ILMADA WAAN CESHAN WAAYAY QISADAN WAA QISADA NOLOSHAYDA MID UDHAW QALBIYADIINA WAY ILMAYN DOONAN😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • #ayaangobdoon #channel #qisas #

КОМЕНТАРІ • 424

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 5 місяців тому +18

    Qof walbo oo qiimo leh wuxuu leeyahay qiso xanuun badan inta kuu dhiman farxad Allaha kugu dhameeyo guul wacan ina ader

  • @ayaanhussein3313
    @ayaanhussein3313 5 місяців тому +12

    سبحان الله. Qofkasta oo qurux badan oo dhoola cadayanyaa waxa ku Duugan qiso murugo le

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 5 місяців тому +18

    Wllh wxii qoran. Uunbaa dhaca ayaanay. 😭 Alle ayaa kudoortay. Mnta in aad intan soo gaarto. Kasii dheerna wku rajeynaa cimri dheer io cibaado suban appyo😢😢😢❤14. Malin 😢Qof badkujiray. Yaarapi. Naxaristada waasic waye.😭😭😭😭yarapi. Cawad io 14 kii will eklaba allow unaxariso. Dhibatadas eeymarena dambi dhaaf. Uga yelll. Ugana dhig mid lagu tir tiro. Dambiyadoodi dhamn. Alllow. Waa adoomadadiyee naxarista io weynidada io fadligaga ugu naxariiso yaarapi. Yaa raxman😢🤲🤲😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @AbshiroCcasiis-lc4qp
    @AbshiroCcasiis-lc4qp 5 місяців тому +15

    Maanta wan ilmeyay abyo alxm alle kaa soo gudbiyay marxaladaas😢

  • @Prety977
    @Prety977 5 місяців тому +19

    Alla.calosha alle hau naxaristo dhamantood😭😭😭

    • @nurtaadan-zt3fl
      @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому

      Allah haunaxristo inti geriyotey abyo adgna umri dheer io cibda suban ayan kurajeynaya hbbty😊❤😢waa qiso hananun bdn😢❤

    • @UbaxAxmad-vq4if
      @UbaxAxmad-vq4if 5 місяців тому

      😢😢😢❤❤

    • @khadijomaxamed9441
      @khadijomaxamed9441 5 місяців тому

      Aamiin gacalisoh😢😢

  • @NasefNalka
    @NasefNalka 5 місяців тому +13

    Ayaan ilaahay ayaa ila og inaan ilmeeyay ilaahay ayaa kuuqoray dunida inaad bariis kaga kadhamaysato😢😢😢😢

  • @fatimaniifay4533
    @fatimaniifay4533 5 місяців тому +9

    Qof walibo o qurux bdn waxa ku duugan qiso xanun badan wlhi wan ilmeyay silac Loma dhinto ayaaney intii dhimatay Allah u naxariisto 😢😢

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 5 місяців тому +4

    Waa Qisa xanuun badhan waaye mahadsanid afurkan kugu sugayaa Allaah xa u naxaristo

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 5 місяців тому +5

    quruxdaan iyo shacnigaan aan arkeeno dhibaa kaso martay walahi waa ilmeeye ilaahay haku xifdiyo inta kuudhimana barwaaqo midii kudhameesato hakaadhigo bil ramadaan lagu jiraaye 😢😢

  • @user-rx1fo9nu8d
    @user-rx1fo9nu8d 5 місяців тому +8

    Manta Ana ugu horeye wan sugayey ina afurka ku karsado rabay mahadsnid byo ayaan❤

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 5 місяців тому +10

    Hbo ayaan ilmadaada wey idhibee Alx hadaa nooshahay 🤲

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 5 місяців тому +6

    Wsc ayaan cdey anaaa fasti ah maanta galab wacan team ayaan ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢 abayo sorry ayaaaney qof walbo qiso kuduugan abayo walhi lkn walalaka daran yahey inta dhimatey oo gab dha has alle ha una xariiisto cumri dher caafimad cibado suuban alle haku siiiiyo xapiptiiii 😢😢😢😢😢 runti ayaney adigo ilmeynayo walhi ma awodo inan ku firsado ee alle haku xafido adun iyo aaqiraba alle haka raali noqdo xapiptiiii❤❤❤❤

  • @MaryanCumar-ob9xh
    @MaryanCumar-ob9xh 5 місяців тому +3

    Allah u naxariisto dhamaan tod qabrigana Allah u nuriyo😭🤲. Qisada noloshaada wan sugi la sanahay ❤ l.a mid waxbadan kaga cibro qadano no noqonee l.a❤

  • @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860
    @rouwaidaabdelazezrouwaidaa6860 5 місяців тому +10

    Alhamdullah ayaaney inaa nala joogtid maanta rabbi fadligiis aa ku soobabaaday xppti 😢❤

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 5 місяців тому +3

    Subxaanallaah ayaaney anaaba ilmeeyey adoon noo wada sheegin qisadaadii Alx hadaad ka badbaday khatartii

  • @user-mh4fy6rn2v
    @user-mh4fy6rn2v 5 місяців тому +5

    Alx ayaney hada wanala jogtaa ilahey cimri dher haku siyo 🤲😌

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 5 місяців тому +1

    Abyo ilaahey aya ku qoray inad adunkan nala si joogto ma aqano sidaan u awoodi doono inaan dhagasyto inkastoo an isdhihi jire goorme qisadaas maqllee 😢😢😢 Queen

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 місяців тому +1

    Ramadan mubarak Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @AbshiroCcasiis-lc4qp
    @AbshiroCcasiis-lc4qp 5 місяців тому +4

    Masha allah manata anaa ugu soo horeyay qaali dumar ayaan goobdon

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df
    @RaxmoCabdulaahi-yy6df 5 місяців тому +3

    Sorry ayaaney wn kula ilmeeyay wlhi Abyo ilaahay cimriga hakuu dheereeyo Abyo mcn noolow intay nolol jidho ❤🤲

  • @Zaara367
    @Zaara367 5 місяців тому +2

    Ayaney walhi waa ku duceynaya habeen kasto oo aan salatul Layl tukado calosha i hurayso wlo xatal aan aan communitgan qorayo wan ilmaynaya qisada noloshayda markaan xasusto qof ilmaynaya arko walhi wan darema sasoy tahy laygama daremo qosol baan ku qariya 😭😭😭😭💔💔💔

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan 5 місяців тому +5

    Baryahn kumaan dhagaysan sababtoo ah wxaan ku mashqulsanaa trtano lkn waankuusoo laabtey❤❤❤❤❤

  • @laylaaa959
    @laylaaa959 5 місяців тому +3

    Ilahaay wll qaalbigaa haa ku qaboojiyo waa qisoo muu rugaa leeh anaa baa oo yii gaa raay 😢😢

  • @niciimosiraaj2261
    @niciimosiraaj2261 15 днів тому +1

    Ax waa xanuun qisada ayaney wlhi waan oyey😭😭😭

  • @user-ft8nt5dy1w
    @user-ft8nt5dy1w 5 місяців тому +14

    Comment aan qoro manta igu horeyso wan ilmeyay ayaney markstona wan kudhageysta 😢ilahy kaso gudbiyay alxm xabbti❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 5 місяців тому

      Asc ayaney abayo shekadada walahi wan ooyey runti WA qiso xanuun badan alxamdulillaah hadaf soo bafbaday ok

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 5 місяців тому +1

      Ayanay abayo qahira aad iyo aad ayan ujeclahay WA meshing aan kadhofay from amerika anigoo yar aya you enhance naga qaden ilaa mareykan fadbadan aya laga qaday madar waxan degenen madar jafuid ok

    • @maryanyuusufyuusuf
      @maryanyuusufyuusuf 5 місяців тому +1

  • @basrocali9719
    @basrocali9719 5 місяців тому +2

    Qalbiyadena ayaa isku xiran ❤❤mcaney❤❤❤ anigaba ayaney qiso ayan leyahy ilaa hada ayee ihaysataaa abyo hadan kulawadagi lahaaa waxan ka cabsanaaa in leesku baa biyo 😢😢😢😢😢alle waxan karajenaaan in uu alle iga bixiyo😢😢😢😢😢

  • @sacdioinagini
    @sacdioinagini 5 місяців тому

    Qisadaan in aan dhagaysta. Maanta ayaan. Jaanis u helay. Wlhi waan la ooyey Alle ha. Naxarista dhamaantood. Wlhi tan ayaan oo ay xaaga nooga sheekaysay qisadeeda xataa wan la ilmeeye. Abyo adigana. ALLE. DANBI DHAAF HAKAAGA DHIGO🤲😭😭😭😭

  • @fartunjamal7809
    @fartunjamal7809 5 місяців тому

    Abaayo wllhi wakula ilmeyay xppti 😭 Allah ayaa kudoortay kuuna ogolaaday in aad siinolaato
    Cimri dheer iyo cibaado suuban ayaa Allah kaga baryaayaa abaayo
    Wallhi waxa tahay gabadha kaliya aan dhiirigalin kaqaato Allah hakula jiro gaarwalba iyo goobwalba abaayo I❤ u❤

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 5 місяців тому +4

    Ayaaneey Inta yar oo Aaad Qisadada noga tatabatay ayaba ilmadu inaga soo daadatay sidee ku dhagesana qisadado dhan 😭😭 wlhi ine murugo tahay dareema Abyo nolosha Kuma xumeso Allah Aya amanadisa thy Wadna liibane aduun io aaaqiro

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  5 місяців тому +7

      Karti inaad kaqaadaab ayaan idinkugu sheegi doonaa silacii 9sano ayaana ugu magac dari doona inta gabar somaaliyed iga dambayso waxaan rabaa inaysan waligeed isdhiibin

  • @user-fl3en8ni6j
    @user-fl3en8ni6j 5 місяців тому

    alle ha unaxariisto dhamaan tood walla heena kitaabkodana midigta alle hakasiiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +3

    Calooshaa iga xanuujisay maanta Ayaan quruxey

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 5 місяців тому +1

    Ayaan abaayo Ramadan lamida allah haku xafido waxaad tahay gabadh sharaf badan masha allah

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 місяців тому +2

    Illhy ha unaxariisto dhamaantood

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 5 місяців тому

    Alle dilaa dhinto wa run,Tahriib wa naftada ku qimaar,Laabta ilaahey ha qaboojiyo intii dhibaato kasta so martey,Alxmdullh abaayo ilaahey ku badbaadshey.Midaan aad ula yaabo wa Qaar bdn oo wxa jiro ayagoo arkey intaaso dad ah ku dhinteen tahriib hadana tahriibayo Subxanallaah waali ma ka dhihi kara iyo iimaan darro.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 місяців тому +1

    Alxamdulilahi Alla mahadaleh Allhi kusobadbadiye ya Rabi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @yaasmiinalimohammedyaasmii8294
    @yaasmiinalimohammedyaasmii8294 5 місяців тому +1

    Alle manta wan caloolo xumaadey ayaaneey bis mcney nolol qurx bdn baa ku rajeynaa abyo commonti kama dhiiban jirin lkn manta waan ka soo dhiibtay 😭😭😭😭😭😭

  • @hanihappy1421
    @hanihappy1421 5 місяців тому +1

    Abaayo ayaan ilahy ha ku xafido wllhii wan ilmeyy wan murugeysna marka ku dawnayay wllhi Chanel kaaga wan dawadaa ayaan ilahy adionkiisa wuu imtixaama alha😊cala kuli xaal 😢😢😢😭😭😭

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em 5 місяців тому

    Waan ku ilmeyey wll ayaan qurux alle camriga iyo cafimaadka ha ku dheeryo wll qaali

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 5 місяців тому +1

    Wlhi indheheey ilin aa kasoodaateen sourry ayaaney😢😢😢

  • @Hodo79
    @Hodo79 5 місяців тому +2

    Alle mahad u sugnaatey hadaaad ka soo gudubtey abayo 😭😭💔

  • @raxmamuxumedaxmed-r2f
    @raxmamuxumedaxmed-r2f 5 місяців тому +2

    walashy ilahay qalbiga haku qaboojiyo

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 5 місяців тому +1

    Subxaanalaaah ayaaney wlhi qiso xanuun bdn kugu duugan😢

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 5 місяців тому +1

    Subxaanallah 😭 what a very painful story 😭 You make me cry, abaayo macaan Ayaan quruxey. Mahadsanid Allaha ku xafido xabibti ❤❤

  • @makomaxamed3339
    @makomaxamed3339 5 місяців тому +1

    Allaha ha u naxariisto nitii dhimatay qof wabo aduuya dulusa rana qisa ayo nanolya ee allaha hano saqiro walahi qisadi iiguxanuu kabdne 😢😢😢😢

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 5 місяців тому +1

    Ilahey ha u naxaristo dhamantoda qabrika alh u wasaciyo janadul fardowsana alh uku bishareyo anakana ilahey ha inoka daba maxariso ya alh

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 5 місяців тому

    Wadada gusha ayapa ah ayaaney
    Mid ayka buxan caqbdo tiro badaN
    ilhayna quraan kisa waxu ku idhi
    واصبرؤأ ان الله مع الصابرين
    sabra ayyu ilahy idhii ilahy waxu la jira kuwa samra
    Culaskstna wax ka danbeya fudaydd qofku haduu hadaf cad leyy
    waxa xaqiiqo ah inu garii ayen waxthy qof nolsha garnya mesga u usocdoo hadf cadnleh maraa alle marwalipa talo saroo wan garysa guushda wadna noqonkarta qofka ad noqtiid inad noqtoo alle haku garb galo wllhi caloosha na Hurty
    asc

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 місяців тому +1

    So sad story 😭😭😭😭bad waynta wax ka cabsi badan

  • @HANAD127
    @HANAD127 5 місяців тому

    Abaayo wlhi waankujeclahay qofkii kuhelo ayaanasiibleh farxad kunooloow❤❤❤❤

  • @xaliimoadam1929
    @xaliimoadam1929 5 місяців тому

    Ayaan wlhi ilmada wan ceshanwayay ilaahay dar ayaan ku jeclahay

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 5 місяців тому +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun waa jeeri xanuun badan alle haunaxariisto

  • @fadumoisse6634
    @fadumoisse6634 5 місяців тому

    Manshallah tabarakallah ASWT ha ku xafido abyo mcn.

  • @DaahirMohamudHirsi
    @DaahirMohamudHirsi 5 місяців тому

    Ayaaney Abaayo daruuriyan kuu ahee abaayo xagaan kaa heli karaa❤

  • @amalissa9362
    @amalissa9362 5 місяців тому +3

    Wll ayan I m sorry ax ax ax wan Ka xumahay illahay ba Ku mahadleh Ka badbadiyey

  • @sahraali879
    @sahraali879 5 місяців тому +1

    Ala dila dhinto ayaneyy😢alxm inla sabra laraba adunkan waa iska imtixaan Aniga Aabahay xnnsana dalka dibadiisa cfmd udoonty 2022 dhexdeda noo yimid hdana wuu xnnsady wuu laabty 2022-hada oo sndka cusub ahaa wuu jiry marwalbo wuxuu dhihi jiry anigo nabada io adinko nabada allah isku kaaya keeno siduu ulahaa anaga waa tashanay allahna wuu tashty marwalbana tii allah baa soconeyso ugu damben allah baa naga jeclaady aabe mcn oo bishaan may kowdeeda 1 geeriyoody😢😭😭 wllhi markaa maqly aabe dhinty wn warery wn aamini waayey waa sabri wye lkn alxm ina sabarno qasab wye madaama dad muslim aa nhy oo iiman leenahy alxm madhinte illhy☝️🤲😌wllhi weli wn damqanaya iiso duceya in Allah qalbiga ii qaboojiyo oo sabar io iman isiiyo🤲😭

    • @HodanBadri-mm9xp
      @HodanBadri-mm9xp 5 місяців тому

      Allah haw naxariisto abo abaayo mcn adina Allah Haka samarsiiyo😭😭

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 5 місяців тому

      Sahra aabo Ilaahay ha u naxariisto adi iyo ehelkana samir iyo iimaan ayaan Ilaahay uga baryayaa

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  5 місяців тому

      Allow unaxariiso idinkana sabar idin sii

  • @DaahirMohamudHirsi
    @DaahirMohamudHirsi 5 місяців тому +1

    Ayaaney Abaayo daruuriyan kuu ahee abaayo xagaan kaa heli karaa

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  5 місяців тому +2

      Fcbook pegkayga ayaan gobdoon 42 fllow ayuu heestaa

  • @user-fo7fm8vj5j
    @user-fo7fm8vj5j 5 місяців тому +1

    😢😢Abayo wakaxumahay .mcey wayaha Adunka wa wada qiso qofwabna qisu leyayhy wakala xanunbadanyihin

  • @katramohamed9577
    @katramohamed9577 5 місяців тому +1

    Ala abyo ha oyin wankubarya wlhi waa ilmeye😭😭😭😭😭

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 5 місяців тому +2

    Ax habo qalpiga na xanuuney waan ilmayney 😢😢😢

  • @user-mw4th1zc7l
    @user-mw4th1zc7l 5 місяців тому

    Mashaa allaah abaayo macaan ilaahay ha ku xifdiyo Ramadan kariim

  • @Haniabdiraxman-vl6ij
    @Haniabdiraxman-vl6ij 5 місяців тому +2

    Wa mhdsnthy Ayanee Saat nogu sodadaashy❤🎉

  • @user-vw3td3zn7p
    @user-vw3td3zn7p 5 місяців тому

    Ax ayaaaney wllo qisadaadu wa qiro ax ilhy haku barakeeyo

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 5 місяців тому

    Mahadasanid sharafy alllha ku xafido. 🤲 noloshuh kumah xumayso

  • @janatabdi5387
    @janatabdi5387 5 місяців тому +1

    Ilaa 2019 ayan ku dawanaa manta wad iga ohisay walahi from🇩🇯

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f 5 місяців тому +1

    Manta wan ilmeyay abayo allhamdulilah alle kaa soo gudbiyay macanto 😢😢😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +1

    Qofka walba waqti uu leeyahay silic looma dhinto maash'allaah tabaarakallaah macaan badaney

  • @nadifohasan2489
    @nadifohasan2489 5 місяців тому +1

    Ayaaney maanta waa icalool gedisey wllhi cala kuli xal xadaba nooshaxay alx❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 5 місяців тому +1

    Dheh alxamdulilahi xamdan katiiran.😢

  • @user-my4uh6ef8d
    @user-my4uh6ef8d 5 місяців тому +1

    Mcney ayan manta waa ilmeyey 😢😢😢 alx manta hoyo iy aabo kudawnaye alx abyo 😢❤❤❤

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 5 місяців тому +1

    Allla tahriiiib walhi waaaaa xanun ooo murug ah bisinka walhi wa xanun runtiiiii 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 subxana allah 😭😭😭😭😭 subxana allah alx alx alx alx calakuxal

  • @Nawaa243
    @Nawaa243 5 місяців тому

    Fadliga bisha ramadaan darted ayaan iyo teamkeda fadlan igu soo duceeeya walaashey oo geeriyootey iyo waalidkeygii

  • @simanfaaid6108
    @simanfaaid6108 5 місяців тому

    Ayaaneyyy Illahy baa Dunida Bariiskga kasii qoreyy 😢

  • @user-sl9by7on3k
    @user-sl9by7on3k 5 місяців тому

    Wan ilmeyey ilahay ha unaxaristo dhamantoda😢

  • @munaGerat
    @munaGerat 5 місяців тому +1

    Marwalba qiso xanuun ah dageesanaaya ilmada an iska ceshta walahi😢😢😢

  • @Prety977
    @Prety977 5 місяців тому +3

    Th me first comment ❤🎉

  • @FatimaIsmael-fh7tt
    @FatimaIsmael-fh7tt 5 місяців тому

    ayaaneey qof adag ayaad u dhalaty oo karti leh xbbt cimri dheer

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 5 місяців тому

    Dhamaantoodba Allaah hawada Naxariisto YaRabi Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 5 місяців тому

    amiiin Allaah ha uwada naxariisto dhamaantod waa qiso xaanun badan

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 5 місяців тому +1

    Subxanahla ilhayo hawnaxriiisto dhamantoto walhi waa qiso igu xanuun badan inti noloshayda aan noola ilhayo waxan uga baryaya iin uu u naxriito walhi manta ilmada waan ceshwayay ilhayo waxn ka baryaya inta aan qisd noloshad aan maqlayo ayaan alla infta ha idayo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @xaawo1212
    @xaawo1212 5 місяців тому +1

    allah haunaxariisto😢😢😢😢😢😢😢 wlh waa xanuun

  • @user-hd2nw8ev4h
    @user-hd2nw8ev4h 5 місяців тому +1

    Ayaan Ramadan Mubarak sœur from Djibouti

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 5 місяців тому

    Wcs wr wp ayaaney cawa kowda habeenimo ayaan daawanaayaa abayo illahey ayaa kuu gargaarey illahey waxaan kaaga baryaa in aad janatul firdows hakugu maneeysto biquwatihi Amiiin ya rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤murugo dambe lama ilimeeysid inshllh mcneey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤we love you ✌too❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 5 місяців тому

    Bisnaga dheh ayaanay ilinta aa ceshan waaye qisadaada waa xanuun maba dhagaysankaro

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iq 5 місяців тому +1

    Alx❤❤❤❤ ilhey Haa u naxriisto

  • @IjaaboHusseinALi-vc2gt
    @IjaaboHusseinALi-vc2gt 5 місяців тому

    😢😢😢 wallhi waa qisadi iigu murugada badneeyd aan dhageysto runtii 😢😢😢😢

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 5 місяців тому +1

    Ayaney mnta calosha i hurisay 😢 wlhi ilhy bay ka sugnaty ina nla joogto .. dadkas dhintyna alle haunxriisto😢

  • @ayaanmohamed4606
    @ayaanmohamed4606 5 місяців тому

    Asc Ayaaan Goobdoon wlhi Abyo calosha ii gadoontay Side ku dhageysan doonaa qisadadaa xanunka bdan Alxm hdad noshahay oo cafimaadna aad qabto mide Guuulo bdan garto oo farxd ku nolotaa allah ka dhigo cadowggana allah ka qabto wlshey ❤💕💯🥰 sami sorry😭😪🫂

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 5 місяців тому

    Tnx hbo waqtigada qimaha badan nasiiso jazakllh

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 5 місяців тому

    Illah imabado tahriib badas lagurogmade ala mexey dadbdno somaliyed nagaqabtaa 😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 місяців тому

    Wcs my dear abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan kuu salaamay inbadan ramadaan mubaarak

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 5 місяців тому +3

    Soori habar yar wan ka xumahy ad aya qalbiga uga murgay habo 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲 allow ku garab qabo habo

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed 5 місяців тому

    Manta waan ooye walshay ayaan qalbiwanag alx manta wad noshahy cimri dheer io cafimaad abaayo

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan 5 місяців тому +1

    Ayaaneey bes uma adkysan karo oohintada wlhi😢 qalbigy I taabaty
    Wxn kaaga barany qosal iyo farxd plse waxaa kaa oohiyy qisada uurkaga ku Duugan😢 guul baan kuu rajynaa xbbti waligaa kor ahw

  • @munaGerat
    @munaGerat 5 місяців тому +1

    Ayaney wan kula 😢 oyey please ha oyin😢😢

  • @SmilingMountainGoat-lv8lv
    @SmilingMountainGoat-lv8lv 5 місяців тому +1

    Masha Allah Abaayo Allahaku xafido ❤❤❤

  • @NimcoAbdifitah
    @NimcoAbdifitah 5 місяців тому

    Habo wllhi kula ooyay ha ooyin waayo malaguugu tala galin ilamda 😢😇

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz 5 місяців тому

    Ayaany abyo ilhy haku fududyo waxwlba alx badi abyo😢

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 5 місяців тому

    Ax waaa xanuun 😢😢😢allhe dilaa dhintaa hbo allhe cimriga iyo cafimaadka haku dheereeyo

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o 5 місяців тому +1

    Ayaan allh cimrga kudhere abyo❤❤❤

  • @Sstv-q8e
    @Sstv-q8e 5 місяців тому

    Ax keep going sister never give up in your life 😢😢