Deg Deg Somalia Oo Ciidanka Masar Dalka Keeneyso, Villa Somalia Oo Lugu Kala Cararay & Sababta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

КОМЕНТАРІ • 45

  • @JugtaXareed
    @JugtaXareed Місяць тому +4

    Waan soo dhaweynayaa masar

  • @user-wd8sd8ym5n
    @user-wd8sd8ym5n Місяць тому +5

    Woooow thank jabouti and maser ❤ turkey

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Місяць тому +1

      What thank you? It's a failure!! All of Atmis was supposed leave last year ! It was extended till end of 2024 and now more foreign troops ??

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +2

    MASAR WAXAAN KU OGOLANEYNA AYA AH, JAAR AMA DARS NALAMA AHA, UGA CABSAN MEYNO IN AY NAGU SOO SIQAAN AMA IYAGOO LUGEYNAYA NA SOO GALAAN, SIDEEDABA DARISKA XUDDUUDA AYA LA KALA XIRTA, ITOOBIYANA WA CADDOW SOO JIREEN AH.

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 Місяць тому +11

    Hassan shiikh iyo ina omar geele midna ma awoodo in somalia iyo djibouti way ku fashilmeen

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 Місяць тому +2

    wawar xasan sheeqow ilaahey ka cabsoo ma rabno ciima shisheeyemreykanka xitaa ma saldhiyadooda

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Місяць тому +2

    Xabashidu ha baxdo waa cadaw.

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 Місяць тому +2

    Oohinta Orgiga ka weyn, Sheekadaan Fahad Waa Qowda Maqashii Waxbana ha u Qabanin Yaan la idin mashquulinin Reer Muqdishoow (((Laba Shabab Waa Wada shaqeeyaan)))) Caqligu Ha Shaqeeeyo ((Fahad Wuxuu Maagan yahay Waa Qaraxyo iyo Lygooyo Dowladeena Dan qaran)))

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Місяць тому +1

    Jaahiil batahay Ethiopia wa cadawga uumada somalida

  • @abdullaahihussein2475
    @abdullaahihussein2475 Місяць тому

    Abdulaahi huseen

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os Місяць тому +1

    First one 😂❤

  • @msx6576
    @msx6576 Місяць тому +1

    Masar inay ethopia la dagaasho ayay rabtaa sida wabiga neal loogu furo ee jacayl ay somali u qabta uma socoto

  • @IfraaxAxmad-zu8vw
    @IfraaxAxmad-zu8vw Місяць тому +1

    Adina abowe

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Місяць тому

    Villa somalia waxay noqotay arday kunool wax allaale wixii macalinku u sheego in ay fuliyaan!!!

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 Місяць тому

    Embarrassing! Atmis was supposed to leave 2023 and now more 2025? Hassan Sheik must Leave!!!! We are not a colony

  • @ARegaal
    @ARegaal Місяць тому

    0:48

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Місяць тому

    Masar haday wax qabanayso Falastiin ayey wax u qaban lahayd

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Місяць тому

    No No No Ethiopia nò in Somalia Solis please out of Somalia any Ethiopia person out of Somalia Solis 🇸🇴

  • @MohamedAhmed-fx4km
    @MohamedAhmed-fx4km Місяць тому

    Masrwaxaanleyaxay kepbosooraaiya

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 Місяць тому

    Hadhawato ama hadheerato waa uu eedi doonaa ninkastoo wadankan qaado markeed wax u dhima waaqorantahay maalin un waalaga abaalmarin doonaa haqaseen waxay doonaan (hiranboy)

  • @abdikadirhirsi6223
    @abdikadirhirsi6223 Місяць тому

    Waxan umaleynya cidinka masar wax madhamo kan ethobiya maxa yelay waxa kadal kare xayo Marekani iyo israil haday run shegayan gaza ha udirsna

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 Місяць тому

    waar beenta iskadaya waxa dhukinu uhagaki waayay masar falastin baay waxa ka ceelini lahad oo catab isku ah 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    😅😅😅😅😅 xaalka soomaali koonfur ma kana siib kana saarbaa waxaa ladirayaa askar waxaa lakeenayaa askar maa kuwa jooga ladaayo😅😅😅

  • @user-fv7jg5mw1k
    @user-fv7jg5mw1k Місяць тому

    Waxaa layiri akhiraa war jiraa war warisijiraa anigu ilahey waan la Hadley waxaan idhi ilahow dadka intii isixirtayiyo kuwii jini iadegsadey intadan cadabin kahor Seefo iyo masaro iyo toriyo aan ku garaco isii diyaari markan kaciil belo cadabta ku xeree abahod wasooyin ama xajka ucarar ama Cimro ucarar ama Sadaqo larooror ama Sonta badso ama habenkii oo dhan salatuley usoo jeed ma istiq Faarso wadogtahey in ale kaa cafinen aniga intii isixtey ma jini adegsatayoo adunka waa iska gaban yahey sii daremee aniguba hadaan wax yabahaa ka bakhen dadbadan baan ka ars an lahaa dadku waa isdhaman dadbeyba balwad utahey

  • @zamircadeh6457
    @zamircadeh6457 Місяць тому

    AIXMDBAR

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Місяць тому

    Masaaridu maudidjogaso soomaaliyo viidamo shisheeye masaari imaaraatisa umabaahan gasa hageeyeen ayadaaugabaahane

  • @user-cu8tk3yp1u
    @user-cu8tk3yp1u Місяць тому

    Hadii Aan Maankeena Weydiino Atmis Somalia Ayay Joogtaa Gaar Ahan Caasimada Hadii Aan Eegno Aawey Nabada Ey ilaaliyaan Waatan Caasimada Har Iyo habeen dilalka Qaraxyada Eyka Dhacaane Howlgalkan Waa Mid caalamka lacago Looga Cuno Mooyee Dalka Wax Dan Ah Umahayaan😅😅😅

  • @XasanMacalin89
    @XasanMacalin89 Місяць тому

    😢 😅😮😮😮😢😢

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp Місяць тому +2

    War ciidan shisheeye danbe marabnee lacagta dalka aan kudhisan siida hospitalada iyo schooladka o free halagadhigo

  • @SiciidRashiid-i8c
    @SiciidRashiid-i8c Місяць тому

    Siciidrashiid

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Місяць тому

    Fahad yaasin, Saciid Dani wu-
    xuu kasheegay waa run,balse
    keligisa wax lagama sheegin
    Xasan madherge isagana waxbuu kasheegay, ee maxad
    ugareebta? dulligass, ummada
    dhibka kuhaya,hanti urursi-na
    kujira, munaafaqnimo.!!????

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Місяць тому

    Adeer Masar ma iman karto meel Turkey joogoe sheeko kale ma haysaan, loo du ma imaan karto meel Libaax joogo.

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg Місяць тому

    Rer abarso marwalbo waa maseer iyo qarar,

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 Місяць тому +1

    Yes Always Puntland Leander
    He don't care care about future Somalia government

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Місяць тому

    Ader hassan shekh iyo scacid dani labadooda markad qamaso hassan shekh is better then sacid dani ader waa akbar mujriim in somaliwaan ader sacid dani habakana axmaar dharartana waa somali

  • @ARegaal
    @ARegaal Місяць тому

    biggest liar in the world

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 Місяць тому

    😂😂😂 team oromo ismaqal ma jira

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Місяць тому +1

    Waa run dani maha ee reeraha majeerteenwaa shisheeya u kalkaal qarankii majeerteen baa dumiyay tana ma ogola in ay cagaheeda isku taagto

  • @ARegaal
    @ARegaal Місяць тому

    liar

  • @Nala-ciyaar
    @Nala-ciyaar Місяць тому

    Saciid deni xaarweyne Ethipia ayuu u hiiliyey kana hiiliyey Somalia

  • @IfraaxAxmad-zu8vw
    @IfraaxAxmad-zu8vw Місяць тому

    Waankujaclahay❤😊

  • @MaxamedMaame-g7t
    @MaxamedMaame-g7t Місяць тому

    Dani geesi weeye qaran😅😅

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah5150 Місяць тому

    beenaale xaasid al shabaab ah wax qarax dhacayo ma la han waana lagaa xiraa you tube waxaa tahay terooris

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    😅😅😅😅 timirtii horeba dab loo waa oo xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq weli ma waxay soo wadaan askar kale😅