Qiso Cajiib ah Saaxiradi Tabuk iyo gabadhi ay 5 goor sixirtay !🤔🇸🇦😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @Anony2
    @Anony2 5 місяців тому +14

    اعود بكلمات الله تامة من كل شيطان وهامة ومن كل عين لأمه ومن همزات شيطان وانيحضرون

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 5 місяців тому +4

    Ciqaabta allaah hakudhacdo saaxiriinta iyo khuraafaadlayaasha iyo kuwalaxidhiidhaba inta hanuunka alleh uqoranyahayna allaah hakusoohadeeyo aamiin aamiin aamiin

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f 5 місяців тому +4

    Jazaakillahu khayr ukhtii

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 5 місяців тому +3

    Xasbunallaahu wanicmalwakiil kulanaa insha;allaah

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 5 місяців тому +2

    Maanshalaah tabarakalaah walalo noo Soo badi qisooyinka

  • @abdurahmanahmed9719
    @abdurahmanahmed9719 5 місяців тому +2

    Wd mahadsan thy wll true story soo badi sheekooyinkan suxarada dad badan kuma bararugsana dhibka sixirka & saameyntiisa ilaahey cadaab Aaakhiro & mid aduunba ha usoo dadejiyo oo umadana ha ka qabto makrigooda & dhagartoodaba ii soo duceeya wll sixir shan sano oo lay cusbooneysiinaayo i haya nolosheydii baabiyey afar qof ducooda waa aqbala qalbiga iga soo duceeya wll waa ramadan ducada waa la aqbala wd mahadsan thy qisooyinka saaxirinta na soo badi jabkooda waa ku farxaa ducada ha iga ilaahey ilaahey dartii bn ku jecelahey wll

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  5 місяців тому

      Wcs walaal aayatul Al Kursi badso Ila kun goor akhriso insha Allah waad ku caafimaadaysa bixol Allah wa quwatih

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 5 місяців тому

      Abaayo ayatul kursi aniga ayuu aad icawiyay salad walbo kadib 200 ayan kaaqrin jiray ilaa islanta isixirtay haben walbo digal igu imadi jirtay digal Ana dili jiray zowjkeyga ayaa shukansaday kadib ogabaxay hal guri ayan wada dagnen kadib wansoxanunsaday ilaa an kalatagnay suratul baqarah ayan jogtaeyay labadas

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 5 місяців тому +8

    Xasbiyallah wanicmalwakil
    Illahow naga qabo saxitinta iyo kula u tagaba

  • @hdnabdi8302
    @hdnabdi8302 5 місяців тому +2

    Mansha Allah Mansha Allah, sister thank you so much, this is very important

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 5 місяців тому +4

    😭😭😭😭 walaahi calool xuma ayaa Taala qaza qofkasto muslima damqaysa ilahow dulmiga kafeeyd dadkaaas muslimiinta

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 5 місяців тому +3

    WCs Wll qaali jasakillah khayr ❤❤❤

  • @hamd9203
    @hamd9203 5 місяців тому +2

    حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله 😢

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 5 місяців тому +2

    Bisinka yaarabi

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 5 місяців тому +1

    اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому

    Ilaaahow adanu ka magan galay saaxiriinta aamiin

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 5 місяців тому +1

    Subaxna Allah shar oo dhan rabi ban ka magan galay 😢😢😢

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 5 місяців тому +1

    Ilaahey kher ha ku siiyo Waalahey Wax baden baanu kabaraney

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 5 місяців тому +1

    Xasbiyallhu wa nicmal wakiil rabiyoow waxan kaa magan galay Shar insi iyo mid jiniba

  • @MR_maddrip7012
    @MR_maddrip7012 5 місяців тому +1

    Habayar noo soo ducooyinkaa qeer badan Allah ku siiyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 місяців тому +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 5 місяців тому +1

    Ameen

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 5 місяців тому +1

    Illaahow adigaa ku magan galey🌟🌟🌟

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 5 місяців тому

    Jzk khayr Walal Fatima

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 5 місяців тому +1

    Subxanallah ilahow noxifdi yaarabi 🤲🤲🤲

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 5 місяців тому

    Wcs walal Fatima Muna iyo walalaha dhammaan. Illahay ha inaga badbaadiyo sharta oo dhan.

  • @fdhyamhmd7673
    @fdhyamhmd7673 5 місяців тому

    mansha allaah allaah ha ina ilaliyo insha allaah

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g 5 місяців тому

    Ilahay nartiisa ciyar uma samensan dumarku waxba isuma quudhan wlhi ibliis iyo dumarku 🤞wa wallo subxanalahaa

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j 5 місяців тому +1

    Subxanallaah walciyadubilaah laayaflax saaxir xeysa ataak

  • @zeiruqagencies2928
    @zeiruqagencies2928 4 місяці тому

    Walashey khair farabathan Allah kusiyo. Ameen

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 5 місяців тому

    Fadumo muna shukran Abaayo nooso badi qisooyinka waan jeclahay qisooyinkaga marnaba kama xiiso illaah haku xafido adiga io the allaahumaa aamiin ❤❤❤

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 5 місяців тому +2

    Xasbiyallah wa nicmal wakiil

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 5 місяців тому

    Alle ayaan ka magan galney . Alle ha u gargaaro dhmn muslimiinta dhibaateysan

  • @zainabhassan4372
    @zainabhassan4372 5 місяців тому

    Subxanallah Alle swt hayna xafiido

  • @ilhanaliapdulahi
    @ilhanaliapdulahi 5 місяців тому

    Masha allh hbo no so badi qisoyinkan oo kale

  • @user-pm4cf3ol3d
    @user-pm4cf3ol3d 5 місяців тому

    سبحان الله 😭

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 5 місяців тому

    Xasbunallahu wanicmal wakiil

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 місяців тому

    Wcs walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 5 місяців тому

    Aamiin yaa Allaha 🎉🎉🎉🎉

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому

    Subxaaanalllah

  • @zahrahabarwa3322
    @zahrahabarwa3322 5 місяців тому

    Asc Madugo muna baarakallah

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 5 місяців тому

    Subxannlh xasbiyallah wa nicmal wakiil

  • @hudamohammed7998
    @hudamohammed7998 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qz6lz2sb8n
    @user-qz6lz2sb8n 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 місяців тому

    Tabuuk , Xiligii Ncs waa jirtay ,
    Qaswatu tabuuk,

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 5 місяців тому

    Faadumoy ciqaamad lajadiidiyo ban maqli jiray wa icaawa sixir lajadiidiyo ilaahay saaxirinta dad haka qabto

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g 5 місяців тому +1

    Dumarow ilahay kabaqa wallka waxkasta ad ku aragto mashaAlhhh dheh qalbigag haracin walahi ilahay hadad xirir wangsan layelataan qalbiga qani ayad kanoqonaysaa
    Mid jjhsjshshs

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p 5 місяців тому +1

      Subxaanallaah xasadkaa aad baan unecbbahay islaan waxan aqaan si live ah ii xasdeeso 😢 seen ka yeelaaa

    • @user-vb7ty1ne8g
      @user-vb7ty1ne8g 5 місяців тому +1

      @@user-qt8rj2lx2p wll qli quranka inta ad taqaan akhriso saliga nabiga badso nolashada quruxdabadn qarso hauga shekekayn dumarka adkarta badso inshallah wllo

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p 5 місяців тому

      @@user-vb7ty1ne8g adoo jecel oo aan waxba ka kalabsan ayeey ku xasdaayaan subxaanalllaah qofkastaa isagaa imtixankiisa iska heestaa maxey karawaan umada illaahey .qur
      Aanka waawa waxa kaliya ee aan ku noolahay

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p 5 місяців тому

      Jazaakallaah wll

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 5 місяців тому

      ​​​@@user-qt8rj2lx2p
      1-adkaarta subaxii iyo galabtii yuu ku dhaafin
      2-magacyada alle carabkaaga yuuka qalalin
      3- saliga nebiga intaad kartid ku sali
      4- qofta waxkuu quudhi weyday
      Xumaanteeda uugu bedel wanaag
      Insha Allah adigaa guulaysanaya

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 5 місяців тому

    🆓 falastiin

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 5 місяців тому

    Asc wll f.muna

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 5 місяців тому

    Acuudu bilah acuudu bilah ilahow maqluukhada hanagu mashquulin

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 5 місяців тому

    Gabdha la sixraayi iyo inanta Ninka la la doonyaa waa ilmaadeer

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 5 місяців тому

    Asc Fatima labar kaada rabey in wax kula wadaago inte ka helah

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  5 місяців тому +1

      Wcs WhatsApp kan igu reeb fariin walaal 00447946540634 mahadsanid