“Fanaan Farshaxan iyo Fan saddexdaba anaa isku ah……”Cali Fanaan
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- #SKY_CABLE_TV
“Fanaan Farshaxan iyo Fan saddexdaba anaa isku ah……”
Cali Fanaan
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
UA-cam : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports
Cali Fanaan Caleek 🎉
Ma mayga daremaya inan dhal abwaan ahay awowo abdi qays❤
waa fanaan qarsonaa horta aniga man aqoon barnamijkan ka hor mahadsanid Bishaaro Abdi Jama
WAAAAW NICE SONG 🎵 ❤❤❤❤❤❤❤❤
Inanta wariyaha ah aad bay udadaalaysaa lkn Aqoon fan malaha haba yaraatee inta aanad waraysiga qaadin waxa aad qofkan ka waraysanayso ugu horayn soo baadh si aad wax uga Fahantid Laxankii Beerdilaacshe ee Qaraamka Ahaa ayey moodaysaa Fanaankii beerdilaacshe la odhan jiray
Siduu iigu Dhibcaayo Hadaad Dhaadi LaHayd Waad ka Dhaaran Lahayd
Faadumo Xuseen siduu iigu dhibcaayo ku baadh
@@qaraamyahan Wan Arkay Lpx
mahadsanidin sky cable tv and team
Thanks sky TV 📺 busharo iyo fanaan ku aad bey mahadsan yihiin absolutely so baadi barnaamijka fanka busharoy ❤
Caali fanaaaan qaraam❤
Gabadha wariyaha waxa ka maqan,fanaanka inay wadiiso Ayey ahyd, halka uu ku dhashey wakhtigu Awtumida Kabanka bilaabey, heesaha Aw laxameeyey. Iyo tariikh nololeedkiisa, Uma bogin
❤❤❤❤
Waaw cajiib
Wow 😮
QARAAMKU waa barta u danbaysa ee jacaylka 🥰❣💯
Bishaaro way dadaalaysaa lkn fanka waxba kama ogaba, beerdilaacshaba waxay moodaysaa fanaankii maba oga inuuyahay mid kamida laxamadii Qaraamka
Fff fan fanaan farshaxan legend culus ayaad soo qabateen Ali nuur
Wariyaha naga badala 😂
Kani muxuu iska lugoonayaa
INANTA WERIYAHA AH AAD AYEY U QURUX BADAN TAHAY YAA HAYA NUMBER KEEDA PLEASE
446....
Inanta wariyaha ah waxay u baahan tahay inta aanay ku talaxtagin Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta in ay faham sare u soo yeelato.... ilaa hadda waxa iskaga qaldan Qaraam kii oo ahaa fankii hore oo ka koobnaa heellooyin badan iyo kuwiii dambe!!
Volume ka codka ayaa aad u naaqus ah , farsamayaqaanka duubay waa inaan barmaamij danbe loo dhiibin waayo waa mid saaqid ah.
talefanka iskka hagaaji wll adiga saqqid ahe😄
@@yamhahaji8905 kkkkk saaqidnimadu waa kaa muuqataa waayo waxaad duubtay ayaaba dirqi lagu maqlaa waxaad ka garan kartaa codka wariyaha gabadha ah & ka fanaanka codkoodu isku mid maahs
@@NaasirOsmaan wili maka haleysanyahy tlfnka wllo😄😄
Hagaajiso sxb waa clear codkani
XALADAHA QAAR IYO JAWIYADA GAAR MARKA AAD GASHO WAXAD IS ODHANAYSAA YAA SIDAA IS KAGAA DAAYA AAD ISKAGA JIRTIDE
Heesta sida iigu dhibcaayoo oo dhameys ah yaa haya.
ua-cam.com/video/GuRRXE524To/v-deo.htmlsi=ZeSiP7JTiT3-1s9e
Qaram
Siduu igu dhibcaayo Heesta yaa qadaa ?
Fadumo husen
Ninkana ayaa laxanka u sameeyey.
Nin weyn baa tahay ee cilmi faneedka iska jooji
Cali fanaan woof ma ogtahay Amanda cirkan ad arkayso dhuulki ba ka ooyo aaax ya heees
Anu gabadhan kuhaystaba
Ma cimrigan ayyu caanimo raadinaya?
Caruureey cag wayn! Caanimadu maxey ahyd ninkani uu caweeyey ilaa 70kii ayaga u yeedhay oo kuso casuumey barnaamijka, maxad ka garaniaysaa shelay baad dhalatee,
Waar gan yari fanka waxba kama garanayso ee badala
Oo adigu ina bahashiiyey hees kasta miyaad jeceshay. Wagar naa bal ii kaadi hayga dhexgeline
😂😂😂😂😂😂😂
waatan iyadoo musig ah oo Cali qaadayo 1995 ua-cam.com/video/AUk2seTvKnM/v-deo.htmlsi=Cmppe_EJ39JKENY_