MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 200

  • @XamdiCabduqaadir
    @XamdiCabduqaadir 22 дні тому +129

    Talada ninka kanixinayo intey meel ugasho iney bud kudhufato dhahdo waan naxay😂suu mardanbo uga nixin

  • @Haajira.raliyo
    @Haajira.raliyo 22 дні тому +40

    Dilemma 1: kaasi waa doqone ka tag ninkaagu waa inuu noqdaa your protector si uu kuu dilo buu raadinayaa ka carar gabadheeey ka carar ka carar ka carar ka tag ka tag

    • @faihas-y3s
      @faihas-y3s 22 дні тому +9

      Na walaal waa guur wuxu waad iga nixisay wax lagu kala tago ma’aha inay cashir u dhigto weeyan

    • @Qa.70
      @Qa.70 19 днів тому

      Kacarar iyo katag immisa jeer baa qortay energy badanidaa wllo tan kale ma sidaasay kuula fududahay rer islam o dhisan inuu burburo illahy utoobad keen wllo

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 22 дні тому +33

    Gbdha u danbaysa waa dhiib wllhi illhy haku astuuro waxan rajenyaa wiilka qilbigiisa inuu allh dajiiyo oo rerkiina sii wada wadataan sii farxad leh oo jacel leh insha allh

    • @JazmeenHayaat
      @JazmeenHayaat 21 день тому

      Waxaan kula talin lahaa inay u ducayso taxajjudka oo ay Alle swt weydiiso inuu guurkeeda badbaadiyo.

  • @hamdagarbo5839
    @hamdagarbo5839 22 дні тому +16

    The last one is too scary.
    I think she should give sincere apology to the man if she got married before and hide from him. However she must not expose her previous sins if it was zina.

  • @HavzaHussein
    @HavzaHussein 22 дні тому +53

    Fartuun mr horaan dhiiga kuu shubay😂 illaa 2018kii wan ku daba socdaa kamana hadhayo wll❤

    • @RahmaHassan-xf2nx
      @RahmaHassan-xf2nx 21 день тому +4

      Anoo hal canug ii jooga ayan dawan jiray haxana hooyo wayn ahay kii lixaad ayan wadaa ina soo duceeya umurahayga dhaman in ale ii saqiro

    • @Aliya-vv9pz9gd7l
      @Aliya-vv9pz9gd7l 18 днів тому +1

      @@RahmaHassan-xf2nxAmuurahaga alle hakuu saqiro abayo

  • @raaniidiil4744
    @raaniidiil4744 22 дні тому +28

    The first guy is a sadist he’s taking pleasure in her pain,if I was her I would learn his fear and make the game 1-1 but that can be risky at times because we don’t know what he is like. She needs protect herself from him communicate one and for all about this and if he doesn’t improve take your luggage and move to your moms house.

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r 22 дні тому +16

    Guur hoyada didan tahay guur fiican noqomayo iska da

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 22 дні тому +9

    I just love you fartuun
    Sheekada dambe waa wax laga naxo i have seen such story but i dont know what to advise
    Ilhy qalbigiisa ha u soo jeediyo

  • @anfalyasin791
    @anfalyasin791 21 день тому +7

    Dhiiga iska daa dhuxa xata waan kushubey faruneey 2019 ila hada waa anigan kudaba tagane adiga dadaal vedio yada inosoo Badi love you abayo❤

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 22 дні тому +25

    Anigoo hawiye ah Ayaan hal tallo ku siina
    Waligaaa nin islaameed barri wuxuuu kugu noqon doono aadan ogeyn waaalidkaa warkooda Haku qilaaafin iyadaa dunida kaaga qibrad badan waxey ku araktana og isku day waaalidka nin ey ku faraxsan yihiin Inaa aroostid

  • @egalfatma3217
    @egalfatma3217 20 днів тому +7

    1St girl is dealing with narcissist

  • @FatimaAli-ne1tc
    @FatimaAli-ne1tc 9 днів тому +1

    The first girl is dealing with a narcissistic..run sis

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 22 дні тому +11

    gabadha Adkaarta Aqriso dheh oo Alle aan xusno Anaga dhan

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed6846 22 дні тому +6

    Guurkiina guur khayr, gurigiina guri nagi.❤❤ hambaliyo fartuun.

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 20 днів тому +3

    😔 اللهم تسرنا قوقل الأرض وتحت الأرض ورزقنا حسن الخاتمة يارب العالمين

  • @KowtharAhmed-c3t
    @KowtharAhmed-c3t 22 дні тому +10

    Fartuun waan ku jeclahay abyo noo soobadi muuqaalada ❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 22 дні тому +24

    Team fartuun one like👍

  • @abusufian3824
    @abusufian3824 22 дні тому +15

    You're the only person who I like when it comes to counselling

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 22 дні тому +10

    Waxey ka naxday meeshaan taaganahy io meeshey dadka taagan yihiin wlhi qosolkeyga xaafado dhan soo kicin tagy fartun so funny 😂😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  22 дні тому +5

      😂😂😂😂😂😂 sidaan xaal ma’aha after the aroos inta guriga buu ii noqon 😂

    • @ikhlaasmoha4850
      @ikhlaasmoha4850 22 дні тому +4

      @@FartunDuvetGirl 😂😂😂 runtii waa uqalanta 10m iyo kabadan hadaan kaligey ku gaarsin karana midig iyo bidix ma fiiriyeen wan kugu dhufan lahaa😁 wanaagaaga io talada dadka sidaad usiisid baan jeclahy guuleyso walaashey aduun io aaqiraba 🫶

    • @zahraahmed6919
      @zahraahmed6919 22 дні тому

      Hhhh

  • @ZakariyeAadam-nd1cq
    @ZakariyeAadam-nd1cq 22 дні тому +13

    Fartuun prank hooyo 😅 please

  • @ruuncadaey5531
    @ruuncadaey5531 21 день тому +5

    Naa gabar ahaa dheh ku adkeeso waligeyna wax ma arkin dheh haduu ku jecel yahay wuu ku heesanaa waligaa ha usheegin 😊❤😂

    • @koracaalami8863
      @koracaalami8863 21 день тому

      Marka hada waxaaga caruurtu kuso falaaden miya u qarin taas dambi waaye

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 22 дні тому +4

    Fartun abyo wanku shubeyna dhiiga intaan awoodno lkn caan manihina naciiloso nosamir we love u gal ❤❤

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m 22 дні тому +4

    First one always on time

  • @Muunaofdrama
    @Muunaofdrama 22 дні тому +1

    I love you so much fartuun ❤
    Hambaliyo guur kaaga

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 22 дні тому +1

    Maashaa Allah fartuun habo waan kuu shubaynaa diyaar

  • @hodanmohamud6923
    @hodanmohamud6923 20 днів тому

    Mash Allah what a good balance advance!!!
    Well done 👏 ❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 22 дні тому +18

    Koko bule dhiig ledahy meshan tagnhy kanaxday😂😂😂

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 21 день тому

      maxaa koko meesha keenay hada😮

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj 21 день тому

      @@xaliimoxaliimo1782 videoga dhamyso Ani ha iwaydiine😂

    • @ramla-kf49db3h
      @ramla-kf49db3h 21 день тому

      ​@@xaliimoxaliimo1782dhamaadka vedioga dhageeso adaa fahmayee

    • @zakbaar_______7303
      @zakbaar_______7303 18 днів тому

      ​@@xaliimoxaliimo1782Vedioga mdhameysan miyaa 🙄

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 22 дні тому +10

    Gabadha 1aad waxaan ku la talin la'haa haduu mar kale kaa cabsiiyo hubkaaga ha noqdo in aad sariirta ku adkeeysid macnaha fahan huuno😂😂😂

  • @Ubax_OObz
    @Ubax_OObz 21 день тому

    I just wanted to say you are very smart sis. MashaAllah. May Allah bless you and safeguard you and your family. #walalgang4life

  • @user-jo4ev3ft7e
    @user-jo4ev3ft7e 21 день тому +4

    Asc talada an siinlahaa labada habloodba waxa weeyi inad istiqfaara iyo digriga alle badsataan

  • @Little-tq3zb
    @Little-tq3zb 22 дні тому +2

    Iron lady 👋 ❤❤❤❤❤ much love long life I.a

  • @nemoahmed6823
    @nemoahmed6823 21 день тому +2

    The last one he has nothing to do with her past who knows maybe he even had so many things before her so just sis if he wants divorce about that reason he didn't wants you at first place don’t beg him

  • @mushtaaqahmed9614
    @mushtaaqahmed9614 21 день тому +1

    Fartuun wan ku jacelahay ❤guleyso mar wlba wll❤

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 22 дні тому +10

    Wiilkaas u dambeeyay waa nin wanaagsan Allaha asturo abayo ayada qaldantay waa iney raaligalisaa

  • @user-my7wl9ph2k
    @user-my7wl9ph2k 17 днів тому +1

    Noloshaadi baad khiyaanta qofkii ku Aaminayna qalbigiisii waad dhaawacday waxad ku nefisi kartaa Adigoo runta u sheega isaguna uu si dhab Ah kuu cafiyo haduu ku cafiyo xataa waa xanuun Aad la noolaan doonto khiyaamadaasi

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 8 днів тому

    ❤Inta lagu aroosay, taladaada waa xumaatay😅.
    ❤Dhalinta is guursanaayo, isa suaala isbaara oo wax walba is waydiiya intaan wax isku darsan.
    ❤Gabadha ha furin hadii aad jeceshahay oo ay fiicantahay. kor iyo hoosba meesha way iska jilci lahayd.
    ❤Gabadha iska baar inta aad ka baaraysana cinjir isticmaal ama iska daa galmadeeda.

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 22 дні тому +6

    Kan gabadha ka nixinaya waa garac gabadha si uu u xumeeyo rabaa first why uu uwaydiye wxy kabaqdo u jeeduu kalahaa ani meshas wanaag maba ka fileen madaxa jabin lahaa wlhi inan ka aarsado mhe mba seexden😂

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r 21 день тому

    Fartuun masha allah siifiiicanbaa ula talisaaa

  • @iqraabdisalam141
    @iqraabdisalam141 21 день тому +1

    Ur thinking is very interesting masha Allah ♥️♥️

  • @AsmaAsm-asma22
    @AsmaAsm-asma22 22 дні тому +67

    No, I don't agree with the last one because he doesn't have the right to know about your past. Your past is your secret. If he is interested in your past, he can't be your man.

    • @hani9703
      @hani9703 22 дні тому +13

      No he has the right to know your past unless it is sin and even then you have to find out if he cares about it or not. For example if you know he wants virgin and you are not bc of zina then you dont have to tell him your sins but you also can not marry him bc thats his wishes and you are taking his rights by marrying him. You’re the one that has done the deed so you have the responsibility to find out about his wishes!

    • @LuggooyoAwoow
      @LuggooyoAwoow 22 дні тому

      I am sorry but You are so idiot if he doesn’t have the right to know about your past then why he gets married with you? Your past iskadaye ado yaro fardacaya lagu so qaban 😂😂😂

    • @AsmaAsm-asma22
      @AsmaAsm-asma22 22 дні тому +5

      @hani9703 No, he doesn't. If you didn't had any kids. Is none of his business unless you decide to tell him

    • @LuggooyoAwoow
      @LuggooyoAwoow 22 дні тому +5

      @@AsmaAsm-asma22 your comment shows us that your husband/ future husband has to know allot of things about you!!!

    • @faihas-y3s
      @faihas-y3s 22 дні тому +2

      @@AsmaAsm-asma22no she should’ve told him so he won’t be disappointed when he sees that she was not a virgin.
      Bc he’s in the end future husband it’s about marriage it’s not a game.

  • @IdonthaveName-oj1ot
    @IdonthaveName-oj1ot 22 дні тому +5

    Kan 1aad wllhi wuu walan yahay mafadhiyo wllhi qeebta maskax hala keeyo

  • @user-uc8xi5qo7c
    @user-uc8xi5qo7c 21 день тому +1

    Love you 💕

  • @NasraSaid219
    @NasraSaid219 18 днів тому

    The first guy reminds me of a story I read on Reddit where a woman divorced her husband because he always closed the lid so hard. This small action revealed a deeper issue: it was his way of exerting control over her. His behavior was indicative of narcissism and sadism. She needs to recognize the underlying tactics he’s using against her. There are likely more issues she’s not yet aware of. She mentioned that she’s worried and doesn’t want to stop working. While it’s difficult to pinpoint exactly what’s wrong, you can sense that there’s something deeper going on.

  • @MohamodOsman-ok6ob
    @MohamodOsman-ok6ob 22 дні тому +6

    Fartuney socodkii noso duub walhi kas ku hesta ani barnamijkan kuma heesto

  • @dekoturux7031
    @dekoturux7031 20 днів тому

    Love you tuuneey❤😊

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 9 днів тому

    Walalayal anku tuurno 1m.ka walashen fartuun ❤

  • @IqroHassan-pq2kj
    @IqroHassan-pq2kj 20 днів тому

    Iwrn abyo fartun ❤

  • @user-tg2ju9rf9l
    @user-tg2ju9rf9l 21 день тому +1

    Love

  • @user-nr1ed2un6b
    @user-nr1ed2un6b 22 дні тому

    Haa sax❤😊

  • @SabrinAbdullahi-om7fj
    @SabrinAbdullahi-om7fj 19 днів тому +1

    Marki la fiirsho danka xumanta Ma ila aho in ninkas in oo cebteda asturayo
    Waxi ilatahay in oo jirkeda rawo ama is dhahoyo hada arooste xogo waqti la qado oo ka dhanaanso
    Wayo hadi wanag oo rawo for ever ayu jaanis sin laha😊anyway qeyr alla hakaga dhigo😊

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 22 дні тому +6

    Balayo ku amintay qabitanka micnohiisa saxda ah fahma wax kaste ha u sheegin ninkaaga plz gabdho sir yeesha

    • @Sucdiiina
      @Sucdiiina 14 днів тому

      Ina gabar aheen sir ma noqon karto abayo

  • @madinomohumad9262
    @madinomohumad9262 21 день тому +2

    Magaceyga ii dhig fartuney 😢😂

  • @user-rd2dk9wv5v
    @user-rd2dk9wv5v 22 дні тому +1

    Fartuun caday

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 21 день тому +3

    Waalidkaga haday wax ku diidaan iska dhaaf ban kugula talinlahaa. Nin badanaa hadu ogaado inaa reerkaga uga soo go aday wuu kugu diganayaa ee walidkaga maqal. Tass wataladayda😂

  • @Lifesytle-hb2cu
    @Lifesytle-hb2cu 22 дні тому +3

    Fartuun Sa ujecalahy🥹❤️Ilove Ou Qali Adi maamo.

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 22 дні тому

    Beautiful stories take note girls 😂😂

  • @nimcomaxmad5191
    @nimcomaxmad5191 21 день тому

    Fartuuney wku jeclahay byoh melkasto jogto ilaah ha kgu dhowro❤

  • @YaathayYaathay
    @YaathayYaathay 21 день тому

    Xagee lagaa soo waydiys su.aalha fartunsyyy

  • @nimom7296
    @nimom7296 22 дні тому +15

    Who needs enemies when your husband is your biggest.

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r 22 дні тому

    Darty un habo mabruuk caroskaga

  • @user-vg3tn4ti6k
    @user-vg3tn4ti6k 6 днів тому

    ❤❤❤🎉🎉

  • @Zuuzanopdilahi124
    @Zuuzanopdilahi124 21 день тому +1

    Fartuuun prank hooyo 😂

  • @deqosalah10
    @deqosalah10 21 день тому

    Fartuun wn ku daawada wn ku jeclhay
    Plz next time qabiilda ha sheegin
    Peace N ❤️ love

  • @nyg1162
    @nyg1162 21 день тому

    ❤❤

  • @Layla068
    @Layla068 21 день тому

    ❤❤❤

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j 22 дні тому +8

    Saxwaye hawiye dumarka .umaroona wana guurbadanyihiin

  • @ridwaanquman1515
    @ridwaanquman1515 17 днів тому

    Girl you are hilarious😂😂😅

  • @saabiriindaahir4123
    @saabiriindaahir4123 22 дні тому

    Fartuun dhiig baad leedahy 😂😂😂😂😂😂9:53

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 21 день тому

    O my goodness you chose my name

  • @user-gd8cq8mf1m
    @user-gd8cq8mf1m 22 дні тому +5

    Wuula ciyaraya gabdha hore lkn kaftan mataqaano 😂🤣

    • @Ifraax-nn3gl
      @Ifraax-nn3gl 21 день тому

      Haa ani xitaa saas u argay,wxaa lga yaabaa in uu yahay qof kaftan badan😂oo baashaalka jecel.😅😊

    • @HafsoHassanAbdi
      @HafsoHassanAbdi 21 день тому +1

      @@Ifraax-nn3glmaxa bashala waba wadna xanuna aniga wlhi wadnha i istagi laha inta nal leydamiyo ley qoslo😂😂😂😂😂😂😂

    • @shuc.x
      @shuc.x 16 днів тому

      Haa walagayaba inu isaga caadi lataha iyada na serious tahay

  • @shukrijimale6166
    @shukrijimale6166 22 дні тому

    Team fartuun hala igu cawiyo UA-cam ka please 🙏

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 21 день тому

    Wcs wa mrka lgu dhahyo wxi ku dhibyo ddka ha ushegin kma ilalinyn ee waa hubky beri kgu dhipaten lhayen gbdha 2-adna wxa leyhy 2doda kaa is ledahy wku ficnyhy raac gbdha 3-adna wxaa leyhy isku dy inaa 3-dz bil so jidn krto illhy qalbigiza hku so jediyo koko boqord wye alle ha desto shly tgerahgy ka mid ahyd mntna aydaa youtuberd ah o kusi cwinesa ❤

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 22 дні тому +2

    ninka hadu ku qabo iyo hadu kula shekeyesto waxa necebtaheye iyo melaha ka liidato loma sheego

  • @ifraxmuuse8738
    @ifraxmuuse8738 22 дні тому +1

    Qabil qabil ina iskadey no ala ma hawiye wadanoqono😊

  • @yasinyusuf243
    @yasinyusuf243 22 дні тому +1

    Sxp adina dadaal o sojeso ytb wakasijedahe

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 22 дні тому +2

    Ninka gabadha kanixinaya waa narcissist xun iska ilaali
    Haa Fartun run waaye waligaa mesha kajilucsantahay qof ha usheegin

  • @user-vs7dt6fr4w
    @user-vs7dt6fr4w 22 дні тому +1

    waligaga nana qorii madhuqdey abayo

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 22 дні тому

    Asc

  • @zeytunismail7878
    @zeytunismail7878 14 днів тому

    Fartun mesha haladafiyo wll gang

  • @user-hl4xh1fj8b
    @user-hl4xh1fj8b 21 день тому

    Asc wllo qali wankusalamaya walashey qali aniga wankutageyra marka hoyo barank kusameyneyso

  • @SamiraHussein-yq7ym
    @SamiraHussein-yq7ym 22 дні тому +1

    Fartuun dhiig waa ku shubay caadi iska dhig 😂😂😂

  • @user-ts9cs8qf2d
    @user-ts9cs8qf2d 19 днів тому

    Lkn fudada hada sameyso Alle raligali asna waa kudabca 😢❤

  • @UmuMuhamad-hv8bj
    @UmuMuhamad-hv8bj 21 день тому

    Isoo dhoweya walalo

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 18 днів тому +1

    😂😂😂😂😂atarisho isubadal warun wlhi

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 5 днів тому

    nono hooyada waxey ku diiidey iskaga har ama qabil haku nacdo ama wax kale nin iyo hoyada isku meel hadhigin wuxu rabo ha ahaado fartun wa khald wanadada hoyda nin dartis ha uka tagn

  • @yasminibrahim25
    @yasminibrahim25 22 дні тому +7

    Waa xanun wax ku dhibaayo in lagu sameeyo sitoos ugu sheeg ha igu sameynin ma awoodi inaan qaado como maa i galinee dheh Sxb

  • @user-jm2fz8zk7m
    @user-jm2fz8zk7m 14 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiyaeid3338
    @safiyaeid3338 21 день тому

    Inanta tiri 6 kabid ayaa lay furay wllo salda badi saldadu layl tuko hbn walba ale bari in uu ku barakeyo guriga ninkanaga in uu ale ku jeclaysiyo tasbixda badso salda badso ale kama burburiyo guriga wll

  • @amira1438
    @amira1438 20 днів тому

    😂😂😂 maskin ma waxad ka cabsata qof loshega abayo meeqo kilo aya ka dhacdo marku guriga dhan mugdi kadhigo 😂ileen qof mugdi jacel maba jirto lkn geesi iska dhig abayo

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 22 дні тому +1

    Ciyaar ineey katahay ayaa lagayaba laakin inuu ka jojiyo u sheeg laakin Reerkada ha iska dumin

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 22 дні тому

    Abayo xage kugu so qoraa 😢

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 22 дні тому +4

    Madiino aaha magcga Maa cawda ku qarbnsa 😂😂😂😂

  • @selmaabdirisak
    @selmaabdirisak 17 днів тому

    Dhuux iyo dhiigaba huno ila 2018 barigaad heesti likes chronixx aad kusoo gali jirtay ku daawanayay 😂🫶❤️❤️

  • @nyg1162
    @nyg1162 21 день тому

    😂😂

  • @maziyamuhiim2093
    @maziyamuhiim2093 21 день тому

    1. Hadaa og thy in mar lawaad lakaa nixinaayo maskaxdeyda ha u sheeg to inuu asigi yhy eysan baqin bud ama kal xawaas haqadato ee ha saar saar to ha dhawna waa naxay ha dhah do waa kula qabnaa cml jaanis ka faaideyso 😂😂😂😂

  • @user-ux9pu3pe5x
    @user-ux9pu3pe5x 22 дні тому

    Gabadha mugdiga ka cabsato abyo waliga waxa necebthy qof ha u shegin kuma dheh waxan ma rabi e iga dhaf hdi kle bye wayo wayel tag lama dhahe waxu ku taga La tuşa laga yabe Inu ku rabin Blse wedi tasa fican ina qof qalad kugu samenayo mar walbo ina ka amusto wa qalad shaqsiyadad iyo qasusiyadkagag ilali

  • @munosalad3975
    @munosalad3975 18 днів тому

    Xage kala xariir gabadhan

  • @user-di1gp6zw3d
    @user-di1gp6zw3d 20 днів тому

    Fartun wanu amin sanhy Mel laga Kenya garn Mayne lkn hawiye kliya mahe rerxamrko dhn badna wxanu argna uun yago gabdhahoda silcinya xta ty gursdan 90%way so qarxiyn

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 21 день тому

    Aabeheed u diidiksra markuu baaro ninka
    Inuu u qalmo gabadhiisa iyo in kale.
    Qabiilse goorma laga tagay

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 21 день тому +2

    Adun u isaq hawiye gur ku dhalilo afan jigna 😂😂😂 ma hawiye gur ku garan isaqa aniga kama kursaden wayo wa rer wada qayila o ilka bolala leh uf afkoda ka lalaboda sidu u yalo

    • @SahrayusufSahrayusuf
      @SahrayusufSahrayusuf 21 день тому

      Kuma caynayo sidaad noo cayday lkn waad furiin badantihiin . Sax

    • @HafsoHassanAbdi
      @HafsoHassanAbdi 21 день тому

      @@SahrayusufSahrayusuf caay ma fcno lkn adinga gabdhaha wa disheen sax