Sababtu waa Midaan .. 24 Milyan Daawasho ? | Muxuu Ka hadlay Yaasir Alxizaymi |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Maxaa keenay podcast 3 saac soconaayo in uu soo jiito 24 milyan oo qof muddo kooban gudaheed ?
    Kabadan daawashada aflaamta ugu khatarsan , Music Videoyada :: arrinkaan muxuu muujinaayaa
    Mowduucaan waxaan isku dayaynaa in aan faaiido noocay ahaatabo kala soo baxno arrinkaan .
    howsheenu waa ugaarsiga faaiidooyinka iyo dafitaanka fursadaha kala duwan , meeshii aan faaiido ku tuhmayno gacanta ayaan galinaynaa .
    Waxaan muuqaalkaan isku waydiinaynaa su’aalahaan anagoo mid walba is dul istaagi doono ?
    1: waa maxay sababta keentay in muuqaal 3 saac soconaayo sidaas loo daawado .. waliba shay faaiido leh ka hadlaayo … soo laguma tilmaami karo in dadku ay ka daaleen qosolka iyo doqonimada wax dhab ahna ay rabaan .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 447

  • @mohammedmohamudabdi1708
    @mohammedmohamudabdi1708 Рік тому +133

    ربّ إني لِمَا أنزلْتَ إليَّ مِنْ خيرٍ فقيرٌ.. منطرحاً أمام بابك الكبير.. أصرُخُ في الظلام أستجير: ياراعي النِّمالِ في الرِّمالِ، وسامِعَ الحصاةِ في قرارةِ الغدير.

  • @ibnunucman5368
    @ibnunucman5368 Рік тому +45

    Kusali xabiibka nabi muxamed scw ❤️

  • @Muslimah-q4t
    @Muslimah-q4t Рік тому +23

    ماشاء الله اخواننا الصومال استمرو.. شكر الله جهدكم وجهد استاذنا الفاضل بارك الله في عمره ونفع الله به الأمة
    حبشيه مرّت من هنا

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 Рік тому +19

    Codka shikheygi salmaan alcowdah ayan maqlay really i am gonna cry wllh ilaahow asagoo kaso baxay xabsiga na tus yaa rab😭

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 Рік тому +33

    Walaal Cumar Inshaar mid ka mid ah
    Tiirarka ay dhalinyarada Soomaaliyeed ku taagan yihiin Caqiido Aragti iyo aqoon Jizakallah wll

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 Рік тому +50

    Video 📹 🎥 aynu uga dhigno INSHAAR 1M+ like 👍

  • @jarmalnor5031
    @jarmalnor5031 Рік тому +33

    Barta aan ugu jeclhy aana wax badan ka faiiday waa bartaan OGAANSHO , Al ustaad OMAR INSHAAR ALLAH hakaa abaal mariyo 🤲🤲❤️‍🔥

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 Рік тому +37

    Xalaqad sedex saac soconeyso oo weliba aan sdex jeer oo kala duwan dhameystay 🧡😻

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 Рік тому +4

      Halmarna ma daawan kawaran

    • @ziabeauty8830
      @ziabeauty8830 Рік тому

      @@calibaxdo8239 muhim ma ahan inad daawatid Applicationka podeo laso deg hadad carabiga isku fiicantihin waxa ka buuxa podcasts luuqada carabiga ah kan hadda uu ustaadku so khulaaseyeyna waxa la dhaha كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي فنجان بودكاست ☺

    • @NayraVlogs.297
      @NayraVlogs.297 Рік тому

      Spend 9hrs

    • @Munira_Abdi
      @Munira_Abdi Рік тому +1

      Qofka idaacada thamaniya ku xidhan faaido badan wuu helaya

    • @mohamohud4497
      @mohamohud4497 Рік тому +1

      Kuwo kale waxa ka daawada chanelkiisa kale ee ugu qoran OMAR INSHAAR.

  • @farhanomar4664
    @farhanomar4664 Рік тому +21

    Ilaahey Nabad Io caafimaad hanugu gaarsiiya bisha Ramadan 🤍🩸📌

  • @Suu02
    @Suu02 Рік тому +7

    Mashallah waxan ka mid ahaa 24M ee daawaday muuqaalkan wax badana waan ka faiiday wlhi 🥺🤍

  • @footballer9117
    @footballer9117 Рік тому +16

    Wlhi waan ka faaiday Ustaad Laakiin waxaan rabnaa inaad Noo sheegto PODCAST yada magacyadooda ama warbixin video kasoo samayso kuwooda ugu muhiimsan ee umadda wax tarka uleh waxna laga faaidaayo dabcan Jasaakalaah yaa ustaad

    • @abdishugri6930
      @abdishugri6930 Рік тому +1

      اذاعة ثمانیه
      منصةخطوه
      waa ciwaana podcastiyada

  • @abubakarmohamout
    @abubakarmohamout Рік тому +127

    كلما زادت مهاراتك ، زادت حاجة الناس اليك وزاد استغناؤك عن الناس
    وكلما قلّت مهاراتك زاد احتياجتك للناس وزاد استغناؤهم عنك
    - ياسر الحزيمى ❤️‍🩹

    • @OY-bile
      @OY-bile Рік тому +1

      اه دا مجرد فلسفة 🙃🙂

    • @barwaaqotaxader3515
      @barwaaqotaxader3515 Рік тому

      you are good

    • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
      @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 Рік тому +6

      @@OY-bile قولك مجرد فلسفة يعني وكأنك تنكر ذلك!
      هنا الأخ لا يعبر ولا يتكلم عن استغناء الناس بشكل كامل عن بعضهم البعض وهذا أمر شبه مستحيل فلقد خلق الله الإنسان لبعضهم البعض حتى يخدم بعضهم بعضًا ولكن أن تكون بحاجة إليهم فقط في أمور وتستغني عنهم في أمور أخرى تختلف أن تكون بحاجة إليهم في كل شيء.

    • @OY-bile
      @OY-bile Рік тому +2

      @@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 منو يحتاج منهم جميع بشر حثالة 🙂

    • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
      @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 Рік тому

      @@OY-bile من قال أن جميع البشر حثالة؟!!

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +70

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️

    • @ayahaqeel1782
      @ayahaqeel1782 Рік тому

      Afka hooyo inaad qortid fadlan Ku dadaal. Ingiriis afkeena ma'aha .

  • @jamaluddiin-.4433
    @jamaluddiin-.4433 Рік тому +22

    أعرف هذا الأستاذ
    واستمعه دائما

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Рік тому +6

    .
    ‏‎‏‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
    ‏‎‏

  • @abbesomaliyed7894
    @abbesomaliyed7894 Рік тому +2

    حسبناالله سيوتناالله من فضله إناإلي الله راغبون

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 Рік тому +9

    Xalqadaas waa inan dhagystaa eega habayarate wax I anfacaya waan ka helayaa insha allah ustad adna mhdzanid.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 Рік тому +4

    15:55 cajiib runtii muuqaalada ha yaacdada ah ama huuhaada sida aad sheegtay cumarow ama aan wax laga dheefayn xataa hal fikir oo quman kugu biirineyn maanta waa muuqaalada aan ugu necebahay wacyigayga oo kor noqday awadii ilaahayna waan ugu mahadinayaa midaas waxa aan jecelahay daawadasha muuqaalada dhab loo hadlayo ama faa'ido laga qaadan karo xataa ha ahaadaan caalamka waxa ka dhacaya oo la soo tabiyo'e

  • @hamseshortsvideo4474
    @hamseshortsvideo4474 Рік тому +5

    Mar walba wxd ka hadasha wx faidada tnx omer inshar

  • @luqmaanyare1963
    @luqmaanyare1963 Рік тому +3

    شكرا الأخ عمر

  • @claahidiiriyecalicaasimada1366

    صلي على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Рік тому +19

    Dadka Daawaday ka mid ahay ياسر الحزيمي 🥰

    • @ahlam_keit7045
      @ahlam_keit7045 Рік тому

      @@abukarmahamud إذاعة ثمانية
      Ayaa ugu qoran
      Cinwankuna waa
      كيف تنجح علاقات مع ياسر الحزيمي😊

  • @cawomahamed9423
    @cawomahamed9423 Рік тому +8

    Podcast qimihiisa wa tu ahaa
    Waxabadan an ka faidaystay 💯🥰

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484

    24kaa milyan ayaan kujiraa. Ustaadka ilaahay habarakeeyo.

  • @anazahmet8315
    @anazahmet8315 Рік тому +2

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Рік тому +1

    Sh cabdul caziiz iyo culimada kale oo u xidhan nidaamka aala saluul Allaha kasoo daayo

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 Рік тому +29

    السبب تعطش الناس الى القدوه الحسنه والعلاقات 😊

  • @Nolol_Toosan
    @Nolol_Toosan Рік тому +4

    Cumaroow wll, barnaamij-kaan cml noo soo badi.
    Top podcasts/lectures inaa noo soo koobto aad ayaan ugu baahanahay wll qaali, sida kan cml☝️

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +20

    Golden voice m.a ❤

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Рік тому +5

    شكرا والله. لم اكن اظن ان هناك من يتذكر سلمان العودة والظريفي. لكن علي كل حال. الله يفرجهم. فوالله اني لاحبهم اكثر واكثر كما احب نفسي. اللهم يارب فرج من السجن منهم وكل من سجن مظلوما. مثل خالد الراشد وعوض القرني. وعلي العمري. ونايف الصحفي. وسفر الحوالي. اللهم يارب اجعلهم عبادك الصالحين والتوابين والشكورين يارب

  • @abdisalaam4077
    @abdisalaam4077 Рік тому +7

    ماشاء الله أخي عمر إنشار جزاك الله عنا خيرا جزيلا.

  • @cigeardon726
    @cigeardon726 Рік тому +3

    Ogaansho nio waa nin cajiiba waxaan faa,iido lahayn masoo gudbiyo
    Thanks❤

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Рік тому +6

    Mahadsanid wll 100%

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +60

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @abshirahmed6895
    @abshirahmed6895 Рік тому +3

    @Ogaansho mahadsanid, muqaalkan cajiibka ah dhowr jeer ayaan ku ceshaday waxaana kula tallinaya qof walba inuu muqaalkan dhamaysto ee faaidada leh.

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 Рік тому +9

    Ustaad codsi noo soo turjun oo fandhaal podcast noogu soo bandhig. Mahadsanid

  • @khadar655
    @khadar655 Рік тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @najmaabdirahman7631
    @najmaabdirahman7631 Рік тому +5

    شكرًا عمر إنشار علي هذه الحلقة رائعة❤

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 Рік тому +3

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..💫

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Рік тому +1

      Walaal arimahaaga khayrku ku jiro Allah hakugu guuleeyo aaamiin

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 Рік тому +4

    شكرا لك يا استادي حقيقة هذا الموضوع هو الموضوع جدا

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Рік тому +6

    اللهم صل على محمد

  • @nam12865
    @nam12865 Рік тому +4

    أخونا عمر شكرا🤍نقدر جهدك الله يجزيكي خير🥺🌹

  • @suhaybahmed2954
    @suhaybahmed2954 Рік тому

    الشيخ ممدوح الحربي
    Allah ha xafido kolkii uu soogudbnjiray
    الحضارات والاديان والفرق
    Waati laxidhay
    Markii danbe soogudbiýaa waxyaaba kale

  • @sacdiyaahmed123
    @sacdiyaahmed123 Рік тому +3

    احلى مواضعو اللى احبه ان استمعه واستريح روحي استاذ عمر استمر هذه المواضيع، قدر طاقتك وكلنا معاك، استمراااااا❤️❤️

  • @عبداللهالشيخبشير-ج6ل

    شكرا لك يااخي

  • @ayaanahmed4685
    @ayaanahmed4685 Рік тому

    Shukran ustaad Cumar, baarakallaahu fiik.

  • @kamg3450
    @kamg3450 Рік тому

    maashaa Allah
    wa barnamij aas u qiimo badan
    waxba mu dhaafi
    yasiro تبارك الله

  • @ahmedcolujog908
    @ahmedcolujog908 Рік тому +2

    Jazakallah kheyr wll

  • @faataxmire8512
    @faataxmire8512 Рік тому +7

    marka koowaad mahadsanid kawaran hadaad noo turjunto muhiimada waxay rabto hakugu qaadato waa uun fikirkayga 😃🥰❤💯

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب العالمين

  • @saidarodol2614
    @saidarodol2614 Рік тому +2

    People are thirsty for good knowledgeable human beings that can teach people valuable information. Waad ku mahad santahay for the qualitative videos!

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Рік тому

      Allah wixii wanaagsan ee aad rabto ee khayr kuugu jiro hakugu guuleeyo insha allah.

  • @mohamedyaldaram935
    @mohamedyaldaram935 Рік тому

    Walaalgeeyga mahadsanid fa,ido calaa faa,ido ayaa kadhaxlay jidgaano kale kusoco الى الأمام دائماً.

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 Рік тому +1

    ما شاء الله ، جزاك الله خيرا

  • @yacquubmoha
    @yacquubmoha Рік тому +1

    Runtii waan daawaday podcast gan runtii wax badan ayaan ka faa'iiday aad ayaan ugu mahadcelinaya ustaad yasir alxuzaymi iyo funjaan podcast

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Walal omar waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa dadkiisa guuleyso mar walba iyo meel Walbo
    Waxan kaa soo salaama caasimadda ummadda somaliyeed ee muqdisho cadeeey 👌 ❤ 💖 👍 👏

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 Рік тому +4

    ياسر الحزيمي Waxaan u ahay taageero مهارة الشخصية , تظوير النفسي .

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +1

    Ileh wan kafiday mowducan mashallah 😍 wan so dawan dona inshallah 🙏 ❤️

  • @xafsomuuse474
    @xafsomuuse474 Рік тому +13

    Kusale nabiga scw

  • @mohamudkheyre4935
    @mohamudkheyre4935 Рік тому +11

    Farxad baa dreemayaa anigoo kamid ahaa dadkii kaa codsadey inaad noo soo turjintid,hadana aan kamid noqdo dadkii ugu horreeyey ee vedio daawada.

  • @salmamustapheali
    @salmamustapheali Рік тому +2

    Ku dhawaad 2 todobaad ayaan dhagaysanayay xalqadan soconaysa 3da saacadood, aniga oo wakhtiyada aan nasanayo ee maskaxdaydu dagantahay dhagaysanayay, waxaanan soo gabo gabeeyay isla xalaydan.
    Waxaan ka bartay waxyaalo badan oo aanan aqoonin, waxa aanan waxbadan ka bartay calaaqaadka/xidhiidhada.......faaidadaan ka dhaxlay runtii maaha mid aan soo koobi karo.
    , العلاقات الناجحة في بدايتها تحتاج التوافق ،ونهايتها تحتاج الاخلاق"

  • @hudayfimahamed2602
    @hudayfimahamed2602 Рік тому +3

    ماشاءالله استاد عمر انشار 💙

  • @qaran3751
    @qaran3751 Рік тому +4

    Aniga inta badan af carabiga iyo English wax ku dhagaysta iyo kanalo somaliyeed uu ugu horeyo ogansho podcastkas hore wan udaawade lkn ma wada dhamaysan kanalka so dhigay idaaca thamaniya wax badan mutaabac u ahay Mashallah inta carabiga ila jecel ❤

    • @aminfatiha8506
      @aminfatiha8506 Рік тому +1

      Carabiga Kulajeclahay Lkn Afkeyga Ka jeclahay Lkn Dhipaatada Jirta Ah in Aan laheynin Dad Somali Kuhadlo Dadkan Wax ufaaideynaya Mrka Zxpoow Podcasts Caribi Ah Ilasoo Wadaag Ubaahanahee Dhowr Aqanaa In

    • @qaran3751
      @qaran3751 Рік тому

      @@aminfatiha8506 aniga carabiga zaid ujecelshay zxpo carab ah ne wan leeyahay
      Afsomaliga hadi an wax ku dhagaysanayo sahan podcat iyo fandhal podkast ku dhagaysta labadoodaba wa taqana fila
      Afsomali jacayl wuxu kuso kordhinayo malaha hadi adan wax cilmi ah an ka faaideyn an ka ahayn heblayo ninkeda cayse heblayo prank ku sameye afsomali qeybta culumka wuka dhinte
      Podcastyada carabiga an dhagaysto ama kanalo wax kugu so kordhin karo an isleeyahay mowducan muqalka uu kusabsan yahay kanalka so dhige waxa la dhaha اذاعة ثمانية
      Marwalbo waxay ku xeran tahay waxa xiseyso sida fashionka dhaqalaha mar walbo mowduca wax ad adiga xiseysid kanaladooda xoga saar
      Aniga sida qof wallkey cml hadi an kula taliye luuqad wax lee kutare
      Tusaale aniga 4 luuqadod si wacan ugu hadli karah hadane waxba ku bara

  • @abdelkareem1
    @abdelkareem1 Рік тому +2

    السعودية في قلوبنا.

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Рік тому +2

    ما شاء الله تبارك الله ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +13

    Ku dhawaad waxaa daawatay 24M oo Dad ah waa muqaal soco naayo 3:03:09 oo daqiiqo

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Рік тому

      Masoo daawatay wll

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +2

      @@Mohamed_Qadar maya lkn kala bar Baan dawaday

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Рік тому

      @@1LAMINE_1 hadaan daaban rabaa I.A cawada majiifan doono anoonan daawanin

    • @pdf5_
      @pdf5_ Рік тому

      @@1LAMINE_1 mxaa ku qoran

  • @abdulahixasan6798
    @abdulahixasan6798 Рік тому +2

    Amiiiiiiiin ya rabi

  • @goobjoogetv
    @goobjoogetv Рік тому +1

    Masha allah, muslimiinta allaha guuleeyo

  • @Omar_shooli
    @Omar_shooli Рік тому +4

    Sxb omar inshar Allah haku sharfo

  • @hassanosmaan608
    @hassanosmaan608 Рік тому +5

    Mash Allah 😍😍

  • @inahussein5973
    @inahussein5973 Рік тому +1

    M.a waa sheekh Carabigiisa xitaa qofkii aan aqoonin carabi oo mar wax yer ka soo bartey xitaa wax badan ka fahmaayo balse waa malintii ugu horeysey aan magaciisa maglaayo 12:18 Duhurnimo
    18.Feb.2023 Waan ku faraxsanahy ina aan daawado😊

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 Рік тому +1

    Alxmdulilaah hore ayaan u daawaday masha Allaha weeyi allaha ka jazaaisiiyo

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Рік тому +3

    Dadkii ugu horeyay daawaday ka mid ahaa podcaska yasir alxuzeymi❤

    • @Chadmali
      @Chadmali Рік тому

      Xagee kadaawatay

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 Рік тому +1

      @@Chadmali اذاعة ثمانية
      Channelka la dhaho

    • @Chadmali
      @Chadmali Рік тому

      @@fatimadagan8541 Mahadsanid ❤️

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 Рік тому +2

    Waa dawaday alxamdulilah Noloshayda odhan waa badalay Lkn Adigu faaido kallah bax maskaxdaduna haku shaqeyso waxa qimahaga dhimanahana iska ila ilaali ogowna inta ugu badane kudawata waa dumar qalad weyn waa gashay qof

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +71

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Рік тому +1

    فلننظر الأمر من زاوية مختلفة.....

  • @AbdirahmanAhmedAhmed
    @AbdirahmanAhmedAhmed Рік тому +1

    Niooo war iyo xaysiis aa nagu dishay go to the point thanks

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 Рік тому +1

    Omar dad badan ayaaa kuku xiran kumana soo raacin qosol madadaalo waxaan kaa faaidnay wax aanan kaanan ka faaidin kunanan channels oo somali ay lee tahay maanta loom baahna ila qosol isagoo nabi geena Mohammed scw yareeya qosol kiina calaa kulixal waad mahadsan tahay wll omar ❤️❤️

  • @ridwaanhassen2149
    @ridwaanhassen2149 Рік тому +1

    Mashallah
    Wll wax walba oo ficn loogu yimaado💯

  • @sucaad2
    @sucaad2 Рік тому +3

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته معلم د.عمر إنشار
    Podcastigaan aad mowdacan kaso samesay hadii aad noo soo turjimi karto oo aad xalqaado yara gaabgaaban nooga dhigi karto waan kaa codsaneynaa mcln
    جزاك الله خير الجزاء

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 Рік тому

    Wa Caleykuma Salaam wa Raxmatullahi wa Barakatuh
    Wax badan baan kaa faa'iidey wll waad mahadsantay,Jazakallahu Khair

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Рік тому

    Ma Sha Allaah. Ilaahay Ajar ha kaa siiyo. Program kaaga waa Smart Ma Sha Allaah. Noo soo badi barnaamijyadaada wax anfacaya. Shukran.

  • @zahruujaomarion999
    @zahruujaomarion999 Рік тому

    Barnamijkan 3 bari asago yala ayan dawaday wlhi waxyabo badan ayan kafaifay sheekh si xikmadaysan oo xeel dheer ayu uga hadlay xiriirada noov walba uu yahy

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Рік тому

    Mahadsanid wll cumar

  • @juweriyawehliye4546
    @juweriyawehliye4546 Рік тому +2

    Walalke qaaliga alaah kudhowro

  • @barwakolivestyle7032
    @barwakolivestyle7032 Рік тому +1

    Waan dawaday xalqadan ustaad yazir al xasaymi allah yacisak

  • @Bujeti
    @Bujeti Рік тому +2

    Dr yaseir maaalin walba inta goor ayaaan dhagaysta maba ka daaaali podcast kisa!.

  • @أبوصلاحالدينعبدالعزيز

    Wll Alle haku barakeeyee dhamee xogta lagu xidhay culimadaas.
    Waa in ay yihiin oo ku baaqeen *IKHAAN*
    Dariifna waxa lagu xidhay in uu Isagoo khud badeenaya ayuu dhaleeceenayay madax waynaha hooda, waana macruuf taasi

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 Рік тому

    Ustaad jazaaka allaah anaga ka soomaali ahaan adiga ayaa na anfacay allaha ku sugo aduun iyo aakhiraba
    Kaliya aduunka maantay waxaa lagala dagaalamay hal qof rabaani ah mabda leh oo umada wax u soo gudbiya
    Marka waanu u baahanay dad rabaaniyiin ah

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 Рік тому +3

    9:11 markaad maraysay adi uunbaa igu soo dhacay walaal mahadsanid aad ayaan kuu jecelahay chanel kaagana nimcooyinka ALLE nasiiyay ayuu ka midyahay.

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 Рік тому +2

    My favorite youtuber omar inshaar ♥️ waan ku salame wll

  • @maxmedaxmed7384
    @maxmedaxmed7384 Рік тому +1

    Asc Ina inshaar walaal video Yada intey soconayaan noo soo Yare fadlan
    Jazakumallahu qeyr

  • @q4_eit
    @q4_eit Рік тому +1

    Waxaan daawaday isaga oo 30 daqiiqo yaala UA-cam ka. Waa podcast noloshayda wax badan ka badalay🤍🤍🤍🤍

  • @hassanjelle6525
    @hassanjelle6525 Рік тому +4

    2:30 libaax ku daxjiiifo waan kula socdaa wllky cumar😆😆😆

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Рік тому

    Mahadsanid walal cumar kanaalkagu waxa u ka mid yahay kuwa ugu qiimaha badan kanaalada soomaalida, waaba sida jaamacad yar.

  • @rooblesaleban2480
    @rooblesaleban2480 Рік тому +3

    Masha Allah

  • @ismailjiire6644
    @ismailjiire6644 Рік тому +1

    شكرا يا اخي الكريم🙏❤️

  • @nimcoabdi7421
    @nimcoabdi7421 Рік тому +1

    Masha Allah waxan kamid aha 24 milyan ee dawaday podcast gan

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Рік тому

    Manshllaaah manshllaaah mahedsanid wll

  • @Bullale6
    @Bullale6 Рік тому +1

    ustaad Omer Inshaar waad ku mahadsantahay podcast-kan qiimaha leh.

  • @hubbiaxmed7292
    @hubbiaxmed7292 Рік тому

    Alle haku shatfo wll Cumar inshaar جزاك الله خيرا