Habab Awood Badan Oo Aad Kusoo JIIDAN KARTO Qofka Aad Jeceshahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 290

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 роки тому +127

    Our teacher #Abdi-Risaaq-faarah# who love it?
    👇

  • @akramyareofficial5665
    @akramyareofficial5665 4 роки тому +75

    Hubaal guul wan ku gaaray orahaha ad soo gudbisay daciifnimada i heeystay waad iga sartay eebe hakaa abaal mariyo walal

  • @kiineyabdi181
    @kiineyabdi181 4 роки тому +97

    South Africa 🇿🇦 Niga So salama
    Thanks teacher

    • @saydcumar2181
      @saydcumar2181 4 роки тому +2

      Laga qaaday

    • @kiineyabdi181
      @kiineyabdi181 4 роки тому

      @@saydcumar2181 😂👌👌

    • @saydcumar2181
      @saydcumar2181 4 роки тому

      @@kiineyabdi181 isoo jiido hee 😂😂😂😂

    • @kiineyabdi181
      @kiineyabdi181 4 роки тому

      @@saydcumar2181 kadib Na

    • @saydcumar2181
      @saydcumar2181 4 роки тому

      @@kiineyabdi181 wax barashada saa uqaadatay igula dhaqan😂😂

  • @isseyare9878
    @isseyare9878 3 роки тому +9

    My teacher walahi ana kutala jira qof aan aad u jeclaaday waa jacaylkaygi ugu horeeyay aan sameeyo mahadsanid 🥰

  • @mowlidxarare7958
    @mowlidxarare7958 4 роки тому +37

    I Will See Later After Month In Sha Allah

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 4 роки тому +21

    ilaahey dartiibaan ku jeclahey❤

  • @xamseyusufxassan9967
    @xamseyusufxassan9967 4 роки тому +44

    Macalin Hore u soco

  • @bellaali8724
    @bellaali8724 4 роки тому +29

    Qofka ugu horeeeya
    Waaba sugaayee muuqaalkaan wAa ii muhiim

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 4 роки тому +14

    maasha allaah macalin cabdirsaq faarax illaahey haku xafido😍😍😍

  • @dahirabdullahi3148
    @dahirabdullahi3148 4 роки тому +12

    Muuqaaladaada o dhan waa kuwa anfacaya dadka mana tihid kuwa views raadiska ah ustaad guulayso🙏🙏

  • @asmamaxamedey8042
    @asmamaxamedey8042 4 роки тому +82

    Wan jeclan laha inaan dadka Ku abuuro jacayl beena waay somaalidu kama hadal aan ``xaqiiqada``
    Waxn xasuusata ,ka baqa Allah سبحانه وتعالى 💔jacaylka beenta halaga daayo ragg iyo dumar ba💘 اتق الله في كل مكان.

  • @Barako114
    @Barako114 4 роки тому +11

    Mid oo aan Daris nahay ayaaba ifiirisa in aan socodka u badalo waaye 🚶🏻‍♂️🚶🏻‍♂️🚶🏻‍♂️

  • @qalbisomaliofficial9177
    @qalbisomaliofficial9177 4 роки тому +15

    Mahadsanid teacher👑❤

  • @zanadinzidane1998
    @zanadinzidane1998 4 роки тому +6

    Thank you our teacher c/risaaq farax

  • @abdicismaanshuuriye4293
    @abdicismaanshuuriye4293 4 роки тому +3

    Wlhi 2020 jeceyl igalay ani waliba mid xanuun wato
    Lkn dhibta igaysato waxay tahay qofkaas waxaan ku jeclday ilahada waan badi goobaya qalbigaa jecladay qalbigana waxuu ku jecladay imasheeg lkn waxuu ishega markaan qofkaas helo😭😭😭

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 роки тому

      Allh hkuu soo dhaweeyo 9 months ksoo wregty farintaadan wll ma heshay jcylkgi😒💖

  • @abdallabile6451
    @abdallabile6451 4 роки тому +9

    Thank Ustaad waxaa tahay qof xushmad mudan hormar wacan 🙏🙌👉❤💯💞💖👌

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 3 роки тому +5

    Thank you so much wll ❤💜

  • @naajuunaajuu256
    @naajuunaajuu256 4 роки тому +4

    Macalin mahadsanid wlhi respect weyn baan kuu haayaa

  • @MP-mm6ss
    @MP-mm6ss 4 роки тому +13

    Keep going legend of year

  • @noahzack8652
    @noahzack8652 4 роки тому +6

    wax ka baro channel hor waxan ahay qofkii ugu horeeyo ka mid noqdo run ahaantii waxana ku tixnaan mudo fara badan waxan ku lee yahay wllkey and hormar wacan waxa noo so gubbisa nolosha dhab ah reality waxan ku leeyahay mahadsanid wllkey madama waqtigaaga no horto wana ku faraxsanahay inaan mar walbo aan ku xiranahay channelka thnx wllkey

  • @najlaibrahim8370
    @najlaibrahim8370 4 роки тому +3

    M.a wll ku mahad santhy sad nogu soo gudbisay Talooyinka wanagsan Taageero buuxda kuu ahy Allaha kaa abaal mariyo🙏🥰

  • @maanabdirisaqismael6269
    @maanabdirisaqismael6269 4 роки тому +13

    Wll aad bd u mhdsanthy guulyso wll wligaa👍✋✋👏👏👏👏👏

  • @leylamahad4703
    @leylamahad4703 4 роки тому +8

    Nin iyo gabar daacada oo nolosha loo hibeeyo sanadyadaan ma jiro wlhi sababtoo ah gabar kasto waxey isku dayee iney wiilka jaceyliisa ka faa ideysato means interast ayeey ku wadataaa jaceylka dhab kama aha wiilashana sidoo kale gabdhaha daacada ayaa ah dareenkooda ayeey ka faaideystaa allow inti daacada aan aniga ku jiro noo calaf qof nolosha nala fahmo oo daacada

    • @sadiiqlove3012
      @sadiiqlove3012 4 роки тому

      Layla qof noloshiina idinla fahmo way buuxan sida aniga iyo kuwa kale oo badan kaliya adiga is dhowr oo qof bani adam ah ha dhawicin beena ha u sheegin waa hubaal mid wngsan ind helaysid anigaba aan noqdee

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 4 роки тому

      Aamiin abayo Anigaba daacad ban aha lakin wa leyga jajabiyey inta telefon leygu walay iyo mustaqbal in leyga rabo camal kadibna marka jeclaadey Aamus ba leygu dilay.Lakin ma dhici doonto. beerka leyskala bixi doona hhhhhhh😂

    • @munofarax2615
      @munofarax2615 2 роки тому

      @@sadiiqlove3012 😂😂😂

  • @user-kf8iv1bh4f
    @user-kf8iv1bh4f 5 місяців тому

    2024 inta dawanaysa😢❤
    Wll abdirisaq imika seethy 4years ago😢😢

  • @simaayasheqnuur1774
    @simaayasheqnuur1774 4 роки тому +3

    Alla wll ku jecliyaa wlhi dhagysigaaga kama daalo alle haku barakeyo

  • @ikraali5899
    @ikraali5899 4 роки тому +18

    Thanks wllo manta ka kahor comanti kama so bixin lkn tagero ku ahay keep going wllo

  • @nabiila_mohamud
    @nabiila_mohamud 4 роки тому +8

    Mar aan Qofkaa jeclaa sidan udaba Cararaye Kasamray kadipna maalmo kahor plock saaray Gebi ahantiisba Ayad Muuqaalkan so saarty😭😭 Caafio wlh

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 4 роки тому +7

    Masha Allah Macalin Qaaliya Macalin Abdirisaaq FAARAX HORE U SOCO

  • @yasinzaki8575
    @yasinzaki8575 4 роки тому +11

    Macalin c/risaaq hore usoco

  • @alicabdullemuxumad3741
    @alicabdullemuxumad3741 4 роки тому +10

    Asc wll aad baan ugu qancay barna mijyadadu lkn wll maad ledahay mel lagala soxiriro si wax lagula wadago waxna lagaga faa ido

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +2

    mahadsanid huno 😍😍👍👍

  • @mustaphakamaalofficial5509
    @mustaphakamaalofficial5509 4 роки тому +3

    Masha allh waa muhiim blse hal su aal qabaa Adiga Nin psycholegste maa tahy mise Wax adiga horey utijaabisay Waye

  • @axmedevraofficial1205
    @axmedevraofficial1205 4 роки тому +6

    Macalin kudayasho mudan horay usoco keep going

  • @munaliza1405
    @munaliza1405 4 роки тому +22

    qofka marka so jiido is dhoho anaba si jclado yaab💔🤔

  • @shaaficihassan5678
    @shaaficihassan5678 4 роки тому +15

    Abdirsaaq ❤

  • @fadumoadan948
    @fadumoadan948 4 роки тому +4

    Miid xiirir naaga dheexeyo aaya saan igula dhaaqmo 😂 maarkan raabo iinan go'aan ka qaato buu isoo nooqdaa thanks macalin wax iga qarsona baad dahaa iga qaaday

  • @aliishaahmaas1716
    @aliishaahmaas1716 4 роки тому +2

    Thnks teacher keep going

  • @iqraaiqra6604
    @iqraaiqra6604 4 роки тому +4

    Ustaad talo iga sii
    Wil ayn ku arkay hospital wan kahelay markasta ciwankisa wan radiya lkn waxan arkay sxpkis ciwankisa wan waydiyay ma aqan ayo idhaha ciwanka ana wilka mudo 3bil ayn radinaya ciwankisa am lambarkisa mana helin markantago hospitalka wan lahadla oo lakaftama lkn xishod dartis ayan uwaydi karin lambarkisa wana jaclahy maxa sameya side ku hela wilkas kuna sojiita please 🙏iga talo sii ustaad

  • @honestman4046
    @honestman4046 4 роки тому +3

    Today I'm new here Thank you for sharing 💯👍

  • @safaali990
    @safaali990 4 роки тому +5

    Wwwww aad baan ugu hely fikirahada masha allah allaha ku siyadiyo wll aqliga io garadka sare aad ledahy 🥰🥰🥰

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 4 роки тому +4

    Yassa laam thanks

  • @cabdiqanimaxamed4254
    @cabdiqanimaxamed4254 4 роки тому +2

    aniga jacay ugu dhacay

  • @nabiila_mohamud
    @nabiila_mohamud 4 роки тому +4

    Qodobadan aad shegeyso dhan ana leygu sameye wlh Mrkii an si dhab ah ujeclaadayna 😭😭 Wa sida hda sheegeyso waleyga Goosty wxa kala garan waye Inu ijecelyhy io in kle jcl waali ah ayn uqaaday lkn Alx maalmo hor ayan Go'an kaqaty wna ka samray Gebi ahaantisba Leyma Gaado mr kle

    • @suldanabdulahi4132
      @suldanabdulahi4132 4 роки тому +2

      Hhhh ninba wa yihiii maxa dhinato qofba meel ku haysata wlhi walal wa lagula qabaa
      Dhibka ugu wayn wa in yado lays jecelyahay hadana qofba kan kale isu macanaynayo. Iyo qof ko aminsan qof kan kale wa ka tegayaa.
      Anigaba yeeg bay dhacay lkn yeel kaded wa soconaysaa noloshu armuu allah qadarayba kuwo ka fiican

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 4 роки тому +1

      Anigana tano kale aya igu dhacdey nindambe haduu ii dhimanayo xata ma aaminayo.

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 4 роки тому +3

      @@suldanabdulahi4132 waa Sax wallo cashar baadka baraneysaa Noloshuna wa malmo qura malmahas yar kudadal sidad naftada farxad usiin lahed hana aqbalin qof kula mida inad dartiis Daciif unaqato *NEVER GIVE UP*

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 4 роки тому

      @@salaadoomar285 waa Sax wallo cashar baadka baraneysaa Noloshuna wa malmo qura malmahas yar kudadal sidad naftada farxad usiin lahed hana aqbalin qof kula mida inad dartiis Daciif unaqato *NEVER GIVE UP*

    • @fadnabashiir169
      @fadnabashiir169 4 роки тому

      😭💔😭💔kulamid ban ahay wlhi

  • @mahamoudfj3515
    @mahamoudfj3515 4 роки тому +22

    iskadaa hadaa fahmee hadaysan naagohoo dhan qaYlin oo magacyga guryaha ku qoràn🤔

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 4 роки тому +5

    Wooooow well Done abdirisaaq

  • @keynaanyare6985
    @keynaanyare6985 4 роки тому +5

    msha allah😍

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 4 роки тому +3

    Hadii aan ashapa lahayn yaa iga sheekayn hhh thankx wllky

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 4 роки тому +1

    Mahadsanid teacher

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 4 роки тому +2

    Mahadsanid❤️❤️❤️

  • @nacimaabdillahihassan5049
    @nacimaabdillahihassan5049 3 роки тому +1

    Masha allah cabdirasaaq aadban ku xiseya anigu sxb

  • @raliamusa9101
    @raliamusa9101 4 роки тому +1

    Mahadsanid wll qali

  • @basaamadde8718
    @basaamadde8718 4 роки тому +12

    Wax badan kaaga faidestey wll qali

  • @cadeeycadeeyqurux4104
    @cadeeycadeeyqurux4104 4 роки тому +8

    Wale nin somali uma jabo inan lugta ka jaro moyee ma aaminayo jaceyl wax la dhaho ma jiro wax walbo waa dan ee halaysku daneysto somaliyee

    • @suldanabdulahi4132
      @suldanabdulahi4132 4 роки тому

      Adigu wad cadho hadashay gabadhey

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 4 роки тому +1

      Wlhi wa sidas ninsomali uma qalmo wanaag wa socdaal uun rabitankisa wa ayamo kooban wa lagu dangaara aniga beentoda waxbadan la kulmay😠Aanin male aaqiruu ku xawilaaya bahalka.

    • @suldanabdulahi4132
      @suldanabdulahi4132 4 роки тому

      Hal qisoo kugu dhacday sidee umad dhan ugu xukmin kartaa caqli ku dardee. Runta aan isu sheegnee nin iyo naag isu ajinabi ah an guurna markas diyaar u ahayn allah ma ogolee xagee xidhiidh koodu ka hagaagayaa. Insha shaydaan labadoodaba been usheego o ku ciyaaro mooyee haka degdegin iska sug ka rafiiq wadagtan kaasna qiimay nin kale waxba kamaba quseeyaane

    • @suldanabdulahi4132
      @suldanabdulahi4132 4 роки тому

      @@salaadoomar285 taan la kulmay lamaad kulmin. Gabadh wayn oo an xaasna ii ahyn markastana isu kay xanaajinaysa dantay ka leedahayna tahay inan raaligaliyo. Ma wax noloshu aqbali kartaaba ama waqtiga rabta inay igaga lumiso igala hadal phone. Hablow dhibku wa xagiina

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 4 роки тому +3

      @@suldanabdulahi4132 walahi qofwalba tiisa u muuqato wey jiran naago xun lakiin xaga beenta xaasidnimada sii socodka iyo marwalba naag cusub guursiga waa raga.Marka waxa fiican qofwalba sida naftisa in la qiimeyo u rabo nafwalbo kale ha u qiimeyo.Ilaah dartiisana xumaanta ha isaga daayo dhibta umada dhamaanted.

  • @alleelchannel4099
    @alleelchannel4099 4 роки тому +6

    Mý Ďèàŕ Teacher

  • @alamirabdullahiphlspher7601
    @alamirabdullahiphlspher7601 4 роки тому +1

    Mahadsanid wll

  • @caadiliskey10abdurahman35
    @caadiliskey10abdurahman35 4 роки тому +4

    Lkn haduu uu qof kle xariir la leeyahay oo aniga neh aan jeclahay sideeh yeelaa qofkaas ustaad iisheeg eena ii sharax qofkaas

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 роки тому

      Isu daa ayan ku oran laha labadooda hakala dhex galin hadii kale guul ma gaaraysid waliga

    • @saaqeyboss5613
      @saaqeyboss5613 4 роки тому +1

      Malin balami 5 Xabadood madaxa kaga kudhuf .. xiriir is End

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 4 роки тому +7

    Hablo badan ayaan ku tijaabiyey ku guuleste lkn mushkilada dhacde waxay ahed in aanan jeclen lkn ayagii jaceel waaliya ii qaaden iguna adkaate inan iska reebo ama u sheego in aanan rabin hhhhhhh

    • @nagadcabdi
      @nagadcabdi 4 роки тому +1

      Hahahah ada khaldka laha

    • @howareyoudoing5448
      @howareyoudoing5448 4 роки тому

      Maryuum Osma
      Hadal kale kan dhaama ma wese huno
      Ilahe ka magan gale waxaa ku hadashey
      Subxanalah 😂😅😅😂

    • @howareyoudoing5448
      @howareyoudoing5448 4 роки тому

      nagaad cabdi
      Mar mar wee dhacdaa kkkkk

  • @alleelchannel4099
    @alleelchannel4099 4 роки тому +10

    Nice Nin rageed

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 4 роки тому +3

    Wee mansha allah sxp

  • @mucjisojaceyl972
    @mucjisojaceyl972 4 роки тому +3

    Adeerow aniga waligey qof ijecel ma arag ana qof an jeceyl uqaday ma arag ee mxaa ihelay majecelka leyga mamnuucay 😥😥😥🙏

    • @nafisalifestyle9094
      @nafisalifestyle9094 4 роки тому +1

      SUMAYO SACIID hhhhhh wad ika qosolsiisay jacelka malaga mamnuucine dadaal insha Allah 🙏😍😂

    • @mucjisojaceyl972
      @mucjisojaceyl972 4 роки тому +2

      @@nafisalifestyle9094 🤣HYE ADILE YAN KUJECLAN IGATAG 🤣😍

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 роки тому

      Jcylku waaa xanuun maad iska dysid😥

  • @somali_dhalad1207
    @somali_dhalad1207 4 роки тому +1

    Thanks.

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 4 роки тому +1

    Thanks you wllky qali

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +1

    mahadsanid walaalkiis

  • @maxamuudbaariyow2044
    @maxamuudbaariyow2044 4 роки тому +31

    Waan daawadey macalin keygi mahad sanid

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Рік тому

    Mahadsanid Abdirizak

  • @diamondladyofficial7966
    @diamondladyofficial7966 4 роки тому +1

    Mashalaha waa fikirad fiican

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 4 роки тому +2

    Wawaw Masha allah

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 4 роки тому

    Mahadsanid c/rasaaq ustaad

  • @user-pc7sp8xh3v
    @user-pc7sp8xh3v 4 роки тому +2

    thnkz wll waxbdn ayn k faidy runtii

  • @HISOKA35
    @HISOKA35 4 роки тому +1

    Thank zhp

  • @misbaaxmediaproduction3221
    @misbaaxmediaproduction3221 4 роки тому +1

    thanks

  • @shaktikeke4711
    @shaktikeke4711 4 роки тому +1

    Mawduucan horay baan u arkay sxb c/risaaq

  • @jayjay201023
    @jayjay201023 4 роки тому +3

    That's all manipulation and you ain't going nowhere with it in the end it will fireback on you
    Let me give you an advice!
    Just be yourself, trust yourself , and love yourself. Never pretend someone you ain't or play mind games and manipulation to gain someone's love
    let's person falling love with your own quality and cocharacteristics not fake and manipulation that you put on a display life is to short waste

  • @yaasirkaize9160
    @yaasirkaize9160 4 роки тому +3

    Markad muuqaladano kle daawaTo naftu waxaY Ku dhahaySa fiicnana lahYda adoo kaliGa daaawada oon cidkleba maqal 😁😁😁

  • @nourasara3146
    @nourasara3146 4 роки тому

    Mahadsanid A/farax

  • @edabsanhussen2496
    @edabsanhussen2496 4 роки тому +11

    😍😍😍😍👌👌👌

  • @afrikaofficialchannel9000
    @afrikaofficialchannel9000 2 роки тому +1

    ma.llh

  • @tilmaantoosan3743
    @tilmaantoosan3743 4 роки тому +2

    Wax Kabaro the pest chanal.
    keep going pro

  • @mahamudyusuf3616
    @mahamudyusuf3616 4 роки тому

    Thanks wllky c/risaaq Mahadsanid add baan ugu xidhanahy

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 3 роки тому +1

    Kaaastooyin
    Kkiyaamooyin
    Amaaan
    Ka gooosi
    Soorogaaal celin
    Fekernadan kadib usheeg inaad jeceshay
    Si dadban ugu sheeeg qofka
    Inaaad jeceshay adooo
    aan sharaftaaada dhulka kujiiidin😎👍✌

  • @simranlucky9336
    @simranlucky9336 4 роки тому +12

    Tageero buuxo 💖🙌🏼

  • @abdirisakhanad6635
    @abdirisakhanad6635 4 роки тому +1

    Mashalllah

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 3 роки тому

    Thanks

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah5763 4 роки тому

    Mahadsanid walal

  • @ahmedbashi8153
    @ahmedbashi8153 2 роки тому

    Good advice

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 роки тому +3

    Abdirizak faaraH NoLoSHu kuma xumeyso

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 4 роки тому +2

    M.a Horay usocoh zhp mcn

  • @mohamedtahir5051
    @mohamedtahir5051 4 роки тому +2

    wllhi aad ayaan u jeclhay kanaalkan💝

  • @taysirahmed1277
    @taysirahmed1277 3 роки тому +1

    Qodobadan miyaanan loo isticmaali karin qoraal ama hadal aan kulan lahayn ood rabto qofkii aad jeclayd aad isjeclaysiiso qofkiina kaa fogyhy

  • @abdiqadirahmed999
    @abdiqadirahmed999 3 роки тому

    Thnks

  • @naimaabdirahman1374
    @naimaabdirahman1374 4 роки тому

    Masha Allan usld

  • @shukrishaam8825
    @shukrishaam8825 4 роки тому

    Wax badan ayan fahmay Wll ilahayow Ku dhowr kunaa xafid

  • @rpertohmkbio4745
    @rpertohmkbio4745 4 роки тому +5

    Updi risaaq Farah wllke tagera ku ahy ✊

  • @sisiko9405
    @sisiko9405 2 роки тому

    2021 /19/11 time 5:56 😭😓

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 4 роки тому

    Mahdsanid ina faarax

  • @samiirasiciid2599
    @samiirasiciid2599 4 роки тому

    Wll qli mahadsanid

  • @MaxamedYare-le5cy
    @MaxamedYare-le5cy 3 роки тому

    Macalin aad baad u mahadsan tahy wlhi aad baad ii caawisay

  • @queenugbaad7942
    @queenugbaad7942 4 роки тому +1

    Ano indhaha isku hayaan dhegaysanayay waxnan modayay inaan waxkasta semeyay anoo farxsan man arkay inan video uun dawaday anana waxba samayn 😂😂😂

  • @diamantenayanna7411
    @diamantenayanna7411 4 роки тому

    Tnx

  • @shekfitahinhokaadde3085
    @shekfitahinhokaadde3085 3 роки тому

    M.a nin wangsana tahy alaha Kuxafido