Kuwa isqarxinaya maxaa lo aqriyaa ! Daawo qofka nool sida lo bedelo fekirkisa | sh umal
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2024 ⦙
Sh umal noolow aabo soomaliyeed noolow aabo ❤
Sheekh maaha ee waa shaydan shar xidhay 😂.
Tuug darood ah weeye 😂
@Beru700 caalimga ka xisho warya
@@Beru700 maalin aan maanta ahayn ayaad garan
@@ProSHARMARKE waa in la dilaa umal
@@Beru700 hadalkaas qiyama yalaguqabanin eee katowbadkeyn
Xagay taalaa janada qaraxa dad masajid ku jira lagu qarxinayo inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Maashaa Allah
Hadii aadan jihaadka alle ka mid noqoneynin afkaaga iyo adinkaaga ayaa Laga ilaal sadaa oo looma bareero wax kasheegidiisa iyo suurad xumeyntiisa dhaqankaas waa dhaqanka gaalada iyo munaafiqiinta
Je hebt gelijk broer hij ziet zelf wel 🫡👍🏽
😂😂😂Yaahuu! Xuuralcayn beel! Alloow kuwan dadka mooti!!
Diin’la’aan
So shali laheed alshab waa islam oo u fodwoon jirtey so ma,aheen kuwan labo wajile aya thy umal sheydan
Waa sax waa jahiliin
Darood weeye waxa is qarxinaya .
Shaydan umal waa daalin .
Cid ku dhagaysanaysa malahan darood qashin ah ayaad tahay
Inta 70 aroos inta is dhaheesid jahanamo ku waar ya ka xanuun badan caqli an maag eheen iskuma qarxisana aduunkiya nagu dhibteen qarax nagu disheen allaha ni cadabo
Sax waxan ahy nabimuhadscwscwscw
Bal ninkaan wu inxiraafi mujaahidiinta muxu uduraa
Muhahidinte shegaysa ma kuwan msulimka iyo masikinta dhameyay . haday musjahidin yihin gaza ha tagen o haka dagalamen
😂😂😂
Gaza jihad rabto
Khawaarijta waa ahlu naar