| Maanso Darajo | Oo Ka Hadlaysa Himilooyinka Nolosha Iyo Abwaan Xasan Dhuxul

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 бер 2020
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: warfaafintajsl.com/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

КОМЕНТАРІ • 192

  • @abdiwalifarah9484
    @abdiwalifarah9484 4 роки тому +30

    Ilaahay hakuu siyaadiyo caqligaaga iyo cilmigaaga isku qabil iyo isku deegan mainhin lkn wan jeclahay aragtidiisa ku dhisan waxdhiska iyo waanoda abwaan laabsaax

  • @faizahargeisa1311
    @faizahargeisa1311 4 роки тому +34

    Masha Allah, Allow noodhawar caruurteen♥️

  • @user-ew9nw9py3t
    @user-ew9nw9py3t 4 роки тому +26

    M.a this guy deserve state recognition for this piece...a moving advice indeed...congrt my name sake for this beautiful presentations...Garissa stands with you...

  • @salebanmohet1659
    @salebanmohet1659 4 роки тому +7

    Abwaan xasan dhuxul laabsalaax ilaahay cimrigaga hakuu barakeeyo

  • @abdiladifgalti3966
    @abdiladifgalti3966 3 роки тому +6

    M.a abwan labsalax
    Hadalahaga diri galinta wan kufarxaa anwanka ayan jeclahay 🤗🤗🤗

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 роки тому +14

    Mashallah abwaan soomaaliyeed hassan laabsaalax❤❤❤❤

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 роки тому +27

    Mansha Allah, Hassan dhuxul, waano wanaagsan

  • @ikranshamaakh
    @ikranshamaakh 3 роки тому +13

    JAMACADA AMOUD UNIVERSITY NAGU IMO WAN KU SUGAYNAAYE ABWAAN

    • @kalidbulale7984
      @kalidbulale7984 2 роки тому

      Baaqaasi in la gaadhsiiyo weeyi abwanka runtii

  • @abdiqanisaciid3738
    @abdiqanisaciid3738 4 роки тому +9

    MASHA ALLAH, ALLE SWT HA INO XAFIDO ABWANKEYNA QALIGA AH. [ALLOW AAMIIN].

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 роки тому +4

    16.3.2022
    waan Rajaynyaaa maalin in aan stage kan soo istaago Hadii Alle idmo

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +3

    Masha Allah abwaan qaliya
    dar ale ayan ku jeclahay
    waxa tahay qof dalka iyo dadkaba wax u tara xasan dhuxul labsalax cadowga u nolow Sharaf korkaga ha ahato💚⚪💓💪

  • @susanibraahim3119
    @susanibraahim3119 3 роки тому +6

    Msha allh Abwaan xasan dhuxul (laabsaalax)
    Haldoor soomaaliyeed
    ALHUDA SECONDRY SCHOOL
    NOO KAALAY PLZ WAN KU SUGEYNAA

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 роки тому +5

    Mansha Allah abwaan xasana dhuxula abaawana jira noolow Mansha Alle Alle Ha barakeyo ardeyda dhamana todba Allow dhowra somaliland guuuuuul iyo gobanimo Somaliland guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Walahi Wa runtisa cide oga ayuba oga waxa la so maraya allow no siyade nimcada iyo nabada horumarka Somaliland kuwe dhibaka ina so mareya afwena faqasha cadowga somaliland manraba wayanu ka noolahaye Mansha Alle Alle Ha ino qabto ishaa cadowga iyo xasdinta kaxune horumarka iyo nabada somaliland kanaxow naftawa

  • @s.maxamed1551
    @s.maxamed1551 4 роки тому +18

    mashallah maansada darajo iyo laabsaalax iyo schoolka noradin waa schoolkan ka baxay

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 3 роки тому +4

    Maasha Allaah abwaan Xasan Dhuxul Laabsalaax cimrigaaga Ilahay kuu barakee

  • @Marcinex720
    @Marcinex720 5 місяців тому +1

    My favorite channel on Hotbird 13E
    Change my mind
    I'm from Poland so I laughed af on this channel

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 роки тому +7

    M.a.s.h abwaan laab salax ale ha ku xifdiyo 💯💯💯👌🏻🥰❤😭😍

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 4 роки тому +6

    Abwaan xasan dhuhul wa abwankan abwanada 👋👋👋🤝🤝🤝

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +9

    ❤❤❤❤❤❤❤ xsan dhuxul laab salax qof alle uu hipo siiyay wxn jeclahay inan mar uun la kulmo ❤❤ this king

  • @sahracabdiraxmaan597
    @sahracabdiraxmaan597 3 роки тому +8

    Legend of somaLiLanD❤☺

    • @sabiriinabdi
      @sabiriinabdi Рік тому

      legend somaliyed ayaka vcn eraygas qabilbaa qalbiga inaka wasaqeyay

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 2 роки тому +2

    M a adeero halkaa kaga wada
    ILAAHAY cilmiga iyo caqliga hakuu siyaadiyee

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 4 роки тому +7

    Waa wacyi galiye cajiiba hadalgiisa ka dhargi meysid Alle hakuu barakeeyo caqligaaga saliimkaa anagana hanagu anfaco erayadaada mudan inaan ku qorno baal dahab ah

  • @hamseadam6699
    @hamseadam6699 4 роки тому +5

    Masha Allah manta waan Abwaan Hassan xaqiiq

  • @subeyraskar
    @subeyraskar Рік тому +2

    😂xasuuus 2020 march from 2 ahaa malinka 😂alx wa dhameyay

  • @jamiiloabdiqadir2539
    @jamiiloabdiqadir2539 4 роки тому +7

    بارك الله فيك

  • @daahirfaarax2283
    @daahirfaarax2283 3 роки тому +2

    Ma allah allaw noo barakee wllhy waa ii farxad inan dhagayzto macalinkayga marna ah abwankayga dhuxul
    Labsalax waa ii farxad markazta inan hadal kiiza dhagayzto in sha allah waxan rajeynayaa inan maalin uun la kulmo

  • @yaska9262
    @yaska9262 4 роки тому +8

    laab saalax masha allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdizalaniiman3049
    @abdizalaniiman3049 2 роки тому +1

    Abwaan xasan dhuxul sida do kle ku Haminaya Abtiii msha AllaH❤🥰🤴🏽

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +16

    Mansha allh xasn dhuxul waano dhaxal gal ah ❤🥰

  • @annagaprodactionchennel7409
    @annagaprodactionchennel7409 3 роки тому +3

    Masha allh

  • @faahaanyare9712
    @faahaanyare9712 4 роки тому +9

    allow waa nadii maalintii qaar wax ku qaata naga dhig

  • @amazingnature5939
    @amazingnature5939 Рік тому +1

    My role model👸👍

  • @maxamedshafici2000
    @maxamedshafici2000 3 роки тому +3

    Illahey haku siyaadiyo caqliga iyo cilmiga marka labaad Allah hana kulmiya mar un

  • @khalidyare8092
    @khalidyare8092 3 роки тому +3

    Maan sha allaah

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 3 роки тому +4

    mansha allah sawiro quruux badeen hoore uu sooco abwan xildhiban 🥰🥰🎋🎋👑🙌🏽❤️

  • @farxaancaska11
    @farxaancaska11 Рік тому +1

    Màanshaallh xasan Dhuxul laabsaalax Ilaahay hakuu bara keeye cilmiga aad baratay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +3

    Walaahi waa wax bug laga qoro isga iyo wiilka a baabura kaliya dhibayso inu taalba wa nimacad baaburtaa sax

  • @zafwaanmawliid2758
    @zafwaanmawliid2758 2 роки тому +2

    Mansha allah

  • @xamdahappy4551
    @xamdahappy4551 Рік тому

    Masha alaah walaalkay hasan dhuhul labsaalax🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @baxnaaanalirobleh7787
    @baxnaaanalirobleh7787 4 роки тому +4

    Mashallh allh

  • @inadaahirofficial8079
    @inadaahirofficial8079 4 роки тому +6

    Xasan DhuXuL Laapsalax nin an QaaaTY wlleeee

  • @ladanmose6014
    @ladanmose6014 3 роки тому +1

    Masha allah apwaan laapsaalax ilaahay caqliga hakuu barakweyo👍

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 роки тому +7

    Maasha Allaah

  • @abdilahimustapha6861
    @abdilahimustapha6861 2 роки тому

    mansha alah run ahaantii abwaan xasan waxa uu jeediyey qudbad iskugu jirta waano tusaaleyn iyo hogo tusaaaleyn ilaahey abwaanka haka jasaai siiyo ilaaheyna haka dhigo qudbaadaasna kuwii dhalintaaa joogty halkaa iyo inta daawata ama dhegeysataba ,,,,

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maaaaash Allah tabarakallah 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🌹🌹🌹🙏🙏🙏

  • @mahamedhargaysawi112
    @mahamedhargaysawi112 4 роки тому +5

    Apokor ibraahim

  • @guuleedhawo6621
    @guuleedhawo6621 4 роки тому +4

    Mansha Allah

  • @filsansiciid6260
    @filsansiciid6260 4 роки тому +4

    Masha Allah 😍

  • @lucazcoly8773
    @lucazcoly8773 3 роки тому +5

    😘xasaN DhuxuL LaapsaalaX 😘

  • @maryamamaxamed4272
    @maryamamaxamed4272 4 роки тому +4

    Maasha Allaah.

  • @clnaasirmuuse4498
    @clnaasirmuuse4498 3 роки тому +1

    Mansha Allah nookalay Ileys hight school secondary waan kusugaynaa Abwaan

  • @mocizhqih1193
    @mocizhqih1193 4 роки тому +2

    MncHa allaH

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb5170 4 роки тому +6

    WAA WANAAG FARIS QIIMO BADAN , ANIGA OO AAD CIMRIGAYGU UU WEYNYAHAY AYAA AAD U DHAGETAT.

  • @malyunismail121
    @malyunismail121 6 місяців тому

    Masha alaah Masha alaah

  • @deeqaxaaji2079
    @deeqaxaaji2079 2 роки тому

    Manshllh manshllh maanso aan kahelay rabbi haku xafido markasta waan jecelahay inaan ku dhagaysto

  • @fantaastikjr6390
    @fantaastikjr6390 2 роки тому

    Adoo kale lama helo wax badan ayaan kaa faaidey mahadsanid horeyna usoco

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 4 роки тому +5

    Weedhsame

  • @drjamacmohamed200
    @drjamacmohamed200 Рік тому

    Rabi haku barakeeyo cilmigaagana allaha kuu ziyaadiyo ♥️abwaan xasanow

  • @osmanmohamud336
    @osmanmohamud336 2 роки тому +1

    Allaha noo xafido abwankena

  • @faadumoxasan8632
    @faadumoxasan8632 2 роки тому

    Alle hanooxifdiyo hooyo

  • @siciidoabdullahi7002
    @siciidoabdullahi7002 3 роки тому +1

    M.shalah

  • @maxamedaxmed9570
    @maxamedaxmed9570 4 роки тому +2

    Waa abwaanka kaliya ee aa abwanada casriga ka raaacay

    • @alialihasan7825
      @alialihasan7825 4 роки тому +2

      Waa nin xikmadleh oo waxbadan badalikara waa haduu kabadbaado caadifada reer isaaq laguyaqaano

  • @ihsanmawlid5293
    @ihsanmawlid5293 Рік тому

    Mashalaha alle ha xifdiyo abwaanka

  • @jamaalnaasir3905
    @jamaalnaasir3905 3 роки тому +1

    Maashaa alaha

  • @hayaadsaed1324
    @hayaadsaed1324 4 роки тому

    Mchalh ilahay caqliga iyo dadnimada hakuu ziyadiyo abwane xasan

  • @xasancaateeye4453
    @xasancaateeye4453 4 роки тому +4

    Dhiiri galiye nolodeed

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Рік тому

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro

  • @ahmednur770
    @ahmednur770 4 роки тому +15

    Plz xamr imaw waa ku jeclahay abwan 😢school 🚸 syl aan dhigta

  • @asmamohamoud2399
    @asmamohamoud2399 4 роки тому +2

    Walaahi waa runtaa

  • @fardowsdheeg6110
    @fardowsdheeg6110 Рік тому

    M.a abwaan

  • @fayselahmed5802
    @fayselahmed5802 2 роки тому +1

    Xildhibanka weli wxy kaga dh ganty mansooyin kii xildhiban Hada manso kumanan dorane ogow

  • @juliyaacabdulle5127
    @juliyaacabdulle5127 2 роки тому

    M.a laabsaalax ally hakuxafido

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.wwwwwwwwww.m.a.abwaan.xasan.dhuxuul..abwaan qly

  • @abdigaaye7418
    @abdigaaye7418 2 роки тому

    M.a allah waay ii afecen dhirigalinta

  • @axmedmaxamedmacalin5941
    @axmedmaxamedmacalin5941 3 роки тому

    baarakallhu fiiikum

  • @saadiqmoh9918
    @saadiqmoh9918 4 роки тому +3

    Hadiii ñagu la dabagallo doqonima weeye dibnihiisa boonasii

  • @kaltunaxmed2152
    @kaltunaxmed2152 2 роки тому +1

    M.a

  • @farhanibrahim3077
    @farhanibrahim3077 3 роки тому

    M.n allah abwaan waxty hal xidhaale aan dheernay wadamada jaarka illahy hnoo kadyo

  • @aizhaabdi6906
    @aizhaabdi6906 3 роки тому +1

    Maansha allaah

  • @cabdiraxmancaydiid2294
    @cabdiraxmancaydiid2294 2 роки тому

    Noolow xasan dhuxul laabsaalax🤲🤲🤲👍👍👍

  • @abassidress9834
    @abassidress9834 Рік тому

    Ok thanks

  • @khalidcaska558
    @khalidcaska558 4 роки тому +2

    Abwan jira

  • @maxamedkeyse801
    @maxamedkeyse801 3 роки тому

    Mn sha Allah

  • @balaqowxus-eenjalafay4014
    @balaqowxus-eenjalafay4014 4 роки тому +2

    Allah haku dhawro
    XASAN DHUXUL LAAB SAALAX

  • @JoJo-vz4dj
    @JoJo-vz4dj Рік тому

    alxam dulilaah

  • @yahye1120
    @yahye1120 3 роки тому

    M.a wa shaqsiga kalia ee An iskudayo in aan erayadiisa isticmaalo sidiisa ooklana aan udhaho caqligiisa waa saliim waxan leyahy nolasha kuma xumeyso

  • @mabsuudjamac5035
    @mabsuudjamac5035 2 роки тому

    Masha allaah

  • @tiyeegoinabaashe5871
    @tiyeegoinabaashe5871 4 роки тому +2

    Hasan dhuxul lansalax run ahati wa iftiinka somaliyed

  • @maxamedaamiin9142
    @maxamedaamiin9142 2 роки тому

    Macha.aalah xasan horeusoco

  • @apdisaalanrigaaxe2589
    @apdisaalanrigaaxe2589 2 роки тому +1

    Mocha allHY❤👍🏻

  • @abdallemahamed6807
    @abdallemahamed6807 2 роки тому

    Manshalah Abwaan xasan dhuxul

  • @azhkarboy6818
    @azhkarboy6818 4 роки тому +2

    Zaaz waaye

  • @salebanidiriz5903
    @salebanidiriz5903 2 роки тому +1

    Masha allah 😝🤪🥰❤

  • @aasitocbdiqadir6008
    @aasitocbdiqadir6008 2 роки тому

    M.a abwAAN 🥰🥰🥰

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 4 роки тому +3

    Mashallh Somaliland hormar wcn

  • @muktardayib4996
    @muktardayib4996 3 роки тому

    Abwaan dhuxul laabsaalax aad baan kuusalaamayaa xildhibaan

  • @yaasiraxmed5191
    @yaasiraxmed5191 3 роки тому

    M.zhalah xasan dhuxul laabsaalax nin jira walaahi

  • @faizamohamed5376
    @faizamohamed5376 2 роки тому

    Mash allh

  • @badarguray3245
    @badarguray3245 3 роки тому

    Mansha Alllah Abwan Labsalax

  • @raadiyechannel4837
    @raadiyechannel4837 3 роки тому

    Abwaanka dhiiri galiya noloshayda wax badan oo aan mooganaa ayaan dareemaa