Khilaaf Cusub Khaatumo iyo Puntland Dagaal kulul Waxba La'isuma reeban

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #Khilaaf Cusub #Khaatumo iyo #Puntland #Dagaal kulul Waxba La'isuma reeban,puntland,puntland oil,puntland war,puntland news,puntland somalia,somalia #puntland,waaberi puntland,khaatumo,xafladii khaatumo,khaatumo s,khaatumo 2015,khaatumo state london,puntland vs khatumo, #laascaanood khatumo state,dhaanto aroos,dhalaal badan,#dhulbahante,dhubahante,dagaalka habar jeclo iyo dhulbahante,nin dhulbahante,puntland tv,shankaroon,jubbaland tv,gulled simba,madaxweynaha,halimo gobaad,khadra daahir,puntland media,ugbaad aragsan,wararka,puntland,puntland oil,puntland war,puntland news,puntland somalia,somalia puntland,waaberi puntland,puntland conflict,revisiting puntland,somaliland puntland,puntland change somalia,somaliland puntland war,puntland iyo somaliland,puntland breaking somalia,somalia withdrawal puntland,puntland somalia withdrawal,withdrawal puntland somalia,somalia puntland withdrawal,somalia puntland withdrawing,somalai puntland withdrawaing
    khaatumo,hani khaatumo,khatumo state,khaatumo state,khaatumo haboon,xaflad khaatumo,heestii khaatumo,xafladii khaatumo,khaatumo s,khaatumo 2015,khaatumo state london,puntland vs khatumo,laascaanood khatumo state,heestii khaatumo state london,halimo gobaad,dhaanto,caashaqa,alshabaab,ha,hadhwanaag,newdhaanto,dhaanto2021,dhaanto 2022,jeel caashaq,dhaanto cusub,khadra daahir,dhaantocusub,dhaanto 20222,dhaanto aroos,dhalaal badan,#dhulbahante,dhubahante,dagaalka habar jeclo iyo dhulbahante,nin dhulbahante ah oo gaal ah iyo shiikh xasan maxaa kala qabsaday ?,dhaanto,ismadhaanto,dhaanto cusub,siamadhaanto,dhuule,anshax,baxsan,duulaan,puntland,cabdi hani,hanuuniye,xildhibaan,puntland tv,shankaroon,jubbaland tv,gulled simba,madaxweynaha,puntland news,halimo gobaad,khadra daahir,puntland media,ugbaad aragsan,wararka maanta,#mahad_salaad,#fahadyaasiin,majeerteen,majeerteen kingdom,majeerteen ayaa qorshuhu ahaa,100 haween dhulbahante ah majeerteen xasuuqeen,sababihii dagaalkii boosaaso majeerteen iyo dhulbahante,togdheer,heesaha jabuuti,salaad cali jeelle,heesaha jabuuti 2020,@universe adventure,heeso,sheekh,farmaajo,hees cusub,latest news,xasan sheekh,dumarkii bacsidato maxay ahaayeen/,sheekh shariif,maslax mideeye,@unbox therapy,bulsho tv heeso,koonfur galbeed,waqooyi galbeed,

КОМЕНТАРІ • 151

  • @Xograac1
    @Xograac1  4 дні тому +5

    DEG DEG Mowliidka Dagaal Kulul Sh Soomow iyo Sheekh UMAL Suufi iyo Wahaabi Waxba La'isuma reeban
    ua-cam.com/video/Aq9gKsCaQLQ/v-deo.htmlsi=DVY6EYpgaCUQZvdQ

  • @mahamd7785
    @mahamd7785 4 дні тому +11

    Waa hablihii majeerteen ee dhamacda ahaa alaylehe runtaad u sheegtay

  • @hawoabdullahi2784
    @hawoabdullahi2784 2 дні тому +1

    dhulbahante guul

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 2 дні тому +2

    Dhulbaantu guul iyo dowladnimo iyo sharafba waa heleen horey u soc

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 дні тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 дні тому +4

    war doqon kan muxuu kalah tirsanayah habartan edebtah daran

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df День тому

    Gabadhaa cadcad geesiyad dhulbahanta ❤❤❤❤❤

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 4 дні тому +2

    Dhulbahante miyaanu ogayn in Qodobka 6aad ee Dastuurka Puntland ay ku jiraan oo haddii ay maamul goboleed raadsadaan Puntland ay meesha ka baxayso

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 4 дні тому +3

    Walee waa gabadh caqli badan, laakiin kashmiir waa kashmiir uun haku daalin dhulbahante waa noocaa

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 3 дні тому +2

    Kashmiir ma Hindiya ayay u badan mise Pakistan boowe..???

  • @cabdisalaan7567
    @cabdisalaan7567 4 дні тому +2

    Sool bari waqooyi iyo galbeed iyo koonfur maadaa leh

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 3 дні тому

      Ilaahay baa xoriyad siiyey

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 дні тому

      SSC Khaatumo Iney Guuleysatay waxaa Ku Aaminay 25 Agoosto 2023 Maxaabiis 400 kabadan iney Qabteen kuwii Sooweeraray taalinkii Hogaaminayey Jabhadii SNM Muse Juudan Intaa Ma Isku Af Garanay wixii Hadal Inta Kabadan wa Dambi Waa Runtiisa SSC Khaatumo Cidna Kama Baqayaan Gacan Ku Gambad Ma Aha mana baqaan dhul Ahaan gobolka Sool Sanaag iyo togdheer ayey Degaan Dhaqaalana Waxey Leeyihiin Shiidalkii ugu Badnaa Gaaskii Ugu Badnaa ayey leeyihiin

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 4 дні тому +3

    Tolka Sidaas ha u baab'in,Moolkooda way gaarayaan.
    Xogaa Waxaad Moodaa Dil in ay ku
    Faanayaan,Dadkssn Somaliland Waad isdhasheen Sinaba ku kali
    Tagimaysaan,Waa la Doogiye,Yaan
    La Dacaroon.

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 2 дні тому +1

    Maxweyne fiicanahay waayey firdhiye guuleyso oo xaasidka iska ilaali iyo kuwa daba dhulka ah ee dani ku shaqeesto

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 4 дні тому +2

    Puntland ayaa dhufays idinka dhigatay oo difaaceedu noqday Laascaanood. Ma jidho majeedheen haba kugu jidhee intee jidhay abaayo.

  • @Abdilaahiirshaad
    @Abdilaahiirshaad 4 дні тому +2

    Dadkan maxaa ka khaldan hawl aan waxba khusayn

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 4 дні тому +3

    Kkkkkk war xoolaahanii faan badanaa. Miyaad ku dhacdaa burco fanbaadaanaa doqonkaanii. War. Somaliland danbe kuma soo noqoneysan dhulbahantoow.

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 3 дні тому +1

    Faaiza markayna majeerteen ahay firdhiyena dhulbahante ma aha

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дні тому +2

    Soomaalidu. Waxay. Jeceelayahiin. Haadaad. Ku. Raci. Weedi. Waa. Kaala. Dhimaateen. Waaw. Bisiinka. Sacaabaka. Ituunbisiinka

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 3 дні тому +2

    Xaar firdhiye

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 4 дні тому +4

    War habartaan aad la hadlaysaan waa habar waalan oo dawo qaadata ee yaan lala hadlin. Argagixisada snm ayaa mooday qof fayoow oo soo dirsaday. Yaahuu
    Midda kale ragaan la hadlaaya waa rag ay iyada taqaan,
    maaha kuwa matala SSC.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дні тому

      Gabadha Waxaad u caayeysaa, waa markeey runta kuu sheegtey.
      Waa gabadha aad u caqli leh, oo hadal cad cad. Maa Sha Allah Tabarak Allah.

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 3 дні тому +1

    Iyagaa isu jawaabaya ssc Kuma jirto doodda.lahjadda akhri

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 4 дні тому +2

    BURCO IYO BERBERA WAAN QABSAN KARAYAY MIYUU YIDHI ?? XATAA MARKAY CIIDANKA SOMALILAND JOOGEEN LAASCAANOOD EE DAGAALKU SOCDEY WAA FAANAYAY DHULBAHANTE MARKAA GUUL IYO GUUL DARO WAA ISUGU MID

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 4 дні тому +2

    War nin yahow tan meesha quuq leh maxay tahay

  • @AbdinaasirMaxamuud-d4t
    @AbdinaasirMaxamuud-d4t 3 дні тому +2

    Habartan waxa ka liita ciyAalka ka hoos hadlaya way kaab

  • @banadir5032
    @banadir5032 3 дні тому +1

    Asc dhibaatada dhulbahante haysata waa in aanay 15maalmoodba nooc yihiin ama aanay col iyo nabad midna maxajinayaan waxaad moodaa in layidhi raaxada Rabi,idinka qaad

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 2 дні тому +1

    Na duruqey khatumo ba kuxoreysay

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 4 дні тому +1

    Runtii meesha isfaham laaan ayaa kajira. Khaatumo state waa dagmo kaliyaad anba puntland ku wareega anba sonaliland, dib ugu noqo cali khalif Galaydh raadkiisi iyo talaabadisi. Odoyaal calooshood u socda ayaa shacabka waalaya

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 3 дні тому

      Mayee Somaliland ba dagmo ah iyo budland

  • @jawaheraden
    @jawaheraden 5 годин тому +1

    War caqli xumaa qofkNi walaahay hadeerbuu geelkayimi markaasuu dadwaxkasheegayaa warwaxadejiya

  • @abdirizakaden1385
    @abdirizakaden1385 3 дні тому +1

    Cajuuso la soo diray

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 дні тому +1

    Habartan walaan maxa daba gashaay khaatumo state

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 2 дні тому +1

    Benjamin mawalalo ayadagalama😊

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дні тому +1

    Maxaa. Keenay. In. Hoolhool. Idiinka. Gaalay. Midiinka. Isaka. Leh

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 4 дні тому +1

    Waa dad uqdadaysan.ass.way tagty qaanay talaabsata ee u dhinta nacbka aad u qabtaaa ee lafatahaysaan

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 3 дні тому +1

    Sax aniga mj ah baa kugu raacay. Isxukuma oo noolaada. Xorbaadtihiin.

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 4 дні тому +1

    Somaliland daarood iyo soomaali oodhan baa isugu tegey iyo garxajis waxa iska adkaaday isaaq oo badhkood la socden huwan iyagaba qiraya dhulmahante waa somaliland ha warerina

  • @CawoWarsame-t1s
    @CawoWarsame-t1s 3 дні тому +1

    Awalbaa bakas ahaad oo naago laydigumasalay

  • @muna619
    @muna619 2 дні тому +1

    Kkkkkkkk war ninkiu fan badanaa

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 3 дні тому +2

    Qajil

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 4 дні тому +1

    Khaatumo steet waa maamulgoboleed buuxa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 дні тому +1

    KUWA FADARALKA BAA KAALE YAACYE DHULBAHANTE DHOHANYE XARGAGA KUU DHEXE DHYNTE

  • @awadkayse4736
    @awadkayse4736 3 дні тому +1

    Gabadhaas cid ka caqli badan ma jidho boowe.

  • @NabadoonCali-iq2pn
    @NabadoonCali-iq2pn 2 дні тому +1

    War ninyaw habartan maxay kahadasha waa habar walan maxaa kagalay dhubahante iyo maamulkiisa yaab iyadiiba aan isuwar hayn waa iska warlaa iska waran maxay ssc waxkashegta hosteda uma warhaysaba

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 3 дні тому +2

    Hadalkaa uu ninkaasi sheeganayo ma firdhiye ayaa yidhi mise madaxwayne muuse biixi cabdi hadalkaas oo ah hadii hal far lanagu soo taago anaguna shan farood ayaanu kaga jawaabaynaa?goor maad durtaba aad bilowdeen inaad sheegataan hadalada madaxwaynaha j.somaliland oo aad doonaysaa inaad isku turjumataan ama aad sheegataan horta hadii aad hadalka naga baranaysaan maaha inaad doontaan inaad noosoo adeeg sataan ee waa inaad cid kale oo aad iskaga celinaysaan aad u adeegsataan hadii kale hadalku wuu idinka fashilmayaa oo waxaa duuban ninkii hadalkaa lahaa ee iska hubsada waxaad odhanaysaan hana isku dayina inaad af soomaliga aad si kale u turjumataan waa iga digniin iyo dardaaran oo waxa ilaashanaya dadkii hadalkaa lahaa oo idin maqlaya?guul iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дні тому +1

    Kuwii. Ree. Khatuumo. Fiir. Lahaa. Ee. Laahjad. Xamar. Ku. Haadalay. Een. Weeligooda. Aaragataan. Xamar. Ugu. Yeedha. Haa. Tuurajiimeena. Aboowe. Bisiinka

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 3 дні тому +1

    BAL KHASISADA
    AAN
    ADUUN
    OGAYAN
    SIILKEDA
    AYA SO KAKAMAYA
    WA DHIIGAYA
    CAB

  • @jamaali2379
    @jamaali2379 3 дні тому +1

    Ninkaan Dhulbahante ma ah
    Naagtaana MJ ma ah- Doqomo waxay sheegaan waayey- Yaahuu !!

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 дні тому +1

      Ma runta ay idiin sheegeen baad jinsiyadooda u bedeleysaa?

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 3 дні тому

      Wey tahey ani ayaa aqaano mj waaye

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 дні тому +1

    DHULBAHANTE WALEE WAA GUN BILAA CAQLIYA SABABTOO AH WAA REERKA DUMARKU KICIYAAN EE HADAY KU YIDHAAHDAN
    CADAABTA GALA YEELAYA
    MIDA KALE WAA REERKA KALIYA EE REER IYAGOO KALE AH ADOOMO U AH MAJEERTEEN AYAY ADOOMO UYIHIIN DOQMO WAALAN

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 День тому

    Asc, war Kanadier buu ahaa xiddigood goo HKKS ee Siyaad Barre,

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 4 дні тому +2

    War maxa habartan ka oohiya haben walba

  • @muna619
    @muna619 2 дні тому +1

    Inantu tun badanaa cidna uma naxdo

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 3 дні тому +1

    Ala ninku run badana Bentana kobka ayay u qaanen

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 4 дні тому +1

    Adeer qudcurbaad gudaysaan waxd tihiin dad masayrsan.rag iyo dumar

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 дні тому +1

    Inatay. Tii. Hoore. Fiiri. Weey. Koob. Looma. Baahaan. Waxaa. Kaale. Keena. Meesha. Baayo. Mj. Bisiinka.

  • @cabdisalaan7567
    @cabdisalaan7567 4 дні тому +1

    War dantiina raacda s s c faraha kala baxa cidna aqoonsi kama rabno

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 4 дні тому +1

    Bal cadawga dawlada ssc khaatumo intuu leeg yahay eega inee xaasid ma aflaxo xitaa dad badan oo u doodaa meesha majoogaan ama la googoosan kara waa alle udaa uun hilaahaw cadaw gooda jabi adaa wayne

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df День тому

    Wllhi waa gabadh qaaliya oocaqli badan intay arkayso ninka umamuuqdo

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 дні тому +4

    Somaliland is not easy lascanood waa somaliland 😂😂😂😂😂😂

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 3 дні тому +1

    Raga maxad u xag xagatan masayr baydin dilaye

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 День тому

    Asc, leef leef u raadsada Hawiye iyo Isaaq.

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 4 дні тому +2

    Maxaa anaga nagagalay baroorwish iyo baryaculus 🤮🤮😡😡😡😡🤮🤮🤮🤮

  • @cabdisalaan7567
    @cabdisalaan7567 4 дні тому +1

    Haarihii baa idiin bogsaday ka hadal ragaaga noolaa hol hol maadaa leh

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 4 дні тому

    WAAR GABADHAN UAA YIRI WAA MIYIR WABTAA

  • @malyundirie9040
    @malyundirie9040 4 дні тому +1

    Waar tan maxay ahayd naa maxaa kaa galay siraha dowladaha maxaase ku daba dhigay adigu xaqiiqada iska sug

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 дні тому

    Oo puntland soo reer SSC ma dhisin 1998

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 дні тому

    Reerka af xumaa yahuu

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 3 дні тому +2

    Kun meelod bay tabatay aflagado ah raga hore fadhisanaya baa ciil iga haya war naagtani meel baa damqanaye ha u so gelina way tuugsanayan kite somaliga an tuusan e af tahay wa ayo

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 28 хвилин тому

    sixirbad baad adeegsatey waa kii sheegey firdhiye

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 3 дні тому +1

    SUBXANALAAH IIDOOR HOOG MARKUU HABAR DHABAYACO NAGA HOOS GALAY ❗️DHABAYACO DHARXUB NASO DHALAQ DHALQ. Dhan KASTABA a galat

  • @YusufCraxman-y1e
    @YusufCraxman-y1e 4 дні тому +2

    Habartaan ilma harti maxa dhexgaliyey,,waa hawiye,waxa ka caqli xun kuwan ladoodaya,,war habartan isku dir iyo kal qaybin ayeey idinku wadaa,iska celiya

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 3 дні тому

      Aad iyo aad lakin .Hawiye ma aho waa mj.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 дні тому +1

    Waar habartaan maxaa ula hadlaysaan maaha majeerteen

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 3 дні тому +2

    Yaahuu yaahuu yaahuu

  • @luulhashi1664
    @luulhashi1664 4 дні тому +1

    Habar hadalin waxa sheeg ma fahamsan.laaf ha so markas loog jawaab aniga naaqo haawiyo .

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 3 дні тому

      Riyada .Hawiye ka daa waa .Mj

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 дні тому +1

    Jabhadii SNM tabar Malihidiin Meel Fariista Idinka Adag SSC Khaatumo ❤❤❤

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 4 дні тому

    Maanta yaa Awoda ka qaday

  • @umuhafsahassan8679
    @umuhafsahassan8679 3 дні тому

    War Habartan wakhti haiskaga luminina please

  • @mamohodan3233
    @mamohodan3233 3 дні тому +1

    Firdhiye wuuxu yidhi in uu ciidanki somaliland uu yidhi waana falaya sidee waxa ku yalikar taa wana lidin fahamay sixir danabe waa laga fijigisan yahay

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 4 дні тому +1

    Waa naag lagushubty

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 3 дні тому

      Dadka dhan ay saas u cayaan waa naago walan😂😂😂

  • @raagebusinenesscentre
    @raagebusinenesscentre 3 дні тому +1

    😂😂😂 shekhaw fanwayan isu nala waa midken taga

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 29 хвилин тому

    neef neef beele ah

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 4 дні тому +3

    Kuwan nacayb SSC baa ka buuxa.

    • @YusufCraxman-y1e
      @YusufCraxman-y1e 4 дні тому +1

      War niyahoow habartan waa hawiye,,meeqa jeer ayaan arkey iyadoo kala qeybineysa ilma harti,,waxaan layaabey kuwan ladoodaya ineey runta u shegaan,soma aheyn,,waa garuub Isfahan san iney isku diraan dadka wada dhashay waa jabal

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 4 дні тому

      @@YusufCraxman-y1ehawiye maahan waa habar darooda

    • @YusufCraxman-y1e
      @YusufCraxman-y1e 4 дні тому

      @@sahroxassan6814 maahan darood,,waa hawiye,maalin iyadoo murmeysa khadka ugu galay,,waa dabsaaray qaxbada markiiba wey iga tureen,,war niyahoow inta naceb wada jirka D5 ayaa buuxa,,hada sidoodi misaajidada ka so qanuuda,habar nalagu kariwaa

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 3 дні тому +1

    Aniga yes iga Sarah somaliya ayamahan dumarki baa nagu masayray maxa kaa galay waxan buuxiyo iyo wixii kale dumarkan way haytamayan lakin wan uso farisanayna adigu hada xagad kaso masayrtay yaab ika dir naaya nag edeb datan bad that max's Ku haha eden darana wan Ku garanaya max's lagaga warama wad caytamaysaye masarka meshad kaa masayrtay wan so belaya meel bad Kay kulushahay

  • @hawoabdullahi2784
    @hawoabdullahi2784 2 дні тому

    war naagdaa ureysa maxeey aheeyd

  • @samatarmahamed2612
    @samatarmahamed2612 3 дні тому

    Reer qaxaye faan weyna oo issmalaweylaniya

  • @FaysalCali-m3c
    @FaysalCali-m3c 2 дні тому

    ❤😢😮

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 4 дні тому +2

    Firdhiye waa madax weynaheena gùuleysta khaatumo steet

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 дні тому

    Federal ka wax walba tartey habar waalatey!

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 4 дні тому +2

    Walee gabadha majeerteen waxay la caqlitahay 10 nin oo dhulbahante ah baldhagaysta gabadhan qodheen iyo xerediin

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 8 годин тому

      Nin fanyo ma ficn iska yar Yan laga darmin

  • @Selma-p2m
    @Selma-p2m 3 дні тому +1

    Habartas waa habar walan.

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 4 дні тому +2

    Sixiirki ayaa. SIXIIRKII. Ayaa halkaku eka

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j 3 дні тому

    Dhulbahante wa fadlan ku shub. Wa la so adeegsada. Go'an iyo talo ma laha

  • @CawoWarsame-t1s
    @CawoWarsame-t1s 3 дні тому +1

    Badhiwalaaltoy oohintaiskada

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 4 дні тому +1

    Holhol wax ku jiea qaxba laganawaydiin nacs

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 2 дні тому

    Lascano ninna uma bahna ayad.iskufilan ..kanaxo nafta wa.

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 4 дні тому +1

    Haaaaa naaa.orad camalyeeelo

  • @ahmedgalaydh8359
    @ahmedgalaydh8359 4 дні тому +1

    Beenaale qurnjeele madam g adhigi karoo burco
    Beenaale

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 дні тому +4

    Naagtani waa horgalad niyada udhista argagixisada snm

  • @Aadanxuuseen.aadanubaxale
    @Aadanxuuseen.aadanubaxale 4 дні тому +2

    Somaliland kkkkkkkk.yocaada

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 3 дні тому +1

    Waar heedhe xishood oo umada beenta ka daa, gabarta kula hadalaysaa way ka caqli badantahay waanay ka xiniinyow badantahay adoo nin sheeganaaya,hadaad sool oo dhan awood u leedahay in aad qabasato suubi ,burco iyo huuhaada ka bax ,laascaanood gacanta somaliland kama foga ama beri ama sahandabe way iman doontaa

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 дні тому +1

    Sorry habar aan hoosteeda kawarhayn oo cama la aana oo koora kafura da hawl gaba kuwa raga sheegsnayaa ina kaneefiyaan mafiicna waar habarta hawjawaabina ragaad ishsyseen ka adkaa tee habar dabaqoodhiya maxad ksla hadlaysaan hoosteedaba War uma haysee

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 дні тому +1

    Dhulbahantow ilma adeerayaal waad ku ceebowdeen u sii orodkii cadowgiina laydinkamana fileyn runtaa fiicane meeshii la rabey inaad walaalihiin la tashataan oo iyaga kaashataan ayaad nin raba inuu idin baabi'iyo u sii orodeen taasi filanwaa bey ku noqotay ummaddii wanaagiina jeclayd aad iyo aad beyna u calool xumaadeen