AABAHA DEEQA OO ILMAHADA CEESHAN WAYAY - 20 SAN0 AYAAN WAX BARAYAY MAANTA OON......

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 46

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Годину тому +2

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @hubanehubane9477
    @hubanehubane9477 5 годин тому +11

    Sabar Allaha ka siiyo. Rabi ha u naxariisto

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Годину тому +1

    Allow u naxaristo maskinta abaha dhaley iyo qoyskedaba allah samir allah haka siiyo

  • @XawaLaydh
    @XawaLaydh 4 години тому +5

    Xanuunka u weyn qoyska deeqo ayaa dareemaya gabdhahaas kale. Waa la aasey qoyskan waxayaasaan ma hayaan lafo bes illaahay ha u naxariisto gabdhaha dhamaantood

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 3 години тому +4

    It’s sad may Allah help this family to get justice and may Allah gives them sabr Ameen.

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 5 годин тому +5

    qaraabada ay ahaayeen ayaa dhibta keentay waa nin BAHAL ah oo qaraaabo la moodaayay subxanallah

  • @Ur_jasmiine
    @Ur_jasmiine 4 години тому +4

    MAANRAAC TV WAd mahadsan tihiin sidaa xogta si deg deg ah noogu soo gudbisaan KIISKAAAN
    Midakale AABE SABAR allaha ka siiyo annagaba xanuunsanay halkee ku jiraa abihii dhalay ee intaas oo sano kusoo tiir iyo tacab beelay waa muhiim in ilmahaga laga war haayo waxuu qabto iyo qofku la socdo waa kaas mid qaraabo u xigaay ee maciin biday baa sidaa ku sameyay

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm Годину тому +1

    Aabahaan qalbiga Alle ha u adkeeyo samir iyo iimaan Alle hakasiiyo inantaas lasilci Alle ha unaxariisto xaasid rer iyo ina adeer malahan

  • @hasanmohamed4560
    @hasanmohamed4560 Годину тому +1

    Waxe noso baratay Kadina ina kunasana rabnay 😢alla xanun iyo murugo badna qalbiga allaha uqabojiyo rerkas ninkan dad qalatada ahna mell daran alle katuur

  • @snw9257
    @snw9257 4 години тому +2

    Ninkas sixun ha loo diilo 😢😢😢😢😢😢 inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan gabdhahas Somaliyeed ee cadawgu cunay😢😢😢😢😢😢

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 5 годин тому +5

    walaahi aabahaa angaaba ku xanuusanay, naxdin iyo amakaag. allah badal khayr qaba ha siiyo ayaan leenahay odaygaa miskiinka ah ee BAHALKA qaraabada ihi helay

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 4 години тому +4

    Horta ilaa baa wax inaga og lakin Gabadh Kenya kudhalttay waxna intaa kubartay .ninkas bahalka ugabaday una malayn maayo in wax ka ogayd bahalnimadisa imisaa ruux ba inta isbarata kadibna isa shuknsata xiriri na kadhexeya ayagoon is aqoonin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 годин тому +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 5 годин тому +2

    Qalbiga allaha u qaboojiyo waalidkeed

  • @Gurigaaga-1aad
    @Gurigaaga-1aad 2 години тому +1

    Geeridu waaxaq, aabahaas waxaan leeyahay sabir ilaahay ayaa kuugu badalayo wax ka khayr badan.
    Hoog iyo halaag ba wuxuu usugnaaday dilaaga indhaha kaariday

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 5 годин тому +2

    Şamir iyo iman Alle haka siiyo Aabaheed.. very sad Wlh odaygas maskinka haloo gurmado..

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 5 годин тому +4

    ninkasa mustaqbal lésa babiyey ilhow nin xun hanagu saladin ilahay hau naxariisto

  • @sahra6279
    @sahra6279 4 години тому +2

    Allah samir ha ka siiyo deeqanaøu ha y baxariisu

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Годину тому +1

    Oh my God this is painful. 😢😢😢

  • @UbahJirow-g9w
    @UbahJirow-g9w 4 години тому +2

    Alaha u nararisto gacn kaxaq daran yadishe

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 56 хвилин тому +1

    I couldn’t stop crying😢 what happened to him this dead😢

  • @maxamedcabdiqani6132
    @maxamedcabdiqani6132 4 години тому +2

    Like usaara si video ga ufaafo

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 5 годин тому +1

    Nin aduun joogow mx aragti ku laaban subxanalah wx walba wad arki

  • @FadumoMubumad
    @FadumoMubumad 2 години тому +1

    Sorry walhi wa Ina abtiday ax ale ha Naga samriyo😭

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 Годину тому +1

    Asc saxiib adiga iyo walaalka aad wada shaqeysaan waxaan idiin rajeynayaa wanasg iyo sharaf waxaa idinka muuqata dhawrsanaan markaa iyo aqoon hufan in aad u leedihiin shaqada aad haysaan hadaba waxaa iga dardaarana in aad iska ilaalisaan cadiifad iyo degdeg waayo dadka idaacadaha afsomaliga ku hadla xitaa kuwa dawladaha shergta kuweyleeyihiin wey cadiifad hadlaan e ilaashada diintiina iyo akhlaaqda shaqsiyadeed ee aad ledihiin waliba hadii aad cid wareysaneysaan ha noqdo qofku sifoobey waxaad ku sifowdeen run ' aqoon' afsomali indku filan ' cadiifadla aan degenaasho' hubsiimo GOOL WALAALYAA RABI IDINKII

  • @naciimaali7069
    @naciimaali7069 Годину тому +1

    Itoobiyanka hilibka ceeriinka ah xuno ayuu goorba lanolin jiray bisinka

  • @Liban14398
    @Liban14398 3 години тому +2

    Ila iyo hada waxan la yabanahy ayado oog ninkas in la radinayo uu gabdho dilay maxa raciyay Allah uu naxaristo

  • @hyy610
    @hyy610 3 години тому +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 4 години тому +3

    Sorry 💔🤭😭🤭🤲🤲🤲🤲

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 4 години тому +1

    Odayga iyo abaha khalad ka ma ahan dadka u dhow oo ogaay inoo dilow yahay oo la raadinayo ayee policeka ugu wicin xili ee nooleed sidaan aaminsanahay waa la badbaadin Karay sidaan is leeyahay qabiilna mesha woo ku juraa Somali nala dhahaa ina adeerkeen danbiga ina ka dhaqno jecelnahay

  • @mohamudshaikhAbdullahi
    @mohamudshaikhAbdullahi 5 годин тому +1

    Gabartan shirkada ayey kamid aheed waayo qof laraadiinaayey ayey meel kula nooleed oy usoo adeeegeysi ,
    Hadii ay run sheegeyso maxay fursada ay kusoo adeegeysi uga faideysan weyday sabab isweydii oo caqliga saliimka unoqda ,
    2badaan gabdhood maxkaxdeyda way mashquuliyeen,waxaana kabaqaa in ay soo baxaa wax kale allow qeyrka nawaafaji

    • @salmah3062
      @salmah3062 3 години тому

      Wxa laga yaba in u wx siyey o aysan cadi ahyn miskintas hku danbabin please

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz 2 години тому

      anba mida layabay waye lkn alla og xaqiqada

    • @sahra6279
      @sahra6279 2 години тому

      Way dhici kartaa ina ay tahay sida aad sheegtay balse waxa aynu ka war sugi dawlada

  • @CaziizociiseCiise
    @CaziizociiseCiise 5 годин тому +1

    Malga yabaa in ey gabadhu mishinka kula jirtay ninka o ay. Ka cawisay dilallkii hore eegabadhihii lagu dilay neyrobi laguna heshin wayay qebinta qarashadkii laga helay dilkii maama waris

  • @CaziizociiseCiise
    @CaziizociiseCiise 5 годин тому +1

    Gabadhu hadi ay dacad aheyd maxaa dabadhigay ninka o ay uga hari weyday markii lagu edeyay dilalka kala duwan hadii aysan kula jirin

  • @CaziizociiseCiise
    @CaziizociiseCiise 5 годин тому +1

    Teedakale isku lood ba maaha wa gabar jamiciyad ah isagu waa gangis arinka waxbaa kasi ah

  • @cabdifataxyasiinaxmed
    @cabdifataxyasiinaxmed 2 години тому +1

    maxa ufasaxdi gawadha

  • @KhalifYare-p3d
    @KhalifYare-p3d 5 годин тому +2

    Kuwan iney iska aamusaan ba uroon hal gabar baa masuuliyadeda qaadi kariwayen ceebey tacaal

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 Годину тому

    Walhi xaly cabsi ban sexan wayay

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 Годину тому +1

    Hanagu sodaynine

  • @CaziizociiseCiise
    @CaziizociiseCiise 5 годин тому +1

    Gabadhu hadi ay dacad aheyd maxaa dabadhigay ninka o ay uga hari weyday markii lagu edeyay dilalka kala duwan hadii aysan kula jirin