Xog Geelle iyo Xasan Shiikh oo Shirqoolay Foosiya Xaaji Adan? Oohinka ka socota iyo Sida loo galay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 чер 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 39

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 25 днів тому +4

    Baga faqashta urayso gud job

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 25 днів тому

      Hooydaa baha hambo.buule dhillo ahaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 25 днів тому +3

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 25 днів тому +1

    Guuuuuuuul guuuuuuuul somaliland

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 25 днів тому +3

    Geele iyo Hassan iyo kuwa kale o badan waxba ma yelikaran horana waxba may regain mantana wax ma yelayan dowlada barakaysan e Somaliland Allah ba wax uhaya yahuuuuuu ban lenahay

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 25 днів тому +2

    Well done HASSAN and Omar Gelleh.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 25 днів тому

      Well done about what it is embarrassing to somali people when xasan is working for a other country and he asking another man who is not somali

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 25 днів тому +3

    Waa. Wax. Lagu. Cibroqato. Kuwa. Hada. U. Hanqal. Tagayaw. Arka. Foosiya

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 25 днів тому +3

    Foosiya yuusuf xaaji Aadan kas'xumaa wadaye-- dadkay ehelka mooday kala fogaayeen dheh,, doorkaa danbaad foosiyaay insh tcaalaa adigoo dalkaagii iyo dadkaagii dhabta ahaa dabada ku haya isa soo sharrrixi doontaa kuna guulaysan doontaaye naftaada farax u sheeg please,,,, for ever Somaliland rep,,,

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 25 днів тому

    Guul guuul Somaliland

  • @user-gb8tt8oq2e
    @user-gb8tt8oq2e 25 днів тому +2

    Khariidada Somaliland ciyaarta kadaa.

    • @MubYus
      @MubYus 25 днів тому

      Good point.

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 25 днів тому +2

    Foosiya waa ogtahay inaan jagadu ku soo noqonayn ee waxay bislaynaysaa waxoogaa loo gacansaaro,waa aragtidayda

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 25 днів тому +1

    Xogogal check somaliland map there is no disputed area you have to understand the international map

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 25 днів тому

    Fowsiyo Isaaq Waaye Hadey Heshio Soomaalilland bey aqoisi uraadin kartaa yaa aaminaaya kuwa kake oo Xamar jooga xataa lama aamini karo

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 25 днів тому

    Miskiina fooseya imika ayey fahamtey lakiin Way istahiilta Waa abalkeed 😢😢😢😢

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 25 днів тому

    Foosiya Somaliland waxba usoo hordhi mayso hadda ku guulaysato

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 25 днів тому +1

    Foosiya way ogtahay in an lo ogalayn qof reer somaliland

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 25 днів тому

    Daka reer somalilan waxay bari hore fahmeen bay maanta arkaysaa

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 25 днів тому

    ISSAQLAND MA AWODA INAY FOWSIYA SHARAXAAN 😅😅😅

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 25 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 23 дні тому

    Fouzia Y. Xaaji Adan Qabille, waxa laga urinayaa Somaliland, iyaduna way ogtahay doqon maaha, waanay sheegtay iyadoo hab su'aal ah u dhigtay, qofkii fahmikara waa gartay.

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 25 днів тому

    FOWSIYA MA AMINII KARO OO WAXA HOOSE KA WADA AQONSI ISSAQLAND FROM JABUUTI 😅😅

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 19 днів тому

    Hoostii daya hareerihiiso ma dayo qofa kasata oo bahadiisa diida bahala baa maa cidala ku cuna

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 25 днів тому

    Foodiyi dhiig ma leh dareen ma leh
    Waa calooshieeda u shawaysto dareenkerfi baabay oo waa hore famiirkeedii iibsayay,nabsi biiray ma baaqdo Mar hadduu bilo dhaafana Kama baydhi yaqaano, naagtan xaq baa soo wabtay maanta, dembigii sy ka gashay Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland ayaa haysta, Snuguna waan ku diirsaday, narkaan arkay iyada oo il maysto, cayayaankii ku caasiyey Janhuuriyadda tartiib tartiib auay u soo hoobanayaa, guul Guul guul guul, cadowga iyo cadow kalkaalku weligood ha ciyeen AWRKA CAYNTS U GIIJA

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 25 днів тому

      maxaad ula yaabi caruurteedii ayay raacday oo faqsh ah

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 25 днів тому

      U are son of buule

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 22 дні тому

    Somaliland waa La aqoonsanayaa ma hor istaagi karaan waayo ethiopia badd kiro ah ayey rabtaa anagana aqoonsi ayaan rabnaa markaa taLadu labadaa wadan ayey ka dhaxaysaa xasan sheekh iyo ismaciL cumar geele ma xukumaan dhuLkayaga mana imankaraan kkkk

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 25 днів тому

    حزنت على فوزيه لكن هذا جزائها لأنها أمنت للوحوش ونسيت إنهم قتله ومجرمين لا أمان لهم مقديشوا معقل القتل والمؤمرات وهدر دماء المسلمين فوزيه اشتغلت وبذلت مجهود جبار لمن لايستحق عملت المعروف في غير اهله وهذا يسمى جزاء. سنمار إشربي هذا ماجنته يداكي. 😢😮😮😮😮

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 25 днів тому

      FOSWY not better than ABDINASRI DAHABLH

  • @user-jh9kd6rf8y
    @user-jh9kd6rf8y 24 дні тому

    Waar tani waa awr dabar la'aan dhacay ee afkayayaga xumaan ha ka doonin.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 24 дні тому

    Hush Somalia ayay ka soo jeedaa, Somaliland iyo Somalia ayaad kala garan wayday. Somaliland ayaa doonaysa Kursiga aad ka hadlayso

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 24 дні тому

    Kk habartaasi hungurigeedey u maqneyde maso maalilnd dhib keeda ayuun bey kashaqeyaan tuugtaasi cida somaalilnd dagaalka kula jiraba waa iyaga

  • @MubYus
    @MubYus 25 днів тому +1

    Stop sharing with people this fake map which is anti somaliland proboganda

  • @user-xd4zc4gg2h
    @user-xd4zc4gg2h 25 днів тому +1

    😂😂 Fawziya Maa Shaqoo baad uu Qalqaalinaysan, Stop this Nonsense. 😂👎👎👎👎