Wallahi nin qaali oo qiimo badan buu aha Allah yarxamuh rabbi janatul fardows kaaga barinay. Gacanti ka xaqdarneed ee dishayna cadaabta jaxiimo Allaha ku fogeeyo.
Alle ha u naxariistee waxaa diley Rajiimkii Siyaad barre asiga oo ka qaxaaya Xeradda Ciidamada Cirka Afisyoone waxii hanti uu lahaana waa dhaceen Ayaga oo u diley Hawiye h g Sacad ahaan.
Wallahi nin qaali oo qiimo badan buu aha Allah yarxamuh rabbi janatul fardows kaaga barinay. Gacanti ka xaqdarneed ee dishayna cadaabta jaxiimo Allaha ku fogeeyo.
ILLAH ha u naxariista waa Abwaan weyn oo ay Somalida iska iloowday. dhowr daqiiqadood ayaan dib u xasuustay waayihii wacnaa ee Dalka hooyo. Rabow dalka inoo daji.
AUN wallee Nin 𝑾𝒂𝒅𝒂𝒏𝒊 Ah oo dhaxal badan ka tagay buu ahaaa rabbi jannada Ha geeyo! Waa ninka ugu badan ee heeso 𝑾𝒂𝒅𝒂𝒏𝒊 Ah sameeyay!!❤😢
Taariq heesta waagi beryoow walalac magaceeda iisheeg UA-cam waaka waayay thanks
Whens upon time when we were human now not anymore 😢😢😢
Allah u naxariisto ABDI bashiir waxaa la iis sheegay in la dilay ninkaas .. Abdibashir (AUN) waxaa uu ahaa Abwaanka uGu fiican ee Somaliweyn iyo DAdweynaha iyo Hooyoyinka iyo waxbarashda iyo dalka IWN si fiican uga hadalay .. thanks waxweyn ayaad Somalia uga tagatay .. thanks akhristow
Thahc
Rdka
Heesta uu barnaamijku ku bilaabanayo (00:00 - 02:16) qofkii meel ku arkay fadlan lifaaqeeda ama link-igeeda hoos ha iigu reebo.
4 cashaa la Xasuustaa Abwaan indh buur Sanad walbaa waana 26 juun ilaa 1 Luulyo Laakijn in taalo loo dhisay aheed Abwaanka Wadaniyada AUN Janadana ku Arsaqo Aamiin
Maasha allah guul iyo gobanimo runtii
Riwaayadihii uu sameeye waxaa ka mid ahaa: 'Guur qayaano' iyo 'Gantaalo jaceyl' oo la soo bandhigay 1978dii. Hasayeeshee waxaa Cabdi Bashiir Indhobuur lagu xasuustaa heeso farabadan oo ilaa maante caan ah.
Heesahaasi oo iskugujira kuwo Wadani ah iyo kuwo Jacaylba leh, waxaa ka mid ah: 'Boolisku waa', 'Arligaygoow, 'Heybad waxaad ku leedahay', Maskax gaabnidaa, Isku duubni, Dhabta miyaan ku saaraa, 'Hallow', 'Qaranimo', 'Dal barwaaqo & dadka baahan', 'Adinkiyo awoodayadaay', 'Abaal hooyo', 'Hooyooy wax lagu dhigaa la waayey', 'Midnimo u adeeg', 'Dumarow ha suuroon', 'Subxaan Yaa Qafaar' iyo kuwa kale oo fara badan.
Ilaahay ha u naxariisto jannatul firdawsa Ilaahay haku waraabiyoa 😢😢😢😢😢
Allaha u naxariisto habaar baa somalida ku dhacay😢
Allah u naxariisto walee waa abwaan
Abwaan qaali ku ahaa Dalka Somali wadani allow unaxariiso
Masha Allah tabaraka Allah thanks mudane Daahir Calasaw❤❤❤❤❤
Allaha ummadda Soomaaliyeed sharaftoodii ha u soo celiyo. Aamiin. Soomaaliyeey heshiiya oo sharaftiinii soo ceshada.
Waayowaayo timo jilic allah ha u naxariisto boorama. Ayuu ku aasanyahay
Allaha u naxariisto Abdi Bashir(Indhabuur).
Wuxuu ahaa abwaan qaali ah, waxaa dilay ciidankii mooryaantii mareexaan ee siyaad barre
Nin qabiil dartii loo dilo ma ahayn wallee 😢😢😢
Allaha unaxariisto Amiin maxey dad qali nasoomareen
Allaha u naxariisto Cabdi Bashiir indobuur
Allaha u naxariisto
Allah unaxariisto adeer bashiir wadani buu ahaa dalkiisa jecel lkn dawladii siyaad barre baa dishay😢
alahu unaxariiso abwaankii waynaa Cabdi bashiir indha nuur
aamiin
Allaha unaxariisto Adeer Cadi Bashiir 😢
Heesta wasgi baryoow walalac oo dhameys tiran.soo saar sxb
AUN ABWAAN CABDI BASHIIR INDHA BUUR CUQUBADA DALKA KUDHACDAY BUU KAMID YAHAY
Ike mr please heesta waagi baryoow walalac oo complete ah soo saar hadaad heleysid thanks
Shacabka Soomaaliyoow Qabiilka Iska Daaya Qaranka Ayaa Ka Fiican Qabiilka Xusuus Wadanimo
Hal abwaan noomaad sheegin. Hees macne lehna ma arko
Alle ha u naxariistee waxaa diley
Rajiimkii Siyaad barre asiga oo ka qaxaaya Xeradda Ciidamada Cirka Afisyoone waxii hanti uu lahaana waa dhaceen
Ayaga oo u diley Hawiye h g Sacad ahaan.
@@MohyadinSheikhAbdi-n3m qisadiisa waxa hada ka shekeenoyo hanoolato kanaalkas ka fiiri
Asigoo ayuu ka dardaarmay meshii lagu aasi lahaa balse dhulkii uu yiri hala dib looga soo saaray lafiihiisiina bananka ayaa lasoo tubay
2024 haduu ogaan lahaa in lasoofagayo hala igu duugo ma dhehen allha unaxristo abwaanka 😢
Allh yaraxma waxa uu ahaa wadni
Daahir Alasaw waa Rugcadaa Hore
Abwaan qaaliya.
Ahun waxaa dhalay Dhulbahante waxaana fanka ku soo daray
Dabagooye oo ah Dhulbahante
Aun abwaanku habar gidir buu ahaa wll
labaduba waxay ahaayeen muwaadiniin soomaalinimadu kuweyntahay ilaahay abaalmarintooda janada hayeelo
TALISKA NUGUL asaga masameyn ee waxaa sameye CUSMAAN DIIRIYE KULANE
Shacabka Soomaaliyoow Midooba Qabiilku Waa Qudhun Qabiil Ka Tuuga Ka FAA,iidaysta
Awoowe Waa Siyaasiyinta Baahan ayaa Dadka loo Adeegsadaa Kala Furfurka Dhalinyarada
ILAAHOW UNA XARIISO CABSISHIIR
Nasiib xumo ninkii dilay waliba aano qabiil udilay abwaanka kwrn somaley markasa laleyahay somalia ha israacdo 😢
Allowkunaxariiso
Kan awalba Kabo-qaad Afweeyne ayuu ahaa. Ayagaana Somalia kuxaaray. 21-sano Mareexaan jaahil Gaajo ah iyo 33-sano Mooryaanta Habar-Gidir/Hawiye. 🤦🙆😆😱
Faqashtii afweyne baa diley
Dahir Alasow ahaa ninka tabinaya barnaamijka
Nasiib xumo abwaankaas qiimaha badan qabiil ayaa loo dilay. Waxaana dilay abtiyaashiis
Ilaahay ha u naxariisto yaa reer abti u ahaa
@@mohamedmohamud3432marexan
@@mohamedmohamud3432 Mareexaan ya kale dalkaan iyo dadkiisaba buur ka tuuray aanan ehen daarood. Soomaali bey dabarka ka toogteen
@@mohamedmohamud3432asaga waa hg Sacad rer nimcaale ma aqaana waxa dilay
K
Damer alasow muxu shegaya
Hooyadaa afka haka waso
😂😂😂😂😂😅 daahir candho
Thanks all of you...
Allah unaxariisto