" Maalintii dhaawacayagu geed walba yaaley ee noogu darnayd raggii qoslayey baa maanta leh bariis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • " Maalintii dhaawacayagu geed walba yaaley ee noogu darnayd raggii qoslayey baa maanta leh bariis baanu geynaynaa waa mid ujeedo leh waar uma baahnin, habarjeclo shireysaana ma jiro" Suldaan Maxamed Cali Jabaan

КОМЕНТАРІ • 50

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 2 години тому

    Ilahay how naxariisato labadaa maraxuun how danabi dhaafo how nuuriyo qabariga haka dhigo marati la jecelahay waxa dilay gacan ka xaq daran
    Ilahay how naxariisato
    Allahumaa Aamiin Aamiin

  • @Maxamedcali-v6n
    @Maxamedcali-v6n Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Mansha alaa suldaan
    caqliga alle Hakuu barakeeyo
    suldaanadii kale ee habarjeclo
    Waxa hogaaminaya ninka
    layidhaaho suldaan
    Mahamud guuleed oo
    ixtisaan ah waana ninka
    habarjeclo gumeeyey
    Maanta habarjeclo
    raashin cod lagu doonayo
    dani uguma jirto

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 години тому

    Alle Haku xafido suldan ❤❤❤❤ Guul ciidanka qaranka Habar jeclo SSB cabsi Madaniga ah

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 Годину тому

    Maasha allah wax run ah ayaad ka hadashay Ilaahay garashada fiican hakuu daayo

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Годину тому

    Sifiican ayaad u hadashay waliba si geesinimo ah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Годину тому

    Ninkani waa hadlay qaran runtuu sheegaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanali285
    @hodanali285 21 хвилина тому

    Well said, Maaashaaaaaallaaaaah

  • @RoobleAbdillahiMaaweel
    @RoobleAbdillahiMaaweel Годину тому

    Masha-allaah waa hadal wanaagsan

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Годину тому +1

    Guul Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL CIIDANKA SSB guul Nabada Somaliland

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Годину тому

      Hhhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Годину тому

    Doorashad joogi rida anagaa hub iyo bariisba idinka dhargine

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 37 хвилин тому

    Well done rageedii NINKANI WAA. INNMACQUIL AH

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط Годину тому

    Ilaahay. Haynaga. Qabto. Inta. Xun

  • @CabdiRaxman-w4h
    @CabdiRaxman-w4h Годину тому

    Sultan waad mahadsantay ee hawsha kuu taal ka shaqee cidii doorasha galaysaa iyadaa Gali oo la joojin maayo

  • @Gobsame
    @Gobsame Годину тому

    Habar jeclo doorasho waxba u tarimayso yaan shicib kiina lqgu shirqoolin sana duuqda

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 23 хвилини тому

    Waar belaayaa idinku dhacday
    Yaajoogaad tidhaah Deen soomaali kkk
    Dad jilicsan baatihiin waar waa wifi dhulbahante ah
    Geesiyaal dhulbahante maasha allaah

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i Годину тому +1

    imisaa laguu soo dhiibay naga aamu duliyohow waxun allah ku saarye beenaale yohow urayaa

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 2 години тому

    Ilahay ha xafido suladanka xaq u dirarka lama hayo saladiinatii HJ meeye maxaa inaga galay doorasho iyo kurasi midana ma rabo

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 10 хвилин тому

    WAA RUUN WAYO ARAAG AAH

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 2 години тому

    Guul somaliland inshalh wa laga bixi dhibaatada

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 51 хвилина тому

    HOOYADA WAS NOOGA GUUR MAGAALADA HARGAYSA ISKA CELI KUUGU IMAN MAYNO GARANWAA YOW SHARABAAD BAAD TAHAY IYO CONDOM HBR AWAL

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 12 хвилин тому

    Ma axmed garaad baa noqday somali soo duushay suldaan😂

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Годину тому

    SSB GUUL CALANKA TOWXIIDKU GUUL

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 години тому

    Runsheeg badthy wlee

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Годину тому

    NINKA HABAR JECLO AH EE SHIRKAA TAGAA EE DOOROSHO KASOO QAATAA MAAHA HABAR JECLO

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid Годину тому +1

    No no no doorasho

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i Годину тому +1

    af qadhmuune cuqdad baa kaa buuxda garxajis

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 Годину тому

      Kuwas garxajiska aad sheegaysa dhilo dhilo kale jirin

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 2 години тому +1

    Abti Suldan Jaban doorasho wey dhaceysa HJeclo wey shir doonta..Muuse Bixii iyo Abti Maxed Kaahiin Somalilland inta wada joogta laga badbaadinayaa ..Murtidii Allee haw naxarriiste Ina Sanweyne deyga Somali degto wada gaadhay Heesaha maah-maah.. gari Allay taqaan seedi sodog Tol xidiid midna ma taqaano ??

    • @mrbulshawibutaale6066
      @mrbulshawibutaale6066 2 години тому

      Youfuf Harti ma Runtaad ku caarootay ?

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 Годину тому

      xaqiiqo ayad sheegtay.
      waar cadaw waxtar leh oo lalaheshiiyo ayaa kawacan daacad bilaa awooda kulmiye waa bilaa waxqabad bilaa casriyayn,bilaa siyaasad, talo urursan. waar hadii maanta cadawga ugu xuni kusoo laabto somaliland sida garaad oo kale oo isaga iyo muuse lakala dooranayo isaga ayaan dooran lahaa

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman Годину тому

    Waa runtii wlhi

  • @ibrahimmusa9735
    @ibrahimmusa9735 2 години тому

    Waa runtaa

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h 26 хвилин тому

    HADBA GABI IS KU QAAD QAAD
    NIN GALBADAY WAX WAYDII
    .GAGI MADHAN MAR BAADH BAADH GARAADKAAGU WEEYEE

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Годину тому

    NIN WAALAN IGA DHEH

  • @sahal3922
    @sahal3922 2 години тому

    Runtu waa sidaa niyow ilahow caqliga kuu daa

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 24 хвилини тому

    Ooooollhintta iska daaaaaaaaa😂!!!!!!!!!!

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 42 хвилини тому

    Sax reekii daarood ràacay ayaa cod inaga raba caqligoodu waakaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Годину тому

    RUNTII BAAD SHEEGTAY WALAAHI INTAY NOOCAAS TAHAY EE REERNA COLAAD KU JIRIMAAYO REERANA DOORASHO KASHEEKAYN MAAYSO
    ANIGU JIIDA HORE AYAAN JOOGAA BERBERA AYAAN UDHASHAY HABAR JECLO AYAAN MEEL KULA DHIMANAYA

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Годину тому

    hunqaacada waad lahabsaantay. maalintii aad dhuumanaysay 26 Augst ayaad sheegi lahayd inta cadaw ee jira

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z Годину тому

    Waar nin yahoy ciidanka raashiinka cida ukeeneysa ha udiidin ileyn way ubaahanyihiin. Doorashada hadaad adigu diidantahay cida dooneysa ayaa qabsaneysa

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 21 хвилина тому

    Waddani waxad kabelikartaamajiraan.
    Adeer ,afkaaga hagaajiso hunguri ayaa uhadalaysaa .
    Dalka waxa kubatay dadkii xumee.
    Afxun.
    Uurxun iyo
    Wadaxun.
    Muuse waydii cidakujabisay isaga dalka xukumee.

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r Годину тому

    Waa hadal nin weyn oo aan ogolayn huuhaa iyo been kooxda wadani iyo ictisaam waa cadow Somaliland ku halisa waxay ku gubanayaa afar shaadh, shaadh qabiil shaadh diimeed, shaadh dhaqan iyo shaadh isku dir iyo fitimo sidii dadka iyo dalkaba loo burburin lahaa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 24 хвилини тому

    No doorasho

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 години тому +1

    Bariis dhacay ayay soowadaa yusri

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 51 хвилина тому

      Bariis raga kenay wala yaqan raga ku balan qaday inay ku garab taganyihin aya badelka difaca bariis ku kenay Garxejis ilhy iyo islaamkiza way yaqanan garxejis nacayb wlhi melxunbu idin wada

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 50 хвилин тому

      Bariis raga kenay wala yaqan raga ku balan qaday inay ku garab taganyihin aya badelka difaca bariis ku kenay Garxejis ilhy iyo islaamkiza way yaqanan garxejis nacayb wlhi melxunbu idin wada

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Годину тому

    Hhhh alaylehe habar jeclo cabaad bay ka wareegaty somailnd iyo dooraahadedana waa nacday
    Imisan idin lahyn qaran ma jiree jaarkina aad gacalka yijiin colaada ka daaya
    Wuxu yidhi waa is layn jiray waana is kayn jiray dhulbnhte waa runtaa
    Lkin waagasi waa waagad taqaanen inaan tihiin qabiilo is laayay hada idi kaa haybtiini mooday somalland wa la dhaho
    Oo mayee qaranka qaranka hadad iska hantaatacaysaan

  • @fotballontop
    @fotballontop Годину тому

    Weligeedba futoxun waddanka May daan difaacin , cuqdaddii ilka yar ku jirtay uun baad ku hadashay. Weligaaba waxba lskamaad Celin. Caynabana h.yonis baa kula qabatay , kornayl Haybe dawacana idinkaa dhabarka ka toogtay iyo raggii la socday , maxaa laguusoo gurmadaa adigoo dib u baxaya ayaad dhabarka ka toogtaa futaxuneey. Dhulbahantena weligaa iskamaad Celin.

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 Годину тому

      Habar yoonis iyadii baa dulaysan maalin kasta la dila intay si kasta u niikiyeen