Hilin Show
Hilin Show
  • 30
  • 569 954
Abwaan Deeqa Nuux Yoonis - Suugaanta Bulshada u doodda.
Abwaan Deeqa Nuux Yoonis waa suugaanyahanad da'yar oo maanso cuddoon, waxay ka maansootaa arrimaha bulshada, waxaanay door muhiima ka qaadataa wacyigelinta umadda. barnaamijkan waxaad ku daawan doontaa qayb ka mid ah suugaanteeda.
Переглядів: 4 512

Відео

Bulshaawi Beats - Khibrad Muusig oo ka badan 20 sannadood.
Переглядів 20 тис.День тому
Maxamed Cabdillaahi Diiriye Bulshaawi, waa musician iyo macallin tumay kumanaan heesood, qaar kalena laxameeyay, mararka qaarna heesaa ah. wuxu tumay qaar ka mid ah heesaha loogu jecelyahay fanka casriga ah wuxuu soo saaray fannaaniin badan oo maanta hirgalay. barnaamijkan kaga bogo taariikhdiisa iyo wax soo saarkiisa faneed.
Abwaan Axmed Gaanni - Dhakhtar Jacayl iyo Dhakhtar Maskaxeed.
Переглядів 18 тис.21 день тому
Abwaan/Diktood: Axmed Cabdi Xirsi (Gaanni) waa suugaan yahan farshaxan ah iyo diktoor ku takhasusay caafimaadka Maanka amma Maskaxda. barnaamijkan kaga bogo suugaantiisa miidda ah iyo waayo-aragnimadiisa qofeed.
Digrigii Xubbiga oo isku beddeshay "Dabayl Caafimaad"
Переглядів 17 тис.2 місяці тому
Silsiladii Digriga Xubbiga oo aad u caan baxday ayaa ku dambaysay, waxa guursaday wiilkii ay qisadu ku dhacday, dabeeto abwaan Haldhis ayaa maanso labaad oo hambalyo ah ka sameeyay. Maansada waxa la yidhaa Dabayl Caafimaad. waxaanay sii libinlaabtay xiisihii iyo quruxdii ay silsiladu lahayd. barnaamijkana kaga bogo, maansadaa iyo laba maanso oo kale oo ay curiyeen abwaan Khadar Ciiltire iyo abw...
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey Iyo Hilinshow
Переглядів 23 тис.2 місяці тому
Abwaan Cabdillaahi Xasan Xaaji Cabdillaahi Ganey, waa abwaan suugaan culus oo hodan ku ah curinta gabeyga iyo hees faneed kaba. Ka sokow in uu maansayahan ah, waxa u dheer caqli badnaan iyo aqoon, waa nin akhlaaq badan oo gobonnimo badan. Waraysigan kaga bogo suugaantiisa iyo heesihiisa kale ee hirgalay.
Aqoonyahan Sacad Ismaaciil Samatar - Maamulaha 41 Maktabadood oo ku yaalla dalka Maraykanka.
Переглядів 5 тис.3 місяці тому
Sacad Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan ku takhasusay cilmiga hagista iyo maamulidda Maktabadaha. barnaamijkan kaga bogo faahfaahin dheeraad ah.
Abwaan Sadiiq Burmad - Waayo-arag Saxaafadeed iyo Suugaanyahan Hirgalay.
Переглядів 62 тис.4 місяці тому
Saxafi/Abwaan: Sadiiq Burmad waxaanu ka waraysannay aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa Warbaahineed iyo Suugaantiisa farshaxanka ah.
Caalamka Mirqaanka | Dr. Abdisalam Sulub
Переглядів 11 тис.4 місяці тому
Buugga Caalamka Mirqaanka waxa ku qoran qisas badan oo layaab leh oo ku saabsan dhibaatada cunista qaadka. Sidoo kale waxa uu koobsanayaa xogo badan oo caafimaad iyo dhaqaale oo la xidhiidha waxyeelada qaadka. Barnaamijkan kaga bogo faahfaahin arrintaas ku saabsan.
Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta - Jaamacadda Jigjiga.
Переглядів 2,5 тис.4 місяці тому
Jaamacadda Jigjiga waxay leedahay machad lagu barto Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta oo lagu bixiyo shahaadada heerka koowaad ee jaamacadda waxana ka qallinjebiyay arday badan oo Soomaali iyo qoomiyado kaleba iskugu jira. barnaamijkan kaga bogo xog dhammeystiran.
Ceegaag iyo Iskufilan - Maad iyo Murti.
Переглядів 81 тис.5 місяців тому
Yuusuf Ceegaag iyo Cabdiqani isku-Filan waa laba nin oo heer sare ka gaadhay dhinaca masrixiyadda. Waxa ay hibadoodu jilaanimo ku wacyi galiyaan bulshada, iyaga oo maalinba wax ka matala meesha u baahan in dhalliisha laga saxo.
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
Переглядів 163 тис.5 місяців тому
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.
Abwaan Maddaale iyo Suugaantiisa Murtida badan.
Переглядів 7 тис.5 місяців тому
Abwaan Yaasiin Muxumed Faarax, waa abwaan gaasa-baxay ahna macallin wax ka dhiga dugsiyada iyo jaamacadaha dalka. barnaamijkan kaga bogo qayb ka mid ah suugaantiisa
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
Переглядів 44 тис.6 місяців тому
Barnaamij ku saabsan suugaanta cajiibka ah ee abwaan Axmed Cali Axmed Cantar, oo curiyay heeso iyo tixo badan oo hirgalay.
Dhagar Caashaq - Qiso xanuun badan.
Переглядів 1,8 тис.8 місяців тому
Dhagar Caashaq - Qiso xanuun badan.
Igu sir weeyaan Caashaqu - Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
Переглядів 28 тис.9 місяців тому
Igu sir weeyaan Caashaqu - Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
Qiso dhex martay Madaxwayne Cigaal Iyo Foosiya Yuusuf X.Aaden.
Переглядів 4,3 тис.10 місяців тому
Qiso dhex martay Madaxwayne Cigaal Iyo Foosiya Yuusuf X.Aaden.
Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.
Переглядів 3 тис.10 місяців тому
Sagal Beeldeeq iyo Hilinshow.
Sidee Loo Sameeyaa Heesaha
Переглядів 92711 місяців тому
Sidee Loo Sameeyaa Heesaha
Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.
Переглядів 7 тис.11 місяців тому
Walaalaha Sweden | Fu'aad Omer Yare iyo Sir. Mohamoud Omer Yare.
Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.
Переглядів 12 тис.Рік тому
Dal wayn baa dartii looga cafiyay dayn 2 bilyan oo doller ah | Jamaal Cali Xuseen | Qaybtii 2-aad.
Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.
Переглядів 14 тис.Рік тому
Hayaankii Guulaystay ee Aqoonyahan Jamal Ali Hussein | Qaybtii 1-AAD.
Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.
Переглядів 9 тис.Рік тому
Waxaan go'aansaday in aanan is dhiibin.
Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Saamaynta saaxiibka wanaaagsan - Hereri iyo Cawke.
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.
Переглядів 19 тис.Рік тому
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.

КОМЕНТАРІ

  • @RicardoRichard-i1f
    @RicardoRichard-i1f 10 годин тому

    Hunter Mill

  • @NoePeterson-x4z
    @NoePeterson-x4z 16 годин тому

    Michele Wall

  • @Marka-j3d
    @Marka-j3d 18 годин тому

    Sxp musician wxaa weydiisa bahada musician yaa ku top kuu ah??? Musica yaa uga dambaysaaaa???? Waa labo sualod oo muhiima

  • @KaltunBashiir
    @KaltunBashiir 20 годин тому

    Ilahay cimriga caqligaba ha idin barakeyo ❤️🫶

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 День тому

    Waxan laga dheefahayn Maxaa ugu Dhiirataan Dhigaal keeniyo Tagtada Maxad uga Dhoohantiin Dantiinoo Kale Dhanbalan Maxaa Dhacariirkiyo Dhabarka ugu Seexataan