maansha allaah daahir abti qaali wax aqoona kuuma lihi laakiin abti baa ii tahay alle ha ku Bara keeyo adi iyo kuwa sadaqada iyo kaala qayb qaatay dhamaantiin waxaa tihiin dad damiir leh oo asxaan badan
Ciidan meeahaas kaama jiree dad dadka bini aadmi nimadooda wax ka aqoon baa dagan ilmahana hooyadii wax u dhaamana malaha ee hooyadii u celiya gun gun dhashay baad tihiin
You damage my sister and Australia. I’m telling you I’m telling you I will take you by law. Why are you doing that? My sister? Hello my sister take below and Australia do you know? This guy is liar. Always do that and he win. I’m telling you contact me damage to woman You bring someone this is your son. This is your son. This is your is not allowed to do that. I will Europe listen to me Europe. Oh whatever what they call your mama Franca contact to me. You can suit this guy you suit you. I’m telling the truth Susie, suit him below

Asharaaf sadaqo ma cunaan Hadoyo ahaan uguniyaysta😮😮😮😮
Masha Allah Ajer Buu Shaqeystey❤❤❤
Illaahay hadin barakeeyo kurbada ka qaaday
Daahiro waxa tahay maskiin caawiye allaha ku abaal mariyo docadooda allah kuu aqbalo
Asc daahir alle hakubarakeya adun iyo aakharo
Maa Shaa Allah may Allah help her. Thank you brother's
Gabdhaha Waxaan Kulatalinlahaa Ineysan Guursan, Nin Aysan Garaneyn Asaga Iyo Dadkiisa, Adigoon Muxram lahayn oo Waalid Iyo Walaal Ku Ogeyn War Hablooy Haguursanina!
Waayo Raggii Somaliyeed Weybahaloobeen. Walahi.
Gabadhaan Dandaro Ayeey Uga Tagee Meesha Walaahi Dhiignaguma jiro, Subhanalah.
Walee Somali Waawaalatay. Allahayow Nabadbaadi.
Maasha.allaah.daahir.ilahow.kubarakey.daahir
Dahir good work
Miskiin 😢ilahey ha idin ka ajarsiiyo😢Aamiin
Alaha kariim Allaha kariim Allaha kariim. Daahirow Sagootin fiican
Daahir illaahey hacaawiyo iyo inti islaana
Dadka yaatahay maxaa udhahdaa❤
يا إلهي، يا للأم الشديد Runtii waa xanuun
haambalyo❤❤hadi lagaaga qadaay❤❤❤❤
😮
Oo adi ilmahaaga madhigi laheed😢hadey saas kugu dhacdo😢
Alloow cadowgaga jebi awowe dahir alasow wllhi somali wad garabgashey illhey haku garabgalo❤❤❤
Gudoomiye asharaaf ha xujeyn ee siidaa ,sadaqana ha hor istaagin
Subxaan allha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dahir xisho ilmoxaraaan
Wacaal daahir dooolow itobiyo 150 dola Nageyle waa goni sidaa ula soco
Qabilkan ma nagala daayo subxaanalaah saqo saas kuma ficno wlh
😢😢😮😮
Asc daahir sethy iwaran
Wax yar ay ku shaqaysato ma lasiiyo 😢😢😢😢
Abti daahir waa mahadsantahaa
No tikcit ee dhiig joojin u sameeya
DHAQTARKA TURIDA MEE TAGTO NAASKA HADUU KA DHACAAMAYO
.HOOOYO WAAYE PLZ XAMAR HA JOGTO
Maansha Allaah shaqo fiican ayaad qawateen
Niiko
Iimaan laawe cay ceebeen suququlin
11:02
🎉❤
DAAHIR MAHADSANID SXB
Oo qofka markuu wax sadaqaysanayo ma daahir ayuu soo marayaa waa yaabe
Daahir dadka laga dacwoonaaya dadkiisa ayaa ugu badan
daawadan
Ciidan meeahaas kaama jiree dad dadka bini aadmi nimadooda wax ka aqoon baa dagan ilmahana hooyadii wax u dhaamana malaha ee hooyadii u celiya gun gun dhashay baad tihiin
TUUG BEENAALE KHAAIN AH HABARCALASEY!
❤
Xasbunalaah
Gabadha isbitaal ayay rabtaa hala daaweeyo naasaa dhiicaamayo ayaa ladhahay qeeyr allaha idin siiyo
Iimaan laawe oo naxariis laawe ah ayey guursatay war kafogow waxyaalahaas oo kale
DALKAAS.BAA LA LEEYAHAY NABAD HALAGA HELO HOOYADAAS INTA LA UUREEYAY LA SO LUGEEYAY HADANA LA DHIBAATEEYAY
WAR HA LOO GURMADO SOMALIYEEY
Thanks 🙏👍
9😊i9
Amin ala nibarakeyo
Sadaqqa tabical adaa ceebweyn
Asc xuseen ilmo ma dhain ciraaq ba lavu diley dadka asharaafta sheegtaan qof wax dhalin. oo dhintey aya la sheegta yaab
Hlw
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉
Qof aahanaan jiray Eileen waasidan haduu wax helo
Daahirow daarihii janaad daah lagaaga qaad
Asharaaf xuseen xuseen ciraaq ay ku dhintey asago caruur dhalin yaabka aduunka
😅😂😊😅😮
Falisee wacawece dhilo xasan ka iyo abaha ba wasa magicii mel baad ugaa dhacdeeye nacalakudhaleey shegataa falisee awooga gi shegatada aha waas dhilo dhilo dhasheeye iga qarsiya soomaliyee shegatada😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
cayrku dhibadanaa
Ilaahayow raga soomaaliyeed imaanka ku sug