RAMADAN DAY 8: AABAHEY IYO NINKEYGA BAA JAB WEYN IGU DHIGAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 99

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 6 місяців тому +36

    Fartuun wee noo dadaloosaa wax niigalabahanyahy halagu dadaalo ❤

    • @AdamAdam-py4cn
      @AdamAdam-py4cn 6 місяців тому

      Malaay suuugobariis

    • @AdamAdam-py4cn
      @AdamAdam-py4cn 6 місяців тому +1

      Malaay

    • @ahmedzaki11hassan68
      @ahmedzaki11hassan68 6 місяців тому

      S/c Ramadan Kareem abaayo gooemaa lagu guursaday xalwada xataa waa qarsatay waa xarash aankuu haayaa😢😢😢😢😢

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  6 місяців тому +56

    Fadlan walaal gang like and comment ❤️

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 6 місяців тому +20

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @nazriinhusein4969
    @nazriinhusein4969 6 місяців тому +10

    Fartuney Dadka Ramadan Un Bee Ku Daawadan Lkn Ani Hawen Walbo Ku Daawada Wax Hada So Dhigin Xitaaa Kuwii Hore Aan Dawada Saa Ku Jeclahy Leee ❤

  • @hibaaqahmed9099
    @hibaaqahmed9099 6 місяців тому +6

    The answer to your question; no! You can’t change someone. Change happens cos they want it to. I married a smoker, got told I’m quitting at every new stage in our life until 5 years went passed lol Did he quit ? Maya, so I decided to leave. Marka, ka fiirso. Don’t complain about something you allowed from the get go.

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 6 місяців тому +4

    Qof ka sidu yahey kuqado haka sugni inu isbadalo 😢 hadi kale iska dhaf

  • @saacidmohamedosman5325
    @saacidmohamedosman5325 6 місяців тому +9

    Anoo like saarin Maba joogi karri Ma aqaan waxa iwado 😂❤

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c 6 місяців тому +5

    That’s our problem wlh we think we can change a whole person into a different person it happend to me as well don’t worry sis jabka kaliga maha

  • @MadinaMMohamed
    @MadinaMMohamed 6 місяців тому

    Hoyada mexey idin gurisey😂

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 6 місяців тому

    7:06 fartuun cuntada iga daa wan so manehe😭😂

  • @JasonsNah
    @JasonsNah 6 місяців тому +9

    Fartuun ur so beautiful yet kind and humble ❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  6 місяців тому +2

      You are so kind ❤️

    • @DiaaaRubab
      @DiaaaRubab 6 місяців тому

      ​@@FartunDuvetGirlaoa dear im dia shah from pk

  • @mushtaaqmaxamed2019
    @mushtaaqmaxamed2019 6 місяців тому +3

    Horta abaa 😊qofka haddu is badalayo wxa isdelku samey karaa inta aadan is gursan haddii run laga hadlayo lkn waa jab weyn lkn ay ayada gacmaheda ku donatay😮

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 6 місяців тому +1

    Waxbadso wax beel bay dhashaa😂😂
    Intay is lahayd isaga ayaad ka jari ee iska guurso ayuu marayaa heer uu aabeheedna ku daro, walaaladeed iyo ehelka inta ragga ah haka ilaaliso waji malehe wuu ka barayaaye😂😂
    Ma aaminsani in gabadhi nin ka badali karto wax uu hore u lahaa haday dhacdo xitaa waa mid iyo dhif, lkn ninku wuu badali karaa gabadha waayo dumarku waa ka goaan jilicsan yihiin ragga wayna ka maqal dhaw yihiin lkn ninku wuxu ku talo galo waa suu ugu talo galay.
    Inantu se haday jeceshahay isagoon guursan xitaa ayuu dhaqan keeda badali karaa wayna hablo badan oo madaxa ku socon jiray oo nin markuu helay ku dabo faylayba, iyo qaar asturnaa oo markay nin VIP ah gacanta u galeen waashayba oo dharka dhigay.

  • @sihaambaadi8233
    @sihaambaadi8233 6 місяців тому +2

    Adina la fadhiise jaadka dhan ku cariiri oo kayaabi ayaga hayaaban kabacdina uur leyahy jaad ika tuste ku dheh war umadaas oo kale walaka yaabiya bacda qaadka kawa xareso qolka jiifka kucuna kudheh badarka sidi kabsarta uku kari marke anfariiran ayaga yaabi doone faraha kaqaadi dono
    FG fakirkan wa kaa adina ku fadhiisan laheed ee is jir haiku istiinin ok hubaal ayga faraha ka qaadi doono😂😂😂

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 6 місяців тому +2

    Kaas jabmha waa funny odayga aabaheda janis uu ku cuno raadin jiry wuna hely😂😂😂

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 6 місяців тому +1

    😂 😂😂😂 fartuuun wll ilaahnaab kugu dhaaaarsheee waaa maxay sidaad mawaxa uhaysid wlhi billahi qos aaa beeerku ixanuunay

  • @ashahumblexx1259
    @ashahumblexx1259 6 місяців тому +3

    I am really loving this series of you cooking Allahumma barik keep it up sis ❤

  • @hamdimohamed3592
    @hamdimohamed3592 6 місяців тому

    Ukun iyo muz😊

  • @maysaabdi6694
    @maysaabdi6694 6 місяців тому +4

    Wllll gang imikaan seexanya mar hadddaann ku daawaday😘

  • @fatimaomar397
    @fatimaomar397 6 місяців тому +1

    fartuun anaa kula mida afurka waxaan isku cunaa sambus timir iyo bur wan jeclahay ❤timir la'aan maba cuni karo😂😂

  • @itsikraneyyy
    @itsikraneyyy 6 місяців тому +1

    Hot paprika waa bar barooni shiidan oo kulul

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 6 місяців тому +3

    Mchlah u look so gorgeous nd prettiest ❤🎉

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 6 місяців тому +1

    Ninka haduu balwad laha ilama ahan inu qof darti u daynayo tan kale gabadha qac Aya ka yertay wayo ninka balwada haduu den wad ka tagi karta lkn abahed ayuu baray

  • @Ekoabdi
    @Ekoabdi 6 місяців тому +2

    Tuush Allah swt gacantada haku barakeeyo baayo❤

  • @sahraegeh3926
    @sahraegeh3926 6 місяців тому +1

    Fartuuneey caqliga ayaan kugu jecelahay ❤❤❤

  • @hipohaji
    @hipohaji 6 місяців тому

    Plz Haaf m dufed 😮❤🎉

  • @NajahAbas-jt3ww
    @NajahAbas-jt3ww 6 місяців тому

    🎉🎉🎉

  • @afrodancelover1778
    @afrodancelover1778 6 місяців тому

    😍😍

  • @Qurxoon
    @Qurxoon 6 місяців тому +1

    Masha allh fartuun Catada waad ku qurxan tahy aniga manta ku sadax jiim ayaan aadaga Lakin isku mid ayaan nahay

  • @عائشهعبدلهعبدله
    @عائشهعبدلهعبدله 6 місяців тому

    Khayiligaaas dumarka somalida iska dhaadhiciya😂i don’t believe qof Inuit dartey isku badalayo especially after marriage 😮

  • @namiup0274
    @namiup0274 6 місяців тому +1

    Waa iga qosliday

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому +1

    Aabaha wax la barayo nin weyne mahano 🤣🤣🤬

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 6 місяців тому

    Asalamualeikum Guys iso boqda sroytime sogaliye mhadsanid❤

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 6 місяців тому +1

    MashAllah 😍

  • @xayaadaxmed5702
    @xayaadaxmed5702 6 місяців тому +1

    Abayo wiil aya best friend ahayn zxpki aya isbaranay waa is shukanzanay best friendkyga gabadh aan aad isugu ficanhay ay shukanzan jiray sidi wxy shekadu ahato ani wxn jcyl u qaday best friendkygi isna sido kle labadayadi waa isku qabzany gabadhina wiilka zaid ayy u jeceshahy ani ayay idhahda naso dhex gal ama na heshisi madama ay ogeed ina zxp nahy al xazil labadiba way na jecelyihin anaguna waaa isku hayzana bal mxd igula taln lahyd🙈

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 4 місяці тому

      Jawaab maad helin abaayo arintaada maxay ku danbaysay

  • @IbraahimAbdirisaq-pc1ep
    @IbraahimAbdirisaq-pc1ep 6 місяців тому +1

    Fartuun is good 600k gaarsiya asxby ❤❤

  • @zainabmohamudjama-bu3nm
    @zainabmohamudjama-bu3nm 6 місяців тому

    Abaayo cafi awal suxuurtan ku daawan jirayey lkn xalayey suxuurta ig dharaarsataye mrka dhehdaya abaayo ama abowe dhadhami waxan ku dhehayey naag iga tag dhilahayey hun guriga hana soridine sorry iska caafi xbbti please

  • @halima6960
    @halima6960 6 місяців тому

    You are right Faruun. People don't quit balwad easily when they lie to themselves and tell themselves that this person will change when they get married. You can only change for yourself not for others. Enjoy your aafur, chicken looks good and delicious.

  • @ismahanro
    @ismahanro 6 місяців тому +1

    You’re looking a lil too good fartuneyy😍😍

  • @MunaAhmet-r8m
    @MunaAhmet-r8m 6 місяців тому +1

    Fartuuun ♥️

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 6 місяців тому +1

    Manshaallaah ❤️❤️❤️

  • @dheimanabdikadirmuhumed934
    @dheimanabdikadirmuhumed934 6 місяців тому

    Wiilal hadi kula dhashayn ka ilaali dheh ninka😂 yu family ga dhan wada farisine haduba duqa farisi kow

  • @ifkabea9704
    @ifkabea9704 6 місяців тому +1

    Fartuney jab soo badi

  • @marriahassan2079
    @marriahassan2079 6 місяців тому +1

    Jabka xageen kuguso diraa😂 ku Layaab leh baan kuu hayaaye

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 6 місяців тому

    Fartun wad catoday ila shergare saxibe waxad cuntay❤❤

  • @naimofarhan1952
    @naimofarhan1952 6 місяців тому +1

    😂😂😂❤❤

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 6 місяців тому +2

    Chefuna ❤❤

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 6 місяців тому

    Fartuuneey iscaateeska kusoco good job👌 san dheer baad leheed show😂😂😂kaftan u r queen 👸😍😍😍😍😻

  • @Neshremy
    @Neshremy 6 місяців тому

    Asc

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 6 місяців тому +1

    MaanshaAllaah❤❤❤🌙☪️

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx 6 місяців тому +2

    San uso orday lee😭🎀😍

  • @IbraahimAbdirisaq-pc1ep
    @IbraahimAbdirisaq-pc1ep 6 місяців тому +1

    1.m❤gabadhii ugu Horsehay hanoqoto gaarsiya1.m❤❤

  • @jimcaleomar1881
    @jimcaleomar1881 6 місяців тому

    Qofkii igu hireeyay nasibkayga Ramadan Mubarak wllo fartuun 🌙🥰👍🎉

  • @sucdiarif867
    @sucdiarif867 6 місяців тому +1

    Nice ❤

  • @hafsanur6642
    @hafsanur6642 6 місяців тому

    So beautiful Allahuma barik your fits have been EATING!! 😍❤️

  • @esrahodan3291
    @esrahodan3291 6 місяців тому

    Sandwich iyo sambuus aya isku daraa😂😂

  • @Zuqra2001
    @Zuqra2001 6 місяців тому

    3 hours afur ka dhiman 😢😢😢 Mx iigu hor afureeee😂😂😂

  • @nimcoSaleeman
    @nimcoSaleeman 6 місяців тому

    Anigu kliyaa qosolkaga jeclhy

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 6 місяців тому

    Masha allah ilahay haku xafido abayo aniga best UA-camr

  • @faskahoney
    @faskahoney 6 місяців тому +1

    I love you furtuun❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fardowsoabdirahman4050
    @fardowsoabdirahman4050 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @hamdaabdillahi9737
    @hamdaabdillahi9737 6 місяців тому

    Wll aniga jabkagu waxa weeye anigoo saxbky lajooga ayaan islaa dhoos wan xaaray 😢

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @gudoonahmad-zx5hk
    @gudoonahmad-zx5hk 6 місяців тому +1

    Wxd tahay qofka kliye youtube aan ka daawado

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 6 місяців тому

    Bismilaahi aa hilmaantay

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 6 місяців тому +1

    😂😂😂😂

  • @ayaanahmed5083
    @ayaanahmed5083 6 місяців тому

    Alla fartuney jab igu dhacay inaa kaga shekeyo rabi lahaye intee kagala hadla😂

    • @ikranmohamed123
      @ikranmohamed123 6 місяців тому

      Instagram fartushu ugu dir jabkas weyn hana dhafinine😂😂

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 6 місяців тому

    Waa jab Weyn

  • @FatushSheikh
    @FatushSheikh 6 місяців тому

    Jav weyn waaye😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому

    Manshaallah fartun duvet ❤❤❤

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 6 місяців тому

    Ma bedeli kartid kartid qofka dhaqankiisa waana ku gashay markii hore

  • @samiakhalif3872
    @samiakhalif3872 6 місяців тому

    Jab waa mid yaab leh

  • @AbdorahmanSorre
    @AbdorahmanSorre 6 місяців тому

    Fartuuun 😂

  • @ridd2267
    @ridd2267 6 місяців тому

    Listennnn we grew up on the pancake and sambusa wrap but where's the timir goingg😄

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  6 місяців тому +1

      Try it! It’s so delicious

    • @ridd2267
      @ridd2267 6 місяців тому

      @@FartunDuvetGirl Babe I'll take your word for it for now cuz I'm heavily pregnant this ramadan but I shall do inshallah once Acid Reflux is behind me🤲🏽💕

  • @fardosaabdi8702
    @fardosaabdi8702 6 місяців тому

    Mashallah

  • @shugrimaxamad5343
    @shugrimaxamad5343 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 6 місяців тому +1

    Kan jab ka weyn ma jirto 😂 abo o jaat baray aa haha

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 6 місяців тому

    Hoyadeey saan u cunto Anna wa layaabaa ayadana mba ka qasno 😂she feels like never seen never had😂

  • @anfalyasin791
    @anfalyasin791 6 місяців тому

    Love you abayoo❤

  • @Mimi-e6l
    @Mimi-e6l 6 місяців тому +1

    Jabka inte logu so dira tariq igu dhacday udiri rba

  • @sumayacabdul763
    @sumayacabdul763 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 6 місяців тому

    Masha Allah sis❤

  • @ikranikran510
    @ikranikran510 6 місяців тому

    My qofku.horay.wuxu.uyaqno.qof.ma.kajirkardiid.ila.uu.asaga.aqyarkiisa.iskdayo.ma.ahane

  • @Luluu205
    @Luluu205 6 місяців тому

    SubhanAllah sis plz invite me for iftar. I need this 😩

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx 6 місяців тому +2

    Ani dhiri galin ban helay 😭😂waxan raba jabkeyga inan shegto email mise instagram ama Snapchat halke kugu so dirah