doqon yahaw qabiiliga ee hablihii xidigaha u kala eexday inti ad ka oday yelahayd , ereyadu waxba kuguma fila , abwaan bilan Sharaf a iyo abwan qasaaray , adi iyo saqran kii weyna ee furunle ka xeerama inamada canfarta e waqal

@@hal-tusmedia8030 doqon yahaw qabiiliga ee hablihii xidigaha u kala eexday inti ad ka oday yelahayd , ereyadu waxba kuguma fila , abwaan bilan Sharaf a iyo abwan qasaaray , adi iyo saqran kii weyna ee furunle ka xeerama inamada canfarta e waqal
Sakariye Xasan umada aad magacyo u kala yeeleysid waa umad qudha 3 wadan hakala ahaadan haday rabaan laakin abwaankan maansadiisu somali oo dhan bay dhiiri gelin u tahay ilaa kuwa jabuuti iyo enfd degan marka caadi iska dhigin walalo waxyabaha aan gaajo u nahay oo aan adduunka kale qaxooti ugu nahay ayey ka mid tahay iskala sooc iyo jaahilnimo aan caan ku nahay inagii baa gaajo u bakhtiyeyna maxaan kala qaad qaadna umada somaliyeed

Maashaa allah waa wax aad u qurux badan in Bulshada wacyi galin loo sameeyo Abwaan Laab saalax alle haku dhowro in badan inta wanaagsane Kula midka ahna alle ha inoo badiyo
Abwaan xasan dhuxul laabsalax alle cilmiga iyo caafimadkaba ha ku barakeyo Abwaan qiimo badan leh wax badana jecel in uu dadkiisa fahansiiyo si ay baahiyahooda u daboolan dalkoodana wax ugala soo baxan
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين
Abwaan laabsalaax wa runti somali ku qado waxad u jeedisey allaha ka dhigo somaali wixi hor mar u gari weedey ayga isku maqan adoonka kale hor mar garinin somali waxa nafiye qabiil iyo kuris abwaanka waa abwaan jecel dalkis iyo daadkis inin hor mar karan ka tagan waxa naafiye itoobiya iyo keny eeg wa dal afrika hor marka garin maxa u diidey somali in ku dayado dariska ila darska mar wa cadagow mar na ku dayo somaliye horta ka toos hore u socot alle nimco na siya aan ka gajisanay allow umad burcad isku mari ka qabo cadagow isku dirayo maxa damiirka ka qadey meeli kasto wan ku dayacanahay dal iyo kudah ba allow somali garadasi dalkood iyo dalkood aamiin
Masha Allah nin ragoo aad u aragti dheyr xikmad waasac allah u hibeeye Muqdisho fadlan maanso talo u sameey hada walalo nahay Allah ku barakeeyo adiga ii qooyskaga i dhaman walalaha muslimka ah
Masha Allaha abwaan waa wadani jaceyla dadkiis dalkiis. Soomaali qabyaaladda Iyo qaad siyaasi xun kala qayb Ma aha waxa kale garanan soomaali markaan adduunka arkay waa dad xoolaha waxba dhaamin soomaali musiib ku dhacaya
Aad iyo aad ayan u qiirodey ereyada iyo masada runta ah ee ka hadkeysa nolosha somali meelkasta ay joogto ku fashilintey ee aan qaadano bararuga abwaanka Somaliyey laabsaalax abwaankena wanagsan ilah ha inoo xafido
Somali ayga cadoow isku ha waxa is qarxiyo waxa qabiiil isku naca korme hor mar garin abwaan xasaan laabsalaax mashallaah runt ka hadalay ee ya dhagisan ficilka ku kicin meesha ba loo ka tagin
Maashalaah adeer xasan saalax dhuxul waxaan kuu rajaynayaa guul inaad ka gaadho tartankaada waan ku wataa adeer gar iyo gardaraba caafmaad baan kuu soo rajaynayaa
Dhamaantiin Mahadsanidiin walaalayaal
Allah ku dhowro abwan xasan. Thanks
Abwaan murti iyo erayo culus raxmanku Haku dhawro
Allehkudhawro Abwaan labsalax aanjeclahye dhiriigali bulshada allehkudayo
Abwanka abwaanada gayiga somaalidu dagto
labsalax abwanka kaliya waxa erayo ad iso jita 7 malmod sida ay ku farxad Galin Ba Dadkuna yahin wa wedh sax ah weye Wana Tusale cad thank
xasan dhuxul laabsalax abwaanka #hargeisa Somaliland inta igu raacsan liketa hyla dhaafin 😄😄😄😄😄😄😄😍😍😄😄😄😄😄😄😍😄😄
Waa abwanka somaliyo dan
Aniga
@@mohalimohsamii5570 thanks pro
@@ciisecaalami4483 No wa #somaliland
Somali oo dhan abwan u yhy legend
Inta abwankan somaliyed ila jecel like ku qabo ❤
Wd mhssantihin wllayal
Subscribe ii saar wll adoo mahadzan wax ka dhibi mayzee🙏♥️
@@mahamedcaydiid3750 ok wll adna ii saar subscribe
@@mahamedcaydiid3750 ok wll adna ii saar subscribe
Md i saartid
doqon yahaw qabiiliga ee hablihii xidigaha u kala eexday inti ad ka oday yelahayd , ereyadu waxba kuguma fila , abwaan bilan Sharaf a iyo abwan qasaaray , adi iyo saqran kii weyna ee furunle ka xeerama inamada canfarta e waqal
Abwaan laabsaalax wuxu isticmaala ereyo fudud oo cid kastaa fahmi karto, lkn macno ahaan wax weyn sheegaya.
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
@@mahamedcaydiid3750
Waan kuu saaray wllo❤👍🙏
@@mahamedcaydiid3750 aaaaaaaaaäaaaaaäaaAäAaää0
doqon yahaw qabiiliga ee hablihii xidigaha u kala eexday inti ad ka oday yelahayd , ereyadu waxba kuguma fila , abwaan bilan Sharaf a iyo abwan qasaaray , adi iyo saqran kii weyna ee furunle ka xeerama inamada canfarta e waqal
@@hal-tusmedia8030 doqon yahaw qabiiliga ee hablihii xidigaha u kala eexday inti ad ka oday yelahayd , ereyadu waxba kuguma fila , abwaan bilan Sharaf a iyo abwan qasaaray , adi iyo saqran kii weyna ee furunle ka xeerama inamada canfarta e waqal
Garaad + Hal abuurnimo + waxgarad+fikrad = horumar
Ilaahey caqliga Hakuu siyaadiyo abwaan xasan dhuxul laabsaalax
acs
sxb mcn hala kal kiciyo yutub leya
Ameen Ameen Ameen
امين يارب العالمين
Abwaan Xasan Wallahay Madaxweeyne Ayuu Ku Wacnaa Full Respect Macalin Hore U Soco ❤️❤️❤️❤️
Waan kugu raacsanahay
Wallahi runta
Xasan dhuxul laabsaalax
Hal-abuurkii qaranka Somaliland 💚💬❤️
Hal abuurka qaranka somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁😁
@@laylamahamed7444 waad uquudhi laday waa abwaan somalilandera
@@maxamudyusu25yusu84 hal abuurka qaranka somalia laabsaalax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@@laylamahamed7444 Qoooqa Naga kala Yaree😁👍
Abwanka wuxu ka hadlaye wali maad fàhmin ku celcesho intaad ka fahmeysid
Xasan dhuxul laabsaalax alle cilmiga iyo caqliga ha kuu barakeeyo 🙏❤
Wa sxbkay wa wllky wa macainkayag allh ha sharfo
wlhi abwaankan waxan ku tilmaamo ma aqaan alle cilmiga haku barakeeyo wan ilmeeyay😢
Legend Laabsaalax ✌❣
From muqdisho ❣
👇👇
*like* iisaara 👈😁
Hhhhhh
Legend laabsaalax this guy is the future of somali president
Manshaalah
There is not a country call Somali 🤔🤔
Abdy Mohamud soomaaliya
He's proud somalilander.
ayub Shut up
Walahi billahi aad ban ujecelan laha inan mar uun arko oon intan nolahy dhayaha saro iganasib badan cawa qofkas halkas fadhiyo abwanka hal aburka xigmawiga dhiragaliyaha xata magaranayo hal eray oon kuqeeco xaqiqtan marwaliba oon dhageysanayo hadaladisa aad baan uqiroda kamana dalo inan kuxidhnado musabadahisa allow kuxifdi oo cimri dher kusi mudane abwane (man full off wisdom)
Markuu dhameeyay abwaanku maansadii qiimaha badnayd ee BARAARUG wlahi waxan arkay anigoo jiifka ka kacay oo sacab iyo ilmo 😥 la istaagay 🙏🏅
Allow garaadka u siyaadi abwaanka
Runtu waa macaanka kaliya ee qadhaadh 👍👌
Labeenta sugaanta inta igu raacZan inuu yahay xazan dhuxul labzalax like
Garadka uu Alle siiyay asiga ma usan Naga hagran Somali oo dhan waa uu gaarsiyay thanks laabsalax🙏
Abwaan hanti qaran noolow
Laabsaalax waa hanti qaran
Somaliland guul iyo gobbanimo
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
Qof .bini,aadan ah hanti qaran ha ku tilmaamin. See cmlkaa adi
Cajjiib wlhi maanshaAllh Allaha kuu siyaadiyo cilmiga,caqliga,aqoonta iyo cimriga abwaan dhuxul laabsaalax abwaan soomaaliyeed hanti qaran weeye kama daalo dhegeysiga oraahaha xikmadeysan ee afkiisa kasoo burqanaya 🙏 xoogeena Allaha na tusiyo
Laabsalax madax Wayne haloo doorto
Yaa igu raacsan hawlkarnimadiisa 🙏🙏🙏
Walahi haa .. xaduu manta hamtiile ahan lahana hubaal warshaduu kicin lahaye, bangiyo ma dhigteen baan filaya 😭
Anaa kugu raacsan Ina laynoga dhigo inkasto dadkena qabyaalda lagu saliday oyna daynan ka madaxwayne ino noqda
laab saalax mugdisho noo imow hal mara abwaan jag kugu ahay❤💓
*Abwaan Qaran* 💚💬❤️
*Xasan Dhuxul Laabsaalax*
Abwanka somaliyed wan jechiye❤❤❤❤❤❤❤❤✔
Aqoonyahan barkumataaal ah
Wax isbiday waxbana biirin
Loo dhigay cilmiga beerta
Na horsida degree been ah.
Buug buug sitoo miidhan.
Sow baladka aan joogno
Barta laga helaa maaha
👍👍👍👍👍👍👍👍
Laabsaalax ilahay ha ku barakeyo ee halka ka wad bararujinta
Wan isbedelaya inshallah
Gaariye xasuusta muxu laabsaalax run sheega kumanan run o waawayn baa ummada la hadlee
Mala cakiska nolosha u soconaa
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
MANSHA ALLAH intaas oo ehelu sharaf oo ku dhagaysanasaa waa hibo ilahy bixiyo. hore u soco legend
Xasan dhuxuL laabsaalax hdaan naheY dhalinYrta somaliland waxaaD notaheY
Dhiiri kaLiYe 👉🥰
Dhalinyarada somaliland keliya uma aha ee dhalinyarada soomaaliyeed oo dhan buu yahay laabsalax waa abwaan
@@sabirinamohamed5380 hada Yuu lahadLaYa ma dhalinyraDa somaliyeeD 🤔
Sakariye Xasan umada aad magacyo u kala yeeleysid waa umad qudha 3 wadan hakala ahaadan haday rabaan laakin abwaankan maansadiisu somali oo dhan bay dhiiri gelin u tahay ilaa kuwa jabuuti iyo enfd degan marka caadi iska dhigin walalo waxyabaha aan gaajo u nahay oo aan adduunka kale qaxooti ugu nahay ayey ka mid tahay iskala sooc iyo jaahilnimo aan caan ku nahay inagii baa gaajo u bakhtiyeyna maxaan kala qaad qaadna umada somaliyeed
@@sabirinamohamed5380 ok wlzheY MahdsaniD lkin anuu inaan waxkaLa qaad qaado uJedadeYdu MeY aheYn lakin wxeY iGa aheYd baraaruJin 🙏❤
Sakariye Xasan thank you walalkay ilaahay somali oo dhan ha barakeeyo meeshan ka dhibanahay ilaahay haynaga saaro✊
Saxaraha Ragbaa Baaqay ( Qoday )
Tacab Galiyay Oo Beeray
Dhulka Barafku Jiif Jiifo
Nin Leh Baa Barwaaqaystay
Adna Baladka Khayraadka
iyo Ciida Barakaysan
Tiiyo Eebe Kugu Beeray
Miyaad Baaqo ( Qodo ) Garan Wayday
Misse Garashada Baaban ??
Miyaan Talaba kuu Biirin
Barri Horre Lagaa Guuryee
Dib udhaca hadaad baastay
Qorshe Xumada Boqol Keentay
iyo Been isugu Faanka
Shahaadada Birtiyo Laynta
Ku Hantiday isbaabiinta
Biladaha Hadaad Qaaday
Baryad iyo ikaal Meeda
Haayadanahan Kusoo Booqday
Baabaco La Hoos Meerka
Way Kugu Bahdilayaane
Birmadka iyo Guclayntoodu
Wax.......... ku Barayaaye
Sahan Baashiraadoodu
Waa Barako Xeel Dheere
umadyahay bustaha Tuura
Soo Baraarugoo Toosa
Barbaar Hurudoo Aan Toosin
Caqligana Badh Laga Haystoo
Labadalay Garaadkooda
Bas Ahoo iswada dhiibay
Sida Buuro Salaameedka
Hadba Buundo Lagu Dhaafo
Nin Dan Lihi Ku Koro Buurta
iyaguna Rogtii boodhka
Rajo Beel Lasara Taagan
Saw Baladka Aan Joogno
Barta Laga Helaa Maaha
Hassan Dhuxul Laabsaalax 💕👏
caqliga wacan waa ciidan kula jira
mahadsanid sxb
Wax xiley ku barayaane
@@laasgeeltourism5867 🏆🏆🏆 Akhris ku Waa qayb ka mida Waayo aragnimada Waan kaa hayaa sxb
( legend of legend )
doqon yahaw qabiiliga ee hablihii xidigaha u kala eexday inti ad ka oday yelahayd , ereyadu waxba kuguma fila , abwaan bilan Sharaf a iyo abwan qasaaray , adi iyo saqran kii weyna ee furunle ka xeerama inamada canfarta e waqal
Abwaan xasan dhuxul (laabsalax) hal abuurka (soomaliya) ma ahan somaliland🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
"Ma ahan somaliland," macnaha sidee?
Micnaha shanta somali aan kawadaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@deeqoowmoha448 maxaad Somalia u tidhi markaa? waa SOMALILAND ciduu la hadlaya waa dadkiisa somaliland iyo qowmiyad 5Ta somalida
Waa malin khayr badan oo ah yoomul carafa fadlan iso duceya farash khayr qaba allah hayno fure
M.a xikmad ba kugu dhamatay🥰calaf ban uyeshte inaan ahy jiilka manta oo aad dhirigiliye sax no noqoto🥰❣
Maashaa allah waa wax aad u qurux badan in Bulshada wacyi galin loo sameeyo Abwaan Laab saalax alle haku dhowro in badan
inta wanaagsane Kula midka ahna alle ha inoo badiyo
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
Abwaanka Umadda Geeska
#Laabsaalax❤❤ allaha ku sharfo
Alle aqliga iyo garashada kuu daa
Googale
Abtiigay Allah wax ku dhiiba kuma tuuso abwaan xassan dhuuxl labsaalax hore u soco 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Abwaan labsaalax dhirii galin maskaax iyo xoog baa leeh qof walibaa isagaaa ayaa wax iskaa dhigaa
Tani uu bilaashka inagu siinayo, waa midi la iibinayay dunida. Motivation Speech
Abwaan xasan laabsaalax nin jecel wax ka bedelka muuqaalka guud ee umada soomaaliyeed ay caalamka maanta aynu joogno ku leeyihiin waayo maanta aduumku soomaalida muuqaal aad u foolxun ayaa u yaala waana sababta abwaanka ku dhalisay inuu umadiisa sidaa wax ugu sheego maanta
Waa marka aad ka hadleysid qalbiga ee aan ka had layn dadka ha ku dhahn waa aqoonyahn
Abwaan shraf io karmo Alle ha ku xafido🤲🤲
Abwaan xasan dhuxul laabsalax alle cilmiga iyo caafimadkaba ha ku barakeyo Abwaan qiimo badan leh wax badana jecel in uu dadkiisa fahansiiyo si ay baahiyahooda u daboolan dalkoodana wax ugala soo baxan
Qofwaliba nolashisa asaga samesta
Ma sha allah abwaan xikmado badan
Wuxu uqalmaa inuu hogaamiyo dalka si uu wax ugu badalo xalada dalka
Waa abwaan ilaahay xikmad iyo indheer garadnimo siiyay
Masha Allah waa waano iyo Wax sheeg dhab
Ninka ugu ildheerba dadka ugu ayaan daran ( wax aan dadka u muuqan baa isaga u muuqda )
Si U WaX InoGu SheeGo O ayNu Waxa JiRa U AragNo #TusaaLe KaSta Wu iNa SiYeY lkn SaCaBka WaYnu iSka TuMaYNa Macnaha’nA MaYnaN FahmiN. 😔. #XasanDhuxulLabsalax ✌️
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين
Xassan Dhuhul Labzalah
Nin Adag Nolow Brother
mancha allah maskax cafiimad qabta Abwaanka waxu kahadlaya wa ruunti wllhi wan hurudna ee aan fikirno
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
Ninka youtube naga wlhi waaaa adi waqal
Mashalah waa hawraar boqlan ......laakiin akh akh akh is dhexgalka dumarka iyo ragga akh akh akh akh akh akh akh akh akh uf uf uf uf uf uf uf
Abwaan laabsalaax wa runti somali ku qado waxad u jeedisey allaha ka dhigo somaali wixi hor mar u gari weedey ayga isku maqan adoonka kale hor mar garinin somali waxa nafiye qabiil iyo kuris abwaanka waa abwaan jecel dalkis iyo daadkis inin hor mar karan ka tagan waxa naafiye itoobiya iyo keny eeg wa dal afrika hor marka garin maxa u diidey somali in ku dayado dariska ila darska mar wa cadagow mar na ku dayo somaliye horta ka toos hore u socot alle nimco na siya aan ka gajisanay allow umad burcad isku mari ka qabo cadagow isku dirayo maxa damiirka ka qadey meeli kasto wan ku dayacanahay dal iyo kudah ba allow somali garadasi dalkood iyo dalkood aamiin
ABWAAN GEESKA SOMALILAND
XASAN DHUXUL LABSAALAX
SALAN QALBIGA KA TIMI😘✌
Cod karnimada iyo hadal meel ka zoo jidinta waa lagu Kala dhirayaa waana hibo rabi guul abwaan🙏🤚👍🤝❤️❤️❤️❤️
Abwan wanagsan xasan dhuxul lab salax alle haybad buu siyay
Abwaan xasan dhuxul LaabsaLax CiMriga IlhaY hakuu DheereYo💔💎
laab saalax hypnotize ayaa nagu wadaa ee waa iska caadi oo ka faaideysta
Badalkii cabdilahi suldaan timacade alle haku sharfo
Runtawllo
Xikmaawi,cabqari ,abwaan qiimo leh barakow❤❤❤❤
buug buug sitoo miidhan saw baladka aan joogno barta laga helaa maaha xaqiiq wlhi abwaanku wuu taabtey
Run ahaantii wax yaabo jira buu ka Hadalay abwaanku alle ha sharFee
Abwan xasan dhuxul labsalax walee waxa fiicanbad sheegtay laakin wakhtigedii ma jogno wad mahadsantahay abwan
Xasan waa nin maskax fiican dushuu ka akhriyay libaax
Amazing
Abwaan Labsaalax
Barteeda uu dhiagay
Maansadda Baraarug
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
Madalahan quruxda badan somaliland gudaheeda mooyeee meel kale lagama helo.
Jamhuuriyadda barakaysan 💚🤍❤️
Abwaanku xaqiiqada wadanka haysata ayuu sheegay wallhi
ShuKrn ustaad😊🙏♥️
😊😊
Abwaan somalilander aH
Qadaad weyntu ha dildilaacdo😁
Msha allah abwaan ku dayasho leh
Illhy haku sharfo abwal dhuxul labsalax 💚💭❤👏👏👏👏👏👏
Abwaanadii noola dabayaaqadii qarnigii 19aad waxa ugu mudnaa gaariye hadraawi Ibrahim gadhle cali sugule iyo cabdi qays kuwa haatan joogana ee booskoodii buuxiyeyna waa weedhsame iyo laabsaalax qaar kale oo badana waa jiraan
Abwaan Geeska somaliya xasan Dhuxul laabsaalax🙏🙏
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
Somaliya mahe wa somaliland walal hadad abwan ladihin mad iska sheganeysa
Abwan xasan dhuxul laabsalax Alle cimiriga Iyo cafimadka Ha ku dhereyo wllhi waa abwanka kaliya ee an jecelahy
Abwaan xasan dhuxul laabsalax Alle cimriga iyo caafimadka haku bareekeyo♥️🥰
Asx
Buug buug sitoo miidhan 😁😁😁
Abwaan alle caqliga & cimrigaba haku siyaadiyo
Masha Allah nin ragoo aad u aragti dheyr xikmad waasac allah u hibeeye Muqdisho fadlan maanso talo u sameey hada walalo nahay Allah ku barakeeyo adiga ii qooyskaga i dhaman walalaha muslimka ah
Allaha kuu siyaadsho caqligaagaa Iyo xigmadaada abwaan runta ayaad U sheegtay somali
Abwaan laabsaalax aad ayaan u taageera ...ilaahey cimrigiisa haraajiyo
Waa qof aad wax badan ka faaiideeyso hadaa dhageeysato 🙏🙏🙏💯💯
Subscribe ii sar
MAANSHALLAH abwaan xassan Dhuxul laabsaalax
Allah habarakeeyo
Waa mufakir
Waa dhiiriliye
Waa baraarujiye
M.n calmada kamida calamdaha jamhuriyada barakaysan SOMALILAND
Abwaan xasan dhuxul laab saalax aad iyo aad ayaad umahadsantahay wll qli
Sidaad noobaraarujisay illahay cimrigaaga hadheereeyo
Masha Allah abwanka Allaha inoo barakeyo cimrigiisa iyo cafimadkiisa
Waxaa soo jeedin lahaa in laqoro oo buug lagu daabaco baraarujinta iyo gobaabada abwanka halega gaarsiyo inshallah
Masha Allaha abwaan waa wadani jaceyla dadkiis dalkiis. Soomaali qabyaaladda Iyo qaad siyaasi xun kala qayb Ma aha waxa kale garanan soomaali markaan adduunka arkay waa dad xoolaha waxba dhaamin soomaali musiib ku dhacaya
Mnchaaalh xasan dhuxul laap saax abwaan wax bdn aan ka faaido mahadsanid abwaan💯❤
Wlhi erayadisa ayan jecelahay ee macan alle maskaxda haku siyadiyo
Alle haku barakeeyo cfmdka, Caqliga iyo aqoontaada sida qotada dheer aad uga warantey Waqti xaadirkan waxa jira iyo berisamaadkii halkay dadku taagnaayeen.
Abwaanka alle hajaaiso mariyo xudbadda wanGsan ee uu usoojediyey umada ❤❤
Subscribe ii saar wll adoo mahadsan wax ka dhibi maysee 🙏♥️
Abwaan laab saalax wlhi waa abwaanka umada soomaaliyeed allah haku shafo karaamo kunoolaaw kuna dhimo 💗💗💗💗
Siyaasada waynu kadhimanay wlhy abwaane maad isa soo sharaxdid adigu wan kuu codayn lahaa dhabtii
Waxgaradka la sheego hadaad maqasho waa laabsaalax big xushma legend
nabiga ku saliya Scw hadhaafina
Ad ayan utagera abwaan xasan dhuxul laabsalax abwane alle haku xafido waa maskax soconaysa
Abwan xasan duxul labsalax wllhi markan dhagesto waxan ka fa idaa dhiri galin😥 illahow ku faxid 💯 cimri dher iyo cafimad badan ban ku rajey naya
Aad iyo aad ayan u qiirodey ereyada iyo masada runta ah ee ka hadkeysa nolosha somali meelkasta ay joogto ku fashilintey ee aan qaadano bararuga abwaanka Somaliyey laabsaalax abwaankena wanagsan ilah ha inoo xafido
Alle hakuu barakeeeyo cimriga iyo caqliga hadaan helilahayn 100 laabsaalax oo from konfur ah aduunka waan latartamilahayn loll
Wlhi
Blhi
Tlhi
Waa Abwaan Abwaan kavtegay wuxu ino shegay inaynu #AFKUXOOHLE nhay
#LAABSAALAX🦁🦁🦁🦁
Alle Ha ku dhawro abwaan xasan dhuxul (laab-salax) walhi runtu fanto maha xaqiiduu ka Hadlayaa
Manshallaha #waqal Studio Muqaal Qurux Badan Iyo Caqli Faayow Abwaan #laabsaalaax
Somali ayga cadoow isku ha waxa is qarxiyo waxa qabiiil isku naca korme hor mar garin abwaan xasaan laabsalaax mashallaah runt ka hadalay ee ya dhagisan ficilka ku kicin meesha ba loo ka tagin
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ abwaan xasan dhuxul labsalax waxatahy abwaanka kaliyen tagero alleh madaxwayne hanoga kadhigo mustaqbalka guuul somalinda 🇭🇺💪
Maashalaah adeer xasan saalax dhuxul waxaan kuu rajaynayaa guul inaad ka gaadho tartankaada waan ku wataa adeer gar iyo gardaraba caafmaad baan kuu soo rajaynayaa
Mshaa allah abwaane runti ilmo ba igu so istaagtay allow dadkeena wx fansii
Great speech, somaliyeey hurdada ka kaca tuug siyaasi ah waa masksxda inoo ku ciyaaray subxanallah subxanallah subxanallah