DHIIRIGALIN, ABWAAN:XASAN DHUXUL(LAABSALAX)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Yaan dulqaadku kaadhigin
    Qof damiirku mayd yahay
    Fudaydkuna adoo dagan
    Magacaygu yuu dagin
    Hayeshee dantadiyo
    Inaa tahay qof daacada
    Adigoon kudaalayn
    Dadka kale kadhaadhici
    Dabcigagu dabadaa
    Haku sheego katahay
    LAWADAG SAXIIPADA AAD LAJECESHAHAY GUUSHA.

КОМЕНТАРІ • 3

  • @daahirguureye5923
    @daahirguureye5923 Рік тому

    mnsha allaaah abwaankan anigu waxaan udhagaystaa xigmadiisa sida xadiiska loo macaansado kalle❤❤❤❤❤

  • @HassanMuhamud-v3h
    @HassanMuhamud-v3h Рік тому +1

    Masha allah waa xigmaad qalbiga tabaneyso runti❤