Waa waraysi qiimo badan oo dadka reer soomaaliland rajo iyo yididiilo gelinaya. Noo soo badi saaxiib waraysiyada sidaa oo kale ah ee dadka aqoonyahanka ah ee khibrada leh
S/land dadka medexda noqdda Ama noqodonna Tuug weye dadka meesha joggaa kuwii horre kan imandonaba' wàa same' ee shabka halugonina' go and see Courts ka lallusha qudhuka ka Socda Iyo bidhi qatanimada' thanks
War jamacada xumanta iyo isku dhufshada qabyalad ee xamar dhusamareeb bay kaso qalin jabiyeen cadagude burmadao ciro iyo ree lascano oo waxa ilaaweyen cadabta alle eesugaysa marka hala yaabin waxanba maygale arka xumo wadayaasha dhameelka raba ee aan dal iyo dadba rabin ee ooyaye leh bijaaj leh batuunlah iyi mogaba leh
Fadal ma WUXUU sugayey inta dawladda c/raxmaan Ka imanayso, yaa u diiday inuu Ka hadlo hawlihii dalka Ka socday dawladdii cigaal Ka dib illa tii muse biixi.
Foosiya yuusuf xaaji Aadan waa mujaahidad runtii Ragaa uu tirinaayo Toronto canada 🇨🇦 ayaan la joogay mansha allaha
Fadal waxba iguma dhaamo diplomacydda ee waxbarashadda ha ka sheekeyo waanan salaamaya
ADEERKAY DR MOHAMMED OSMAN FADAL
Mohamed cismaan fadal waa Ragii naga horeeyay ee walaahi horyaalka noo ahaa markaan Canada daganaa Aqoonyahan Allaha ha ku dhawero
Fadal waa nin gob ah se ma aha dublamaasi. Waa aqoonyahan arimaha waxbarashada iyo arimaha bulshada.
Waa waraysi qiimo badan oo dadka reer soomaaliland rajo iyo yididiilo gelinaya.
Noo soo badi saaxiib waraysiyada sidaa oo kale ah ee dadka aqoonyahanka ah ee khibrada leh
Wasiirka arrimaha dibada Somaliland ee maalmaha dhaw.
Guuuuul guul somaliland guuuuul
Sida runtii ah reer somaliland 34sano oo dawladnimo jirtay nabadna ayhaysatay kamay faaiidaysan jaaniskii ayhaysteen iyo fursadii dawladla,aanta ahayd ee koonfurkajirtay,waxay ahayd inhorumar balaadhan laga gaadho adeegyada aasaasiga ahaa ee bulahada sida waxbarasha,caafimaadka,biyaha ,jidadka iyo dhiraynta ,bilicda,iyo waxsoosaarka beeraha,iyo ibo furka ilahakhayraadka taasna waxa kagaabiyey xukuumadihii soomaray dalkan oo ahaa qaar xilka xoolokadhaqo mooyee aan horumar ukicin iyo wasiirada oo qabiilo laguxulanayo ee aqoonta dadkalehna daahlagasaaray inay ubanaanaadaan awooda ayleeyihiin.
Reer somaliland maantana,waxa kuxeeran inlasaxo dastuurka oo dawladnimada qiyamloo wadayeesho iyo ujeedolagarabo dalkan iyo dadkan waxlooguqabto.
Inloomidoobo hadafka jiritaanka iyo wax wadaqabsi loosimanyahay oo la ibofuro khayraadka dalkuleeyahay sida xoolaha nool oo suuqgayn xor ahloosameeyo.
Inlafuro khayraadka kaluunka iyo milixda loo ibofuro suuqyo xor a iyo warshado dalkuyeesho oo sooraara .
Indalka waxsoosaar kabeeraha lagahirgaliyo sida khudaarta iyo cuntooyinka labeerto oo dadka kufilan oo dhinackasteleh.
Indhawaalaha xawli lookobciyo oo waxladhoofiyo lanayareeyo wax soodejinta farahabadan.
Inmarkaas dalka oo dhan dhugmanti lagaqoro oo adduunka lahordhigo.
Haddiikle,dawladnimadeenu masiijirayso ee iska daala.
Nolosu ma andumiye daawa mise waa akhiro yelkede booba oo ilaahay xage lakala gelaya
S/land dadka medexda noqdda
Ama noqodonna
Tuug weye dadka meesha joggaa kuwii horre kan imandonaba' wàa same' ee shabka halugonina' go and see
Courts ka lallusha qudhuka ka
Socda
Iyo bidhi qatanimada' thanks
War jamacada xumanta iyo isku dhufshada qabyalad ee xamar dhusamareeb bay kaso qalin jabiyeen cadagude burmadao ciro iyo ree lascano oo waxa ilaaweyen cadabta alle eesugaysa marka hala yaabin waxanba maygale arka xumo wadayaasha dhameelka raba ee aan dal iyo dadba rabin ee ooyaye leh bijaaj leh batuunlah iyi mogaba leh
Dawladii siilaanyo Dhalinyaradii hogaanka u qabatay ayaa adhaxda ka jabisay sida cid waliba ogtahay oo Aduunku waa inagu dawakhay wax aynu doonayno iyo wax aynu diidayno
,Hada waxa soo nooleeyay oo in ay dhab inaga tahay caalamka u sheegay Madaxweyne muuse, oo Caalamka tusay in ay inaga go,antahay in aan qaranimada somaliland marnaba gorgortan lahayn tahayna wax shacabku go,aan keeda leeyahay ciyaal hoos wax u sheegana aanay soconayn ,dagaalkii lala galayna waa muuqdaa ,MOU,ga iyo doorashadaa inoo qabsoontayna waxay iftiimisay in dadku u bisil yihiin ilaashanayaana dawladnimadooda madaxdooduna yihiin kuwo ka duwan kuwa AFRICA halkaa dhigay,
cabdiraxmana waxa laga rabaa in uu fursadaa ka faaiideeyo,
Ninkan ma imika dhashay mise waxa loo yeelaya magac
Hora nalo citirafay ee aqosiga dalka waxa muran geliya isleh damacinimada xirsi in xashi bijaaj oo isleh laidinma dhameem dhameelka lush oo aan ogayn in aydhunka liqa isleeyihin iyo ciro oo qabyaladu madax martay iyo ictisama oo dadka odhanjiray hadu ingirs wax idinbaro wu idingalaynaya
Aqonsiga Somaliland?
That has always been an unrealistic dream. Understand?
Somali-land-waa-laqoonsaday-1960s-waana-Somalia!
Somalia idinka ayaan idiin daynay wll
Magaca somali ilaa 1684 ayaan lahaaye adiga magacaagu muxuu ahaa waqtigaa.
Horta seexo
@@AhmadNouh-h8dis fahanku waa muhiim
Somaliland Ragan ayaa ku nool lkn waxa xilalka inoo Haya dadkaa aragteen
Maxaa khaldan tolow
Been dadka yaan loogu sheekayn
Fadal ma WUXUU sugayey inta dawladda c/raxmaan Ka imanayso, yaa u diiday inuu Ka hadlo hawlihii dalka Ka socday dawladdii cigaal Ka dib illa tii muse biixi.
Kaafkaba kuma qornee iska mirqaana hagooganey
Intad ku ciiday shamis anad lahyn kugu filan
Hadda wixii ka danbeeya talyaanigii dhaqan xumida ku baray usii hagoogo
Foosiya yuusuf xaaji Aadan waa mujaahidad runtii Ragaa uu tirinaayo Toronto canada 🇨🇦 ayaan la joogay mansha allaha