Horfadhi media wali man arag warbahin nociina oo kale allaha nokiin dhafo inj yasin iyo xashiba adinkoo kalene allaha no badiyo amiin thanks horfadhi media
Mashallah wriye aan kufaano oo markasta niyada aan kudhisanno iyo gudoomiyaheena oo runtii wadaniyad iyo dhawlkarnimo kucaanbaxay alla haifinxifdiyo dadaalkiinana kuwa kudyda alla hanagafhigo
Wana odey soomaliyeed hadan Shacab weynaha soomaliyeed nahay cabdi Xashi aad ban ujeclnahay,, adeer qali so dhawoow ku soo dhawow warbaahintena horfadhi media
Waa run Oromada inuu ku jiro damac ah iney Somal8ada ku soo durqaan Hada waxey tawabar uwadaan 20,000 oo askari oo Oromo ah Anagina anga ayaa isku mashquulsan Fadhiga halaga kaco Oromo jidkay ku soo jirtaa Bahda #Horfadhi media Arintaan baaritaan intaad ku soo sameysaa umada Soomaaliyeed ee hurad uso bandhiga
1983 in ay KENYA 🇰🇪 Oo MARKA U DABAL DEGEYSA 20 SANO GURADEDII AY CASIMADA AY FANANINTA AFRICA AY KU CASUMTAY SOMALIYA 🇸🇴 INEY TEAM KA JADWALKA GEYSO 01:00 pm oo Hawen Nimo Cajiib
Adan ahay nin garxajis ah waxan u arka sacad muuse in eey isbaladhiyen caday nimada somaliyed from Somaliland madaxwayne to gudomihaya gala ha sare somalia
Runtii dardaarankaas iyo hadaladaas aad ayay ii saameeyeen Midnimo Nabad Ka tagida qabiil iyo qabyaalad Xil doon ha noqon ee xaldoon noqo Somali is every rich country But we must to have a peace
Gudomiyaha wuxu ka waramay marxaladihii kala duwana ee dalku soo maray waraysi qiimo badan ayuu ahaa tallo wanagsan oo umada soomaliyeed mustaqbal u noqon kara ayuu ka hadlay waa in qabyaalada la iska daayo
Badda waxa iibsaaday markale khayre qofkii rabo runta wuxu ka ogaan kar soma oil and gas waxan hashiis ku ah nin ingaaris iyo nin ruusha ah iyo nin America waxan gudon ka ah khayre mark khayra waa dambila qaran oo qayaanaye shacaabkii
Bal wuxu ku hadlayo odaygan eega waa gudomiyihii dhamaa e aqalka sare waa lasoo qabtay qalbi dhagax ayuu yidhi ethopia in loo dhibo ayuu codsanayay na waa leyahay ma laba isqabtaba iska aamus
soomaalinimadu waa taas weriyaheena iyo guddoomiyaheenna like ta u badiya
Global firepower2 Waa yahay wll
Horfadhi media wali man arag warbahin nociina oo kale allaha nokiin dhafo inj yasin iyo xashiba adinkoo kalene allaha no badiyo amiin thanks horfadhi media
ASSALAAMU CALEEYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU Somaalideeydiyeey samaan badaneey.
😘😘🇸🇴🇸🇴😘💙
Waryahaan mashallah tabarkallah
Waasheeko wacan dibeeyiicelisay guys Cabdi Xaashi iyo weriyo Somaali yeed Thank you 🌿💕💙🦋💕💕
🌻🌻🌻🌻🌻🤍🤍🤍🤍
Runtii xog waynbaa ku duugan waraysigan
Mahadsanid
Guddoomiye guddoon iyo garasho leh iyo wariye waddaniyadu madax-martay💕💕💕💕💕 dadkaasaa dalka wax ka beddeli kara
Allah ku dhowro xaashi shaqo adag aya umadda uheysa gdm cimri dheer oo cafimaad leh dhamaan waana idin salaamay
Mashallah wriye aan kufaano oo markasta niyada aan kudhisanno iyo gudoomiyaheena oo runtii wadaniyad iyo dhawlkarnimo kucaanbaxay alla haifinxifdiyo dadaalkiinana kuwa kudyda alla hanagafhigo
Wlhy wx bdn bn fa idney ilahay wanaag hakaa abal mariyo gudomiye 👍
Asc gudoomiyaha masha allh waa wadani dhab ah warey sigana aad ban ula dhacay Somali ya waxan leeyahay gacmaha aan is qab sano
Qaluubteena allaha mideeyo aamiin towfiiqda allaha nawaafajiyo aamiin aamiin yaa allaah nicmada dalkena qeerucaadi waaye shidaal intaan lagaarin qeeraadka banaanka yaalbaanaga badan soomaaliyey illaaheey ka cabsada dulinimada joojiya aaqiro xasuusta aqliga hashaqeeyo nimcada alle nasiiyay alxamdullillaah aanka shukrinoo diinteena macaan ku dhaqano soomaaliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abdi xashi adeer iska sehow
Midnimo ma jirto
Waa Barnaamij Aad u Cajiiba Runtii waxaan idinka mahad celinayaa hawsha Aad noohaysaan
Wariyaheena allow ku dhowr aniga maa markii ugu horeeysay aan coment kasoo bixiyo chanalka horfadhi media lkn cimrigaada hajiro wllll haaashi
Masha allah
Horefadhi Media
Hore usocda
Maasga allah hashi alaha cimrigaaga dheereeyo
Wana odey soomaliyeed hadan Shacab weynaha soomaliyeed nahay cabdi Xashi aad ban ujeclnahay,, adeer qali so dhawoow ku soo dhawow warbaahintena horfadhi media
Abdixaashi wadaniga 1aad
aad iyo aad ayaad umahadsantahay wariye xaashi sida wanaagsan oo aad noogu soo gudbisid xogaha iyo taariikhda dalkeena iyo dadkeena soomaaliyeed.
Maashaa allaha allaha xifdiyo godomiyaha aqalka sare xog dhaxalgal ah wariye xaanshi dhamantiina mahadsanadiin
Rag culus rabi ha idin xafido
Horfadhi media horay usocda waxan rajeynaa in aat marnamijada ku sodartan dadka ajnabiga e sharci daro ku jogo in dowlada wax kaqabato
Waa run Oromada inuu ku jiro damac ah iney Somal8ada ku soo durqaan
Hada waxey tawabar uwadaan 20,000 oo askari oo Oromo ah
Anagina anga ayaa isku mashquulsan
Fadhiga halaga kaco Oromo jidkay ku soo jirtaa
Bahda #Horfadhi media
Arintaan baaritaan intaad ku soo sameysaa umada Soomaaliyeed ee hurad uso bandhiga
HORUFADHI MEDIA TV 🎤✔️
Aad iyo Aad Barnamijka Dhulmar ✔️🎤
Dad waa dadkii hore warna waawarkii hore
DAAWO : AWOODII SOOMAALIYA DAGAALKII 77 IYO KALACARARKII CIIDAMADII ITOOBIYA 👇 HALKAAN KADAAWO
ua-cam.com/video/Jb8E2JlGyCA/v-deo.html
Waa ku mahadsantahay videokaan qiimaha badan eed nala wadaagtay
Mahadsanid sxb waan daawaday, great Somalia
1983 in ay KENYA 🇰🇪 Oo MARKA U DABAL DEGEYSA 20 SANO GURADEDII
AY CASIMADA AY FANANINTA AFRICA AY KU CASUMTAY SOMALIYA 🇸🇴
INEY TEAM KA JADWALKA GEYSO 01:00 pm oo Hawen Nimo
Cajiib
#Dhulmar Barnamijka waan u xiisney
Asc km sulemanw waan kusalamay wllkay aad iyo aad ayaad umahdsantay
Warysigi hore iyo jacaawa wa iskumid maxa cusub wllo ?
Gadoomiye hadal dhaxal gal ah wan ka haynaa insha alh kuwii qaata alle hanaga dhigo
Horfadhi media xaashi inj yasiin wad mahadsantihiin gudomiya cabdi xashine wa u mahadsanyahay sida akhlaqda adaabta iyo aabanimada somaliyed ka muqata waxaan idin kal codsanenaa dadka aan wanaga iyo sharafta somalinimada ku tabeno waresigoda inaad noso badisan idinkana waad mahadsantihiin
Waxaan soojeediyaa warkii diita ee iigusoobooqo, abshir maskiin
Likne ii saar.
Gudoomiye Cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuugu duceeyay noolow..
I’m happy to see you haashi🤗
Calooshiisa ushaqayste alah kuuma naxariisto bila damiir
Wakaa walhi waa waxa maskaxdayda ka guxayey
Nabadaa oo waliba siwangsan loo gashaqeyo
Adan ahay nin garxajis ah waxan u arka sacad muuse in eey isbaladhiyen caday nimada somaliyed from Somaliland madaxwayne to gudomihaya gala ha sare somalia
M.a cabdi xaashi Allah's noodaayo waa sooyaaal iyo hanti somaalia leedahy
Muxu ku wacan yahay sxb.
Ciiala faarrxda dagaana haausacad ✅✅🥕🥕🥕🥕🥕🥕🌊🌊🌊😀🤠🤠😁😁😄😄🥅☄👀👀🥕🥕🥕🥕🤩🤩🤩🤩
Asc
Wan jiclahay abwankan mahadsanid hashi
Aaad baad u mahadsantahay Wariye Hashi xogta muhiimka ah ee aad noga soo gudbisay Halyey Abdi Hashi Abdillahi
Xildoon ha noqoninee xaldoon noqda
#horufadhi media guuleyso
Masha alllaha masuul🥕🥕🥕✅✅✅
Xildoon ha noqoninee
Xaldoon noqoda
Xaajadaa wanaagaa
Dhalinyarooy xusuusnow
Xabad baa na dilataye
Dhalinyarooy xusuusnow
Dhulkeenii xaraash iyo
Xoolo jaban siduu yey
Ragbaa xaabsanaayee
Dhalinyarooy xasuusnow
Dhag xumada qabiilkiyo
Dhaxal xumida uu yahay
Dhalinyarooy xasuusnow
Runtii dardaarankaas iyo hadaladaas aad ayay ii saameeyeen
Midnimo
Nabad
Ka tagida qabiil iyo qabyaalad
Xil doon ha noqon ee xaldoon noqo
Somali is every rich country
But we must to have a peace
Sxp qebtan wan dawane
Gudomiyaha wuxu ka waramay marxaladihii kala duwana ee dalku soo maray waraysi qiimo badan ayuu ahaa tallo wanagsan oo umada soomaliyeed mustaqbal u noqon kara ayuu ka hadlay waa in qabyaalada la iska daayo
Waxaan layaabay soomalidu dadkii hore oo dhintay ama maday ama culumo ayey waxkasheegaan ilaahayna ma.banayn wax fiicaana kamsheegaan qof walba haduu soo xasuusto waxii tagay see dawladnimo iyo hawsha hadataagan loodhameeyaa.!
!
M.a guuleyso
Cabdixaashi waa gudoomiye wadaniyadu biyo dhigtay
Masha alaa
Fadlan Ka fekera Deegaanka inta Macdanta Badda ay yeelidoonto waddanka fadlan khubara loo doono. Talo badsi waa dawo.
waa waraysiguu hore uun mudane
Kuma racsani gudomiye abdi xashi inu abiye ka duwanyahay Ethiopia dii hore kama duwana wadadii kuwii hore unbu hayaa
Sxp qaliya xashi lanbarka iisoo qor sxp
Sxb mahadsanid
Cabdi Xaashi aad ban ujeclahay sababtoo ah wadani
Abdixashi siyaasi daacad ah nolow
Mashalaah
Lamagodale lamagodale lamagodale lamagodale lamagodale
M.a waa wadani jir oo joog adoo nabad ah
aad iyo aad ayey iso jiidatay sida sharafta iyo qiimaha badan aad u so dhaweysay gudoomiyaha, runtiii sharaf aad mudan tahay mudane marna wariye Xashi... wadaniyada way kugu waytahay
Channel kaan iyo wiilkaan xaashi ladhaho waxa u ibarayaaa waxa ay tahay in wadankaaga lajeclaaado oo aaan la qiiiroodo wararka dadka quality ga leh uu wareysanayo😭😭😭
Somaliya ha noolaato
Masha alllaha haaaaaaa
Cabdi hashi cabdullahi qof ajaaniba Siduu kugu horu naftiisa waa adgtahy,been muusa sheegin waxba kuu hagaajin maajo inuu wax kaa Haley’o maahane.
Waad lasoo daahday sxb Hadda xiiso malahan
Waxaan rabaah inaan ogeysiiyo madaxweeneheena inaan kaxumahay inuu booqasho kutago kenya sababta aan udiidanahay waxaa weeye maxaa markasta asaga looguyeeraa yeeray uuhuuro asagu hayimaado muqdisho waayo asagaa dan leh
Wadani dhiiranbaa tahay
Oday dhowras baa tahay
Wariyaha dhankiisan
Dhaliil looma heli karo
Dhulku waa dhulkeenii
Dhabtu waa dadkeenoow
Dhiiranaan ayaa wacan
Dhaxalkeeni weeyaan
Yaa dhamoo u soo bixin
Yaad dhawraneysaan
Dhulku yuu sugaayaa
allow cadawga naga haay
Wlhi waxaan ku qoslaa markuu #Haashi dhaho Kenya halkaa uunbaa usoo cadaatay😄😄😄.
Waa ku sop celiseen barmamushkan
Badda waxa iibsaaday markale khayre qofkii rabo runta wuxu ka ogaan kar soma oil and gas waxan hashiis ku ah nin ingaaris iyo nin ruusha ah iyo nin America waxan gudon ka ah khayre mark khayra waa dambila qaran oo qayaanaye shacaabkii
Amni
Damra asc ok
#55:42 halkaa dhagayso
Wayahy wll
Somali
Shariif sakiin wadanka dhibaato loosoo diruu ahaa. Nin khilaaf soconaya buu ahaa. Waa barnaamis taariikh samaynaya
Cc sawir kisa maxaa usoo sarten dhibka manta somali ku dhacayo asaga ukenaye ninka badi ibsady waye o Kenya nagu diraye
Saturday wanaagsan
Hada side wayay xalane wali miye uodantahay shisheyaha misa???xashiyow
darawalka geedka gaariga kudhuftay. ooo ader leyahay waa hurdooday hadal baa halkas kujirah Ani maxamuud ahaa wuxuuu ila egyahay shirqoolkii mousad sirdonka israil dadaw wax fahma
Sirdoonkii masoud muxuu sameeyey wl?
Gudomiyohu waxa badan ban ka koradhasanay waxa badano naga dason onan ogen iyo waxa naga horeyay
Xashiyow xalane inaa taktey noku so samey warar ado mahadsan
Waxba hakuwaalanin farkutis wadaniyiin waxaad iska dhijirtay warbaahin dhaxdhaxaadah lkn weyiska cadahay in ad uweecateen tagerayaasha farmaajo orabaan in ey katirtiraan wixi bec aheed e usomaray intu xilkahayey lkn taqiidey gashay emakareesaan
Asc soomaaliyay Howshii Qalbi dhagax Waa mid Marna isburin marna iskahor imaan Xalku waxa weeye Howshaan inay soo afjaraan DFS Iyo Qalbi dhagax
Qofkaa intaa suual weeydiin soo dhawwey oo jaanis sii
suleymaan haashi hadalkaas kulaabo maahan wadani ninkaani waa nin iga weyn macaayi karo lkn waxaan kudhalilay hadal uu kayiri dhiibistii qalbidhagax
Intaa wax kabadalan Oo Uu Hada kahor sheegay miyaa Haysa ama Aragtay
Niyoo Wareesigaan calis ma ahanoo neh ama anaa ku riyooday???? KKK
Odaygu waa calooshii u shaqayste car ha yimaadosomaliland
We we👊
Ma ayeeydaa aya ka celinaysa S.land qudhaciw
Somaliland waa dhul somaliyeed
Wadankane waa wadankiis
S land ma habar magaceda maba jirte👣
Hhhhhhhhhhhhh istaqfulolah ceeb
Baacoow cod dhan malahan sidey wax kaa yihiin
Aar Libaax laxey telka iska hagaji
iga daba gee
H f
Odayaga hadalka dhibaayo hanoo waresan naftaaba ku dabayar
Ninkani wadaniyad kuma suntanee somaliland ayuu ka caasigaroobay waanu iska xamaashaa
Maan-gaabnimada iskaddaa wlo, qof ummad u dhexeeye iyo mid gooni isu saaray isuma dhawee.
Waar orodoo wadankaagii qabo
Khaayin yahoow cashurta muqdishaad cuntaaye
M Ali waad xanuun sanaysaaye Allaha ku caafiyo
@@kawsarabdulahi1925 hadaan idhi dalkaagii iyo dadkaagii qabo
Oo noo nabad galiya cashuurta
aaad cuneysaan idinkoo wadankiini maqanyahay miyaan
Xanuunsanaysa
Bal wuxu ku hadlayo odaygan eega waa gudomiyihii dhamaa e aqalka sare waa lasoo qabtay qalbi dhagax ayuu yidhi ethopia in loo dhibo ayuu codsanayay na waa leyahay ma laba isqabtaba iska aamus
Bax
Eng. Xabashi Somaliland maad imanaysaa? U Malayn maayo waayo waxaad tahay ruux ku caanbaxay nacaybka iyo cunsiriyadaynt dadka iyo dalka Somaliland markaa Taxadir nafsak
Wat xanunsantahay Alle haku cafiyo Alle ayaan ku baryena Adiga iyo kuwa kula figrada ah soomali ha isracdo inshaAllah one day we are waiting
Sawkii joogay Hargeysabn ku arkaye hhh
Waad xanuunsantahay allah haku cafiyo
Cunsirini adaa ah
HARGEYSA Miyaad ka xigtaa????
@@ahmedbile7044 kama xigo lkn wixi kuneceb waa la nacaa kab iyo xaarked waa laysku tuura