MIYAAN GUURSADEY😳WATAN JAWABTA HABRAHA IGU WAASHEY😏😏

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 3,5 тис.

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +871

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋🙏

  • @qurxintaarimahabulshada484
    @qurxintaarimahabulshada484 Рік тому +257

    Nabigii ugu dulqadaka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa Nabi Muhammed sallallahu calayhi wasallam igula salliya Scw Scw Scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 Рік тому +39

    Very heart touching story abayo. IGNORE THE NEGATIVE VIBE AND LEAVE UR OWN LIFE. LIFE IS TOO SHORT. TO WORRY ABOUT WHAT PEOPLE THINK ABOUT YOU THEIR OPINIONS DON'T MATTER.

  • @Romeo1795
    @Romeo1795 Рік тому +158

    The best person over the most knowledgeable and the most shine all created is prophet mohamed ❤❤

  • @dejavu2385
    @dejavu2385 Рік тому +61

    اختي توكلي على الله الناس ماعندهم الا الكلام وارضاء الناس غايه لاتدرك الله يحفظك ويسعدك دنيا واخره

  • @munabarre6738
    @munabarre6738 Рік тому +27

    Waxaan halkaan kasalamaya inti goonida iila fadhisay ee qaxwada ☕️ ila cabeeysay😅 Queen always Queen 👸 💖

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 Рік тому +82

    Salaams Walalo. Hope you are well. My advice to you is just ignore this type of people. Focus on your family and what important to you. Life is too short. Leave everything in the hands of Allah. Stay bless beautiful young lady ❤

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому +3

      Farhiya walal subscribe isaar

    • @cananale
      @cananale Рік тому

      👏💪🌹👏💪🌻♥️💋

    • @halimahassan657
      @halimahassan657 Рік тому

      Asc Maansha Allaah that is true habo jzk Qayran,

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 Рік тому

      Amin alaha unaxariisto wall ur ex janadiisa alaha ku irzaaaqo

  • @naimanicma5352
    @naimanicma5352 Рік тому +35

    Hodan waa Gaber Qalbi fiican tukankeeda Ayaan allabkasoo ibsadey she is Amazing Alle hakusharfo ha ubixin dadka xun kuma garaan love you sis ♥️😘

  • @nadiyaahmed1394
    @nadiyaahmed1394 Рік тому +15

    Abaayo Caawo iigu kaa horeeyso mashallah ♥ Maryooleey hadaladooda waxba haka soo qaadin waa umadd wareersan hore usoco ......Odeygaagi geeriyooday Allah u naxariisto abaayo Amiin...Dadkaan damiirkii ayaa ka guuray subaxanalah.....Midakale qof jiraa lagu mashquulaa marka take it as a positive note 📝 Mashallah💕💖

  • @selmasacid7720
    @selmasacid7720 Рік тому +87

    Waxan ku faraxsanahay inan ka mid ahay inta wanagsan ee dhinaca fadhide shaaha ku cabaysa 😂😂 walashay Hodon qaali wanku faraxsanahay inad qoyanta uso jawabtay ❤️❤️❤️

  • @asiamohamed307
    @asiamohamed307 Рік тому +75

    Masha allah hadal yaqaan ayad tahay Hodan quruxey, qof meel iskaso saaray oo noloshiya heer gadhsiyey unba ladaba lushaaye dadka aan waxba ahayn cidna kuma mashqushe dhag haw dhigin qali, cadawagaga allah ha jabiyo marwalba inay ka naxan horu markaga iyo farxadada mahe yanay kugu farxin insha allah 🥰 💜

  • @helley1455
    @helley1455 Рік тому +21

    😂😂😂😂😂 wallhi waad qoslay ilkahagi baaqarmaqanyahay cilajkan yaa agu soofasaxay 🤣🤣🤣🤣 sis I really love you your innocent some people are evil don’t listen them we love you😍 ❤️

  • @nuurabashiir2971
    @nuurabashiir2971 Рік тому +29

    Ala qurux badanaa markad cadowgaga u dhola cadenesid cadawogag lugta hostisa abayo hor Mar wacan😊💜

  • @safacali3595
    @safacali3595 Рік тому +45

    Alla ha unaxariisto marti la jeceyl yahay alle ha ka dhigo.
    Alle xowdka nabiga alle ha ka waraabiyo , kitaabkiisa midigta alle haka siiyo allaahuma Amiin. Maalinka weyn ee nawada sugeysa ee qiyaame alle ha ka mid dhigo kuwa carshiga alle harsada allaahuma aamiin 🤲

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Рік тому +5

    Fariid Codkara Hodan cumar Buux Hodan online ♥ Gabadh aan jecelahay runtii Alle kuma Hoojiyo idam alle, Gabadh Direed Ciise Weyne

  • @zainabtranslationinterpret5188
    @zainabtranslationinterpret5188 Рік тому +63

    Don’t worry about Somali maryoolay walal macaan waa wax dhintay oo isku mashquulsan doqmaha 😢keep going ubadkaga korso wixii noloshada wax tar u leh na samayso Xabibti ❤

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 Рік тому +45

    Tabar aan qof noloshisa ku daba dhigto ma haayo wlhi dadku dulmi jecla 😱 quruxey qisooyinka noso badi cadawgaga u nolow 👍🏼

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      Simran walal subscribe isaar

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 Рік тому +2

      Anigaa kula mid ah runtii nafteyda Ayan taag u la ahy nolosheyda qof somalia social media kama dhalilin alxmdullah qofka Muslim waxad ku caydo Malin baa lagu waydiin donaa alllah haqa Hana wafajiyo

  • @hooyoahzab
    @hooyoahzab Рік тому +37

    Stay strong and positive wllo 💪 the less you respond to negative people, the more peaceful your life will become. I met you and wallahi your beautiful and sweet masha Allah sister ❤️ May Allah protect you always 💖

    • @alisoumita9961
      @alisoumita9961 Рік тому

      Ĺ0 mach allah

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 Рік тому

      PLEASE SUBSCRIBE IISAAR THANKS 👍

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 Рік тому +1

      Maxaa ku dhibay aaway afkaagii hooyo

    • @arafatabdilahi7344
      @arafatabdilahi7344 Рік тому +1

      Woow Good Advice Thanks

    • @ina.aarad10
      @ina.aarad10 Рік тому

      @@az.o.4694 laga yaaba inee aqoon sida loo qoro dad badan oo anan qori karin afsoomaliga lkn fahmi karo aya jiro

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 Рік тому +32

    kartidaada, fariidnimadada, aqoonta, noloshada, quruxdada iyo haybadada intaas oo dhan baa lagu quudhi waayey naagaha kugu dhegsan ma haystan wxd haysato. nolol fcn oo baan ku rajanaya hadaad guursato iyo hadii kaleba❤❤❤

  • @fartaxaaji9451
    @fartaxaaji9451 Рік тому +40

    Waligay gabadhan wax kama shegin mana cayin cadowga rabi haka qabto abayo mcn ❤️🙏

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 Рік тому +20

    Masha Allah fariid hadal yaqaan ah saad u qodobaysay hadalka wax loo dhigo ma jirto guulayso wallo 🥰🥰

  • @sabiriindagan7005
    @sabiriindagan7005 Рік тому +8

    Naxariista janada Allah ka warabiyo (Nabiga naxariista badnaa scw) caro la’aan meshu mara Allah marsiyo 🤲caruurtaada abohood

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning Рік тому +21

    Scw scw scw , Aamin yaa rabii asaga eyo inta Muslim ah illhey ha u naxariisto 🤲🤲🤲

    • @sawdaamirofficial1884
      @sawdaamirofficial1884 Рік тому +1

      Scw allah inta muslim dhimatay haunaxariisto
      Walal channel ka iisoobooqo

    • @ubahmohamed97
      @ubahmohamed97 Рік тому

      Caleyhi salatu wasalam ❤❤❤❤

  • @farahnur5213
    @farahnur5213 Рік тому +2

    الله يرحمو زوجك عنجد كان إنسان بمعنى الكلمة معك حق في كل شيء الله يكون بعونك

  • @khadraqaranchannel1107
    @khadraqaranchannel1107 Рік тому +30

    💋💋💋💋💋💋 Quruxdii oo qof ah maaansha alaah ha u jabin Nacabka Hodon Cumar Buux maalinkii koowad aan maqlo magacaago dhamaystiran gacalo noloshu kuma xumayso intaas uun baan ka sugaynay alxmdulilaah inaadan ilaah Mooye cidle ku baahnayn Guulayso insha alaah
    Caruuurta aabohoodna rabi ha u raxmado ❤❤❤❤❤❤❤💥

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 Рік тому +10

    Waxa Kaliya Eee laguu Quuurin Waa Quruxdaada iyo Sidaaa Dhaxda U Xeratay Masha Allaaaah alle ha U naxariisto Abtigaaas🤲🏻😭😭😭

  • @abuuasmaa9110
    @abuuasmaa9110 Рік тому +2

    الذين إذا أصابتهم مصيبة قالوا إنا لله وإنا إليه راجعون أولئك عليهم صلوات من ربهم ورحمة وأولئك هم المهتدون
    gabarey quraanka baro ilaaheyna kabaq

  • @sabriinasafisafka9830
    @sabriinasafisafka9830 Рік тому +31

    Daganaantaadu waxay sabab u noqotay in aysan cidna sharaftada garafeyn keep going xbbti ❤

  • @shuushuyarey661
    @shuushuyarey661 Рік тому +32

    والله احبك انتي وحدة عاقلة وجميلة ❤ ربنا يحفظك واولادك ويرحمه ايو عيالك ❤😊

  • @abshiromaxamedmaxamud8273
    @abshiromaxamedmaxamud8273 Рік тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH 😗
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029

  • @yahyemoalim0773
    @yahyemoalim0773 Рік тому +82

    Alle janada haka waraabiyo gadaashiisna nama fidneeyo Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi 🤲🤲🤲✊️

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 Рік тому +40

    Hodaney waan ku salaamay ,abaayo Allaha kula koriyo Caruurta Allahana ku Xafido ,naagaha kuugu mashquuley waa Maseersan yihiin waadna ka horeysaa mar walba ogow adaa ka wngsn. Qof walba oo Caac dhahey lama qiimeeyo loomana jawaabo. Horey u soco abaayo xaasidka waa badan yihiin Allaha naga wada qabto waxaan kuu Rajeynaayaa adi iyo ilmaahaga Caafimaad iyo farxad ❤️

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      Leila walal subscribe isaar

    • @salwanour6496
      @salwanour6496 Рік тому

      Asc hodan waakujiclahay ilaah ilmaha hakula koriyo waligey komanti majoring lkn waa kula qeerday cfn

  • @muniizaabdalla1190
    @muniizaabdalla1190 Рік тому +2

    ku saliya nabigeena muhammed scw scw❤

  • @hadiohoussein5986
    @hadiohoussein5986 Рік тому +7

    Asc walal hodan ,caaday Wlhi qof adagbaad tahay Allaha nolosha kuu qurxiyo. Marxuumkaas qabrigiisa riyaado min riyaadu jannah rabbigiis ha uga dhigo AMIN AMIN we love you Keep going❤❣💯

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 Рік тому +7

    Ubadka allaha kula koriyo abaayo. Aduun iyo aakhiro ducaan ku daba dhigay. Guuleyso oo guulle kula jir.❤

  • @muunacabdilaahi5869
    @muunacabdilaahi5869 Рік тому +3

    Aamiin wllo allh ha u naxariisto adiga iyo awlaadan ha idin xafido🥰🥰🥰

  • @nazmaahmed8938
    @nazmaahmed8938 Рік тому +31

    Anigu meeshaydii baan fadhiyaa 😂❤
    Waa idinku dhacday reer qoyan 😂

    • @fatuzhsaeed4669
      @fatuzhsaeed4669 Рік тому +3

      Maxn usamayn karnaa anaga dad qaxwo lasiiyey oo lasharfay ahayne🤣

    • @amlas7763
      @amlas7763 Рік тому +3

      @@kykayse2476 qoyan 😂😂

  • @Hummingbirdsaid667
    @Hummingbirdsaid667 Рік тому +31

    Asc Abaayo Hodan, Amiin Ilahay ha u naxariisto marxuunka, and then I would like to say that you are a great person, gorgeous in your deen, and you know What unlike other people i see you as a person with humble personality and that nowadays is very hard to find. I really love you for the sake of Allah ❤Life is hard But I know you Can make through it 😊❤ InshaAllah 🙏🏽❤️👸🏼❤️ Keep going on and be great, smile for your Enemies and that is Enough for them to burn. Middan waa soomali maahmaah waxayna leedahay ” wacnaantu haday cidlawdo wadeecaa kula dagaysa
    wadkaaga qofkii u xiisa ku sii weel
    caanahaaga ” Dadka ku neceb ama ku aflagaadeeya waxa looga raaya in aad noqoto qof horumar leh❤ Hadalhayntu waa sharaf markaad tahay qof horumaray ❤️👸🏼🙏🏽❤️ May Allah bless you❤

  • @fardowsofaraxsan5181
    @fardowsofaraxsan5181 Рік тому +2

    Abaayo mcn allaha u naxariisto
    Qabrigiisana allaha u waasiciyo
    Waan kula dareemayaa
    Waxaan ahay qof qofkii uu jeclaa
    Ka geeriyooday alxamdulilaah
    Alle janatul firdous haku casuumo😢

  • @nuromohamed7478
    @nuromohamed7478 Рік тому +5

    ‏الحمد لله رب العالمين الرحمن الرحيم مالك يوم الدين إياك نعبد وإياك نستعين اهدنا الصراط المستقيم صراط الذين أنعمت عليهم ولا الضالين آمين يا أرحم الراحمين❤

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 Рік тому +13

    Maashaa Allaah habaryar Caqliga iyo Cilmiga Allaha kuu barakeeyo Canaasiirtaan debereeshanka qaba ignore them Awlaada Allah ku Xifdiyo daaqad ay Saaran yihiina hakorin We Love You ❤

  • @saacdiya
    @saacdiya Рік тому +3

    Thats my girl 👏nacabka darbiyada ha jiro markad strong woman independent atahay waiska sidan hoyoda meysan kugu qasarin horay usoco quruxey waliga nacabka haujabin wayo they are always watching you waliga sarada sare ka shine garey ❤️

    • @AsAs-wj5cb
      @AsAs-wj5cb Рік тому

      Mash allh abaayo mcn horse usoco. My dhiiga 🥰😘❤️❤️✅

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 Рік тому +62

    Walaalo horta ilaahay odagaagii ha u naxariisto ilmahana ilaahay hakula koriyo mida kaliya oo aad ku khaldantahay waxay tahay in aad tiraahdo hadii aan surka ama timaha qof qaawisto ama adiguba aad qaawisato maxaa idin ka galay walaalo waxaa naga galay gabar aan jecelnahay aan daawano muslin ah asturaad iyo wanaag aan ku baranay ayaa tahay hadii aan aragno adiga oo khaldamay waa in aan ku saxnaa aniga kuma aqaan adna ima taqaanid laakiin walaahi marka aan arko adiga oo u asturan sida aad u asturantahay waan ku farxaa marka surkaaga muuqdana waan ka naxaa walaal waligaa asturnoow ilaahay haku asturo wixii khalada oo kaa dhacayna ilaahay uga toobad keen.

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Рік тому +2

      wllo jidhka qofka iska leh cid la leh malahan,,ilaahay ayaana kala xisaabtamaya,haduu doono cafinaya,,

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому +4

      War iyada ka masul aha nafteda ama haaa qawiso ama ha asturato naftada xisabi yaaase ku gu qasbi in ada dawato

    • @ifraahabdi7729
      @ifraahabdi7729 Рік тому +6

      @@marwaqalanjo4902 abayo gabadhan waxa lagu hesto aba wexe tahay wagi ninkedu nola iney gabdhaha waxey ku ataaki jirtay iney iyadu sameneso hada sowtey dhihi jirtay gabdhow ya idin baneyay inad nin ajinabi ka ah ad salanto iyo ya idin baneyay in labada calacalod iyo wajiga kabadan in la idinka arko sido kale ya idin baneyay inad nikisan wixi ey gabdha kawanijirtay odhana iya damesay o vaar tu soqabata

    • @ifraahabdi7729
      @ifraahabdi7729 Рік тому +2

      @@amalismail7772 gabadhan gurkeda in laga hadlo waba qalad cidey donto bey gursane lakin in qawnanteda laga hadlo iyada kentay o gabdhaha kanabad gali wayen iyada yariri xisabi dadka qawan iyo wixi asturan

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому

      @@ifraahabdi7729 qofku ama nin his qaban ama yaisan isqabin e ilahye baaa la xisabtami iyado dadna Mi dilin dadna Mi dacin e kuwa haben iyo malin qarxa iyo daca kufsiga ku jira ku waa maxa lu arki waye qof walba naftisa isaga ka masula aha

  • @mmgmomusic4804
    @mmgmomusic4804 Рік тому +7

    Somaliyay Gabadha yar Ma no daysan macnaha oo marwadena noga xishootaan 🤣🤣 war naga xishooda walalayaal
    Dumashi gulayso ❤️

  • @hodanyussuf5004
    @hodanyussuf5004 Рік тому +9

    Asc abayo marka hore ilmahada abahood illahay ha u naxaristo qabrigana ha uwasiciyo mida kale aduunkan qof walbo malin ayuu ka tagaya qof meel wax so dhigtey majiro hor usoco waad yartahaye ha u joojin nolal qurux badan ayaan ku rajayn inshallah ❤ mida kale qoyanta dumarka ceebeeyeen e kadaba lusha wax isku fala nolashina dar yeela. Mamoyinka bariska radsanayo waqtigina wuu dhadaye tusbaxa 📿qata ayan lehay ❤❤❤❤❤

    • @xamdakhadar4075
      @xamdakhadar4075 Рік тому

      Waxaasi waakartidad aad leedahay wlshy mcn ilahay ku daayo ❤❤

  • @Hareedo
    @Hareedo Рік тому +10

    Hodaney abayo macan Allah ku xafido hana ku barakeeyo agoontana hakula koriyo dad aan talent leheen aya kugu mashuulsan ha u joojinin hana jawabin keep going we love you 😍 be happy always ❤

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 Рік тому +3

    subxanallaah maxaa kaaa rabaaan dadkaaan waaa wax la layaaabo walhi iska sabir walal waa imtixaanka adduunka wadaaadkaaaga allaaha u naxariisto abaayo awlaaadana allaha kuu xifdiyo abaaayo nooo laaaaw wali gaaa huuuno❤❤❤❤❤ we love you

  • @jasmineofficial6133
    @jasmineofficial6133 Рік тому +2

    Abaayo Don't listen to what people say because there are people who are jealous of you, the important thing is you are happy to see you dear

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 Рік тому +6

    Reer uk ayaan kula ahay hodaneey, and i like the way you do things. Live your own way it's your life bbe sister ❤❤

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 Рік тому +19

    Hodaney hore usoco hadu xaajigu dhintay Ilaahy ha u naxariistee ma dembiba in la guursado 😊 ❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +2

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @thesoniciscool5563
    @thesoniciscool5563 Рік тому +11

    لو ا تزوجتي او ما تزوجتي هذا شيء يخصك انت وانت حره في حياتك هدى انا احبك من قلبي واتمنى لك كل التوفيق انت ببنت الطيبه ونقيه وصافيه من داخل

    • @Dhigow
      @Dhigow Рік тому

      Yes good amazing 🥲 maaanshaaa alh walaalo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      @@Dhigow walal subscribe isaar

  • @warsanewarsaneyacin5576
    @warsanewarsaneyacin5576 Рік тому +41

    Maschallah Allah te protège contre tout le mal 😇😇😇🥰😘💕💕💕

    • @hibodagaal93
      @hibodagaal93 Рік тому

      Hawjoojin quruxeey hdla ayaqaaan ayaa tahy inder ilhy hku sharfo naag hada wxa dheertahy uun baa kugu mushmuquulaya

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      Warsane walal subscribe isaar

    • @faridaidriss3596
      @faridaidriss3596 Рік тому

      😂😂😂😂😂

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 Рік тому +1

    Eesh calaa inder wariyad baad ku soo baxaysaa❤ 🇩🇯 boqortooyo direed

  • @hamdasaeed8822
    @hamdasaeed8822 Рік тому +17

    We’re with you Always my dear ❤❤❤ we love you 🥰

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 Рік тому +14

    Hadalhayntu waa sharaf hada tahay qof hormaray keep going 🚶‍♀️hodan quruxbadan masha alah guulayso sis

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Рік тому

    Allah ha ku barakeeyo hodaney adiyo reerkaagaba dumurku waa xaasidiin haday xitaa kula dhashaan dhag ha u dhigin hore u soco

  • @yasminhuseen5805
    @yasminhuseen5805 Рік тому +8

    Alle haku xafido adiga iyo caruurtadaba wll marxunkana Alle hawnaxaristo Amiin🤲

  • @Aadenabdi
    @Aadenabdi Рік тому +27

    Walaal Ilaahay xaajigii ha u naxariisto, adigana Ilaahay haku xifdiyo adiga awlaadaada. Waxaan kugula talinayaa Ilaahay tala saaro, adkaarta akhriso, suuratu Baqara guriga iyo dukaanka ku shid. Horay u soco oo asagaa kuma hawaysto.

  • @furahaguushachannel1248
    @furahaguushachannel1248 Рік тому +1

    Hodaney hore u soco Ind dadkaan xanuunsan way hadlayaan iska hadla dheh. Waxba lagama qaban karo waad socotay. Isha alle hakaa duwo

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому +13

    Alxudulaah cadowga adiga iyo caruurtda yar oo Agoonta ah Allaah ka qabto Allaah ayaa ilmaha yar xifdiyo adiga gabar yar ba tahay habrah ka fogow xaasid ma liibano ❤️❤️❤️❤️❤️✋

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 Рік тому +11

    waan xidhanay ookiyalaha , waana kusoo fadhiisanay kkkkkkk , walahay hodan qof ka waxka sheegaya hodan maaha qof hagagsan qof qalpi wanagsan oo somali nimada iyo wanaaga qof nima hadhaysay weye waxaana ugu hambalyaynaya kartideeda keep moving wll

  • @faizamohamoud7350
    @faizamohamoud7350 Рік тому +2

    Mcnto waxa tahay hoyo karti badan ilahay haku barakeeyo keep going ❤❤❤❤❤❤❤ marxunkana ilahay janatul fardos ha ka warabiyo amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zamhussein7956
    @zamhussein7956 Рік тому +8

    Wlhi qof adagbaad tahay Allaha nolosha kuu qurxiyo. Marxuumkaas qabrigiisa riyaado min riyaadu jannah rabbigiis ha uga dhigo,🥰🥰

  • @loulezaco668
    @loulezaco668 Рік тому +14

    Qu'Allah te protège contre touts les mal du monde et que Dieu vous bénissez 😘😘😘😘👸👸👸👸

  • @nuurtoosman
    @nuurtoosman Рік тому +1

    Hodaneey queen always queen nagahan walwalan ha u bixin inta wanagasan baa ka badan oo ku difaaceyso

  • @aslimahamed1083
    @aslimahamed1083 Рік тому +14

    Welcome back Hodan 🌹❤️🎉 We love you sister❤🫶❤️♥️

  • @zakariahussein962
    @zakariahussein962 Рік тому +6

    Hodaneey adeer UK waa meel stress badan waxaan kugula talin lahaa inaad nolosha youtube-ka iska deeyso oo carruurta ku mashquusho. Allah haku garab galo gabar yar oo dadaalays baa tahay.

    • @aminaahmad3435
      @aminaahmad3435 Рік тому +1

      Social media oo dhan ba kula talin laha hada imaqleyso

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 Рік тому +1

    MAASHA’ALLAAH 🙌🏽🍀🙌🏽
    ISKU KALSOONIDA, WAA LOO DHASHAA. EDO MACAAN, GAARI ISKU KALSOONI OO SABIR BADAN BAAD TAHAY. BAARAKALLAAH FIIK❤️. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @roothaabdi1826
    @roothaabdi1826 Рік тому +10

    abayo gabadha yaraa tahay waad guursan kartaa dadkaan hurmar kaga kaxun yehiin waligaa kur ahaw😢😢😢

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 Рік тому +8

    Habrahaan horumarkaaga ayey Ka xuntahy teedakle Marxuumka Ka Hooseya mxy Ka Rabaan😭

    • @zuzanabdi8374
      @zuzanabdi8374 Рік тому

      Waaba ka taabe byo somali ilahay caan nagama dhigo dadka lee daba galaan

  • @abdimohamed9399
    @abdimohamed9399 Рік тому +3

    Masha allh You always happy person...

  • @fowziyoosman3086
    @fowziyoosman3086 Рік тому +8

    Qoyan family 😂😂😂😂😂 walahi waa magaca😂 igu cusub weligey Afkada igu horeso 😂😂😂😂 qoyanta

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Рік тому +1

      Fatiha chanel aad uisticmala magacas yaa ifasirikaraa wax lagawado wanlayby magacas 🤣🤣🤣

  • @nadiajamal3776
    @nadiajamal3776 Рік тому +73

    اللهم رحمه رحمة واسعة واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين🤲

    • @awsomekids1800
      @awsomekids1800 Рік тому

      هذا كلام جميل جدا ماشاء الله عليك يا حبيبتي الله يرحمه زوجك ويسكنها فسيح جناته مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين يارب العالمين امين امين 🤲🤲🤲

  • @ikhrishina
    @ikhrishina Рік тому +5

    Ilahey ha u naxaristo walalkena janatul fardowsa Ilahey ha ugu bishareyo sister bini adam ma qancin kartid Ilahey hakula koriso saqiradas hore usoco ❤

  • @leilamalin2471
    @leilamalin2471 Рік тому +11

    Hodan walalshey qof lagu mashquulo hadaa aragtid waa qof wanaagsan oo loo quuri la yahay qof ahaantiisa quruxda badan ifka nolal ku noolaw inshallah aaqirana firdowso inshallah

  • @ubaxiinacdey5235
    @ubaxiinacdey5235 Рік тому +16

    amiin abayo hoden wan qirodey illahey haku sharfo xabibti wax walbo o laga shego qimahaga hos ma u dhigeyso dhib ka aad so martey illahey janadisa hakugu sharfo xabibti illahey dartisa ayan ku jeclahay 💯🧡

  • @QUEEN_XERALE
    @QUEEN_XERALE Рік тому

    My dhiga ibrahim kushukusheya wa boqortoyo adigana sido kale waxa tahay boqortoyo walalnimadu ha warto sister and brother 👑👑👑👑❤️❤️❤️

  • @qaaliaragsan16
    @qaaliaragsan16 Рік тому +7

    😂😂😂😂😂😂😂cilaaaj kaan Yaa igu so fasaxay allaha hodan jecliyaa nag adag wlhi cadawga allaha kaa qabto abayo mcn quran i sisaar wallo 🥰🥰💋

  • @fatumahassan6589
    @fatumahassan6589 Рік тому +21

    Subxanallah, wallahi abaayo waa lugu dulmiyay .

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 Рік тому

    Hodan anakaa ku jecel nacabkaaga hajabo huuno your so faithful and courageous person was runtaa was qadar alaha unaxariisto

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 Рік тому +6

    Ameen 🤲 🤲 Mashallah well spoken sis ❤❤

  • @nabdaabdy7794
    @nabdaabdy7794 Рік тому +12

    before and after you are strong hayati❤💯💋

  • @malabey197
    @malabey197 Рік тому +9

    Waa run waa dhimaneynaa Caawa Ayeeydey oo meyd ah ayaa noo taalo iigu soo duceeya 😭

    • @nimcodaimond4183
      @nimcodaimond4183 Рік тому +1

      Alle hawnaxariisto jana fardawso hagaliyo qabrigana haw wasicyo

    • @Munii45
      @Munii45 5 місяців тому +1

      Allaha unaxaristo

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 Рік тому +6

    ALLAHA ku barakeeyo odagaagana ALAHA u naxariisto aad iyo aad ayaa u Quruxbadantahay abaayo nuur calaa nuur ❤🎉🎉❤❤

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood Рік тому +21

    You are a strong and hardworking mother. Keep it up walal 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nashaadcabdi8601
    @nashaadcabdi8601 Рік тому

    Strong women da.deeda iyo caqliga ku jira wa kala wyn yahay mash allh naag darxumo iyo dayac arkaysa maaha inta dhabankeedu dhalaalayo ilaahayna garab joogo

  • @ziham_zagal3597
    @ziham_zagal3597 Рік тому +25

    buufi cayayaanka 😂😂😂
    Inta sidydo kle fadhide qahwaha☕ cabaysa wd salamntihin 👋😋

  • @hudaabdalle962
    @hudaabdalle962 Рік тому +10

    You are queen noloshad ku raxeso inta noshahay ilhay waxa dhiba ah kuma taso somali wya washen ee ha waqtikaag ha iskaag lumin guulayso qoslkaag quruxosan ku soco I support you queen 🌼🕊️☺️🌼🕊️❤️

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Рік тому +1

    super hero woman ignore those people you're the winner ❤️🇸🇴

  • @munayusuf1633
    @munayusuf1633 Рік тому +7

    Waan ka qaadnay wanan ku salnaya awlada allah ha ku barakeeyo cimre dheer cibado suban labada daroodba nolol qurux badan ❤❤❤
    Alle ha unaxaristo marxunka iyo walidkaygi dhintayba amiin yaa rabi

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      Muna yusuf walal subscribe isaar

    • @munayusuf1633
      @munayusuf1633 Рік тому

      @@ruunishbeauty3220 waan ku saray waxan rajayna in ad wax faidi leh no so gudbisid wllo

  • @shamisjama8576
    @shamisjama8576 Рік тому +10

    Allah ha u naxariito😢wll adi iyo caruurtisana qalbiga haydinka reebo ❤❤
    Nagahan xanuunsana ha u Jojin wll horay u soco Alle ha kula koriyo ❤❤❤

  • @huddahussein8992
    @huddahussein8992 Рік тому

    Hodoney somali inta ku jecel ba kaabad e inta qalbiga ka xanuunsan dib haw eegin ❤❤ walshy

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 Рік тому +12

    Hodaneey waaku salaamay abaayo❤
    Dadkan kugu waashay dhag haw dhigin hana ujawaabin, hadii Aad guursato iyo hadikalleba noloshaada aday ku khusaysaa magarty marka naagahan haysku soo dhisin abaayo❤❤❤
    Guuleyso macaanto alla ubadkaagana haku xiftiyo

  • @hawamuhammed7171
    @hawamuhammed7171 Рік тому +10

    الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة ونعيمها اللهم امين يارب العالمين

  • @qalanjoquruxsan8725
    @qalanjoquruxsan8725 Рік тому +1

    My Queen qof Qalbi furan bathy boqortoyo nacab ku dhag jalaq ha u siin ina adeer guuleyso hagadal marin huno faraxad buxda ban ku rajeyn yatiinta allah kula korsho💖👸

  • @monamona5107
    @monamona5107 Рік тому +25

    ما شاء الله ربي يحفظكم انتي وعيالك 🥰🥰🥰

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️❤️❤️🤝🤝🤝🤝🤝

    • @nasraabdi5436
      @nasraabdi5436 Рік тому +2

      Hodan quruxey wll marka hore caruurtada abahod Allaha ha unaxariisto kitaabna midigta Allaha ha ka siiyo adiyo caruurtadana Allaha haydin xifdiyo xasidkana Allaha ka xijaabo wll

  • @rodajameyusuf9539
    @rodajameyusuf9539 Рік тому +19

    ماشاء الله يحفظك من عيوني ناس
    إنتي وأولادك 🥰🥰🥰

  • @yasmeenahmed3991
    @yasmeenahmed3991 Рік тому +1

    Walla they deserve you spend your words, Allah bless and protect your and your kids please ignore them❤️

  • @ugbadcali5027
    @ugbadcali5027 Рік тому +12

    Annaga ku jecel oo ka BaDan ❤ Niicda HadalkooDa Halkaa inagaga Daa waxaan filaya Hadduu caqli kusii hadhay ku filan jawabtaDu inantayadiii Annaga ku jecel wllo mcn🥺❤️👸🏼 BoqoraDeena😊 from Dee DuriyaDii xalaasha AhayD😂 💚🤍❤️