Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 12-aad | Degmada Garasbaaley.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 8

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 6 місяців тому +1

    Al xamdulillaah. Shukran Yaarabb.
    Masha Allaah
    Haddii waddooyin loo sameeyo Dhir iyo Dhaam biyaha fariistaan waddooyinka laga dhigo sii socod iyo soo socod Guryahana lakala sikiyo Degma walba Degmada ay ka bannaan badan tahay wey ka qurux iyo qaboow badan tahay. Faras Baalle Degmooyinka wey ugu qurux badantahay.

  • @abdallafarah7121
    @abdallafarah7121 6 місяців тому +2

    Garasbaaley degmo sii kobceyso❤

  • @MohammedHassan-pi2vs
    @MohammedHassan-pi2vs 6 місяців тому +2

    Qaabka aad uga hadashaan degmooyinka gobolka banaadir waa qaab aad u hooseeya oo aan u qalmin degmooyinka, warbaahinta qarankana ceeb ku ah, degmadaan waa mid taariikh wayn oo wax badan laga dhihi karo waase yaab in aydaan waxba ka xusin taariikhdaas, bal hadda maxaad dadka u sheegteen oo aad u faaiideyseen

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 6 місяців тому +2

    Garasbaaley❤

  • @shaadiacadey2425
    @shaadiacadey2425 6 місяців тому +2

    All ilaahow nbd nasii

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 6 місяців тому

    Qashiin maajiiraah

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 6 місяців тому

    Wacdaan miyaa lo dhibay