XASAASI - QOYSKEEDA IYO QAABKA AY UU DACAYEEN DEEQO OO LA OGAADA IN AY HASHIM GACANTIISA KU JIRTO..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 211

  • @JadhabeIsmacil
    @JadhabeIsmacil 58 хвилин тому +1

    Allaha unaxariisto wall laheen dhamaantod aamiin aamiin

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 години тому +7

    Walal waxaa dhaqan soomaaluda u ah hadii gabadh nin raacdo iyagoon ogayn ka soo qaadaan wax dhintay , mana maamulaan guryahooda sida badan raga soomaaliyeed, guryahooda masuul uma ah lacag baa ka carartay😢😢😢😢😢😢😢

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 3 години тому +13

    dayac badanbaa jiray 😢😢innaalillaahu waa innaa illayhi raajucuun 😢😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 години тому +1

      Waan shakiyay yaaaab ameeyba la sha qeynaysay?

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 години тому +17

    Reerka Sidee ugu ogolaadeen Nin
    Aan Qabin inay la joogto oo Ay ku-
    Ogyihiin!!!!

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 3 години тому +2

      Waasax waanaqalad

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 3 години тому

      War jiraaba cakaaruu iman ha xukumina qaraabo dadban bay ahaayeen waa ilma adeerteed walaalkood siday sheegeen walaahu aclam

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Годину тому

      AABAHEED AYAABA YIRI QARAABEY AHAAYEEN LAAKIIN NIN QARAABO NIMO MAAD GURI UGU TAGEE HADUSAN QABIN WAAQALAD

  • @SiciidCabdiwali
    @SiciidCabdiwali 34 хвилини тому +1

    Illaahy ha unaxariso gabdhihi soomaliyed ladiley

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 години тому +3

    Absolutely wey dayaceen

  • @shiinedheere
    @shiinedheere 2 години тому +4

    Dhaqanka somaliga ayaa faasid ah waayo Qof gacmaha dhiig kuwata ayuu somaligu qarinayaa goorma ayaan noqonaynaa dad kaqayb qaata bad qabka dadka iyo dalka shame on us

  • @foozia426
    @foozia426 39 хвилин тому +1

    Wankusoo raacay❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 години тому +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hyy610
    @hyy610 53 хвилини тому +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @waamoflims9473
    @waamoflims9473 3 години тому +4

    Wa Mahadsan tihiin Maan Raac TV

  • @adanmaxamed3532
    @adanmaxamed3532 2 години тому +4

    Noo soo badiya wararka xasasiga ah. Sxb mcn

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 години тому

      Waala jecel yahay yaah wararka xasaasiga sababtaas keentay somali oo dhan dad cun noqdaan

  • @FaaidMahmod
    @FaaidMahmod 5 годин тому +7

    Asc jimco wangsn dhamaan umada muslimiinta

  • @LuulKhalif
    @LuulKhalif 3 години тому +7

    Ilaahay ha unaxariisto xaalka wuu adagyaha raga iska ilaaliya gabdhoow. Nin aan ku qabin inaad la joogtid ma haboona

  • @XayaadXayaad-z5e
    @XayaadXayaad-z5e 4 години тому +6

    Wllo gabdhaheena o dhanbaa dayacan alle ha sahlo

  • @ahmedadan5393
    @ahmedadan5393 3 години тому +12

    Why haven't they reported to the police that Hashim is calling the family from Deqa's number ? That would have helped the government arrest hashim and save the girl from hostage situation ?

    • @abdulrahmanh5523
      @abdulrahmanh5523 3 години тому +2

      That simple. Thanks

    • @yasinhaji1806
      @yasinhaji1806 3 години тому

      Their is negligence from the family is simple.
      If was not that receipt 🧾 no one would know this lady.
      For lord grace he forget that receipt 🧾 and someone saw this in same day.

    • @shiinedheere
      @shiinedheere 2 години тому +1

      There is a negligence from the Somali society

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 Годину тому

      Exactly. ❤❤

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 4 години тому +9

    Baalyo jeclatay side gabaran la khabin nin ula joogi karta intaso maalmod walahi wa la halabay

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 4 години тому +9

    Horta su'aal sidee gabar muslimad ah oo sida la arkey u xijaban sidey saxiib u nogon karaan oo ay gurigiisa u joogi kartaa subxanalah ilahaw gabdhaha iyo cowraadka noo xafid oo noo astur yaarabi yaaraxmaan

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 3 години тому

      Wa diin cusup mrki diintena ka tagny aya ilaahe musiipo nagu salidey

    • @xyzabc6626
      @xyzabc6626 3 години тому

      Reerka waa qaraabo. Labo walal ah ayay lakala dhasheen.

    • @xyzabc6626
      @xyzabc6626 3 години тому

      Reerka waa qaraabo. Labo walal ah ayay lakala dhasheen.

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz Годину тому

      ​@@xyzabc6626hashim iyo reerka deeqa miya qarabo ah

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Годину тому

      WALAALKAA KULADHASHEY HADUSAN AHEYN ILMA ADEER NIN KASTUU KULASIMANYAHAY GURI IN AZY UGUTAGTO WAA QALAD

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 3 години тому +2

    Sidee haashim loogu ogaan karaa ayada oo la ogyahay in uu sadix gabdhood dilay

  • @Rahmanali-l8s
    @Rahmanali-l8s 4 години тому +9

    Dayacad Wayne ba jirta

  • @Leylamusa-s1m
    @Leylamusa-s1m 4 години тому +6

    Aniga rayi ahaan horta gabdhaas Allah unazriistoa p

  • @BahjaMohamed-yw7jd
    @BahjaMohamed-yw7jd 3 години тому +2

    Aad ayaa u saxan tahy nin aad ogtahay inuu dilaa yahay oo la raadinayo side udhihi karaan asaga ku ogeen

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 5 годин тому +6

    Waxan qaba rerka in laso waraysto say ku dhacday inay caadi ula hadlaan nin mujrim ah o lanraadinayo waliba gabadhodi ku aaminaan cajaaib walahi

    • @IfrahJama-d4n
      @IfrahJama-d4n 4 години тому

      Yaab reerk iyo maruumadaba khalad bay galeen

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 4 години тому +3

    taasi waa wax sax ah familiga deeqa wax wayn ayaa ka qaldan xaqiiqada marka laga hadlo

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 4 години тому +4

    arintaa gaabis aad u wayn ayaa ka dhacay ninka hoyadii ama reerkooda 5 sanno ama 10 ugu dambaysay waa dad waalan waxan uu maslax ka sheekaynayaa maaha dhaqan somali ama dhaqan muslim arintaasi maslax waa ku qaldanyahay dad waashay beri hore ayuu ka shekaynayaaa

    • @haa8793
      @haa8793 4 години тому

      😂😂😂😂😂

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 4 години тому +8

    Ninku hadii uusan dhaba qabin maxeey ka qabanaeeys gurigii ?

    • @xyzabc6626
      @xyzabc6626 3 години тому

      Reerka waa qaraabo. Labo walal ah ayay lakala dhasheen.

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 4 години тому +6

    Waxey u muqataa in qoyska Deeqa qarinayeen dilaaga lakiin ey iyaga la lexatay

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Годину тому

    Way qarinaayeen laakiin xaqii baasobaxay subxaan allah

  • @hassanbarud
    @hassanbarud 3 години тому +2

    Labadan qof waxaa muuqata labo dhaqan iyo laba degaan oo kala duwan ka yimaaden sida midba u fahansanyahay gabar nin racday macnaheeda aan meher ugu xirnayn

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 години тому +4

    Gabadh reer qaraabo ah ayay la joogtay hooyadeed iyo aabaheed midna magaalada ma joogaan sababtas Ayaan qaraabadu dan ooga galin gabdha😢

    • @xyzabc6626
      @xyzabc6626 3 години тому

      Reerka waa qaraabo. Labo walal ah ayay lakala dhasheen.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 години тому

      Sax sidaas umey dhaqmeen hdey waalid runa u yihiin... Anigu wxn isleeyahy ninkey qarinayeen, gabadhana u adeeg bey dhaheen, xubnahey gataan reerku😮 ninkuna armey ku kashiftaa buu is yiri malaha.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Годину тому +2

      SAAS AYAAN IS IRI OO CUDU WEY QARINAYEEN ADEEGBEYNA UGU DHIIBEN ALLAH BAAOG

  • @TropicalLogisticandsuppliesco
    @TropicalLogisticandsuppliesco 5 годин тому +5

    Dayacaad weyn oo aan aheyn dhaqanka suuban ee soomaalida ama guud ahaan qoys Muslim ah aanan ku habooneyn ayaa ka jirtay dhanka reerka .
    Tan xaga dowlada ahna wey ka gaabiyeen waa dayacaad kale waayo waxay dowladu u fududeyn lahaayeen soo qabashada dilaagaas arxanka daran iyo badbaadada gabadhooda

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 4 години тому

      somalida iyo oromada waa labada qolo ee gabdhahooda dhul shisheeye u dira oo yiraah reerka usoo shaqeya lacag uun keena they dont care xitaa hadeey jirkooda iibsanayaan

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 4 години тому +2

    Subxaana Allah waxay ahayd in ay markiiba sheegaan ninkan waayo way kagaari lahayeen intaanun dilin gabadha. way sigteen dhamaantood reerka daalim lama qariyo illahay haw naxariisto intii dhimatay dhamaan

  • @Ur_jasmiine
    @Ur_jasmiine 4 години тому +3

    7 maalin baa u dhaxaysay dilka lkn wa laga yaaba deeqa inay wax ka ogaatay arintiisa sidaasna uu ku qarijayay lkn sidee qof bin,aadam ah sidaas hilibkeeda ugu jarjaray subxnllh 😢

    • @Umi-v7c
      @Umi-v7c 3 години тому

      Aiyada is dishey😡😡

    • @xyzabc6626
      @xyzabc6626 3 години тому

      Reerka waa qaraabo. Labo walal ah ayay lakala dhasheen.

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 години тому +3

    ASC dhallinyaro horta waad mahadsantihin , tan labaad aniga waxeey iila muuqataa in arrintaan eey dad badan kulugleeyhin we eey tahy NETWORKING oo xubna dadka laga ganacsado😢 waxaad kugarataa
    1. numberada tirade badan
    2. Isla haqeeynta sida baabuurta dareewalada
    3. Lacagta uuisticmaalayo sida Air BNB uu ijaartay waa qaali😮
    IWM.
    Calaa kulli xaal ninkaas kaligigiis ma aheeyn😢😢
    WBT

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 години тому

      Sax reerka Deeqo baa ku lug leh waayo nin baxsad ah bey la sheekysanayeen oo gabadhoodu la joogtey oo aysan soo sheegin😢😢

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 4 години тому +2

    meeshaan kuyaabaan fadhiyaa wa dad qaladkii iigu horeeyay oo somaliya oo hadana dumarka kaliya qasha oo heedhe raga miyuukabaqdaa balaayo kuqalatay allow nagaqabo bisinka

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 5 годин тому +4

    way jirta dayacaad lkn waxaba lagama qaban karo wixi hada wa dhacen dee gbdhihi hadan la celin karin maxa saneyn siwalba walolal hadla sidedaba ma wanagsana gbdha niman qabin ana reerkodu ku ogayn inay guri ugu tagto wa qalad waxkasta ku dhici kara wa dumar marka gbdhow wala idin so dhigtay isilaliya ilaahy haidin ilaliye

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE Годину тому

    الله. يرحمهما. ويعرف. لهما. ويد خلهم. فسيح جناته ويسكنه اهله الصبر والسلوان. أنا لله وانا اليه راجعون

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 години тому +2

    Kan maslax la leeyahay ! Xagee ku
    Arkay Dad aan is qabin oo laysku-
    Ogyahay ! Gabadhiina la la’yahay
    Reerka haday tuulo dagan yihiin !
    Ninka hadlayey iyo kii Ay la joogtay oo Adeerka Ahaa !! Mee ?
    Anagu Caqli baan leenahay!!

  • @MustafeCateeye
    @MustafeCateeye 4 години тому +2

    Familigu waydhal saden gabadha alaha unaristo

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE Годину тому

    الله يرحمه ويغفر لهم.

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 Годину тому

    DAYAC 100% AH AYAA JIRA FAMILY KA GABADHA ALLAHA UNAXARIISTO

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 години тому +1

    Absolutely, you’re right in eey dayacen deqo I’m not feeling sorry for her because she knew too. He kill the other three ladies.😢

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 години тому

    Qadar ALLAAH CANAAN MALEH WAXII QORAN WAY Dhici

  • @namiup0274
    @namiup0274 3 години тому +1

    Ilaahay kabaqa waxaa dhici karta in uu hanjabay iyo famille dhan oo ay i afduubnaayeen 😢😢😢😢😢😢

  • @KhalifYare-p3d
    @KhalifYare-p3d 4 години тому +15

    Hadey is guursan oo sheekadu xiriir keliya ay tahay sabab nooce ah ay kula joogi kartaa weligey famil ka dhaqan xun ma arag ani walashey nin an qabin sidey ku aadi kartaa xaafadiisa kama yeelen

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 4 години тому +2

      Reerku 2 qalad bay leeyihii oo ah inay gabadhooda dayaceen iyo inay dambiilaha qariyeen waa dambiilayaal reerkaasi

    • @sahra6279
      @sahra6279 4 години тому

      Waa arinka aab ka yaabanahay total reerkaasi khalad iyo dembiba way ku dhaceen waana dayaceen inantaa allah ha kuu Naxariisto deeqaay cadhar ayay noo tahay ka waalid iyo ehel ahaan in aan ilaalino gfabdhaheeba

    • @FadumoKeenan
      @FadumoKeenan 4 години тому +1

      Waaa. Yaaab. Gabar. Nin. An. Qabin. Seey. Guri. Ogu tagi. Kartaa. Waaaa la. Yaaab. Arinta. Deeqa

    • @FadumoKeenan
      @FadumoKeenan 4 години тому

      Mida. Kale. Rerka. Ninka. Gabdha dilay. Waayba. Ogaaayeeen. Inu. Dadka. Qasho. Maxay. U. So. Shegi. Waayeen. Ninka. Hala. Qabto. Rerka. Farbaaa. Ku. Duugan

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 4 години тому

      @@mahdiyamaxamuud4789waa run Reerka waxbaa ka Qaldan

  • @WaesPunowkoriyow
    @WaesPunowkoriyow 2 години тому +1

    Dhanka famliga aya yar gaabsi kajirtay waa gabada marki lawaye oo policeka ku wargaleyin iney maqantahay gabada waxey axad iney warbaxantoda raciyan haasiim iney lasocotay

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 4 години тому +2

    Ninkaan dowlada kenya mahubisay beerka iyo kalyaha inuu kala baxay gabadha, mise jirtaa inee koox gabacsiga kilyaha iyo beerka dad kawada shaqeesto inee ku lug leeyihin, mise jirtaa in qolkii gabadha deqa kuu kudilay kadib rinjiga cida marise yey eheed ma guriga ninka islahaa baa nadiifiye oo rinjiga mise haashim cameradii mala raadiye😢

  • @adanmaxamed3532
    @adanmaxamed3532 Годину тому

    Dayacaad weyn ayaa jirto hadii ay run tahay in ay gabadha iyo wilka ay is raaceen 1
    Israacidda, waa khalad,
    Maxaa yeelay waxay kala yahiin ajanabi.
    Kow nin iyo naag oo aan is qabin maxaa is raaciyey
    2,family. Siday ku agbaleen inay gabadhooda nin ay racdo. Oo Hadana, ku canda,oonayan waan ku ogayn inay is raacen subhanalaah

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 5 годин тому +3

    gabdhow is ilaliya oo naftu a ka t’axa sara kenya wa iska dhib badan tahay

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 2 години тому

    Waha Ee Rokuman Manrac Tv

  • @IsmailA-b2g
    @IsmailA-b2g 4 години тому +3

    Reeka gabdha inay edab u yeelaan bay ahayd see nin guri ugu tagi kartaa aan qabin se hadey ku arkaan may nin kaleidoscope ku daraan

  • @adnaali1173
    @adnaali1173 3 години тому +1

    waxa jirta dayacaad weyn iyago ka qayb qaadanaya qarinta hashim dad cun waayo waxay isku ogaayen 2bada qof inay isla maqan yihiin

  • @Yurubmnoor
    @Yurubmnoor 3 години тому +1

    dayac weyn ayay dayacantay sababtuna waxa eytahay qaraabada ogeyd hadey hooyad iyo abahed lajoogi laheyd saas ma dhacdeen waxaa la arki lahaa ayagoo oyayo marka ilhy ha unaxariisto 😢

  • @AxmedAbdi-w3i
    @AxmedAbdi-w3i 3 години тому +1

    Slc waxa laga yaba in ay mafiyada
    Qayb ka ahayd is qabad arin ama aduun lo kharajiyey illaahay bana sida xaqiiqda ah og

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 4 години тому +2

    Dhaman waa in la xiraa. waayo Nin la radinayo ayey qarsheen . Way ogaayeen nin kaan in uu qof hori u soo dilay waa ayaa u diiday gabdhooda ! Reer ka ma aminsanen in uu qof kale dili kara ! Ninkaan lacag buu sameenayey. gabadha na way la shaqeenaysay! waa iyada suuqa ugu soo adeegay say asaga oo Police ka raadinaya

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 4 години тому +2

    soomalida iyo oramadu gabdhahooda kama war hayaan waxaa dhankaa uga dhaqan fiican hindida loda,jiirka,masaska caabuda oo diinta laheyn.oromo iyo soomali diintee heystaan?

  • @Fartuuunn
    @Fartuuunn 4 години тому +3

    war nonku sixirloole ayuu ahaa dadkan uulayayna sixirka ayaa tusaya in uu laayo dadkan

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 Годину тому +1

    HADALKA MAAD KALA SUGTAAN RAGU WUU ISDHAGEYSTAA

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 4 години тому +5

    Waa qalad inay gabadhi nin ajaaniba dibad kulakulanto iskabadaa gurigiisee xitaa haday jeceshahay ooy rabto inay lahaazawdo waa inay gurigooda kubalamizaa waliba hooyadeedna ogayziiza taasaaa ugudhaw inay gabadhu dhawrsoonaato❤

    • @haa8793
      @haa8793 4 години тому

      Dinta old fashion ayan uaragnaye bal haarkan madintaa dib kuheysay mise anagey dib nagaheysaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 години тому +1

    wa sax deeqo reerkoda wey la socden iney gabadhoda hashin la socotey maqaaxi ayey ka shaqeyneysay sacado yar

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 4 години тому +2

    Waxaad qar sataa wuuku qa
    rsadaa wll malaga yaabaa inay is dhaheen ninkan qariya gaba dhiinaa lagudariye😭

  • @user-qv9xu3tj8v
    @user-qv9xu3tj8v 5 годин тому +3

    Dayacaad ween

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 4 години тому +1

    Ninkan Khamiiska Xidhan Gab Gab Buu Hayaa dadka Noocaas Oo kale lama keeno Goobaha Arimaha Sirdoonka laga Hadlayo ama fikirkaga kaga dhiibanayso Gabadhan Qoyskoda Baa dayacay Nin Aan Qabin bay ku ogaayeen Sharci Islaamna maaha Mid Dambi Baadhisna Maaha
    Tan kale Gabadha Arimaha Haashim ayay wax ka ogeed ama ay ka ogaatay Sababtasu u dilay Qoyska Gabadhana Ayaga Ka caawiyay haashim in mudaa in la baadho sababto ah hadi ay tagi lahaayeen laamaha amniga Marki waa lasoo Qaban lahaa Telefonkada Wuu ogaa in lagu soo daba raaci karo lkn Sabab Kale ayuu u qaatay Taleefankeda

  • @rahmahasan2690
    @rahmahasan2690 2 години тому

    Wixii jira Allah ba og laakiin gabar qaraaba la joogto oo aan hooyadeed iyo aabeheed la joogin wey iska dayacantahay

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 години тому

    Wxni waa ganacsi nin dhuumasho ku jira sidee buu qof cusub u dili karaa si deg deg ah... Waa xubno gadasho balaaran😢😢 reerka Deeqo far baa ku godan wallee😢

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 3 години тому +1

    Maslax baa kaa saxsan

  • @foozia426
    @foozia426 37 хвилин тому

    Nin qaatila oo laraadinayo siday u amineen ba yaableh ilahay how naxariisto insha allaah 4 toodaba

  • @basraabdi5491
    @basraabdi5491 3 години тому +1

    waa iska dhalin yaro ilaahay ha u danni dhaafo deqa labatan jir intuu geed ka boodo ayuu tala ka boodaa ayeey soomalidu ku mahmaahdaa jaamacad ayaan ka fakareeynaa dhalinyada dareenkooda in laga fakaro waa mihiim😭😭😭😭😭😭😭

    • @Shukricadey22
      @Shukricadey22 3 години тому

      Daren hadu heeyo walidka maxa qarash lo galina guur xalal maxa u diday dareen danbi kugalina ale kamagangalnay

  • @InaHabiba
    @InaHabiba 4 години тому +2

    Waxa qarsra wey ku qarsadan ayan maqli jire

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 4 години тому +1

    Iihi iihi naga yareeya inta uu qofka kale war bixinta sheegaayo too much waye waana mahadsantihin dadaalkina

  • @HassanHassan-k2r9s
    @HassanHassan-k2r9s 46 хвилин тому

    Family members need to investigate and ask question why they didn’t report

  • @SAHALABDiBOULALE
    @SAHALABDiBOULALE Годину тому

    Aaaaaaaaax. Aaaaaaaaax. Horta wan. Iinii salaamey

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى

    Odaygaan calosha wayn shaki buu lahaya seda uu hadalayo baba shaki ku jiraa

  • @gojogotbunda
    @gojogotbunda 42 хвилини тому

    1) Waxay u muuqata in gabadhaanu ay dayacnayd maadaama aysan la joogin
    waalidkeeda.
    2) waxaa kaloo muuqata in family ka gabadha ee Nairobi jooga ay ninkaan qarinaayeen.
    3)Cidaan inysan meesha soo dhignin in dulmiga ay qarinaayeen uu galatians doono gabadhooda.

  • @ahmadfarbaruur3979
    @ahmadfarbaruur3979 4 години тому +1

    Deeqa waa dad qal dhakhtarah -- aniga malahayga -- + sidoo kale xukumo waa horor. :::::

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 2 години тому

    Dayac weyn ayaa jiro.
    Gabadhaana wuu ka faaideeystay.
    Wuuna dilay.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 години тому +1

    Wll haa he nagdaa faqashta biis wll waayo waa xarood waa xarood waa faqasha

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 2 години тому

    Deqo waxay ku dhimatey reernimo , rerkeeda wey maqleen in Hashim gacan ku dhiigle yahay la raadinaayo, gabadhooda wuxuu ugu sheekeeyey wey tahriibtey, iney ka aamusan bey goaansadeen iney sheegaan Hashim ma ogeen in gabadhooda u diley

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 3 години тому +1

    Gabdha waa iska fududeysatay arinkan sobob ns wey ku socotay adeerka hadlkiisa wax kamuqday argagax ween ilhahay ha uyasiro reraha masibada kudhacday dhamantod

  • @NurGacan
    @NurGacan 3 години тому

    Qoyska deeqo waxay ahayd in markay ogadeen Hascombe in la joogto ib ay waregaliyaan dawalda hada laakin wax ku jira meesha qoyskan miyay ka baqeeen in ay dawlda war galiyaan mise usku qabiiil ayay ahaayeen oo ay u qariyeen

  • @canabcali6523
    @canabcali6523 4 години тому +2

    NINKaan ha la baaro Amoowa juudan yahay

  • @barliincali9542
    @barliincali9542 3 години тому +1

    Waxuu udilay waxaa isdhahay hadiilaguu diiday danbina aagashay wayn waligaa xabsi daa in baa kujiraysaa maxay kuugudiideen kufso kujiscimo kolay mabad baadayside oo dil buu isdhahay maadama aad danbi culusgashay ama ladilayo ama xabsi daain kusugayo wax kasto walaaq qofkasta dil dhibaato miyaa dhibaato kafiican kolay marna bad baadayside wax kasta cagta mari

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 години тому

    Way cabsadeen in la xiro.
    Ama wararkan codadka ah waa kuwa la sameeeyay

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 години тому +2

    Wallo aad baa loga gabiyay gabadhan walidked waxay jogan mandera loma maleynin gabadhan iinamaqantahay

  • @CookingwithHoodan
    @CookingwithHoodan 5 годин тому +2

    Ma Wada shaken Somalia tasa dhaa

  • @HamdiYusuf-x1x
    @HamdiYusuf-x1x 4 години тому +1

    😢😢

  • @naciimaxasan448
    @naciimaxasan448 3 години тому +1

    Ciyaarta masaajidka kadaaya

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Годину тому

    Reerka deeqo way ogaayeen inay hashim lajoogtey laakiin waxay diidayeen in wiilka laqabto balse markii uu gabadhooda dilay bay soo Hadleen.

  • @Shukricadey22
    @Shukricadey22 3 години тому

    Gabdha so dag lcg ikeen marku dhaho inu watu rabay lkn rerka waxbey qariyeen gabdhodo ku wayeen

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 5 годин тому +4

    Dumarka miyuu ugaarsadaa Nin oo dilaya ama uu dhirbaaxay lama sheeginee ?
    Cudurka juudaanka maaku dhacay war ninka hala dilo waliba sakaraad haloo dilo. Wuxuu daawaday aflaamta gaalada oo dilka ku saabsan
    He is serial killer!!!

    • @sahra6279
      @sahra6279 5 годин тому +3

      Juudaan ma qabee armuu ka tirsan yahay shabakad xubnaha ibnu aadamka ka ganacsada

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil Годину тому

      @ Waa macquuul iyadana.

  • @ahmedfatix5970
    @ahmedfatix5970 4 години тому +1

    Dayacaad waan

  • @Umi-v7c
    @Umi-v7c 4 години тому +2

    Deeqa wax walbo waogid waana qariisay😡😡😡😡

  • @MamaTaifa-c2s
    @MamaTaifa-c2s 2 години тому

    Gabadha allah haunaxaristo lkn maalmihi rerka la laayay waakii lalahaa gabadh ayaa qarineysaa.somadhici karto iney ayadu tahay qofki qarineyday.allah ayaa naga og

  • @Hawenay
    @Hawenay 7 хвилин тому

    dayacba maahee waa dhaqan xumo iyo waliba wax baa qarsoon family waxba isku huursan macal gabadha iyado og u tagtay ee u adeegtay afaro qabiil ma odhan karna inay ugu tudheen

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Годину тому

    Bro that is a good question i was looking for. Why the family didn’t mention Deeqo was with this mental man

  • @foosdarleeg
    @foosdarleeg 4 години тому +1

    Familka gabadha oo dhan waa in la baaro oo la soo xareeyo xitaa ninka wareeysiga bixiyey.

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens 3 години тому

      Why loo soo xarenaa. Qof 20plus yaa dabo kali karo

  • @istarliincawed9365
    @istarliincawed9365 Годину тому

    Dayacada badana jirta qof dila ahaa inada ku ogato gabadhada waxa faaiida ay ledahay maa jirto

  • @saminagulamo6753
    @saminagulamo6753 2 години тому

    Dayac wujira waayo cabar se logu halena nin an qabo iyo nin diillay gumar o laradinayo ey og yihin maxey u qariyen e boliska ugu sheegi wayen reerka wax wen a kaqaldan gabar ladhalay o dhalin yaro ah se keligey u diren Subhanallah allah xaqa hana tuso deeqo naftirkeda nin laradinayo sey iskugu amin tahy o ey u qarisay allah og wixi jira lakin family 🤔🤔🤔🤔 something isn’t right with them allahu aclam

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 години тому

    Aniga fikirkayga gabadhaas waala dayacy aad oo weyn
    Waayo dilaa haduu gabadheyda kaxeysto waa wareeey dhahaayaa ilmahayga waala qiyaaneeyay atleast gacan ku dhiigle uma rabo gabadhayda ilayn wado ayaa ufurmatayee yaaaab maxaa qaldan gabadha meyla shaqeynaysay o reerku maku aamineeen waxbaa qaldan

  • @husseinAli-jz7kl
    @husseinAli-jz7kl 57 хвилин тому +1

    Dayac wayn ayaa dhacay waayo?
    Mar hadii qoyska deeqa ogayen in hashim laraadinaya why oo ay u ogalaadeen inay lajoogto nin police ku radiating
    Tankale sidebay diiniyan gabadhooda nin an qabin oo ajnabi ka ah ay guriga ugu tagtey oo
    ay raaliugaga noqden waa Arin Ceebku ah