Qaacidada seexashada 2 daqiiqo gudahood | mayduuc nafsi ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Habeennada qaar hurdo ayaad waayaysaa, dadka qaarna wayba u dhashaan hurdo yaraantaas, qodob cilmi nafsi ah ayaa dhigaya in aad si degdeg ah u gam'ayso haddii aad raacdo tilmaamahan.

КОМЕНТАРІ • 265

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 роки тому +36

    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 7 місяців тому

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @Xamaaza_iconic
    @Xamaaza_iconic 3 роки тому +40

    Wlh ana tijaabiye waxa isheegay aabehey hadad rapto ina si fcn u hurudo malintaada 1saac kasi suuratul baqra arag waxa is badala ina so duceey anaba og wa ku faaidey ❤💯😇

  • @user-kb2nm4hy6v
    @user-kb2nm4hy6v 3 роки тому +21

    Walahi waad iga qoslisay ugu horeyn 2mukeef miskiin ayaa qolka iigu xiran😁
    Mida kale qolkana blackmood ayaan saaraa😁
    Ugu danabayn Allah ayaan xasuusiya si ayna muskilad aduun ugu mashquulin ( اذكار النوم) dabadeena subaxdii oo taagan unbaan kawar helaa😍

  • @TAHALIILMAXAMED
    @TAHALIILMAXAMED 2 дні тому

    Aadan sahan waxa garad soomaaliyeed waad mahadsantahay masuul maw.duucaan waan ku qoslay zxp

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 роки тому +7

    Waxaan halkan ka salaamayaa dadkan qalbiga furen ee ku xidhan channelkeena dhaqaajiyaha ah sahanka xogaha waxaan salaan sharaf leh ku maamuusayaa aadan sahan oo ah lafdhabarta dhalinyarada ama dhaqaajiyaha dhiiga hurda

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 3 роки тому +1

    Anuu waxan smaeeyaa adkaar ayaan aqristaa sida suuratu tabarik aayatu kursida iyo sadrxda qula cuudu
    Wllhi dag dagbaad u luloonaysaa inshllh🌸🌼🌼🕸🌺😘

  • @salmaanrashiid7780
    @salmaanrashiid7780 9 місяців тому +1

    Manta wa jumce fadlan igula saliya nebiga sallalahu caeyhi wasallam.😭😭

  • @mubarakreshy5101
    @mubarakreshy5101 3 роки тому +9

    Zxp aniga hurdo iga masoodaahdo wallahi waa ilaahay mahadiiye 2 daqiiqo ayaad jeedaaye anigoo fadhiyaan siiseexdaa zxp

  • @mohashariif4844
    @mohashariif4844 3 роки тому +5

    Allaa ku xafido aadan sahan aduun iyo aqiro

  • @zaidzabeite7750
    @zaidzabeite7750 3 роки тому +22

    war haka seexanina muuqaalka inta kahadhay dadoow anuu wan gam aybee 😂😂

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 3 роки тому +10

    Aar waan seexdee maalin wanagsan 🛌🏽

  • @iqraabdirashid4597
    @iqraabdirashid4597 3 роки тому +1

    Walal soo jeed ima dhibin ee hurdo badni baa i dhibtaye muuqaal inooga soo diyaari sida laysaga yareeyo inshallah🙏❤

  • @lakimohamed298
    @lakimohamed298 3 роки тому +8

    Dhibka ugu wayn eihaysta waa hurdo la'aan😏

  • @sahalnoor5251
    @sahalnoor5251 3 роки тому

    Tusaalaha ugu dambeeya practical ahaan uun baa ku fahmi lahaaye vedeo ahaan noogu soo gudbi

  • @abdullahiabdihamiid2182
    @abdullahiabdihamiid2182 3 роки тому +2

    Xaqqatan wiilkan waaa wiil aaad uwangsan alle xakusiyadiyo wll fahmadaada anagana alle xanaga dhigo adigo kale siaan wanaaga ulaqaybsano dadkale

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 роки тому +3

    O+ ban ahay goor walba iyo goob walba waan ku gamikaraa😅🥰🥰🥰

  • @topg1699
    @topg1699 3 роки тому +1

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahy wllky Dhibatadan Mudo ayay i Haystay Ilaahy saf mar hanooga dhigo👍🏽

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 3 роки тому +1

    Macalin Adan sahan

  • @abubakarmacalin7833
    @abubakarmacalin7833 3 роки тому

    Sharaf iyo karaamo iyo cisi ayaa leedahay. Waxaa thy qof ku dayasho mudan . ما شاء الله تبارك الله

  • @abdirahmaanbarkhale6225
    @abdirahmaanbarkhale6225 3 роки тому +4

    M.a sxb wa idn wataa 🥰❣🤞

  • @aishaabdi6678
    @aishaabdi6678 3 роки тому +5

    Adanow shaaqo itaalo adigana wad isexise jah 🥺

  • @user-ch6qq2vj7g
    @user-ch6qq2vj7g 3 роки тому +1

    Horey usoco wll Aadan sahan guul iyo gobonimo

  • @muharabiic9757
    @muharabiic9757 3 роки тому

    Wll aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ee barnaamijkan aad noo soo gudbisay maad naga soo tijaabisay adigu

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 3 роки тому +1

    Mxamed cabdi cali sawirkiisa ama channelkiisa
    Naskaayar xog ku saabsan 🗣

  • @khalidkhadar7570
    @khalidkhadar7570 3 роки тому +11

    8:21 waad IGA qoslisay wlhi hhhhhhhhhhh

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 3 роки тому +3

    Mindfulness 😌

  • @cshakourmohamoudjamacamare9153

    Alle janadiisa hakugu caduumo wllo sidaa aad noola wadaagtay macluumaadkaa muhiimka ah

  • @kakaacade5025
    @kakaacade5025 3 роки тому +3

    Wll MCN wlhi biyo qabow ayaan kuqubestaa. Sidasey thy wlhi wandhaca markiiba.

  • @mabsuudsaed9546
    @mabsuudsaed9546 3 роки тому +2

    Am ferst viewer

  • @ozmanahmed7352
    @ozmanahmed7352 3 роки тому +2

    Hurdada lagu warwaro wxa aad ugu badan dadka dhiigoodu YhY A+
    waana dadka ka warwara HawlaHa u Yaala

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 Рік тому

    Sxp aadan maxamed cabdi cali waaayo

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 роки тому +1

    Maxamed cabdi cali the secret super star👋

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 роки тому +6

    Hadii bustayaashu yaraadaan aadanow anaa kayga uga tanaasulaya inta kanaalka dhexseexaty😅

  • @cabdallacumar7062
    @cabdallacumar7062 3 роки тому +5

    𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙠𝙖 𝙝𝙖𝙬𝙡 𝙮𝙖𝙧 𝙞𝙣𝙖𝙙 𝙪𝙨𝙚𝙚𝙭𝙖𝙩𝙤 𝙨𝙞𝙙𝙪𝙪 𝙉𝘼𝘽𝘼𝙄 𝙈𝙐𝙓𝙐𝙈𝙀𝘿 صلى الله عليه وسلم 𝙞𝙣𝙤𝙤 𝙟𝙞𝙙𝙚𝙚𝙮𝙚𝙮 .
    قال تعالى: لقد كان لكم في رسول الله أسوة حسنة....

  • @cabdullahicabdifitaahhassa6330
    @cabdullahicabdifitaahhassa6330 3 роки тому +1

    Mslh keep on

  • @cabdikariimaxmed4355
    @cabdikariimaxmed4355 3 роки тому +1

    Wlalkay horay usoco garbkaaga anagaa tagan

  • @bushroabdijamac9227
    @bushroabdijamac9227 3 роки тому +3

    Walaal salaaltul laylka iyo xiliga saxda ah ee la tukado ka soo hadal

  • @bravoboy6555
    @bravoboy6555 3 роки тому +2

    Waa mawduuc muhima

  • @abdullahiabdihamiid2182
    @abdullahiabdihamiid2182 3 роки тому +5

    Masha Allah

  • @abdirizakmohamed1658
    @abdirizakmohamed1658 3 роки тому +5

    M A walalkay Aadan

  • @hamsemiami195
    @hamsemiami195 3 роки тому +1

    Thanks bro keep going 👊

  • @Sahel.
    @Sahel. 3 роки тому +5

    😂 Wan luloode like I zaara

  • @themanka
    @themanka 3 роки тому +4

    Marabta inad lwo dqiiqo ku seexato hadey jwbtadu tahay haa sheq xusen cali jabuuti sii dhageyso inta anad hurdin cod dhexe kuna dhageyso

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer4889 3 роки тому

    Walaal Aadanow maxamad cali social medi-hiisa nala wadaag.

  • @zuhraumucamaar2032
    @zuhraumucamaar2032 3 роки тому

    Allh yaxfadak ustaad

  • @xaamjilibey6233
    @xaamjilibey6233 3 роки тому +18

    😂😂 aniga ileysuuxiyo uun baa ii harsan sikle kuseexan wye😂

    • @mohamedkhalif164
      @mohamedkhalif164 3 роки тому

      Hhhhhh

    • @husseinyousuf8111
      @husseinyousuf8111 3 роки тому

      Wxad sameesaa marka aad gogosha tagto iska ilaali inaad fakarto , waa qasab in wax ay kugusoo dhacayaan balse il iloowsii, waayo hurdada io fekerka hadba waa kii soo horeeya, hadii feker aad biloowdo wa hubal ma seexan doontid, balse hadii aad fikir yarna ha ahaade xataa inaad cunto ama iskool ka fikirto ma seexan doontid ilaa lagu suuxiyo😅

    • @xaamjilibey6233
      @xaamjilibey6233 3 роки тому +1

      @@husseinyousuf8111 Waa ayahy hadaan sexan wyo cawa aan ku soo qaban donaa sida aad yel itiri uunbaana yeli doonaa😏😂

    • @jimcaaleibraahim1527
      @jimcaaleibraahim1527 Рік тому

      naftaada masaajidka ku xidh iyo cibadada ku qasab khayrka

  • @khadarcabdi7980
    @khadarcabdi7980 3 роки тому +1

    Keep going wll

  • @diinaarihshorts6993
    @diinaarihshorts6993 3 роки тому +1

    Nio wllhi si wayn baan ugu baahna nio

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 роки тому

    thnks go forward

  • @salmamaxammed7436
    @salmamaxammed7436 3 роки тому +2

    ما شاء الله

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 3 роки тому

    wado fudud aan aqanaaa.alx wlhi ilaaahey aaana i fahansiiyay alx alx alx❤❤👏👏

  • @mariamumtaaz7077
    @mariamumtaaz7077 3 роки тому +3

    M,a lkn mnta kaftan😂 baad dhagaha nagu goysay keep go pro🤴🏻♥️

  • @caynimoha8294
    @caynimoha8294 3 роки тому

    Mahadsanid sxb walahay xalbadkentay iwareiyey

  • @deeqaxasandeeqadegan1266
    @deeqaxasandeeqadegan1266 3 роки тому +2

    Keep going wllky😍

  • @bishaar765
    @bishaar765 3 роки тому +1

    Aqoonyahan somaliyeed. Adan khadar ali

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 3 роки тому +4

    Ustaad waxaan jeclaan laheyn inaa muuqaal nooku soo diyaariso dagaalki CRUSADERS ka haddi aya jirta meel warbixin lakugu soo gudbin karo nola wadaag alle ku barakeeyo.

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 3 роки тому +2

    😁😁aar aadanaw anigu kanaalkaan ku dhex gam,ay

  • @muzcapupthiegeh9620
    @muzcapupthiegeh9620 3 роки тому

    𝐌𝐚𝐧𝐜𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡...

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 роки тому

    Keep going zxpQali pro

  • @ghdhehhehehheheehhwhe6870
    @ghdhehhehehheheehhwhe6870 3 роки тому +10

    War nio hurdo la'aan aaba iigu dhacday

  • @bashiircabdi495
    @bashiircabdi495 3 роки тому

    Intoo muqaalka socday ayaanba dareemay hurdo Mac salaama dhamaan tiin

  • @axmedcawil3665
    @axmedcawil3665 3 роки тому +2

    Good

  • @najmaali5877
    @najmaali5877 3 роки тому

    Òo sòoniga seexan waayey intii qaacidaba waan raaceey

  • @mohamedamiin7638
    @mohamedamiin7638 3 роки тому

    Walahi xaqiiiq talaabooyinkan oo dhan illahay haku sharfo wll👏🏿😎

  • @abdiaden6252
    @abdiaden6252 3 роки тому +1

    Nio mar horaa hurdo naqabaty😴😴😴

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 10 місяців тому

    Mash alaah wll muqaladaada wan xiiseeyaa codmacàana ilaahay wukusiiyay mashalaah lkn waxankuqoslay hoyooyinka somaliyeed mooji meeshay kakeenene kalmadaas ayaan sidaacad nima ugu qoslay kolay ilahay ayaabaray

  • @Huda.999
    @Huda.999 3 роки тому

    Baraka allahu fiik

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 3 роки тому

    Meerasho io waxaa ma haleelee waxan adeegsadaa qaacido ah Ha fakerin kolba wixii maskaxdyda kusoo dhaca ayan is iloowsiiyaa,
    Ileen horaa loo yiri Hurdo io fikir kolba waa kii soo horeeya , oo hadii fikirku soo horeeyo ma seexan dokntid saacado balse hadii hurdadu soo horeeso daqiiqado ayad ku gam'i , waxan ka faaiday arinkan ustd waqti iskoolka ii dhigi jiray alle ha barakeeyo'e

  • @allemagan9887
    @allemagan9887 3 роки тому

    Ustaad aadan khadar cali boqranid, maalin dhawayd waxa isoo gaadhay dhiganihii *HAYAANKAYGII RUMAYNTA* oo jigjiga la iiga keenay waxaanan joogaa dalka austria boqranid

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 3 роки тому +1

    Inga dadkii horena way na dhaamen kuwan alle haw sahlo ayay marayaaan

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 3 роки тому +3

    First one ✌✌🤝

  • @yuusufgureey6163
    @yuusufgureey6163 3 роки тому

    Aadanoow intaa waxaa kudarsanaa qofka inoo aqriyo adkaarta gaaban sida الله حسبنا الله iyo tii carabkiisa kufudud qofka horayoo kahurdaayaa

  • @aaliyamursal.6577
    @aaliyamursal.6577 3 роки тому

    qosol ley mooye hurdo maaney arag ee talaawooyinkale ii sheeg

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 3 роки тому

    Thanks walaal aadan sahan waxaan ahay nin dhalinyaro ah mana seexan hurda caadiya muddo 3 sano ah

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 роки тому +1

    mahadsanid

  • @yuusufapdirahman6456
    @yuusufapdirahman6456 3 роки тому +3

    😂 aad baad umahad zan thy sababta oo ah video ga ayaan ku dul zeexdayba

  • @xaamjilibey6233
    @xaamjilibey6233 3 роки тому +2

    Waa barnaamij aanba si qaas ah aan udoonayey😂

  • @farhiacabdikhabiir2554
    @farhiacabdikhabiir2554 3 роки тому +1

    kkkkkkk my Allah blessed you my pro dear

  • @jmd1447
    @jmd1447 3 роки тому +1

    wlhi waxa hurdo la,aan iga hyzta illahay uun garan

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 3 роки тому

    Thanks ustaad

  • @tigerabdul8087
    @tigerabdul8087 3 роки тому +2

    LEGEND

  • @bravoboy6555
    @bravoboy6555 3 роки тому +2

    Hore usoco pro

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Thanks

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @kaafiyechannel3912
    @kaafiyechannel3912 3 роки тому +1

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay waxas oo dhan waxa ku hyo coumpnyga ween e FORE EVA *FADLAN* si jwb u hesho ku dhufo link hoose
    wa.link/ehlrd0 ama
    nagala so xidhiidh whatsap number +252617296376 ama +252 5725061

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 3 роки тому +1

    Kkkk asc walalo anigu waxaan ahay darawal truck wada waxaad kahadashay. Mushkiladihii ihaystay maanta aadanaw waayo anigoo safar dheer kasoogalay oo daalan ayaan damci inaaan seexdo. Wax yar kadib hurdadii meeel ay aaday kaalay sheeg saacado badan ayaan arki anigoo cunay walina aan gam,in mahadsanid

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 роки тому

    mahadsanid wallal

  • @liiicade4071
    @liiicade4071 9 місяців тому

    Saliga nabiga aqri markiba waaba hurdaysa runti

  • @hasanturki9673
    @hasanturki9673 2 роки тому

    Keep going zxp and qali

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 3 роки тому

    Thanks b

  • @saalaxjaamac3824
    @saalaxjaamac3824 3 роки тому

    Qodobka aad soo qaadatey ee ah dhageyso cod hoose markaad sii seexanayso waa ka kaliyata ee aan markaan sii seexanayo sameeyo waana qodob anigu sameystay lkn maan ogeynba inuu yahay farsamo la isticmaalo oo la ogyahay, aniga ayuunbaa moodayey iney igu kooban tahay.cajiib, mahadsanid.

  • @komkamal6322
    @komkamal6322 3 роки тому +3

    War nio zxp muxamed caadi cali maad na. Partit

  • @yuusufdaad7165
    @yuusufdaad7165 3 роки тому +4

    WLHY ANIGA AYEY IGU DGACDAY WLL
    MAHADSANID

  • @noorabarkhad5526
    @noorabarkhad5526 3 роки тому +1

    Iga qoslisay runtiii

  • @csool5341
    @csool5341 3 роки тому

    Wlahay waan qoslay aadanoow

  • @diinixasan7230
    @diinixasan7230 3 роки тому

    Wallahi fiidyowgan aniga ayaa buu iga hadlayaa

  • @nassiribraahim4490
    @nassiribraahim4490 3 роки тому

    Mahad-saniid wll adan ✌️

  • @naaleeyebaashe8899
    @naaleeyebaashe8899 3 роки тому

    Thanks t waaba gam ay

  • @ArmanArman-ye2kf
    @ArmanArman-ye2kf 3 роки тому +1

    Mhdsnid😍😍

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 роки тому

    Walahi hoyoyinkena carurta mar ad uyaryahin biyo kul lul bey ugu uqeyan