I ma ogide waxaan ahay Axdi ku ma ciyaaroo I ma ogide waxaan ahay Ilaahi-u-samiroo Waxaan uur habreed galay Awliyo Tilmaan iyo Afagaalle iyo Dirir Hameyn amarku wacan yahay Ifkana waxaan u soo baxay Aroor samadu furan too Iimaankiyo kalgacalkuna Is ku keen ammaaneen Sida eyra geel baan Kuu ololayaayoo Sida ubad aan dhalay baan Kugu uur fayooboo Sida oog la shiday baan Il dheer kaa arkaayoo Sida ubax la beeray Indhu kugu farxaanoo Sida aayad diinaan Afka kugu hayayoo Adiguna aqoonsoo Ili dhehoo.. Dhankaaga ogoow I ma ogide waxaan ahay In xun lama-tusaanoo I ma ogide waxaan ahay Samo ruux la uumoo Waxaan uur habreed galay Afar iyo tobnaad iyo Urur dayax la xero galay Afku-rooble iyo nabad Adduunyada waxaan imid Maalintii islaamkoo Lagu iiday xaramkoo Ibliisku uu xirxiran yahay Sida shiikh asluub laan Kuu ammaanayayoo Sida udugga dooggaan Kuu imaansadaayoo Sida oogadeydaan Kuu ilaaliyayoo Sidii Nebi Ayuub baan Adi kuu samraayoo Sidii Abuu Hureyraan Kuu aamminaayoo Adigiyo naftaydaan Ifka ugu jeclaaye Adiguna aqoonsoo Ili dhehoo.. Dhankaaga ogoow Living legend Salaad Darbi 💖
Ala Hayay Codka -Kabanle Boongaha - Jooqle Cuudka -FilFil Dumarka waxaan ka gartay Hodan africa oo dhoocil ah markaasi kkkkk malaha kuwa shaaha soo qabta ayay ahayd ee fanka jecel
Waah Waah Yaa Mohamed Kabanle iyo jooqle two legends
My Allah give health insha Allah
Waaw rag baa is helay
Jooqle ustaad filfil iyo kabanle m.a 😍
Maashallaah Legend my Friend Mohamed Kabale iyo abwaan jooqle Allaha Caafiyo
I ma ogide waxaan ahay
Axdi ku ma ciyaaroo
I ma ogide waxaan ahay
Ilaahi-u-samiroo
Waxaan uur habreed galay
Awliyo Tilmaan iyo
Afagaalle iyo Dirir
Hameyn amarku wacan yahay
Ifkana waxaan u soo baxay
Aroor samadu furan too
Iimaankiyo kalgacalkuna
Is ku keen ammaaneen
Sida eyra geel baan
Kuu ololayaayoo
Sida ubad aan dhalay baan
Kugu uur fayooboo
Sida oog la shiday baan
Il dheer kaa arkaayoo
Sida ubax la beeray
Indhu kugu farxaanoo
Sida aayad diinaan
Afka kugu hayayoo
Adiguna aqoonsoo
Ili dhehoo..
Dhankaaga ogoow
I ma ogide waxaan ahay
In xun lama-tusaanoo
I ma ogide waxaan ahay
Samo ruux la uumoo
Waxaan uur habreed galay
Afar iyo tobnaad iyo
Urur dayax la xero galay
Afku-rooble iyo nabad
Adduunyada waxaan imid
Maalintii islaamkoo
Lagu iiday xaramkoo
Ibliisku uu xirxiran yahay
Sida shiikh asluub laan
Kuu ammaanayayoo
Sida udugga dooggaan
Kuu imaansadaayoo
Sida oogadeydaan
Kuu ilaaliyayoo
Sidii Nebi Ayuub baan
Adi kuu samraayoo
Sidii Abuu Hureyraan
Kuu aamminaayoo
Adigiyo naftaydaan
Ifka ugu jeclaaye
Adiguna aqoonsoo
Ili dhehoo..
Dhankaaga ogoow
Living legend Salaad Darbi 💖
Waa laxammadii Galgaduud allow cumrigiisa raaji Hanuuniye eray, luuq iyo laxanba wuu nooga tegay.
Rageedii baa is helay📻❤️
halkeedi ayad dhigtay walee wad badali karta fananadi hore nolow waxa hada heesa waa hoo baaruuud viva m kabanle
My his the Best Singer
Woow amazing caadi maha i really like his voice masha allah cod macaana wilkan waba ka helay♥
Cuffs
Maxamad kabnle nin cod macan
Cadi maha keep going my brother from another mother
More love
Maxamed nice voice rageeda,filfil walee ustaad bad tahay halkaa ka wada !
waaaaaaw codka kabanka laxanka intaba halkedii baad dhigteen asal
Ala dhiiga Mohammed keep gowing on
Mahamed kabalne sxb qaaliya aad ayaa ku salamaayaa. Kawada raada naada kawada ruux saafi sxb. Waaka wadataa sxb
Ala Hayay
Codka -Kabanle
Boongaha - Jooqle
Cuudka -FilFil
Dumarka waxaan ka gartay Hodan africa oo dhoocil ah markaasi kkkkk malaha kuwa shaaha soo qabta ayay ahayd ee fanka jecel
Ma maamo khadiija foodey baad aqoon wayday??
Ma maamo khadiija foodey baad aqoon wayday??
Ma maamo khadiija foodey baad aqoon wayday??
waaaw Asxan fanaan
Woooow sida olol la shidaybaan meel fog kaa arkaayoooooo
Waxaa qosol leh, markaadan garanayn
Habibo Xassan Kaynaan
Adeerkiisbaa lahaa heestaan
❤❤❤
waa keentay sxb nice
wah waah waxs amarqan ah hadi kale ka sexo mgalka cala fanan
Abtigey mashalaah
Jaadka ay cunayaan Aniga inay iisoo diraan ayaa wacnayd, riyaha aan siistee...........
waad yarad baan filiya barigaad qoraalka soo qoraysyy
Wow nice voice
KAAAAAAPE WAAD HAYSAA WALE CODKII RAGA HALKAA KASII WAD HA UJOOJIN BAAJUUMAAHA WAY KU XAGXAGAN DONAAN SIDKAA garmar abdi wato ookale
Yaa salaam salaad darbi tuu ayaa thy mxmed kabanle
Markaad tahay reer mudug waa iska sidaan cajiib
Yaa salaam salaad darbi tuu ayaa thy sxb
Good bro
Wuuuuuuw oyaaa
axyaa faana qaaliya
Ninka codab ku dhacay
Wale xaada aya istaagtay, ninka cod bu qaxoti
Ninka cod bu qaba
Jamal
Tush , cod meesha kuma heesiin , e war kataga meesha idin iri. 0 o vc
Dameer foqal Damer Ma codbad waxka taqaan Lo.yahay