KIISKII UGU WEYNAA ~ MARKUU CANADA TAGAY AYUU CUNUGA KU INIKRAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024
  • KIISKII UGU WEYNAA ~ MARKUU CANADA TAGAY AYUU CUNUGA KU INIKRAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

КОМЕНТАРІ • 270

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому +7

    MAXKAMADA ALLASOOW IYO SHAQAALAHA MAXKAMADA WAAN TAAGEERSAN AHAY FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 28 днів тому +22

    Dahir calsow iyo dhaman walalah uu istagey arintan gabdha somaliyed ee 34 diwlada Lanta ah ee raagi somali ku ciyaraya Allah khayr badan haa idin siyo🇸🇴☝️ ❤❤❤

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 17 днів тому +1

      reer diini Waa marixanka kuwa laan dheere yasha Waa kuwkasoo jedo farmajo Io siyad bare,😅

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 28 днів тому +13

    ragii gabdhahii waa ku ciyaarayaan Guur iyo Mas,uuliyad ma rabaan,Ayaguna ma khaldana waxay is leeyihiin Guri samaysta,waar ragu ilaahay ha ka baqaan,Daahirow ilaahay khayr ha ku siiyee,wacyigelin ku Dar barnaamijyadaada inshaallah , Mashaallah Maxkamada Daahir dad badan bay waxtartay,nin kasta oo is Qariyana waa la soo Helayaa, Jazakallah Khayr

  • @haniaxmed4343
    @haniaxmed4343 14 днів тому +2

    Maanshaa alaah maxkamada alana barakeeyo soomaaliyeey qabyaada iska daaya

  • @muna6298
    @muna6298 17 днів тому +4

    Tolow anaa mid maso kashifa mise illahayban ku daaya😢

  • @AsmaAbees
    @AsmaAbees 28 днів тому +9

    Masha allah dahir calasow wad cawise umada somali

  • @nuriaabdullah
    @nuriaabdullah 13 годин тому

    Dahir Calasow May Allah bless your services to all Somali venerable people you assist in your Court.

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 28 днів тому +11

    Dahir calasow bulshada somali waxa weeyn baa uu hesa aan dowlda somali uu qaban iyo qabiil uu qaban horey uu socd☝️🇸🇴❤️

    • @ashasahal5207
      @ashasahal5207 28 днів тому

      Dahrcalasw

    • @ashasahal5207
      @ashasahal5207 28 днів тому

      🎉

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 22 дні тому

      DOWLADDA CANADA HALUGU DACWEEYO. NIN YURUB IYO CANADA JOOGO ISAGAA KAA CABSI BADAN WAAYO PASSBORK IN LAGA QAADO AYAA MACQUUL AH

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +9

    ABE DAHIR DAHAB ADIGA IYO TIMKAGA SADAQO GABADHA CUNUGA CAWIYA

  • @BishaaroMuuse-uf4hi
    @BishaaroMuuse-uf4hi 28 днів тому +9

    Daahir maanta meelbuu kasoobaxey ❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +13

    ILAHOW U NAXARIISO ABE SIYAAD MARKU JOGEY DUMARKA CARURTA AYU DIFACI JIREY NINKA DAYACA XAASKIISA ILMIHIISA AMA DILA XABSI AYU DHIGI JIREY HADU GURI LEYAHEY WUXU SIN JIREY XAASKA ILMAHA

    • @darishore814
      @darishore814 28 днів тому

      Afweyne kumanaan dumar ayuu asaay u saaray oo ragooda dilay ma nin kaa baa ino amaane

    • @billeabdi1061
      @billeabdi1061 28 днів тому

      ​@@darishore814 ha u saaro lkn ma duligan ayaa jirey wll

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 19 днів тому

      @@darishore814waa lagu waydii Aakhiro marqaati ma katahay qofwalbo Qabribaa sugi. Inta aadku sheegtay ama lagu sheego inuu Siyaad laayay in kabadan ayaad iska layseen walina waa socdaa isgumaadkii marka Somaali waxbaa haysto. Aakhiro iyo Aduunbo

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому

      XAASID BEENLAAWA BAATAHAY​@@darishore814

    • @sacdiyagobeey7516
      @sacdiyagobeey7516 5 днів тому

      Allah u naxariisto Jaalle Siyaad

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 22 дні тому +7

    Viva Daahir calasoow and his team.Your doing a wonderful service for our people (Soomaali community)

  • @Zahur276
    @Zahur276 16 днів тому +2

    Wllhi Ilaaheey baa kugu fillan Alle waxaan kaaga baryayaa 💔🥲🥲🥲inuu ilmahaaga yar kuu caafiyo mid la mahdiyana Ale kaaga dhigo gadaashiisna uusan dhiiqin cuqubada uuka galay ilmihiisa iyo adigaba Alle kasoo saaro macaanto waxa iga ooysiiyay sida aad Allaha caadil kaa ugu kalsoon tahay sabar Insha Allah qayr badan ayaa kuu danbeeyn doonto Bi’Idnillahill Baari

  • @user-mw4th1zc7l
    @user-mw4th1zc7l 9 днів тому +1

    Viva daahir calasoow guul gobonimo

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 25 днів тому +2

    Gabadha Allow u gargaar wiilkana Allow u caafi Daahir ha iska dhib badnaade masaakinta wuu caawiyaa

  • @AnisoDahir-ix3kp
    @AnisoDahir-ix3kp 28 днів тому +4

    Maasha allaah waa gabar xijaaban

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 17 днів тому +1

    Dahir iyo inta lashaqeyso arimahan waa arimo janno lagu galo ee Allaah dsrtiis u niyeeysta waa arin kheyr ah

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 28 днів тому +4

    Ha loo duceeyo gabadha...

  • @user-ui1nt9gk5k
    @user-ui1nt9gk5k 28 днів тому +4

    Illaahey ha u gar gaaro ayada iyo intii u gargaarteyba gabadhaan calooshey ka guba neysaa miskiin yaa allaah illaahow adigaa ku filan ee umadaada u gargaar

  • @user-kx2hn1cs5i
    @user-kx2hn1cs5i 4 дні тому

    Daahir guuleyso ❤❤

  • @usrasaid4097
    @usrasaid4097 5 днів тому

    Vive dahir & he is teams

  • @saafiabukarhassan9257
    @saafiabukarhassan9257 3 години тому

    Allah haku caafiyo nuunaha abaayo waa ku dareemi karaa hooyo tahay taada tan cunugaa kaga daran lknse ku samir Allah agtiisa Ajir aan lasoo koobi karin hakaa siiyo Aamiin yaa Allah

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 22 дні тому +1

    Asc daahir ilahaay haku xafida aakhira iya aduun sidaad ugarab istaagtay gabdhaha soo maliyaad SaaS kusac ilaahay haku darejeeya

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 28 днів тому +7

    Ax wale gabadha waan la ooyay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 26 днів тому +1

      SOO JEED WER WER SAARAN AX AX ILSYN WAA WAXAY RAGA SOMALIYEED ISU DHAMEEYEEN😢😢😢😢😢
      CUQUBADA GABDHAHA😢😢😢😢

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 28 днів тому +3

    Haddii aad daacad iyo Allah dartiis idinka tahay guulaysta. Aammiin

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q 5 днів тому

    Walaalo galgale waa reer maxamud

  • @abdifataax4305
    @abdifataax4305 25 днів тому

    Mashaallah dahir

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c 28 днів тому +4

    Aad baan ula ilmeeyay runti ilahey ha ugargaaro

  • @HusseinIbrahim-q9w
    @HusseinIbrahim-q9w 28 днів тому +3

    War yaabkaan oo kale subxaanallaah

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 28 днів тому +2

    Asc Allaa Calool xumo badadanaa

  • @CabdiraxmaanodowaaKulane
    @CabdiraxmaanodowaaKulane 18 днів тому

    Sama fale daahir calasow cadawgaa ha jabo sxb mahadsanidiin adiga iyo asxaabtaada iyo somalida sadaqada la baxa dhamaantin hadaad u naxariisatan kuwa arlada jooga samada ayaa la idinkaga naxariisanayaa sida ka sugan xadiithulqudsigii ahaa
    Irxamuu man fil ardi yarxamukum man fisamaa'

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +4

    CIIDAN MA NOQON KARO NIN DAYACEY XAASKIISA CUNIGIISA O JIRAN AMA FIYOOW

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 25 днів тому

    Maansha aĺlah daahir calasòow madax sare

  • @CabdisalaanFarey
    @CabdisalaanFarey 27 днів тому +3

    Masha alah ❤❤🎉

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 28 днів тому +1

    Ilahay hakuu gargaaro

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +6

    MAROKO IYO YURUB WA XARIG HADUSAN MASRUFIN XAASKA ILMAHA

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 18 днів тому +1

    Maxakamadan waxay noqotay mashruuc lacag lagu cuno dadka maskaakinta maa wax la siiyo lacagta waa gifts dadka laga qaado umada isada dhabta ah u dhiban wax u qabta

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому +1

    ABAAYO HA OOYIN

  • @Degaliah
    @Degaliah 27 днів тому +6

    😢😢😢😢 ala hogayeey dumaroow shaqaystaa oo xoolo yeesha markaa guursada

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 25 днів тому

      Xoolaha ma ilahi baa haya mise nin iyo naag?

    • @Degaliah
      @Degaliah 25 днів тому

      Sidaa kama wado wlaal, gabadhu haday shaqaysato oo maal haba yaraade ledahay ilmaheeda caanihiisa kama warwaraayso bari. Laakin gabadh waxba Haysan ninkiina dayacay calacalkaas ayay ku danbeeyn iyo somaalay I caawiya

  • @mohamedahmedmed6845
    @mohamedahmedmed6845 18 днів тому +1

    Daahir calsow gabdhii rer jabuuti mee

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 26 днів тому +2

    NINKAAS KU HABARA IN AANU WAXDAMBE DHALIN AAAMMIIIIN

  • @user-cq4ek6ki5s
    @user-cq4ek6ki5s 28 днів тому +3

    Gabar qurux badan waaye

  • @HussainMohammed-fu1mt
    @HussainMohammed-fu1mt 20 днів тому

    Asc saqiirka allaha caafiyo makah.mukarama.yaaarbi.caafi. mukarama

  • @ahmedsharif9454
    @ahmedsharif9454 28 днів тому +1

    Baba dahir intee kaala Soo xiriiraa

  • @caasha93
    @caasha93 19 днів тому

    Wlhi xogtaas uu dahir sohelay iyo hadalka ninkaa xuni ku hadlay aadban ula oyey abayo sabar Alle Aya kula jira katuuraba latugee waad gulaysaneysa insha Allah wilkane Alle haku caafiyo Allah macak🤲🤲🤲

  • @khadarahmed1644
    @khadarahmed1644 19 днів тому

    dahir alle haku karameeyo saxiib aramo badan Ayaad gashay

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman5488 19 днів тому

    Abaayo qisadaadu way i tabatay Allaah wiilka haku caafiyo Allaah na haku gar gaaro

  • @hodangeedi5393
    @hodangeedi5393 12 днів тому

    Haraacin maxkamada joog

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +3

    NIMANKAN DAYACAYA XAASKODA ILMAHOODA WA IN LA SAMEYO SHARCI XABIS LAGU DHIGO O LAGA DACWEYO DAL IYO DIBAD

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому

    ABAAYO ALLE HAKAA QAADO KURBADA AMEEN

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed 7 днів тому

    Innaa lillaahi wa inaa ilahayhi raajicuun

  • @usrasaid4097
    @usrasaid4097 5 днів тому +1

    Ree mahamud kuu maa qolo iska warqabta oo xajiyad Saran 😂😂😂😂

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 26 днів тому +1

    Awpwe dahircalasow iyo mxkmadusa dhmntiin samafalka ad ugugrgartan walalaha somaliyed ajir rbi heydinka siiyo gumeystayasha ragaa ee dumarka murjiyana rbi hasohadeyo amaba rbi hakaqabto wuxushta ducufyada ah uh

  • @abdifosiya23
    @abdifosiya23 26 днів тому

    Mesh lacg ayaa lguu Barry wlikusoshegy allah aya labarya ee Tuesday hlajojyo😮😮

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 28 днів тому +9

    Hadii dowlada Canada 🇨🇦 laa gudbiyo child support ayaa looga qoraya Avery week pay 💰 checkgiisa ayaa lacagta laga jarayaa. Aduunka meeshay joogto. Usa 🇺🇸 embassy ayay ka qaadanaysaa iyadoo. $ dollar ah Inta cun ugu 21years old ka noqonayo.

    • @Amaal_ali
      @Amaal_ali 23 дні тому

      Raga Somalida qarkod waji maleh sas inlayelo mahane

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed 7 днів тому

    Kaaso kalaa Aabo sheegan yaahuu

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому

    WAY DACEEYN KARTAA SHARCIGA REER GALBEEDKU WUU QABANAYAA WABILLAAHI TOWFIIQ

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 28 днів тому +2

    Gabadhu waa in ay heshaa marasho iyo masaariif.

  • @alaali7891
    @alaali7891 20 днів тому

    Canada waa wadan aad uween masha allah anakunool edmonton

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 28 днів тому +3

    Gaal gale waa nasab waana nuux maxamuud

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 21 день тому

    Dahir maskiin caawiye ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ui1nt9gk5k
    @user-ui1nt9gk5k 28 днів тому +3

    Daahirow gabadhaan xitaa hadii qabiil qolka kala dagaan haku haleyn illaahey dartii u caawi cawinaad xoog leh ayeey ubaahan tahay iyo xaalad caafimaad iyada iyo wiilkeeda

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 28 днів тому

      Waji xanuusan ma leh laakiin waa xoolo doon

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 28 днів тому

      ​@@samowsamale3490hadadan saacideyn ka aamus

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 21 день тому

      @@samowsamale3490waa edab darantahay maxa rabtay inay waji gubnataa qasis bastara

  • @mohamedmohamud1767
    @mohamedmohamud1767 17 днів тому

    Dhaahir clasow guul guul adiga iyo tea

  • @CabdiCali-kb5wz
    @CabdiCali-kb5wz 4 дні тому

    Daahirow ninkaas ayga eeygudhalay maxkamada karookey

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 26 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢
    DAAYA WALHY WAANLA OOYAY
    DAAYA OOYINTU WAA DAAWO WALHY ANIGAA ILIN KUSOO KORSADAY DADKII IDHIBAY E CAGTA HOSTEDA IGALIYAY BARNA WEY DHAMAADEEN BARNA ANIGAY MAANTA IHOOS JOOGAAN😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
    ALX ALOW QOF WALBO LACIILAY UCAD GOO AAAMIIIIIN

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому

    AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-ip3jh1xs2b
    @user-ip3jh1xs2b 28 днів тому +1

    Gabdhaha soomaliyeed way dhibanyihiin wad ku mahadsantihiin dadalka midakale buburka dawladnimada waxa kadaran buburka qosaska somaliyeed

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 11 днів тому

    Cunuga DnA halagaqaado kadibna safarada canada 🇨🇦 xogtiiisa halalawadaaago.

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 28 днів тому

    Naga gebiso amaa lagu yiri

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e 14 днів тому

    Hooyo wanaagsan waye inta I ta waxhaysato waxlabaxa inta ilaah waxsiiyey

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm 28 днів тому

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 28 днів тому +2

    Nimanka markey soo dhoofaan naag kale ayuu raadinaa ilmihiisa oo baahan

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 28 днів тому

    Reer Mohamuud Reer Xatooba yare ayaa layiraahdaa

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm 28 днів тому

    🎉 49:47

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e 14 днів тому

    Daahir calasow ilmaha hadey jiran yihiin madhalin hadii laleeyahay soomaali wey n dhax dhig caafimaad alaa Hayes alaha uga dhigo kii anfaca alaha uga dhiga

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 27 днів тому

    🎉

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 18 днів тому

    ALLAHU AKBAR ILAAHOW GABDHAHENA SOMALIYED DHIBAATADA KAQAAD CALOL XUMO BADANAA😭😭😭

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 24 дні тому

    Niman ka habaaran sawirkooda meediyaha halasoodhigo si aesan ugu qaldamin dumarka kale yaa alaah illaahayo no gar gaar

    • @user-kj9pk5gs3w
      @user-kj9pk5gs3w 13 днів тому

      Dumarka qaar ma ayagaaba waji leh ayadoo arkaayo in ninki nolashi kuso fashilmay baabey guursanayaan oo markuu labo kadhalo ayeey hadane so oyeysaa 🤣🤣🤣🤣

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 27 днів тому +1

    iLaahay.Ha.Kuu.Caafiyo.WiiLka

  • @pihcx2596
    @pihcx2596 15 днів тому

    Abahis baa uu roray oo Canada buu ku dhashay. Amaa ku koray.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +2

    WA IN LA SAMEYO GUDI BOLIS DAL IYO DIBAD DIFACA DUMARKA CARURTA LA DAYACEY

  • @XawaBarbi
    @XawaBarbi 28 днів тому +1

    Asc

  • @leylaabdulahi1042
    @leylaabdulahi1042 14 днів тому

    Wara daahir waa cadow jabiye Alcimiriga haku dheereye waa yo waxa noqoto garabki hablaha somaaliyeda waxa noqotoye nika qudha somaliyeda eedumarka dulma kabiiya ilamad ilaaha camalkaga janohakadhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂❤❤😂😂😊

  • @pihcx2596
    @pihcx2596 15 днів тому

    Hoyadis waa. Cumar maxamu reer mahad. Waxuu dagan yahay. Toronto. Walal kiis. Oo dhintay baa jiro walal kiis oo gabar sacad ah baa 2 cunug. Uu dhashay abahis waa niin fican. Dacwadas waxan garsineynah. Reer maxamud. Dahir dhageyste yasha. Baan dhahay qadijo ashkiir guurac oo reer galkacyod ah baa dhashay.

  • @maryami2299
    @maryami2299 26 днів тому

    Naag ya cusub haloo sheego in ilmuhu sii baqtiyayaan

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 7 днів тому

    Maxkamadan allow yeysan isoo raadin 😂

  • @hibobadal3427
    @hibobadal3427 28 днів тому +1

    Dahir wlhi wad duceysan tahy Allaha ka ka Ga dhigo dambi Dhar wa la wada dhiba teysan yahay

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 2 дні тому

    wax Barta waxna beerta markaas nin aad ilmo ka dhashaan guursada wax jacayl la yiraahdo ma jiraan oo haduu kaatago aad duck ugu darto urkiisa DUMAROW BARAARUGA

  • @user-cq4ek6ki5s
    @user-cq4ek6ki5s 28 днів тому

    Rer qawaaje

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 28 днів тому +4

    Ilahay ha ugargaaro gabadhan wllsheen ah

  • @NasraADow-jg9gl
    @NasraADow-jg9gl 19 днів тому

    Guul,iyo,gobonibo

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c 23 дні тому

    😢😢😢😢😢 yaarabii Gabar baa uuyeesa

  • @abdinasirsimba6708
    @abdinasirsimba6708 20 днів тому

    Dahir Waa kuwataa bro

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 17 днів тому

    Gaalgale waagii dambe majeerteen ayay sh3eganaayeen marka sidaas ayuu ugu sheegtay majeerteen

  • @ApdiaziizHusein
    @ApdiaziizHusein 28 днів тому +1

    WAR NIO MAR baad is odhaneysa
    Raga yaa rasaas ku madhiya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 28 днів тому +1

    NINKA DAYACEY XASKIISA IYO CUNUGA WELIBA JIRAN WUXU SHARCIGA DHIGA IN XABSI LO TAXAABO ILA U KA DHIIBO LACAGTA MASRUFKA

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555 20 днів тому +1

    Daahir dahab dumarka uroone

  • @jbbhfkdkfjfjf
    @jbbhfkdkfjfjf 3 дні тому

    Walaalayaal reer aadan xersi maxay u yihiin walaalayaal

  • @xaawojannaay1068
    @xaawojannaay1068 28 днів тому

    Waryaa reer galgal waa reer maxamud waana la yaqaanaa

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 28 днів тому +1

    Isagoo halkaa joogay daceeynkartaa