Xog Qorshe Halisa Laascanood oo Somaliland isu dhiibtay? Khiyaamada Garaadada Daarood Yaa danbaya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 89

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +5

    Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland isaaqw waa isaaq waa is not easy isaaq nimo is not easy isaaq

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 4 дні тому +9

    Somaliland shacab iyo ciidan waa on diyaar la ahaadaa dagaal weyn baa puntland laga soo Karina yaaa ee waaa in looo diyaaar garoobaaaaa

  • @LegendJimleothman-p8l
    @LegendJimleothman-p8l 4 дні тому +5

    Yaan la aamin

  • @UbaxCarab-nc6pr
    @UbaxCarab-nc6pr 4 дні тому +1

    Guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤😊🎉

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 4 дні тому +2

    💚💚🤍🤍♥️♥️✊🏼💪🏇👍🏻💪💪somaliland barbera saylac bulahaar somaliland love 💪💪⛴️🛳

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 4 дні тому +2

    Weerar ayuu soo wadaa ayey u dhaw dahay.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 4 дні тому +3

    Madax dhaqameedka reer Ethiopia ee Laascoonaad tagay may wax ka qabtaan Dacawley oo uga dhaw Laascaanood. Waa khiyaamo cad oon cidna ka dhagaysanayn.

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 4 дні тому +4

    SSC khaatumo stet midnimo guul insha'Allah

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 4 дні тому +4

    WAA BEENTOOD YAAAN LAA AAAMIIIIIIN

  • @MohamadKhaliif
    @MohamadKhaliif 4 дні тому +1

    Waabeen,tii,human,taasi

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 4 дні тому +1

    Yaan la aaminin faqashta isu timi hadii ay ina qiyamayinayan iyaguun baa ku jabi inshaallah sidii caadiga ahayid

  • @AasiyaQurux-f6q
    @AasiyaQurux-f6q 4 дні тому +1

    Wayna khiyaamayaan inay ina zoo dhex galaan kadipna inalayaan rapaan hooy izka jira izaaqaw wala zoo dire waku zhirayE

  • @MohamedMohamed-kj6rv
    @MohamedMohamed-kj6rv 4 дні тому +2

    Garaad wiilwaal

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 4 дні тому +1

    Arrintaasi maaha mid la qaadan karo waayo wada hadal shuruudi ku xidhantahay ujeedooyin qarsoon ayaa kadambeeya, cidda kalsoonida bixisayna lama oga xumuumadda Somalilandna ma ay sheegin halkaana shaki weyn ayaa ku jira iyo khiyaamooyin qarsoon.

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 4 дні тому

    WAAAAAR ISKAA HUUBIIYAA DAAROOOD ISAAQOOW

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 4 дні тому +2

    Nacalada adiga iyo Waxa aad sheegayso kuyaale Waar odaygaan laleeyhy Garaad Kulmiyr waa Kii lahaa dagaalku hakamuuqdo eehadana lahaa waakaa kamuuqda Waa ninka kadambeeya Dagaalkii Dacawalay Ma maqli karo odaygaan Foosha xun wlhy car waakase waa Odayga tidhaahda anaa kadamanada Ma ninkii dagaalka waday ayaa Aniga masuul iyo ergo toona iimagalo dagaalbaan kaxigaa

  • @BaashBaashe
    @BaashBaashe 4 дні тому +4

    Waa dhagar lo so maleegayo Somaliland

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 4 дні тому +2

    Cidkasta nabad haqaade
    Ma heshiinaa
    Scc iyo soomaliland

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 4 дні тому +1

      Maya Guul soomalilaan💪💪💪💪💪💪♥️♥️😂

    • @AlisaladAhmed
      @AlisaladAhmed 4 дні тому

      ​​@@abdirahman-b9l
      Somaliland intii isku qanacsan baa noqonaysa,
      Laascaanood ingiriis baa isiiyey socon wayday.
      Awdal xagsada oo saami fiicn siiya si aan kacdoon oga bilaaban, wuuba ka dhacay dhawr jeer kacdoone

    • @UbaxCarab-nc6pr
      @UbaxCarab-nc6pr 4 дні тому

      Haa boqolkiiba boqol❤😂

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 дні тому

      Maya heshiiskiinu waa colaad colaadiinuna waa nabad

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 4 дні тому +2

    No baroorwiish iyo faqash marabno xaarood

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 4 дні тому +1

      Yaa ku raba idinkaa la idin kari wayee dhulkinu ha idin deeqo qabiil dartii kuu caayi maynre lkn adigu caydaa aad cayday darood adigaa ka jawabi malinka qiyaame

  • @KhadraHassan-k3h
    @KhadraHassan-k3h 4 дні тому

    Allow hanagu soo celin yaa rabi ninkasta meeshi u barakee

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 4 дні тому +2

    Wararka beenta ah maxaad ka hesha

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 4 дні тому +2

    Tanì nabadeyn maaha ee waa isku xidha dagaalka dacawaley vs ka laascaanood

  • @Qodax-x7i
    @Qodax-x7i 4 дні тому

    Ixtisaam ayaa diratsy iyo Gudcur gudde

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 4 дні тому

    Nabada dana wana qorsho wacan

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 4 дні тому

    Waa Tuug

  • @AliSouleiman-f8n
    @AliSouleiman-f8n 4 дні тому +3

    SSC guul

  • @SahraAhmed-n9u
    @SahraAhmed-n9u 4 дні тому +1

    Taaasi waa qiyaano iyo masiibo ay soo wadaanee halga feejig naado oo dagaal ha loo diyaar garoobo

  • @MahdiSiciid-v4j
    @MahdiSiciid-v4j 4 дні тому +1

    Waar yaan layna hoosaasin lama Hubee

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 4 дні тому

    Garaad kulmiye garaad wiil waal maaha ogaadeen ee waa bartiri

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 4 дні тому

    Waa riwaayad Somaliland loo dhigayo waxani waa huuuhaaa ciidan Absame ah ayaa taleex jooga

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 4 дні тому +1

    Waar nabad ma doonayaan dhulbahante iyo cag dheer

  • @FarduusDaahir-oo4sc
    @FarduusDaahir-oo4sc 4 дні тому

    odayaasha madax dhaqaameedka isaaqa warkod laga foojiignad marwalba waxa la inu khiiyaama koofiyad dhaaqanka

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 4 дні тому +1

    Beentiisa waxa u daliila inuu yidhi Hargeisa ayaan tegay una dirtay Laascaanood 😂😂😂😂😂 kkkkk

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 4 дні тому +2

    Midnimo Soomaali Inshaa Allah

  • @Jawaahir617
    @Jawaahir617 4 дні тому

    Waxaan xogo xaaal u ahay runtii
    In mudo 7cisho iyo ka badanba ay jig jiga joogeen wafti kasocda dhanka Jamhuuriyada Somaliland
    Oo ciro.diray una diray garaad kulmiye iyo madax dhaQameedka
    Kale ee Ogaadeen, inay u tagaan garaadada dhulbahante, markaa
    Sidaa u ogaado dadkayga Reer Somaliland, waa xaqiiqa

  • @FarduusDaahir-oo4sc
    @FarduusDaahir-oo4sc 4 дні тому

    walhi way ina khaayiimaayan daarood ku isaaqo yaan la aamiin daarood reer ceerigabo waxan u sheegaya ha aamiina ee foojiig naada marwalba diyaar ahada

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 4 дні тому +1

    Oday iska hadley nabadgeyadoodu yey kaxidhantaa budhcadan aan isxukumikarin wadani waa qar iskatuurnimo woxoodu

  • @farhanmohamed9044
    @farhanmohamed9044 4 дні тому

    wxba ma ogid

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +1

    Waa beeenle

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 4 дні тому

    Huwan oo dhan inaga eega waliba sanadkan dagaal ayaa inagaga soo fool leh pugland marka wakhti kasta heegan ha la ahaado ciidankana waa balan yoocada ayaa la gaynaya hambalyo 🎉

  • @FarahAbdilahi-e9b
    @FarahAbdilahi-e9b 4 дні тому

    ALXAMDUL LILLAAH. SOOMAALIDU WAXAY TIDHAAHDAA NABAD BAA NAAS LA NUUGO LEH. WAAR DADKA SOCIAL MEDIYAHAH FITNADA KA HURINAYOW ILLAAHA WAYN EE LA IDIN HORKEENI DOONO KA BAQA OO DADKA HA ISKU DIRINA

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 дні тому

      Isku dir maaha. Mu'min god laba jeer lagama wada qaniino nimaad taqaan yaatahay lama yidhaahdo khiyaamadu waa caadadooda

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +1

    No no no faqash waa faqash xaarmajo huwantaa xassan dhiiqo tuuuuuug xaarmajo

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

      Cayda ilaah baa kaa abaal marinaya ee marka bal kaalaya dhul naga qaada.

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 4 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sammie1163
    @sammie1163 4 дні тому

    Iska ilaaliya tuugada daarood

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 4 дні тому

    Awrkaagu haku qaado ama degmo hayso ama gobol badhkii hayso😂😂😂

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 4 дні тому

    Lama aaminikaro odayashaa rer laas canod waxay wadansirti la ingaga saray Las canod

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 4 дні тому

    Waa beentood waa khiyaamo xaarood yaan la aaminin sixirkooda

  • @geedimaxamwd5948
    @geedimaxamwd5948 4 дні тому

    Waar way ina qataarayaan haka yeelina

  • @Abdi-c6k6n
    @Abdi-c6k6n 4 дні тому

    Run ma sheegayaan ee khiyaamo dagaal bay wadaan

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 4 дні тому +1

    Sidee ayaa Rag Aan u dhalani Isla markaana la hayb ahi ugu dhex milmi karaan is haynta gudaha Somaliland ka jirtaa ta kale ayaa ah miyuu Dastuur keenu Ogol yahay In Odayaal Rag Aan u dhalan Jamhuuriyadda Somaliland Is la markaana la hayb ah Beel ka mid ah Beelaha Somaliland Oo mucaarad ku ah Dawladda Somaliland ay yidhaahdaa waxaanu heshiisiinaynaa waxay ku sheegeen khaatumo iyo Somaliland ?
    Xukumadda Aanu Dooranay uma Aanaan Dooran In ay Dawladnimada yadda iyo Qaran, nimaddayada wax wax u dhimaya ku kacdo tani runtii waa mid nusqaan ku ah Dawladnimadda iyo Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland e Waa In Ay xukumadda yadu Aad uga fiirsataa talaabooyinka ay qaadayso Ee wax u dhimaya Qaran nimadda iyo Dawlad nimadeenaba Xukumaddu kalsooni Dawkadeed ha yeelato Ha xakamsyso ragga U dusaya Wadamadda Cadaw ga ku ah Jamhuuriyadda Somaliland Ee ka tirsan Xisbiga Wadani Ama isbahaysiga iyada Oon bil ba Xukumadda Cusubi talada wadanka haynin durba Dal daloolooyin iyo habac sanaan siyaasadeed baa ka muuqanaysa Ana Deb debedc Cadaw gu ka faa'iidaysan karo Somaliland waxay keedahay Dariiqooyin ay Mashaakilaad ka gudeheeda iyo is maandhaaf yada xalintooda loo maro Oo ay u marto laakiin Laascaanood Siyaasado ka baxsan Ana ka talawsan Xaydaanka Iyo Xuduudaha sharci Ee ay leedahay Somaliland baa ka dambeeya sidaa Darteed maaha In Siyaasadaha ka baxsan Xaydaanka Jamhuuriyadda Somaliland Ee faragelinta ku haya Dawkadnima deena Chance la siiyo Aanu ku celino e Xakumadda yadu ha ka digtoonaato Shirqoolada ka dhanka ah Dal kan iyo Dad kiisa

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

      Harga Geys waa dhul Daarood

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 4 дні тому

      @Onceuponatime-f7h Jig jiga ayaa dhul Isaaq ahayd iyo dhagax buur Aakhirkana Anagay gacantayada soo gelyaan waad riyoonay e

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

      @CamuudAwed
      War beentu waa shay xaaraan ah ma Garaad Wiil Waal baad tihiin mise Daarood?
      Orod books akhri oo in 1848ki waa shalay ee ninki Richard Furances Burton ee la baxay Sheikh Abdalle waxa u qoray
      " In Edirku dego inta u dhexeysa Berbera ilaa Maydh, halka wixi Konfur ka xiga Magaalada Berbera ay deggan yihiin 1. Ogaaden 2. Bartire 3. Gerri Koombe., wuxu ku daray in ubbadka labada Sheikh waa Sheikh Daarood iyo Sheikh Isxaaq ee Xadar Moot ka yimid ay bitter ama col yihiin. Goorma ayaa Isaaq Dir noqday then?
      Marka Daarood ku kirbaasho.
      Dadka sida caruurta ha ugu sheekanina oo idinku waxan aad isugu sheekaysaan been ka wayn ee aakhiradina ilaashada adduun macno ma laha.
      Oogo dhan waa dhul Daarood to begin with.
      Ninka Isaaq dil ayuu ku xukuman yahay ilaa inta joojinayo sheegasho dhul aanu lahayn ama Daarood leeyshayba. 40 sanadood ee u dambaysay waad dhimanayseen ama dad baad xaq darro ku dileyseenba.
      Ninki GAR diidaa waa go'aa.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

      @CamuudAwed
      Badi Isaaq waa dhalasho Daarood iyo dhaqan Isaaq.
      War Caynaanshe waa ilma Garaad Yusuf oo waxa dhalay Garaadka 14 aad ee Sultanada Warsangeli. Waa Bah Carro oo Muse Carre ayaa u abti ah. Sacad Muse Dna Warsangeli ayuu wataa. Waxa dhalay Gabadh Ina Awal Mohammed Hinjiye Mohamoud Harti. Waa Awal Ayaanle. Adduunka hal Awal ayaa jira. Hinjiye oo dhammi Habar Awal ayuu ku jiraa. AYUUB ayuu ku jiraa. Makaahiil waa Dubeys. Cimran waa Warlabe. Nin Awal la yiraahdo oo Isaaq dhalay ma jiro bal Ina Awal ayaa dhashay oo ka so jeeda
      Hinjiye oo Warsangeli la dhashay. Dhulkan Warsangeli ayaa taariikh disa haya. Orod so warayso book MUGG WAYNE ee Fiqiyadi Nuux Cumar qoreen 500 sanadood ka badan. Abdiraxim HJ waxa,dhalay Warsangeli Nuux
      Cumar.
      HY Yoonis Abba Yoinis oo Daarood ah ayaa dhalay

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 4 дні тому

      @Onceuponatime-f7h Hadal laangaable Markaad Jabteen Kurgish show Eed Laan gaab in Aad tihiin is hubsateen Eed Ogaateen In Aad Afar Dal laydiin qaybiyey Eed ogaateen In Somaliland Isaaq Oo Majoratiya hi idinku xukumo Xamar Hawiye Oo maan joratiya hi idinku Xukumo Kenya Kuukuyo Oo Manjoratiyahi Idinku xukunto Ethiopia Oromo Oromo iyo Amxaaro idinku xukunto Ood Ogaateen in Aad cidla taagantiin Qabiil Daarood la yidhaadaa ma jiree Gaashaan buurey ayaad si Aad u bad baadaan Dadkii Nasabka ahaa sheeganaysaan Reer Shiikh Isaxaaq Oon ururis Sidiina iyo Sinjibaar ka buuxin Ama kuukuuyada Gaarisa ka buuxin Oo Sheekhii dhalay kun sano Maydh Ugu Aasan yahay kun sanina siyaaranayey Baad jeclaateen Dee Malaa Idinkoo Isaaq iska sheegta ayaa taa idiinka quman xulufo iyo gaashaan buurey ma Ogaadeen baanu ognahay Oo ururis ah inta badani Isaaq tahay weliba Arab tahay ma majeerteen baanu ognahay Oo Isugu jira Sinjibaar iyo Carab saalax iyo lama yaqaan ma mareexaan Oo sadex marka loo qaybsho laba midgo iyo iyo muuse dherio yihiin Sidoo kale markaad ogaateen in Aad laangaab iyo Ururis Gaashaan buura tihiin Hawiye na badh baad isku xoqdaan Oo tidhaahdaan Sacad Gabar gidir baa Anaga ah Caydh baa Anaga ah Abgaal baa Anaga ah Dudub laa Anaga aha Nasab in aydaan ahayn waa Ay cadahay waayo Cidina cid Aanay ahayn shuqul iyo shaqo toona ku lahayn ma sheegato mida kale Dadka isku nasab ka ahi meel ayey wada degaan seefka iyo dhinaca ayey isku hayaan maxaa idinka mashriq iyo makh rib idin kala geeyey gaashaan buureey wax Daarood la yidhaahdaa ma jiraane laabtaad ka jeclaateen laayaan Ee libaaxba ma joogo laalays Soomaalidu waa ogtahay Gaashaan buurtii lagu magacaabi jirey Daarood markay jabeen 1991 dii Ee ay marakan qaxooti ku galeen waxay is ogaadeen in Aanay Nasab ahayn is ahayn Gashaan buur iyo ururis iyo Dad laysu soo ururiyey Oo Uu xariifkii Siyaad barre hayb wacan u saneryey in Ay yihiin maantana maantana ay cidla joogaan marii Dawladii ururisay Gaashaan buurta Daarood meesha ka baxday Waxaad bilawdeen iminka kurkish Soomaliyeed dow in Aad Isku xoqdaan beelihii soo maaliyeed Oo tidhaahdaan intaad iska jeclaateen Dadkii nasab ka ahaa Daarood Ururisow Xawaad le ayaa Anaga ah Hebelow baa Anaga ah hore waxaa laydinkuma maqli jirin E markaad jabteen Darood Ururisow nasab Soomaali dheeraad ku ah Oo meelay ka yimaadeenba la Aqoon baad tihiin e baad bilawdeen Dad kii nasabka ahaa In Aad maalinba qaar iska jeclaataan Oo tidhaahdaan waa Ururis Daarood iyo Gaashaan buur Daarood Nasab yeesha Dadka isku nasabka ahi meel bay wada degaan wey isku wada ood xigaan sida Reer Sheekh Isaxaaq gedabiirsiga Hawiyaha idinka maxaa idin kala qaaaray hadaad nasab tihiin Gaarisa iyo kenya kuukuuyada degta Daarood baad ku sheegtaan kuwa Ethiopia iyo godey dega daarood baad ku sheegtaan kismaanyo Oo koonfurta Soomalia ah kuwa dega daarood baad ku sheegtaan Garacad kuwa dega iyo Carab saalax daarood baad ku sheegtaan Warsangeliga yar Ee Ururiska ah Daarood baad ku sheegtaan bal car Nasabiya diinu ha soo xidhanto waa furan tahay Oo cidkastaa ku biiri karta magac guud Oo Daarood lagu sheegayna waad u samayseen yahuu war Illahay ka baqa Illah ma ogola iska daa qabiil Aad sheegato iyo nasabiyad kale Ood iska jeclaato oo in Aadan sheegan karin canug yar ama keli ah Oo Aadan dhalin hadaad tidhaaho waan dhalay waa dembi kabaa'ir ah diintaydaan baxba ka aqoonin e Hadaba Daarood taariikh diina iyo nasabiyadiina waa lahayaayoo waa nasabiyad furan Ama ururis ah sidaad ku caanka ba tihiin e xishooda Qabiil kale Oo Soomaaliyeed Oo qabiil Aanu ahayn sheeganaya idinka mooyee cid kale lama hayo Hawiye sheegate Isaaq sheegate cid wal Oo Soomaaliyeed sheegate xitaa intaa kumaydaan Ekaana Kenya Kuukuuyada gaarisa degta sheegate Canfar sheegate Ururis illaa urururis Waar nasab sidan ku ahaan maysaane maydun iska sheegan doontaan Oo iskaga soo biiri doontaan Isaaq iyo Hawiye Oo maydun ahaan doontaan Anaga nasabiyadayada ma geydaane Reero nala yaala

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 дні тому

    Darood waxaay ku heshiiyey inaay xasuuqaan isaaq balse darood waa laa sita waxaa aay ka degila Somaliland iyo somaliya hawiyana maba fahamsana waxaay radnayan dawladi siiyaad bare imanki baa ka racaay balse yaan laa aminin axdi malahe hala fejignado dofar ma dahire

  • @geedimaxamwd5948
    @geedimaxamwd5948 4 дні тому

    Waar iska ilaaliya waa sixiroola yaal erya erya

  • @Bushranimcaan
    @Bushranimcaan 4 дні тому +4

    Kkkkkķk

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 4 дні тому

    Ogaden wa munaafiqiin marki horoba iyaga reer laascanod dagaamka geliyay😂😂😂😂

  • @mahamudomermcc6702
    @mahamudomermcc6702 4 дні тому +1

    Waa arin wanagsan in nabad lagu wada noolado lkn kafoojignadan dabinada siyasadeed ee waaqica laga wada ee ku salaysan geo political mapka cidwalba daneheeda ka dhax radinayso

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 4 дні тому

    Waa muqadis SSC hawaalan

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

    Bal eega Isaaq waxa ay qorayaan? Dadka ay dalkooda sheeganayaan waxay u muujinayaan NACAYB XAD DHAAF AH.
    NIN waliba meesha u joogo oo la ogyahay in u leeyahay ba joogo.
    Ninki GAR diidaa waa go'aa.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 дні тому

      Dhulkiina jooga cid idnla noolaan kartaa ma jirto xadhig walba oo dadkan isu hayey waad jarteen sidaan idiinka fognahay nooga fogaada inta magaalooyinkayaga joogtana naga kaxaysta fatlan

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

      @halimadirie5301
      Waa talo fiican inkasta oo ilaah inagu amray isku duubnada. Sida aad sheegtay baa lagu kala nabad gelayaa

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 дні тому

      @Onceuponatime-f7h illaahay wuxuu inooga digey dadka khiyaameeya islaamka

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 дні тому +1

      @Onceuponatime-f7h isku duubnidu waxay ka bilaabataa qaraabada abtiga haryarta habarwadaaga abtigii iyo habaryartii ninka la noolaan kari waayey muxuu kuwa ka shisheeya u taraa

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 дні тому

      @halimadirie5301
      Iyaduna waa runta. Allah igu og hablaha Reer Sheikh Isxaaq col lama nihin. Weli xoog ayaanu guursana. Waa kuwii ab iyo isir na dhalay. Ilaah baa iiga marag ah waan sharfaa. Waa wax ku arkay ee ma aha wax an iska sheegayo.
      Salaan gibeed gacanta midig
      Ku qabso
      Maalmahan waan xanaaqsanahay oo mid burco ka timid ayaa Gurugi Sultanka naga gashay
      Duntooda baa wanaagsane
      Ee hablaha lagama doirteene

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 4 дні тому

    😂😂😂😂😂😂