SHAMUURI SHAQADIISA INUU KU NOQDO MIYAA CEEB AH? MEEQAA TAXI WADA DAL IYO DIBAD!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 20

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 24 дні тому +3

    Shamuuri shaqadiisuu sharaf ku leeyahay tuugsi faaiido uma ahan .

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 24 дні тому +1

    Wcs masha Allah Jimco wanaagsan shukran, maadi iyo diini waad ku caawisay masha Allah in ay wax ku khaataan mahadsanid !

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 24 дні тому

    Masha Allah walahi wa ruun

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 24 дні тому +2

    Ceeb ma aha in la shaqaysto shamuray waa nool yahay qofkii nool wa inuu wax soo saraa weligi bu shaqaysanayey

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 24 дні тому +1

    Masha allha walahi sax waye

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 дні тому +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 24 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 24 дні тому +1

    Mashallah illaahay a no siyaadio caafimaad ka amiin amiin

  • @hanefa283
    @hanefa283 24 дні тому +1

    SC SHAMUURI UGU YARAAN 3 BIL XABSI AAN UDIRI LAHAAY SOC SOCD IYO FAATAA DHAQ

  • @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
    @SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 24 дні тому

    Mansha allah nimco maskaxda alle haku barakeeyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 дні тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 24 дні тому +1

    Asc abayo shimali qalad ilma laha wayo wilkan waxisa xor uma lahayn waxa so galay ba badneyn sas ay ahaydna magac unba karacday culeysyo badana wa sarana xaga

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 дні тому

    Amiin amiin yaa raabi jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 24 дні тому +3

    Masha allah runtaà kàhàdashay.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 24 дні тому +1

    Shamuuri lacagta inaw ilmahisa iyo hoyadisa guri uha dhiso ahryd nacimo kaligis Nairobi ku soo raxeystey lacagta markay dhatey waa soo nooqday xaraam caleg I 🤣🤣 hayat qurux guri

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 24 дні тому

    Wale markuu lebistay ee uu kenya tegay ee uu gabdho ,hudheelo qaaliya fadhiistay ee uu ka dhex baxay familkiisii ayaan gartay in kaas amarku hayo .

  • @user-cr3rw7qi3l
    @user-cr3rw7qi3l 24 дні тому +2

    Asc waa kusalamaya abayo

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 23 дні тому

    Shamuuri talada ayaa ka wareertey maskiinka haddana hadduu shaqadiisii hore ku noqdey waxba ma dhibaayo tii soo martey dersi ayey u noqoneysaa

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 24 дні тому +2

    Ninkan hoganka waxa u haayay rag badan oo afka u wayeen, nolashane waxa looga galiyay meel fiqsi ah kenya meel aan shaqadisa ahayan baa la geeyay, mid kale lacagta dad baa la cunay oo tuugo ah. Marka Somali illahay imaanka ha u sugo.

  • @saadiaosman1891
    @saadiaosman1891 24 дні тому +1

    Shshamada ma Tata waa bail lacga