daawado stress ayn ka qaada lkn insha allah qurbaha wn iskaga soo laaban sida ugu macquulsan 20.01.2023

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 роки тому +2

    Mansha allaah barwaaqo cunto lacag la,aan ah soomaalia uun ba laga helaa

  • @aligelle6706
    @aligelle6706 2 роки тому +3

    Bashka what beautiful village and a beautiful life you made for your self, mashallah enjoy bro we will come and visit inshalah, from an old friend from Northampton days

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 11 місяців тому

    Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanaby dhulka hooyo dhulka hooyo fiicanaa soomaaliland maanshalla guuul qaranka soomaaliland

  • @mohamudissemohamed5233
    @mohamudissemohamed5233 2 роки тому +1

    Stress free life. Guulaysta mudanayaal. Kuna raaxaysta dhulkiinna
    Ka nasta Siyaasadda , waa talo fiican

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому +3

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 роки тому +8

    Yaa Salaam!!! I wish I were with you guys sharing that delicious fish kebab which I blv is highly nutritious. I live in Nairobi Kenya and I think to relocate to Somaliland, especially that ancient town called Bulahaar In Sha Allah. Thank you so much guys for your beautiful clip. What amazed me most is the pristine beach which looks so virgin. Mashallah!!!

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Рік тому

    maasha allh walahi wadankaga ku raaxayso hadad maqashay waa noocan oo kale wax yar ayaa naga dhiman hadii hotelo quruxbadan laga samayn lahaa xeebta si dalxiisayasha ay u yimadaan dhaqaalona waa ka soo gali lahaa dabcan rabi hanoo barakeeyo dhulkeena nimcada dhulkeena taal waa ka indho la nahay runtii

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 2 роки тому +4

    Mansha allah waa cajiib bulaxaar waa xeeb aan inta badan la booqan hadii wado fiican loo sameeyo dad badan aYaa booqan doona insha allah, waad mahadsantihiin sidaad quruxda dalka usoo gudbisid

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 роки тому

      Hakeey ku taalaa wll

    • @singular123er
      @singular123er 2 роки тому +1

      @@Cadar49 waqooyiga hargeysa

    • @asmaibrahim7292
      @asmaibrahim7292 Рік тому +1

      @@Cadar49 degmadi lughaya ee gobolka Awdal Gadabursi power dhulkaygi qomiyadi Bahabar Muuse🐪🐟🦁💪💪

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому

      @@asmaibrahim7292 thank you

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 2 роки тому +1

    Masha Allah aboweyal way inii dhacatay Alhamdulilaah

  • @saudaahmed5565
    @saudaahmed5565 2 роки тому +3

    Asc waa idin salamey kalunka waa shey qaali ah cafimad ku cuna anaga wan idinla cuney sida nogu so bandhiteyn💯💯🤲👍

  • @osmansaid1782
    @osmansaid1782 Рік тому

    Galkacyo bn idin ka soo salaamayaa asxaabta dalxiis wacan bulxaar niyadaa ku hayaa inaa u dalxiis tago shirkado dalxiis igu soo xira

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 2 роки тому

    Masha Allah wxn dalxiis lama odhan karo horumar wacan idin rajaynaya

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 2 роки тому +1

    Dhulkeeno nabad ah wax ka fiicnaan lahaa ma leh, Allow nabad waarta, Aamiin 🤲🏽

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 роки тому

    Asc odayaasha dhaqanka tuur,bashaash and uu,baale wad ku mahad San tihiin Sida aad USO gud,bisaan kudara qaaybaha dhiman isha allah

  • @xooshyare7258
    @xooshyare7258 2 роки тому

    bashiir waaba legend intaas ma iga haysaa buu ku hayaaa

  • @farxancagaf5047
    @farxancagaf5047 Рік тому

    Yaa salaam bariish waa nin cajiib ah

  • @mdh8066
    @mdh8066 2 роки тому +10

    Waiting this episode brother Mahad 🎉

  • @fahadhusein8033
    @fahadhusein8033 2 роки тому +5

    Masha ALLAAH baashaala

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 2 роки тому +1

    Thanks Mahad! I’m eagerly waiting next video!

  • @Mass998
    @Mass998 2 роки тому +2

    Greetings from Cape Town South Africa 🇿🇦. Guys I am coming to Bulahaar soon InshaAllah. Intaas waan kaa hayaa Ina Mursal Eisa Bootan. Chef ayaad la timaadeen meesha, I wish I was born Bulahaar, illahaybaa ka yeelay inaan Burco ku dhasho 😂 😂 😂.

  • @AbdinasirIbrahim-y7o
    @AbdinasirIbrahim-y7o 10 місяців тому

    Rag qiimo badan wlh ❤❤❤ war nolada mar un wan iman

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 2 роки тому +1

    Nin culus baad na bartay. Mahadsanid!

  • @abukids2176
    @abukids2176 2 роки тому +1

    Beautiful life enjoy it brothers Baarakallaah all.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 роки тому

    Buulxaar dhuulkii awowyaashay Ala yaa ii gaaya beautiful video.

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 роки тому +2

    love this guy, my mom is from this town. such a nice little beach. which is always empty

  • @mohaosmanov
    @mohaosmanov 2 роки тому +2

    Maasha allah dalxiis wacan

  • @munirkh
    @munirkh 2 роки тому +3

    Maanshalaah mahad waa nimcaysateen bro. Hilsen Oslo 😊

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Рік тому

    Masha allhu Tabaraka allhu Akbar kariima wal xamdu lilahi rabil caalamiin

  • @daresavage345
    @daresavage345 2 роки тому +5

    Wlhi yall are enjoying life 😂 im coming back in May inshAllah and i have a new spot to visit 💪🏾 keep up the great videos ader ragana salaan sare iga gaarsii ‼️

  • @kaydee9766
    @kaydee9766 2 роки тому +1

    Wow! Business baa halkaa iiga baxay!

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d 2 роки тому +3

    Bashiir channel ma leeyahay si aan ula socono inshallah

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 2 роки тому

    Mansha allh guleysta one. ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому

    Masha allah great vedio as always

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 Рік тому

    inantii gaalkacyo an kajeclaaday wali ma illaawin💞💞💞💞💞

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 роки тому

    Masha Allah wl Mahad dakaaga ku raxeeso

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому

    Bashiiir cooker waa fanaanada maryan mursal walaalkeed

  • @BLAROCOM
    @BLAROCOM 2 роки тому +1

    Ninkan ubaale waa dawlad Calan leh oo ay somaliland u baahantahay. Very social and quality person
    Wax badana xaga dalxiiska ku kurdhin doona reer somaliland

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 2 роки тому +2

    Maashaa allaah
    Ina abti mahad waanku salaamaya
    Iminkaan arkay chanelkaaga SHIIQ DULMIDIID ayaankaasoo raacay BAARAKALAAH quud xalaal ah iyo shaqo xalaal ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 2 роки тому

    Maansha alaa Walaal waa in ay fahmaan dadka dal xiis ka u imaada cleaning yaan xashiika badeena uduga leh idina fisho cafimaad leh ku cuna

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 2 роки тому +5

    Ma sha allah nice I want my husband to join you guys he would love ❤️

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Рік тому

    Ragaan walahy baashaaal ay iskaga jiraaan wlahy waan ka helay wlahy.

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 роки тому +1

    Ku baashal dhulkaaga hooyo..ilaahy nabada haynoosiyaadiyo insha allh dalxiis farxadle

  • @zakariyeabdinour7500
    @zakariyeabdinour7500 2 роки тому

    Mash allah no soo badiya

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 Рік тому

    mashaallah ninkaas kalluunka kasamaynaya kabaabka 💞💞💞💞💞

  • @mohamudhassan8825
    @mohamudhassan8825 2 роки тому +1

    Asc walaalayaal noo sheega aan ka qeyb galnee very nice vacation Masha Allah

  • @indianoceantranslators420
    @indianoceantranslators420 2 роки тому

    Masha allah dhulkeena nimcaa fadhida

  • @fadumosamra4127
    @fadumosamra4127 2 роки тому +7

    Maasha Allah dalxis wanagsan✋️✋️🤣🤣🤣

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 роки тому

    masha allaa masha allaa ,waa wadamada dibada ka soo shaqayso ku raaxayso wadankaaga ama wadankale

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 роки тому

    Laab daleeye
    Kalluunka dalka
    Dada gooye
    Waataa la soo dabayee
    Loo daadshay shabagiiyee
    Waa lagu daldalayaaye
    Daasadaa ha laga buuxshee
    Laab daleeye
    Kalluunka dalka
    Dada gooye
    Allah naxariis waasaca ha ugu deeqo
    Cismaan maxamed cabdikariim (gacanlow) iyo farxiya cali ayaa qaadi jiray jeestay khayraadka baddaeena Radio Hargeisa

  • @safiyayusuf-ti7yw
    @safiyayusuf-ti7yw Рік тому

    Asc mahad aad ayan ku salamay waxan aad u dawada video yasha aad soo galiso markan hargaysa imado Inshalah wan ku soo qabanaya wanad ku mahadsantahay sidad nogu. Soo bandhigtay quruxda wadankena

  • @ibrahimcollow1789
    @ibrahimcollow1789 2 роки тому

    Manshaalla tabarakalaa,your the best guy's

  • @fosiyaabdi5031
    @fosiyaabdi5031 2 роки тому +1

    Masha Allah fresh fish

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 Рік тому

    Maamo maryan mursal walaalkeed ❤❤

  • @awm221
    @awm221 2 роки тому +2

    Mansha Allah so delicious 😋

  • @mother5251
    @mother5251 2 роки тому

    You should open a small restaurant in this area so people can enjoy your food. Masha'Allah.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 місяців тому

    Walahay waa nolol fiican

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 роки тому +2

    Masha alaah Walee Nimo waa taalaa wadankeena 😅😅😅 dad wanaagsan baa tihiin 😂 caafimad ku cuna war ninkan ma cook 👩‍🍳 buu ahaa😂😂

  • @xamralive
    @xamralive 2 роки тому

    Xeebta Qurux caadi maaha Nimco Rabi

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 2 роки тому +1

    Allow dhowr wadankeyga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland. Soomaali oo dhana waa u duceynayaa

  • @aichahassan6111
    @aichahassan6111 2 роки тому +2

    Dalxiis wacan 🙏

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 2 роки тому +1

    Mshllh mahad adi io bashiir wat mhd santihin bls malin walba hal vlog

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 роки тому +1

    HALKAAS HALAY GEEYO--BARAFKA OT BAA IDAASHADAY!

  • @haaheymusicugaaar9144
    @haaheymusicugaaar9144 2 роки тому

    Kkkkkkkk masha allaaah qabowgi odayashu ka raysay kaluunka la Isla dhcaya kkkkk

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas 2 роки тому +2

    Walaal hal su’al ayaan ku waydinaa horta adi MUCJISO maxaa u taqanaa tayda kale horta MUCJISOOYINKA yaa la soo siinjiray ama loo soo dhiibi jiray magaranaysa?
    Please jawaabtaada muhiim ayee ii tahay

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 роки тому +1

    Maansha alaah

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 2 роки тому +2

    Mama Maryan mursal walalkeeda miyaa bashiir mursal mise magacaa kulmiyay.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 11 місяців тому

    Shaahyahan tea ku caba

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 2 роки тому +5

    😂😂😂😊😊😊😊😊malaay kabaab waanu idinka heynaa raaxeeysta nolosha wax ka og 😊😊😊😊

  • @bashaarmaxamuud2312
    @bashaarmaxamuud2312 2 роки тому

    2013 ayaan tagay bullaxar caadi maaha 😍😍😍

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Рік тому

    Msha Allah