Ilahay cimri dherer iyo cafimad ha ku siiyo Waan sugaynay taarikhdan hadunu dhalin yarada Wax badan ayaa ka faa idaysankarnaa caqliga fiicani ha shaqayo inaga ayaa wadanka uso kacayna
Waa taariikh sugan oo ay jiilka cusub ee reer somaliland u baahanyihiin laakiin cawil iyo ducaale joojiya hadalada naceebka iyo naxliga ee umadda soomaliyeed ku aflagadaynaysan waayo hadaynu isaaq nahay soomali ka marmimayno
AHu. Colonel Ibrahim Roble Warfaa oo ku magac dheeraa DOONYAALE ee uu sheegayo ambassador awil wuxuu hayb ahaan ka soo jjeeday Hawiye , Habar gidir, gaar ahaan reer xaaji saleban. Qofka fiican waxa xusa taariikhda.
Siyaad bare waxa uu ahaa waa la yaqaan nin diin iyo dadnimo midna lahayn soo ma ahayn ninkii yiri nama khuseyso aayad quraan ahi wanaaga uu lahaa muxuu ahaa bal noo sheeg maxaadse wanaag u taqaan adigu
Kkkkkkkkk horta yaabka lay tusay muxu nin kasta oo iidoor ah oo la waraysanayo u YIRAAHDA SIYAAD BARE BANU KULANAY hhhhhh waxan u malaynayaa ninkan reerka Jen Siyaad soo arag Dahir ba maaha magacna maleh waa inu been sheega oo wuxun ka shega Gen Siyaad taarikh beena na meel kasoo geliyaa sida kii yiri siyad bare oo timaha laga xiirayo bn rayiisle soo galay hhhhhhhh ilaahaw na cafi
استفدت تاريخ عول من خبرة كثيرة .
أشكر له
Ibraahin warfaa doonyaale laandheere gob ah oo habargidir ah ayuu ahaa
Allaha Unaxariisto Adeerkey Gen Ibraahim Rooble Warfaa Doonyale.
masha allah ilahay cimriga haku barakeyo wan sugaynay sodaynta part 3
Ilahay cimri dherer iyo cafimad ha ku siiyo
Waan sugaynay taarikhdan hadunu dhalin yarada
Wax badan ayaa ka faa idaysankarnaa caqliga fiicani ha shaqayo inaga ayaa wadanka uso kacayna
Waa tariikh aan dugobayn thanks cawil ali ducale
Mansha allah alle ha idin xafido dhaman SNM
wararka maanta.jigjiga. somaliya.
Cajiib waa tariikh aan dugoobayn
mashalaaah waan suugaay prt 3 somaliland ilhaw dhawr
Dhamac Abdi isaaq ilahaw dhawr dheh hhhhhhhhh anagaa reer sl ah waxna kama jiraan waa xaafad reer
Maasha Allaah
Manch Allah wax badanbaan sugaayey
waaayo arag wax badan og ambasador awil ilaahay hakuu daayo somaliland
AHU. Ahmed Jamac Jangani wuxuu ahaa wasiiradii dawladii Afweyne. Wuxuu ku geeriyooday California USA. Hayb ahaan wuxuu ka soo jeeday Dhulbahante
President Aden Adde madaxweyne daacad ah ayuu ahaa.
AHU Cusmaan Indhoole wuxuu ahaa badhasaabkii koowaad ee Hargeisa 1960 26 June. Hayb ahaan wuxuu ka soo jeeday Habar jeclo
Waa taariikh sugan oo ay jiilka cusub ee reer somaliland u baahanyihiin laakiin cawil iyo ducaale joojiya hadalada naceebka iyo naxliga ee umadda soomaliyeed ku aflagadaynaysan waayo hadaynu isaaq nahay soomali ka marmimayno
Fuaad Mohumed kkkkkkkk. Soomaali kheyr u ku sida wamaxay????
Mnsha Allah alle cimriga ha u dheereyo
Waa tariikh mudan in la ilaaliyo. Ducaale waa saxafi wayn wax badana og alle ha xafido
Qolodii isku dartay inay si wacan wax dadka wax ugu qaybiyaan xiligaas hadda haabkeedba ma yaalee.
AHu. Colonel Ibrahim Roble Warfaa oo ku magac dheeraa DOONYAALE ee uu sheegayo ambassador awil wuxuu hayb ahaan ka soo jjeeday Hawiye , Habar gidir, gaar ahaan reer xaaji saleban. Qofka fiican waxa xusa taariikhda.
waxaasaa rag ahaa wallaahi Cajiib!!
xasuus reeb taaariikhdu ayadaaa is qorta
Dhararaa innaso mary
Adan cadde AUN dasturka kama tilabsnayo bu yiri
Waan rajeynayaa dadka buka sida Gen.Galaal oo marwaliba faan iyo been sheegta islamarkana ku'been abuurta Jaale Siyaad iyo Saraakiishii asxaabtiisa ahayd! Ambassador Awil iyo indheergaradka lamidkaa waxban halagafaa'ido, sido kale wariye Ducaale ha'kawaantoobo kalaqaybinta shucuubta Soomaaliyeed!
Afweyne was Gaal
Siyaad bare waxa uu ahaa waa la yaqaan nin diin iyo dadnimo midna lahayn soo ma ahayn ninkii yiri nama khuseyso aayad quraan ahi wanaaga uu lahaa muxuu ahaa bal noo sheeg maxaadse wanaag u taqaan adigu
bile haa waa kii asaga
Edna Aadan baa gubtay!!!!!
AposotoR awil
Daarood iyo Isaaq xaqiiqda iyo xaalada rag wada maro way yaqaanaan iney tahay ninba waa maalintiisee ee xaal dhigo lagu kalo badbaado Maantana Adiga Beritana aniga lagu kala badbaadee.
❤😊❤c🎉🎉ī❤❤ķòo998😅😅k😊😊
Ma kii wariyaha ahaa ee qabiilka jecla ee ducaale ee BBC laga ceyrshay.
Cuqdad baa ku haysa, xaasid.
Kkkkkkkkk horta yaabka lay tusay muxu nin kasta oo iidoor ah oo la waraysanayo u YIRAAHDA SIYAAD BARE BANU KULANAY hhhhhh waxan u malaynayaa ninkan reerka Jen Siyaad soo arag Dahir ba maaha magacna maleh waa inu been sheega oo wuxun ka shega Gen Siyaad taarikh beena na meel kasoo geliyaa sida kii yiri siyad bare oo timaha laga xiirayo bn rayiisle soo galay hhhhhhhh ilaahaw na cafi
Maakhir Coast
Doofaar gaal nijaasa ayuu ahaayee maxaa lagala kulmi Afweyne
Gaalkii Afweyne ee bakhtiyey maxaa lagala kulmi taariikh ayaa laga hadlayaa.
Kkkkk kkkkkk waa ninkii qoray buugii “from barre to aided” ee yiri siyaad barre il buu la’aa ookiyala madow buu ku qarin jiray kkkkkkk beenale
Deeqa walaal waa nin weyne ka xishood!!
Deqa dadka kufisgu hadheeyE