Aragtida Dad waynaha, Waraysigii Cabdi Xaashi & Arrinta Qalbi Dhagax || Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +32

    Inta iyagoo jiifa muuqalkan dawanaya like

    • @hiiraannewstv4589
      @hiiraannewstv4589 4 роки тому

      Zamiira filfilo channel ua-cam.com/video/Vz5OLoxOMAw/v-deo.html

    • @zakariaabdulle7273
      @zakariaabdulle7273 4 роки тому

      Wan fadhinaa wll Subcripe Issaarr Anku saroh

  • @MrSendrik
    @MrSendrik 4 роки тому +8

    ------🤲🌹🌹🌹🌹🤲------
    --DHALINYAROOY ISKAASHADA-
    1=DHALLINTII DAL-KEYGOOW.
    2=SALAAN DHIIRAN. IGA HOOYA.
    3=DHEGEHIINNA WADA FURA.
    4=WAANAADAAN DHAGAYSTOO.
    5=DHAYAL YAANAN LAGA DHIGAN.
    6=DHAMMAANTIIN ISKAASHADA.
    7=WALAALNIMO DHAB MUUJIYA.
    8=JAAMACA ISKU DHAARSADA..
    9=DIINTA YAAN LADHINAC MARIN.
    10=DHAQANKA IYO WANAAGGII.
    11=GOBANIMADU YEY DHUMIN.
    12=MAANDEEQ DHURWAA CUNIN.
    13=CALANKU YAANU DHEELIYIN.
    14=DHULKII WAA NASUGAYAA.
    15=BARWAAQAA DHEX TAALOO.
    16=DHEEMAN IYO DAHABIYO.
    17=MACDAN BAA DHEX JIIFTOO.
    18=DHAMMAAN WUU NADEEQAAYE.
    19=CADOW YAANU DHIIDHIYIN.
    20=SHISHEEYAHA DHURWAAGA.
    21=DHAGARTOODU WAA HALIS.
    22=DHULKEY IDINLA JOOGAAN.
    23=KUWA. QARAXA DHIGAYAA.
    24=WAY KU. DHIIRA GELIYAAN.
    25=HUBKANA WAY U DHIIBAAN.
    26=DHALINTAAN HABOWDAYE.
    27=UU SHABAABKU DHOOFSADAY.
    28=DHUUNIGA KA RAADSADAY.
    29=SHACABKANA DHIBAATAYN.
    30=DADKA DHUUNTA JARAYAA.
    31=DHIIG. ISLAAM BANAYSTAYE.
    32=DIINTIINA DHINAC MARAY.
    33=SHAREECADA-AN DHOWRAYN.
    34=WIXII DHAAFA NALA YIRI.
    35=WAXA - INTAAS KA SII DHEER.
    36=RUUXA DHOOHAN UUN GARAN.
    37=KUWAN. QABIIL U DHIIRANE.
    38=DADKA KALA DHAN TAALAYE.
    39=COLAADAHA DHEX DHIGAYAA.
    40=SHACABKAAN IS WADA DHALAY.
    41=DHUL KALIYA KU WADA NOOL.
    42=DHAQAN IYO DIIN WADAAGTA-AH.
    43=DHANNA-AAN UKALA SOCON.
    44=ILLAA DUNI DHAMAADKEED.
    45=WAXAA TAASNA SII DHEER.
    46=RUUXII DHUG LAHI GARAN.
    47=KUWAN DHUUNI QAATAHA.
    48=SIYAASADI KA DHABAQ DAYE.
    49=SHISHEEYAHA U DABO DHAQO.
    50=MARKASTANA U DHOOFEE.
    51=DHUX DHUX HADALKA BEENTA.
    52=DHAWAAQ IYO BAROOR ANJIRIN.
    53=LA DHEX MARO BULSHADA-EE
    53=DHULKAAN CARAB KA IIBSHAAN.
    54=SHILIN INTUU KU DHAAFSADO.
    55= BERINA KAABA DHOOFAAN.
    56=TAASNA WAA XAQIIQ DHIGAN.
    57=BEENTA -AAN KA DHAWRAYE.
    58=QOFKII TAAS - DHALIILOOW.
    59=DACWA DAADA SOO DHIGO.
    60=ADOON DHAGAR MALEEGAYN.
    61=QAANUUNKA DHINAC MARIN.
    62=IXTIRAAM KU DHAQANKEEN.
    63= SHARAFTANA -AN DHAAWICIN.
    ---------------DHAMMAAD-------------
    ------🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲--------

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 4 роки тому +6

    Asc waxaan ahay hooyo soomaaliyeed waxaan ladardaar mayaa dhalinyarada soomaaliyeed waa inay midoobaan kana fikiraan fayuujarkooda

  • @inahooyo4598
    @inahooyo4598 4 роки тому +7

    Aniga waxay iilamuuqataa in arinta qalbi dhagax aytahy boog buskootay aan loobaahnyn in ladanqo wax hada loobaahanyahy in hada lasoo hadalqaado inaysan wax wanaagsan ahy waayo taarikho xun baa lasoomary marka in labuunbuniyo waa arin kicin umuuqata waan wada ognahy inay khalad ahyd oo dowlada3kadhacdy aan wax kutalagal ahyn marka in la iska xiro baabkisa baa ila fcn inta ila fikirkaa like saar

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Abdilahi Osmaan, wax weyn baa kaa khaldan, malaha aqoontaada ayaa iska gaaban, taariikhda lama qariyo, lama illaawo, lagama been-sheego, lama buun-buuniyo, bal waa la xusaa, oo la is xasuusiyaa, tan fiican iyo tan xun, tan fiican in loo dabbaal dego, tan xunna inaanay dib u dhicin oo mar dambe khaladku soo noqon. Those who cannot learn from history are doomed to repeat it ( George Santayana), Only a good-for nothing is not interested in his part ( Sigmund Freud) Mahadsanid

    • @zakariaabdulle7273
      @zakariaabdulle7273 4 роки тому

      @@mhassan0163 anigaba fikirkaa hore ayaan qabaa in hada baabka la xidho ila inaty Dawlad Dadkii falalka badan ee aan tanoo qudha ahayn ka gaysanaayey soomalia la belayo balse hada waxaan loo arki karaa uun olole doorasho Dowlduna hadany qaldka lahayn Oo cid kale leedahay xataa ma Soo xidhi karto Balse adigu waxd ku doodaysaa in La xuso way fiicantahy arinkaa in la sameeyo lkn waa marka Dowlad adag la helo oo dadka xilka hayana uga digta .

  • @zu7729
    @zu7729 4 роки тому +15

    Tuugsi waxan aheyn laga ma dheefayo comments ka somalidii xigmadaa ka guurtay dhac ku sii iyo isaaar ugu dantay doqonimo lagu ma tartamee naga amusa ama fikir da'diina u dhigma la imaada 👎👎

  • @abdiganibulale2419
    @abdiganibulale2419 4 роки тому +5

    Alle khayr ka ha Ina wafajiyo somaliweyn hanolato one love ❤️ peace and life ✌️

  • @meheriboy6471
    @meheriboy6471 4 роки тому

    Horufadhi media aad ayaan kuutagersanahey habeenkastana waa kuxirnahey

  • @sheekotupechenal6464
    @sheekotupechenal6464 4 роки тому +10

    QOFKII UGU HURAYAY BAAN AHAY EE LIKE ISAARA

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 роки тому

    Qalbi dhagax arintiisa way cadahay waa arin laga soo shaqeeyey oo la rabey in lagu dhibaateeyo qaranka Soomaaliyeed waxaan oran lahaa in arintaan looga harin cidii ka dabeeysey iyo arimihii laga lahaa In la soo saaro

  • @dustyfoot9886
    @dustyfoot9886 4 роки тому +5

    Project Qalbidhagax and mastermind Gabre are over so let's move forward

  • @mohamudhasan2266
    @mohamudhasan2266 4 роки тому +15

    Qalbi dhagax wuxuu noqday mashruucii faanoole fari kama qodna

    • @hiiraannewstv4589
      @hiiraannewstv4589 4 роки тому

      Mohamud Hasan ua-cam.com/video/Vz5OLoxOMAw/v-deo.html

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 роки тому

      Mohamud Hasan hhh

    • @isseibrahim7152
      @isseibrahim7152 4 роки тому +1

      Haa wuu noqonayaa mashruci fanole wayo wuxu ahaa wudin somaliyed oo noo dhibay cadaw somaliyed

    • @amalomar860
      @amalomar860 4 роки тому +1

      @@isseibrahim7152 marka hadda hadii ilaahay sobàd badiyay ma alle lagu xamdiyo maxaa mashruc looga dhigtay Qalbidhagax waxanu way u qornad wana qadar alle ee qadarta alle halagu sabro dad yahow xigmad daradu kusoo aruurtay

    • @isseibrahim7152
      @isseibrahim7152 4 роки тому

      @@amalomar860 waxa mashruu oga dhagay masharuca khaladki lagalay ayaan laqiran

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 4 роки тому

    Wuu idhaafey dhiibashada fikirka xogog badan ayaan kusookordhin lahaa

  • @aishaibraahim5124
    @aishaibraahim5124 4 роки тому

    Asc walaayaal aaniskaashano cadawgeena aan aqoonsano ilaahaw naga reeb aamiin

  • @daahircabdiraxman3755
    @daahircabdiraxman3755 4 роки тому +2

    *I will love to see insha Allah*
    *Greatest soomali Again*
    1: soomaali
    1: Religion islam
    1: cultural
    1: language
    Thanks to *HORUFADHI MEDIA*
    specially *mr xaashi iyo eng yaasiin*

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 4 роки тому

      SHEEKA DAAROOD BAAD HAYSAA!!!.

    • @hiiraannewstv4589
      @hiiraannewstv4589 4 роки тому

      Daahir Cabdi raxman ua-cam.com/video/Vz5OLoxOMAw/v-deo.html

    • @daahircabdiraxman3755
      @daahircabdiraxman3755 4 роки тому +1

      @@mustafahassan2555 maya sxb *qabyaalad Nagadaa wll Qabiilkaaga Allah kuu Nuuriyee Greatest soomaalia waa Hanka iyo himilada umada soomaali*

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 4 роки тому

      @@daahircabdiraxman3755 60 SANO KA HOR AYAAN TAAGNAA HALKAAS.ANOO HAYSTA INTAAS MAANTA MURANKA KU JIRTA, AYAAN TUURAY SOMALI JACAYL DARTEED,WAXA NAGA GAADHAY WAA LA OG YAHAY.QABYAALAD?.HADAAN QABYAALAD AQAANAY KUUMA BAAN IMAADEEN!!.HALJA QABYAALADA LA IGU BARAY,EE LA IIGU DILAYNA WAA MEESHA MAANTA AANAN DOONAYN.WAA MEESHA ASN LEEYAHAY,ETHOPIANKA AYAA II DHAAMA HALKA LA I GAADHSIIYEY!!.

  • @maxamedcabdi6166
    @maxamedcabdi6166 4 роки тому +5

    Dalka ma sanbololsha madaxweyne ka ah ama farmaje midakale madaxweynaha walokenay kiiskisa sidushekayo kudomiyuhu hadana ma okeyn wamid bariskale ubahan

  • @qablunsadecnasir3131
    @qablunsadecnasir3131 4 роки тому +5

    Maamuka horfadhi meedhiya waa nin lasoo kidhaystay waana nin taageera kooxaha argagixisada

  • @Aqoonkororsi
    @Aqoonkororsi 4 роки тому +3

    Inta jecel soomaalinimad fadlan SUBSCRIBE ii saar

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa9408 4 роки тому

    Horfadhi media ilaahay ha idin xifdiyo walaalayaall

  • @abdidahir9326
    @abdidahir9326 4 роки тому +2

    San baloolshe waa in lamakamadeeya

  • @somtik6216
    @somtik6216 4 роки тому

    Thanks horufadhi media

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 4 роки тому +2

    Qalbi dhagax Waa Xaqiiq inuu la shaqayn jiray Muaamuraadkii TIGRE ga bal eega Somlyey inta Qalbi dhagax ku xifhan yahay Kaliya waa Maamulada Tigre Ethiopia taageersana.

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 роки тому

      Doofaar kii ku dhalay ayaa jaajuus ah xaarmaajo mingiste ama iskudayay in aad danbigiisa difaacdo waa gaafir jaajuus ah o tuug ah adeer kaa ayaaba jaajuus ahee maxaad dad kale wax oga sheegi

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 роки тому +1

    📺📺👍👍📺📺

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 4 роки тому

    Wariye Suleymaan Hashi Allah haku Xifdiyo

  • @fondheshin4441
    @fondheshin4441 4 роки тому +1

    Waan idin salaamay asaxaab qaali ah

    • @hiiraannewstv4589
      @hiiraannewstv4589 4 роки тому

      Ina Cabdi baash ua-cam.com/video/Vz5OLoxOMAw/v-deo.html

  • @ahmetabdi8960
    @ahmetabdi8960 4 роки тому +1

    Qalbi dhagax yaa nalo buun bunig waa nin jabhad qabiil hogamiya mana matalo Qaranka Somalia wa nin matalo jabhad qabiil wana ku saxned dowlada ine dabaheda ka firsto ONLF ne wa urur qabiil sida ka muqato magaca

    • @roblemussa28
      @roblemussa28 4 роки тому +1

      Asc ka waran haddii adiga yeyeda Itoipiyanka laga iibsanlaha balse adigu maxad u tartey Umada Somaliyed Isgusey dhiigisa ayu u huray ee debi badku dhacadey ee ka noqo kolkaa leedahay qof muslim ah inla dhiibo

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 4 роки тому

    Qalbi dhagax Wuxuu sitay Paspoort Ethiopian ah walba Visa ayaa u saarnaa Marlii Ethiopia la geeyey na Xabsi lama geyn Hotel isagoo dagan ayuu Ahmad madoobe kula kulaymay SOMLYEY Inta Fikirka u Saaxiib ah Arintaan Waxay ahayd Dabin Allaha weyn ee Waaxidka ka badbaadshay Dalka iyo Dawlada Somlyed.

  • @caliguhaad6637
    @caliguhaad6637 4 роки тому +3

    Nin hooyo dhashay hal ma seegi waayo?Arinta qalbi dhagax ma qurux badan in maanta la dhaqaqaajo waayo waxaynu wadanaa in laysu soo dhaweeyo umada soomaaliyeed is loo helo qaran.markaa arintaas iyo kuwa kaleba in aynu iska ilaalino.....horfadhina
    ugamaynaan baran

  • @nadraabdillahi1698
    @nadraabdillahi1698 4 роки тому +2

    Umadan KU mashquushay qalbi dhagax dhiibkiisa wuxuu sheegay oo waxaa ka wayn in dalka la haysto(xalane) taa kama hadlayaan

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 4 роки тому

    Runtii waxaa ii cadaaday in Qalbi dhagax ay dhiibeen San balooshe iyo groupkiisa ee uusan Madax waynuhu waxba ka ogayn.

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Sheeka xume hadaanu ogayn muxuu uuga hadli waayay Halkuu haystay sanbalooshe miyaan laxukumin iyaad kadhaadhicinaysaa falaadhi gilgilasho kaagama godo far maaja dhiibay

  • @Bandaasproduction
    @Bandaasproduction 4 роки тому

    Arinta Qalbi Dhagax waxaa isla ogaa Reysalwasaara iyo Madaxa Sirdoonka, kadibna waxay qanciyeen Madaxweynaha inuu Qalbi Dhagax iskiis urabo in lawareejiyo. Iskusoowada duuboo, Dawlada Somalia way umidaysnayd dhiibistiisa, taasna daliil waxaa kuugu filan kadib kacdoonkii ummada hadalkii kasoobaxay dawlada wuxuu ahaa, Qalbi Dhagax wuxuu ahaa nin argagaxiso ah.

  • @dnur1555
    @dnur1555 4 роки тому +1

    Number 3

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 4 роки тому

    War niyahoow Darrow sheekadaan weey Cathay Qalbi dhagax waxaa dhigay Farmaajo Sanbaloolshe waxuu ahaa taliyaha amniga wadanka waxaan amar lagu siina masameeyn karo ee runta aan isku sheegno. Sheekadaan waa ijiid aan kujiidee waa gacmo Daalis..

  • @wll_shaketi4561
    @wll_shaketi4561 4 роки тому +1

    Horafadhi med

  • @elyasgilany9402
    @elyasgilany9402 4 роки тому

    Xanashi. Waa. Laku. Jecel. Aahay. Ee. Book. Busakotay. Hasoo. Kicinin. Soomaali. Uuma. Baahano. Diib. Koocoosho

  • @bashkamouse2046
    @bashkamouse2046 4 роки тому

    Itopia ayadaa dhedeeda qasantahee somaliya laakiin faraha kalsmabixin

  • @MubYus
    @MubYus 4 роки тому +1

    Cabdi kariim Qalbi dhagax waxaa Tigreega & Amxaarad u dhiibay waa Xaar maajo. . Yaan cid kale eeed aanu lahayn la saarin.

  • @ahmedismaelismael4859
    @ahmedismaelismael4859 4 роки тому

    Dhibista qalbidhagax hayada nabadsugida oolo igmaday abniga Dalka iyo oganshaha Dalka ayaa go ansaday inay dilaan walagala xisaabtami ansha alah

  • @umumucaad3529
    @umumucaad3529 4 роки тому

    Cajiib waa wadan bilaa sharci ah waxan kabogsan doonaa markaan ogaano soomaaali in ey mid tahay alow sahal amuuraha

  • @nurommm4077
    @nurommm4077 4 роки тому

    Meeqo wiil somaliyed aya cadaw gacanta lo gashay ninkan qalbi dhagax miyu ka qimo badan yahay wa yabe?

  • @maxamedsheqyusuf4219
    @maxamedsheqyusuf4219 4 роки тому

    Masul sare cabdi xaanshi cabdulahi iyo masuliyiinta bahda hor fadhi waan boganiyaa arinta aad la wagteen shscab ka

    • @isseibrahim7152
      @isseibrahim7152 4 роки тому

      Bahda horufadhi waa hadsanyuin lakin gudomiye cabdi xaashi cabsulahi mafilayn inuu arinta qalbidhagax sida uga hadlayo

  • @jibriilahmedmahamed1273
    @jibriilahmedmahamed1273 4 роки тому

    Horufadhi media maanta inaad so quftaan arinta qalbi dhagax mafeecneen waayo dhalinta ku xeran chanalkan hada uma baahno arinkas oo kale ee ka fiirsada markale hanooso daaynina ilaa laga helo MAXKAMAD KASAREEYSO kuwan shacabkii ka ganacsanaayo laso saaro

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 4 роки тому +2

    Waxa so baxaya nabsigi down down down down down nabar iyo naxdin hadhacdo insha Allaah

    • @ahmedomar4839
      @ahmedomar4839 4 роки тому

      H H hooyadaa ha dhacdo munaafaq baad tahay

    • @deeqajama6418
      @deeqajama6418 4 роки тому

      sanbalooshe waa ceeboobay mooryaantii soomaaliya liqday baa dhiibtay qalbi dhagax

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Farmaaja dhiibay iyaa diidan

    • @HH-lo1kn
      @HH-lo1kn 4 роки тому

      @@ahmedomar4839 meeshi afweyne maraysa naagaha kacararidontan and then battery laguu guri

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 4 роки тому +1

    arinka qalbi dhagax dhiibistiisa wey cadahay cida dhiibtey wareysigiisana waan dhagaystey waxaana ka dhadhansadey dowlada in eey cadawga gacanta ugalisay isaga baaba sheegay xataa in eey amar ku bixiyeen ethiopia in lagu dhexdilo goorteey tigreegu uu gacanta ugu jirey balse taas ilaah ma dhihin ceeshkiisa baa wax ka dhinaa guntii hadaan aado qalbi dhagax waxaa dhiibay farmaajo isaga baa u ah horjooge dowlada nabadeey

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Sidaasan aaminsanahay isagaa Madax Wayne ka ah yaan cidkale loo sheegin

  • @wllshuluq8085
    @wllshuluq8085 4 роки тому +1

    Iku day walal Ina subscribe iku sardid adr ale

  • @shugriabdi1263
    @shugriabdi1263 4 роки тому +1

    Dowlada arin ta qalbi dhagax waaay ku khal dan tahay waliba sida. Eey waxa u jiraaan wali shacab ka waaa laga kharinayaaaa mar ka fanooole fari ka ma Qodna

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 4 роки тому +1

    arinka kale saxiixa cabdiraxmaan cabdi shakuur ee bada uu saxiixay haduu bad saxiixey sidee maxkamada caalamiga utaal dacwada bada? maahan umada in la xag xagto mida kale hashi why aad uga hadli weysay in uu bixiyey farmaajo 4 dekadood oo somali leedahay buu u saxiixay dowlada ethiopia oo hada ciidan badeed fransiiska usoo tababarey usoo wada badaheena taas maxaadan uga hadal farmaajo in uu yahay danbiile qaran 4 dakadood u saxiixay cadawgeena taas baa mudan laga hadlo umadana latuso dhibta kusoo socta intaasna waa fikirkeeyga yar aan dadweynahaas wax dhaamin nabadeey

  • @guluc2005
    @guluc2005 4 роки тому +3

    Ceeb looma dhinto ayaan maqli jire Mar haduu todobaatan jir been inoo sheegaayo yaan aaminaaa

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 4 роки тому +1

    Wcs

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 роки тому

    Horaa loo yidhi nin weyn iyo umuliso siday wax u og yihiin wax uma sheegaan.Ku darsoo Gudoomiyuhu waa siyaasi dhinacyo badan oo dantiisu ku jirto wax ka eegaya.Arrinta qalbi dhagax xaqiiqda kamuu sheegin.

  • @waterengineer2157
    @waterengineer2157 4 роки тому +1

    waxaan lahadlayaa wiilkaan dhalinyarada C/QANI XAAMUD AXMAD SALAAD , waxaad gashay danbi aad uwayn waxaad tiri waxaan ku noolahay jigjiga dowlada deeganka soomalida itoobiya maxaad dhulkaaga WAYAANAHA ITOBIYA
    USIINAYSAA AMA UGU MAGA CAABAYSAA

  • @ahmedismaelismael4859
    @ahmedismaelismael4859 4 роки тому

    Sexexa bada madaxwaynaha mustaqbalka cabdishakur majaahilnibo ayeyka ahayd mise hunguribuuqaatay waxankacodsanlahaa inulawadaago umada somaliyeed

    • @guluc2005
      @guluc2005 4 роки тому

      Jaahil nimada kuheyso iska qarso xagee ku aragtay bad lasaxiixay mideda kle 2009 kii Somalia ciidan military oo Kenya lala bar dhigi karo meey leheed oo badeeda kudifaacato
      Hadiise qalin bada lagu difaace ma waxaad leedahy badaa lasaxiixe alla mxaan heysanaa Shacab soomaaliyeed oo wada jaahiliin eh oo hal dhag wax kumaqla

  • @nasteexocabdinuur7200
    @nasteexocabdinuur7200 4 роки тому

    Aniga waxay ilatahay qalbi dhagax wuxuu utaaganyahay astaan qaran marka lagahadlayo arinta itoobiya iyo udhiibidiisa wuxuu kasoo jeedaa soomaali galbeed ooku jirta qariirad ahaan astaanta calankeena xidigta shanta gees ah qayb kamida ayuu deegaan ahaan udhashay marka hadii xidigtii shantii gees gees kamida madaxda nabad iyo nolo u aqoonsadii iney itoobiya tahay waa qiyaano wXay kudhaarteen oo calanka ah ayka beensheegeen waana in lagu maxkamadeeyo hadii khof kasoo jeeda soomaali galbeed aad uqoonsatid itoobiyaan waxaylamidtajay inaad dhulkaas itoobuya siisay

  • @ahmedhassanmahamed625
    @ahmedhassanmahamed625 4 роки тому

    Taasu wexeey cadeeyneesa inoow far maajo inuu madaxweeynuhu ogaal udhiibay gudoomiyaha lajahawareeriyay sanbalooshana madax weeynaha qiyaani makirin taasu aad beey inoogu caddahay lkn gudoomiyuhu beri buu kayahay waana ody somaaliyeed

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 4 роки тому

    Ninkan ogaaden godobtiisa mahadho miyaa

  • @shibanemaxamed1557
    @shibanemaxamed1557 4 роки тому

    Hadal nin weeyn ku hadal ninka koowaad intaa hadleysay kun mar macnihii macnihii macnihii waa tiri war afsomali wanagsan ku hadal hadii kle iska daa mesha haso galin

  • @keyselisse4431
    @keyselisse4431 4 роки тому

    Somalida waxa ka qaldan qalbi dhax ma aha nin deganasho ku leh somaliya marka an kafirsano kila 5 shanad somaliya waxay ku hayan dhibato wen qalbi wa itopia inta badan wa kuwii laha anagu itopian ban nahay

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 роки тому +1

    Galbi daha was an ex spy for ex Ethiopia military govt during war of 1977 between Somali and Ex Ethiopian military govt
    Mr Abi is given a hiden views about this Galbi dagah ex military solder of 1977 war
    Secondly regarding Iran r not an islamic country they hate the Suni Muslim
    Shaa haters of Suni religion so you have no idea about the history of Iran Shaa
    So i have to close your programme tks

  • @khadraburale2856
    @khadraburale2856 4 роки тому

    Anigu wa xaan qabaa in farmaajo uu qalbi dhGax isagu dhiiba uuna ahaa gacanta koobad uuna yaha qofka wax Ku way waayo balayiin taageensanad ayaa kala noqday TAAGEERADII WAAYO BOOG TU HADAA LA DHAYIN MA BOGSOOTO FARMAAJO WUU KU FASHILMAY XAALADAAS

  • @bashkamouse2046
    @bashkamouse2046 4 роки тому +1

    horfadhi waxaan leeyahay wixiina wareysi maaha ee waa sheeka sheeko wareysina mayaqaaniin inaasheekeysaneysiin baslamooda gudoomiyaha se reeraha qalbidhagbas

  • @bashkamouse2046
    @bashkamouse2046 4 роки тому

    horfadhi ayada hota cilmiga saxaafada haoobarato waxaamoodadaa sheekoxariir sheeko uusanba wareysi aheen marka laakin umadmar hadey aqoonta kuyaraa to ninwabo shaati uusan laheen buugashanayaa waataa waxa naburburiyey saxaganimo soobarta markahore

  • @abdirisakisse6237
    @abdirisakisse6237 4 роки тому +2

    Hora fadhi wadadii la idin kaga bartay waad ka waycaneysan maalmahn mida jle arinta qalbi dhagax qofkii dhoho farmaajo kama ogayn walh waa la danbi coz wax iska cad qof isku dayayo in uu qariyo waa qof aan masuul eheen diwladna mezha ma jogto wa tuugo

    • @deeqajama6418
      @deeqajama6418 4 роки тому

      adeer runtii way soo baxday farmaajo waa bini aadam malaaig maha laakiin yaa waxa soo qorsheeyey ooka danbeeyey sanbalooshe mise waad ka baqaysaan

    • @abdirisakisse6237
      @abdirisakisse6237 4 роки тому

      @@deeqajama6418 adiga ma xoolo ayaa tahy mise waxii ciyalka loo shegayey ayaa anaga naloo shagayaa sanbaloolshe waa adeege mana lahan awood uu qof kagasoo qafaalo galgacyo kadibna xamar maalmo ku hayo kadibna ethopia lasii dhiibo farmaajo ayaa masuul ka ah in wixii dowlada wanaga qabato la dhoho farmajo aa sameyey wixii xumaan ahna dad kle loo raadiyo waa aqliga ilkayarta😂😂

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Farmaaja madaxwayna ka ah wadanka cidkale burushka kadaaya

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 роки тому

    Waxaan oran la haa wixii dhacay in wax laga barto si taxatar lehna looga foojignaado marka ay wax dhacaan oo aan lagu degdegin taxliinlteeda taas oo keeni karto qof walba sida uu doono u fasirto taas oo xaqiiqada ka fogaan karto

  • @bashkamouse2046
    @bashkamouse2046 4 роки тому

    laakii qoladan horfadhi miidiyo waxeeda wareysi maaha ee waa sheeko hada aawey qalbi dhagax gubanimadii xaguu kusimey madoomaali galbedbaa xoriyad heshay misa hada domali burburkeeda buukadoo dhexmuuqda horfadhi wixiina wareysi maaha

  • @iamgulet4517
    @iamgulet4517 4 роки тому

    💙🇸🇴

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 4 роки тому +2

    Aniga siday iilamuuqato farmaajo kiiskaan waxkama ogyn sikalaa loogu dhigay oo khiyaano ah cabdixashina wuu cadeeyey in xitaa isaga lagaaday oo waxkhaldn laguyiri ee sanbalooshe noo soowaraysta isagaa waxdhiibsye

    • @hiiraannewstv4589
      @hiiraannewstv4589 4 роки тому

      CIRJOOGE TV ua-cam.com/video/Vz5OLoxOMAw/v-deo.html

  • @bashkamouse2046
    @bashkamouse2046 4 роки тому

    horta qalbi dhagax maxuu yahay kow hada maxuu sameeyaa maxaa soomaali kawadanisan amakageesisan siqaldan loolaayay maalaga doodo maanta waxuu usootafaxeytey inuusomali dumiyo aaway waxii uu gobanimada uraadinaayey ninwalbo ootuuga ooasaga dan qabiil wato ayaa buu buuninaysiin

  • @Anas-ti7kq
    @Anas-ti7kq 4 роки тому

    SUBSCRIBE IISAARA FADLAN

  • @shugriabdi1263
    @shugriabdi1263 4 роки тому +1

    Aaaaad iyo aaaaad ayaaay. Dowlada somalia ogu khal dan tahay in arin ta qalbi dhagax khalad ayaaaay ahad in la dhiiibo muwaaadan soomaaaliyed waaaaa khalad waaaaa khalad

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 4 роки тому

    Wa mahad san tahin hawsha ad u haysan sida wacyi galinta inta hada dhagaysanaysa like ha ila dhafin

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 роки тому

    Fekergeyga inan ka dhiibto wan jecla lakiin nasiib uma yelan lakiin halkan ban gartey inan ku dhiibto fekergeygii muwduca ku sabsan halyeygii qalbi dhagax Cabdi xashi been bu shegey wa marko hore waxey aheyd inu mar hore shego haddey aysan dhicin wuxu lakiin cabdi xashi farmajo ayu u radinaya inu inu sumcaddiisa dhuntey inu hagajiyo waxase kalo dhici karto in farmajo u marqati ka dhiganayey cabdi xashi usan ogeyn xaqiiqda oo filim lo dhigayey isku so wada duub farmajo wuxu no shegey oo uu nagu so galey inu itobiyo neceb yahay ma neceb yahay maya wu jecel yahay wana wax cad wuxu ino shegey inu gabre u eryi dono wu eryey lakiin wuxu sameyey gabre qarson oo haddana sharciyey san kas oo ah ninka u fadhiyo safaradda itobiyo oo xasan cali qeyre ku reerka ah oo an somaliya lagu keney wax ka hoseyo safiirnimo an sharci aheyn oo asago dhofin dalkiisa ku noqon safiir buuxa laga dhigey gabrana lagu bedeley isuna bedeley ganacsade qandarasyo lo faraxay wadna baari karta oo is balariyey xata nin hadda geystey xildhiban galmudug u geystey waba nin ka daran gabre wayo gabre si sharci keribnal ama sirdon sharciyeysan bu ah lakiin ninkan jogo safaradda si sharci kuma jogo jidkii safiirnimo oo buxa sida calamka yaqanan ah an aheyn hadda ma safiir ba ma xildhiban qabiil murusade ka socdo ee galmudug ba ma karimbinal ba ma nin murusade xasan qeyre ku qabiil ba mase wa nin ganacsade ba waxas oo dhan ma aheyn gabre gabre kan ba ka daran wana in la bara wayo qalbidhagax asaga iyo qeyre iyo farmajo ba isla oga wasiirka sanbaloshe wa la amrey wa askari ya madax u ah xasan qeyre mar ey isla jogen wa tu xasan qeyre su'aal la weydiin laha u afka u dhigtey sanbaloshe ma dhici karta wasiir an ogeyn wasiirkiisa ka sareyo xasan qeyre iyo madaxweynihii an ogeyn intu nin muwadin iska so qabto dowlad kale isaga dhiibo wax dhici kara ma ahan waxase dhici karto in sanbaloshe iyo safiirka itobiya iney shax ay degen oo ay qalden farnajo iyo qeyre lakiin ay been ka dhadhaciyen lakiin sanbaloshe wa la amrey ama farmajo ama qeyre ama safiirka wana uu cadeyn dona sanbaloshe wayo waxa la rabacin sanbaloshe karkiisa la gubo dowladdiina la rabo in kaarka lo cosboneysiiyo ceboobi dona arintas haddiise u

  • @mohamedabdoow9868
    @mohamedabdoow9868 4 роки тому

    Qalbi dhagax asagaaba qirey in xerigiisa kadambeeyey madaxweynaha muxuu hada u inkirayaa cabdixaashi oo eeda madaxweynaha ugu baryeelayaa

  • @deeqajama6418
    @deeqajama6418 4 роки тому

    Asc waxan aaminsanahay in cabdi xaashi cabdulaahi waxa uu sheegayo ay run tahay runtiina ilaah baa soo saaray sanbalooshe waa ceeboobay iyo mooryaantii arinkan la waday

    • @somalimom1012
      @somalimom1012 4 роки тому

      Deeqa Sanbalooshe ma ahan madaxwayne kaligiisa magaari karo goaan qabyaalad indhola aan waa kugu ceeb adiga

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому

    Laamaha amaanka ee somalia awood leh

  • @isseibrahim7152
    @isseibrahim7152 4 роки тому

    Arinta qalbidhagax way cadahay madxweynuhu wax buu kaogaa

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Wax buu kaogaa mahee isagaa dhiibay farmaajo

  • @bossman1024
    @bossman1024 4 роки тому

    Bahal higlo kalgaceyla lakala tagi weyday af qadhmuuna lawada.joogi weydey iska warka ninkas waa lagatey inagii baa isdiidane maxa cidkale kasheegi

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 4 роки тому

    Waa dowlada dhaan o all sanbalolshe kacabsadeen cajiib.

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 4 роки тому +3

    Farmaaajo. Waaa Danbiile Waxaaana ogaaatiin in Cid kasta oo Somali ah farmaaajo iibin doono

    • @abdirahmanfft7949
      @abdirahmanfft7949 4 роки тому +1

      Maxoo kuyahay neh pro

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 4 роки тому +2

      @@abdirahmanfft7949 FARMAJO IYO KHAYRE WAXAA KA YAALO KIISAS DANBIYEED DHAAFAAYO KUN BOQOL IYO AFAR KIISAS DACWADEEY OO WAA XABSI SUGAYAAL DHAGEYSO. ua-cam.com/video/1Pjh9WJphUQ/v-deo.html

    • @abdirahmanfft7949
      @abdirahmanfft7949 4 роки тому

      Ina ader wax ima ahan nin abgaal ayaa ahay wax parto lkn kii wadanka qabsada ala tagero hado xun yahay iyo hado fican yahay ina ader

    • @abdirahmanfft7949
      @abdirahmanfft7949 4 роки тому +1

      @@leylahilowle2168 adiga mel kasto cay ayaa latagan tahay ina ader ilahada wadan shisheye ma aragtay neh marka aya somali jeclane qabiil neh waa nace somali aku deeqdo adigo dumar ah inaa meel qabiil laso istagto waa ceeb ina ader

    • @abdullahiayoub5631
      @abdullahiayoub5631 4 роки тому

      Abdirahman FFT Walaashay farmaaajo in Qalbi dhagax bixiye Ma been Ayaan ku sheegaay tan xigta Somalia calanka Waa xidig 5 gees Ah Somaliland Djabuoti Nfd Kenya Somali kilinka Muqdisho Hadii Iska dhaaaf Dadka Geed Ka mid ah Madhaxweyne Somali ogolaaado waa Khaaain wadan ogow

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 роки тому

    Qalbidhagax hanoolaado kuwii dhiibay ceebbaakaracday

    • @somalimom1012
      @somalimom1012 4 роки тому

      Qalbidhagax wax uu important yahay majiro waa nin Somalida Eithopia degto waxaan Somalia wareeriyay dadkaan marna kaduulo somaaliaya marna kusoo duulo waxaa lagaaray waqtigii lajoojin lahaa isku soo socodka siyaasadeed from Kenya Somali galbeed iyo Jabuuti Somalida degto Koonfur marka laga reerabo Somaliland waa dadka dhibaataysan aan leheen meel ay noqdaan iska dhiciya dadkaan walalihiina idinkusoo soo socda.
      Labo qaawan isma qaado aan cagahayna kuistaagto Somaliyay qabyaalad iska daaya deegaan isku taageeraa.

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 4 роки тому

    Qa in ayad tahay tahay wa la din soo ogaday dowladna qaha badn inay burburtad do neysen nabsigu ma qrsomo cuqubo rab inkr ala idinku rid qiyano badna dowladena wey jiri farmajana muudo dheer yeye jogi jogidonanj ceba ku dhacday Kkkkkkkkkkk weyy kala hadlen nin walalkis gadjiray yuu u turya qoofna tuugo qiiyanoleyaal nabsi idinku dhaca waa ceeboben Kkkkkkkkkkk maxkamd ayaa la din s Rachida mar dhowa. Farmajo

  • @isseibrahim7152
    @isseibrahim7152 4 роки тому

    Odagan wagii hore waxan uqabay wadani lakin wuxu noqday cada qaate

  • @hersimusse3360
    @hersimusse3360 4 роки тому +1

    Waxa ceeba sanbaloshe habdhaqanka uu hor boodayay oo waliba aan uu malaynayo in mashruuc uu ku soo qatay hawshaa ninkaa lagajadlayo ee qalbidhagax

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 4 роки тому

      Dhibka waa xaarmaajo oo madaxweeyne sheeganaayo hadoowsan asaga ogeeynne shaqso doowladda ku jiro ma masaafurin karin ee waxbacyaanan sanbaloolshe lagubeed sheeganin tan kale qanziirkaan aqalka sare madaxdavkaceh waavtoow ku qeeylinaayeu waqtigii xasan shiiq in itoobiya qabsatay soomaaliya waanacbeenloow qaain eh hafda itoobiyaan waddanka ma haastaan miyaa kkkkk kkkk

  • @abdirisakmohammed5414
    @abdirisakmohammed5414 4 роки тому +1

    booskii duq bilow aya lagu qortay wa daremeynaa howshaada wado.

    • @amalomar860
      @amalomar860 4 роки тому +1

      Abdirisak Mohamed yaa lagu qortay booskii Duqbilow
      Duqbilowse muxuu latagay miiskiin yaro iska qayliyo ayuu ahaye hawl quman nin hayay maxaa uga dhigaysa

    • @deeqajama6418
      @deeqajama6418 4 роки тому +1

      ma runta soo baxday baad ka naxdeen sanbalooshe waa la ogaaday wuxuu yahay mooryaantii waa qaraxday

    • @abdirisakmohammed5414
      @abdirisakmohammed5414 4 роки тому

      Deeqa Jama ma ninka Galkacyo xooga looga so kaxeeyay asago labado indhood ka xiran miya iledahay wa ogolaa inu baxo mise waxa aniga oo shacab ah aan ogaa xiligaas aya rabta ina iga dhaadhiciso madaxweynaha ma ogeen is adkeeya waxa hadal ma ahan .

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 роки тому

      Nabar iyo naxdin baa dhiibay iyaa haystay wadanka xarmaajo wuu washilmay

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 роки тому

    Waad kumahadsantihin waraysiga iyo wararka xaqiiqada ah lkn HM shaqsi kaliya oo qaladba ha,ahaate inaad buunbuuniso HM inay intaas kabaladhantahay ban modayey..qalbidhagaxa aad sheegaysan bal wuxu sameyey iyo meelaha xafladaha loogu dhigayo

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 4 роки тому +1

      Horta aragtida hadashay teda kle somalia 2020 waxa ay gartay in wax badan is badalan marka in ad fahanto jihada somalia u socoto midnimada ka fikir e ha firin mel dhaw insha alah is badalna wa iman dona

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 4 роки тому

    Odayga leh nafar wa somaal yaa Ila maqla nacaltulah caleek 😠😠😠😠😠😠😠😠