maxamed kaban filfil qaaci

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @faaizamahamud6187
    @faaizamahamud6187 4 роки тому +10

    Caleek axsan kaban farahaha Liga gubtay my big brother c/qaadir filfil Allaha haku xifdiyo my fanaan maxamed kaban salan gobeed🥰

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 4 роки тому +6

    Maclimoo filfil saaln sare gacnta allh ku barkeyo wxaa u jedaa khdija fodey iyo joqle shiri rag culus iyo marqaaan ku raxeesta
    2020 yaa ila dawanayo

  • @Said7530
    @Said7530 5 років тому +11

    Salaad darbi allah cimri Dheer iyo caafimaad haku siiyo.

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 роки тому +2

    Wow amazing macalin filfil gacanta ale kuma gooyo qaaabka ula raacaaysa ciyaarta qaciga ka helay ale haku sharfo macalin, maxamed kabanle axyaa fanan.

  • @cornholio777
    @cornholio777 4 роки тому +11

    Ima ogide waxan ahay
    Axdi kuma cayaaro
    Ima ogide waxan ahay
    Ilaahay usamiroo
    Waxan uur habreed galey
    Awliyo tilmaaniyo
    Afagaale iyo dirir
    Agnamaarku wacanyahey
    Ifkana waxaan usoo baxay
    Aroor samadu furantoo
    Imaankiyo kalgacalkuna
    Iskuna keen Amaaneen
    Sida ayro geelbaan
    Kuu olalayaayo
    Sida Ubad aan dhalaybaan
    Kugu uur fayooboo
    Sida olol la shidaybaan
    Il dheer kaa arkaayo
    Sida ubax labeerey
    Indhu kugu farxaano
    Sida Aayad diinaan
    Afka kugu hayaaye
    Adiguna aqoonsoo
    ili dhehoo
    docdaada ogoow
    Ima ogide waxan ahay
    In xun lama tusaanoo
    Ima ogide waxan ahay
    Samaa ruux loo uumoo
    Waxan uur habreed galey
    Afar iyo tobnaadiyo
    Urur dayax la xero galey
    Afku rooble iyo nabad
    Aduunyada waxaan imi
    Maalintii Islaamkoo
    Lagu Iidey Xaramkoo
    Ibliisku Uu xidh xidhanyey
    Sida sheekh asluub laan
    Kuu Amaanayaayoo
    Sida uduga doogaan
    Kuu iimaansadaayo
    Sida oogadaydaan
    kuu ilaaliyaayoo
    Sidii nabi Ayuubaan
    Adi kuu samraayoo
    Sidii Abaa Hurayraan
    Kuu Aaaminayaayoo
    Adiga iyo Naftaydaan
    Ifka ugu Jeclaayee
    Adigu aqoonsoo
    Ili dhehoo
    Docdaada ogoow

    • @adalimpire4128
      @adalimpire4128 2 роки тому

      Agnamaarku wacan yahay Ereyga (Agnamaar) Macno ahan maxu noqon karaa walal ?

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@adalimpire4128 waar wxn wuu khalday af somaligu barashuu u baahanyahay wax macna uu leeyahay male waxaasi mana jiro habeen amarku wacanyahay weeye heestu

  • @cumarhaaji7081
    @cumarhaaji7081 10 місяців тому +1

    Yaasalam Galayir Dumar jooqle Yaa Ustaad fi fil iyo Aroorahii kabanle
    Ahaa caajib meeshan Garag baa isku qabtay

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +4

    UstaaD filfiL gacanta ale kuma jara
    Ninkan tarbuuga garacaya waa jooqle shire baan u gartay........

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +1

    Maxamed kabanle iyo filfilow waxaad tihiin quruxda fanka. Alle ha daayo Salaadaxamed Shadri.
    Boqortooyo

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Рік тому +1

    Kabanka waa loo awood sheegtay, sweet hands.

  • @AhmetJama-xb7jh
    @AhmetJama-xb7jh 4 місяці тому +1

    2024 ayaan dawanayaa

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 4 роки тому +1

    Ramadan Kareem filifil sxb waxa aad tahay actor masha allah hees kasta ood tumayso mood keeda iyo dareenkeda ayaad ku qaraacda. Hore u soco masha allah

  • @daqareabuu9772
    @daqareabuu9772 6 років тому +2

    yasalaaam yasalaaam inaba cadi mahan afkaka cano geel laguqaby cod macn iyo kaban macan marqan wacan

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 Рік тому +1

    Legends joooqle baan arkaa bog arts

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +2

    Mirqaan axyaa miraqaan iyo qaraami

  • @abdinasirali4887
    @abdinasirali4887 6 років тому +3

    Alle gacmaha idima jarro, codkana idiin daa si dhaw ayan idinku xidhanahay ee hawsha halkaa ka wada more qaaci filfil

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 12 років тому +5

    Nimankan waa Murqameen , Caadi Maaha Axyaa Qaaci Murqaan, Ninkan Darbuugada Tumayaa Sow FANAAN JOOQLE MAAHA

    • @mudane1454
      @mudane1454 6 років тому

      Dogoble Bancade haa fanankii indho hahahah

  • @7NewsSomalia
    @7NewsSomalia 5 років тому +3

    Fil fil kabanka waka hadalsiiyay malaha gacanta fil fil heesayso ax

  • @MohamedTaher-ip2fw
    @MohamedTaher-ip2fw Рік тому +1

    Yo

  • @omarguled691
    @omarguled691 4 роки тому +1

    Cajiib Filfil Amaan Ba Siyay Wlhi Wa Farshaxan Cajiiba

  • @gefdiidmediaaf8135
    @gefdiidmediaaf8135 6 років тому +3

    *CHANNELKAN MA USTAAD FILFIL BAA ISKA LEH MISE WAA COPY?*

  • @mustafcolaad
    @mustafcolaad 11 років тому +3

    akhyaareykan kabanka garaacaayo soo isku luxaayo ayaaba caadi aheen sxb

  • @sakandar31
    @sakandar31 11 років тому +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw yaaaa salam , mahadsanidiin fanaaniinta axsan codd , luuuq , filfil Alla yaa salimah gacma laguma jaro

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 4 роки тому +1

    Waa rageedii alhyaar sre

  • @khaddarcambe43
    @khaddarcambe43 4 роки тому +1

    axyaa kabanle

  • @50jir
    @50jir 5 років тому +2

    lyrics keeda heesta ubaahanyahy yaa igu caawin karaya meelo aan dhawaaqooda fahmin BAA jira

  • @staystrong787
    @staystrong787 4 роки тому

    Naar yaa xabiibi naar❤️

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +1

    Jooqle oo darbuugada tumaya ayaa isna ii muuqda.
    Boqortooyo

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 4 роки тому +2

    Garacan filfil tenbadu Ku xarabaysanaya kama qasnaba

  • @anigaiskalehwaaxaqiiqo6217
    @anigaiskalehwaaxaqiiqo6217 11 років тому +1

    innaba caadi mahan run ahaatii qaaci

  • @maslahabdllahi7809
    @maslahabdllahi7809 6 років тому +1

    waaaaaaaaw cadka IGA daran kurux badan

  • @mudane1454
    @mudane1454 6 років тому +2

    Ragaasi malinka sideeday u qayileen

  • @farhanisse1721
    @farhanisse1721 11 років тому +1

    miisha waxaa fadhiya kii safiirka ka aha Kenya cali ameeriko shit

  • @saaqeeyOfficialChanel
    @saaqeeyOfficialChanel 6 років тому +2

    Waaw masha allah

  • @garyare2010
    @garyare2010 12 років тому +1

    filfil iyo qaxweeyste iyo SAB GAAD OO DURBAANKA U TUMAYA INABA CAADI MA AH

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 4 роки тому +1

    So,yarkaan yaa dhaley..... lol.. Salad darbi heesihisa ku codleh.... . marqaan... daya

    • @filfilstudioproduction
      @filfilstudioproduction  4 роки тому +3

      yarka aabihii aya dhalay😁

    • @maxamedcalixasan9233
      @maxamedcalixasan9233 2 роки тому

      @@filfilstudioproduction asc ustaad fil fil heeso bdn ayaan hyaa aan sameyey wxn rabaa in aad musiga Ii tunto xagee bro kla Soo xidhidhaa