Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ahun aamiiiiiin. Abwaankii wadaniyadda iyo ummad baraatujinta Halyeey.CABDI-BASHIIR INDHAHA BUUR.
Maslaxada Somalia Waxay Ku Maleegan Tahay Mugga Wadajirka ee Midnimo u Adeeg....Aynu Mahadinee!, Waa Fariinta Heesta.Jaalle Indha Geel...Mahadsanid
Col Cabdi bashiir Indhabuur allow unaxariiso
allaha u naxariisto abwaan wadanjacayl cabdi bashiir indhabuur, sxb indho mahadsanid.
Alaha unaxariisto
MIDNIMOUDEEG
aun abwaan cabdi bashiir wadani dhab ah buu ahaa
Viva Somalinimo .. siduu Abwaan Tukaale sheegay Dhulkayagu Sabool maaha , Somali hadaan nahay sinji baanu leenahay ua-cam.com/video/BN1ezHvbS0w/v-deo.html
Cabdi bashiir nin fiican ayuu ahaa ma ninkaas oo kale aya la dilaa duli Somalia ah ayaa dilay oo garsho xun .. etc
Mid doqon ah ok duuf ah ayaa qabiil dartii u dilay. Aduun iyo aakhiroba ALLE ku cadaab. Anwaan bashiir ALLE naxariis waasaca ha siiyo.
Ahun aamiiiiiin. Abwaankii wadaniyadda iyo ummad baraatujinta Halyeey.CABDI-BASHIIR INDHAHA BUUR.
Maslaxada Somalia Waxay Ku Maleegan Tahay Mugga Wadajirka ee Midnimo u Adeeg....Aynu Mahadinee!, Waa Fariinta Heesta.
Jaalle Indha Geel...Mahadsanid