GAME CUSUB ANI YAAA AHAY WAA LISKU WAREERAY CAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 593

  • @zaki__cade10
    @zaki__cade10 10 місяців тому +159

    Part 2 arimaheena ku soo celi inta igu racsan like❤

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os 10 місяців тому +93

    Asad: kaligiis miyaa socda mise koox koox
    Arimaheena: sidii iyaga isku fahmaan 😂😂

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 10 місяців тому +19

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @Safo________7
    @Safo________7 10 місяців тому +43

    Koko plz ceyda prank Ku samee noh oo walii eh 😭

  • @latashoxidigachenal5837
    @latashoxidigachenal5837 10 місяців тому +42

    😂😂😂😂 game nuucaan ah hadaa sameyneysid arrimahena haka so takin asigaa nuurinayeee😂😂😂😂😂

  • @QaluudaYasin-sh6jp
    @QaluudaYasin-sh6jp 10 місяців тому +63

    KOKO ceyda prank kuso samey inta igu racsan❤

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 10 місяців тому +36

    15:35 inta ila aragtay in uu asad Talefoonka ka qashaayo 😂😂😂

    • @Itz_ridwaa
      @Itz_ridwaa 10 місяців тому +2

      Aniiiiii

    • @HaashimAxmed
      @HaashimAxmed 10 місяців тому +2

      Toosuu camerada u furtaybee😂😂😂

    • @hanadkingmd3758
      @hanadkingmd3758 10 місяців тому +2

      islamarkiiba cayda ayuu var kuqabtay laba tuug weeeyi✌😅

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 10 місяців тому

      Hhhh ani xita wa arkay qosolka iga dhamaday

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 10 місяців тому +5

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @iscoahmed1539
    @iscoahmed1539 10 місяців тому +62

    Arimaheena is so funny ❤😂

    • @Maazimcade1
      @Maazimcade1 10 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cuud_
    @cuud_ 10 місяців тому +15

    Lucky girl nimadas waa kugu oga kokoyey😂😂😂😂😂❤

  • @hawahassan3858
    @hawahassan3858 10 місяців тому +12

    ARIMAHEENA is so funny 🤣🤣🤣🤣
    Part2 ARIMAHEENA yuu ka maqnaan please ❤❤❤

  • @haniabuukar5160
    @haniabuukar5160 10 місяців тому +28

    Wlhi hadaan been lashegeen ciyaarta arimaheena Mcn kadhigay❤

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 10 місяців тому +21

    15:35 Asad Taleefonka ayuu isku egaaya si uu u ogaado waxa oogu qoran.. laakiinse cayda ayuu arkay isaga oo tabtii uu samaynaayay sameenaayo markaas ayuu qeeyliyay 😂😂😂😂

  • @fardowsafilsan1565
    @fardowsafilsan1565 10 місяців тому +19

    Soo badi Arimahena hakasoo tagin😂😂😂😂 game isgaa dhanadhanka uyeelo😂😂😂

  • @Dhamestiran753
    @Dhamestiran753 10 місяців тому +27

    arimahena koko dacad waye asad ceyda 2qiyanole yal😂😂game funyy

    • @cuud_
      @cuud_ 10 місяців тому

      Ha Wllhi asad marku kisa arku cayda fashila😂😂😂

    • @Queensapnaa-u1f
      @Queensapnaa-u1f 10 місяців тому

      Firih abaa koko vedioga dheheyso 2024ti dalxiis u aadaa bage koo ahaa kaaz oo suaalaha laweydnayoh❤❤

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 10 місяців тому +18

    Koko we miss you maxaad 2days dhan nooga maqneyd

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 10 місяців тому +16

    Kusaliya xabiibkena scw

  • @PRINCESSSUNISH
    @PRINCESSSUNISH 10 місяців тому +8

    Part 2 amiira qurax please abyo mcn please koko❤❤❤❤❤

  • @amalsweden2190
    @amalsweden2190 10 місяців тому +3

    Koko guulayso mar walipa wllzhy ❤ vany game qurxey noso badi

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman2352 10 місяців тому +31

    Var var asad telkuu ka arkay tuug aan lafahmi karin waa asad😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Queensapnaa-u1f
      @Queensapnaa-u1f 10 місяців тому

      Fiiri abaayoh koko vediga ee dhaheeso 2024ta dalxiis aadi rapaah kaaz page ka lagu duupe😅

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +18

    INTA daawaneyso MUUQAALKAAN AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ haween wanagsan ❤✨

  • @Mona.87
    @Mona.87 10 місяців тому +3

    Cayda: xaywankas guriga malakensan kara😅
    Arimahena: hadaa sasabatid kuyeh😂😂😂😂😂

  • @Nafisociise9481
    @Nafisociise9481 10 місяців тому +17

    Arimaheyna walhi waa funny 😂😂

  • @samraaf5311
    @samraaf5311 10 місяців тому

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ag)

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 місяців тому +9

    Koko buule Game an caadi aheyn 😂😅😂 waa lagu warera waa cajib no jaanis 🤣🥰 like it

  • @AhmedIdriss-q1l
    @AhmedIdriss-q1l 10 місяців тому +2

    Ala koko wllhi video kaga markan dawanayo wllhi said ayan u qosla. Thanks you wll macan from jabuti

  • @sirkaal
    @sirkaal 10 місяців тому +3

    Wallahi you guys should invite Arimaheena more often, he is just funny, make the whole experience more pleasant.

  • @Kokobulle-y2l
    @Kokobulle-y2l 10 місяців тому +2

    Parti 2 adi iyo amira iyo cayda iyo cumer sidoklh asad so samee

  • @FaisalAli-gp4ji
    @FaisalAli-gp4ji 10 місяців тому +12

    😂😂😂😂 arimeheeno is funny kulaha sidey isko fahman😂😂

  • @lahenemsvsksduuga3651
    @lahenemsvsksduuga3651 10 місяців тому +3

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 FREE PALESTINE

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 10 місяців тому +5

    game funny ayaad keentay part 2 so raaci caadi maaha Koko horey u soco

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 10 місяців тому +5

    Ilaa prat 10 waan rabnaa Koko Soo badiya😂😂😂 arimaheena Soo wada markaste 😂😂

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 10 місяців тому +11

    Wankan ku haysta Gamekan waa Funny wllahy 😂😂😂😂😂😂LIKE 👍 👌 🤣 😆 😂

  • @Baashi_cade
    @Baashi_cade 10 місяців тому +5

    Arimaheena wlh funny waaye qaabka uu wax u sharxaayo caadi maaha😂😂

  • @yahyeupdilahimohameth1789
    @yahyeupdilahimohameth1789 10 місяців тому

    ku salin nabigena the best person ever the most knowledgeable able 🙌 and the most shine all created prophet Muhammad

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 10 місяців тому +3

    Koko warjira moog marabno geamkan sobadi teeda kle asad iyo ceyda wey qasheen mobelada kaqaad plz arimaheena daacad waye

  • @AmaalMaxamuud-n3p
    @AmaalMaxamuud-n3p 10 місяців тому +3

    Siday iyagu isku fahmaan kulahaa arimaheena waa funny😂😂😂😂

  • @XamsMaxamad
    @XamsMaxamad 10 місяців тому +3

    Lkn koko wan ku xisay wllhi mad nailow day anaga yaa xupi❤

  • @istarfarax9876
    @istarfarax9876 10 місяців тому +6

    Toto watu xisne xaly😢😂😂❤

  • @BushraAadan-e3p
    @BushraAadan-e3p 10 місяців тому +2

    Masha allah wlhy xaraba thin ilhy haydin si yaadiyo aaaaaamin prat 2❤❤❤

  • @MuuseAbdimuse-fn1yf
    @MuuseAbdimuse-fn1yf 10 місяців тому +1

    Kokooo soo badi game kan waan ku haysanaa coming soon 400k 🎉❤❤

  • @hodanfaisal4131
    @hodanfaisal4131 10 місяців тому +4

    Koko saan u qoslayay waan ilman gaadhay noo soo badi wll from hargisa😂😂

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia 10 місяців тому +2

    Woooow walahi wan ka helay bernaamijka
    Thank u KOKO BULLE 👸❤️

  • @AashoabdullahiAli
    @AashoabdullahiAli 10 місяців тому +3

    Soo badi koko kan funny waye amiirana kusoo.dar😊😂😂😂

  • @Queenilkacas
    @Queenilkacas 10 місяців тому +24

    Koko keep going my sister ❤

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 10 місяців тому +3

    Arimaheena funny wasye qosol igu diley 😅😅😅😅

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc 10 місяців тому +2

    Wlhi sida u quslayey wa furay Arimahena Wlhi fani waye koko barda 2 kuso dar wana Arimahena kuso dar😂😂😂😂😂

  • @josefproduction8621
    @josefproduction8621 10 місяців тому +5

    Noo soo badi muqaaladaan caawa qosol iga dhamaaday😂😂😂😂😂

  • @FeysalMohamed-e5f
    @FeysalMohamed-e5f 10 місяців тому +8

    I really liked the game. I would suggest you make some hard rules and rewards. So it will be amazing and nice competition. Slm✌️

    • @sahrahassen
      @sahrahassen 10 місяців тому

      😂😂😂 Koko keep

  • @sumayo324
    @sumayo324 10 місяців тому +3

    Koko xaly waa kutabney❤😫

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 10 місяців тому +7

    15:34 😂 asad telka ayuu isku fiiriyay qiyaano
    15:45 😂ceyda asina wuu is arky asada ku qabty marka game ka si daacad koko io arimahena u dheeleen😂😂 ar asad wax ka qiyano badn malahn

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 10 місяців тому +2

      warunta walal shukran janada ALLAH haku kaso❤

    • @axmadcumar708
      @axmadcumar708 10 місяців тому

      @@khadraali5225 amiin walaal kuligeen jazaka allah

  • @nadaaayaan5486
    @nadaaayaan5486 10 місяців тому +1

    Koko game abyo inoo soo badi❤❤❤❤

  • @AhmedYare-wn3et
    @AhmedYare-wn3et 10 місяців тому

    Koooko gamelan machan waaye noo soo badi

  • @samiirasiciid8-sh5qb
    @samiirasiciid8-sh5qb 10 місяців тому +2

    Ceyda markey war qadu hakaa taaley wuu arkey wll wuu isu kii dabaalinayeye

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 10 місяців тому +1

    Nice game

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 10 місяців тому +10

    Ceyda Waa idin Gaaday Mobelkuu Ka Arkay Cabaaruu Aamusnaa Wuxuuuba Iska Soo Jaray Xaywaanka iisaaran Miciya Waa Ween Maleeyahay 😂😂😂

  • @abdallaqaddar7255
    @abdallaqaddar7255 10 місяців тому +1

    Koko soo piis game Ka wali waayee nooh from Ireland ayaan Ka dawadaa wan jecelahay muqaladada walahi

  • @bushrakhadar
    @bushrakhadar 10 місяців тому +4

    Woow koko qof aan jeclahay masha alah ❤😘😘😘😘

  • @AbdishakirAhmed-x4n
    @AbdishakirAhmed-x4n 10 місяців тому +3

    WaaR game 🎮 Amira kamaqan amiiro halaso qabto

  • @SafiyoabshirCabdulaahi-gb1qq
    @SafiyoabshirCabdulaahi-gb1qq 10 місяців тому

    Koko abyo plz soo badi waakahelnee waliba arimaheena haka sorebin iyo asad iyo cayda abyo soon soobadi soobadi soobadi soobadi❤

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 10 місяців тому

    Cayda jawaab saxa bixin maayo koko mar hore ayay shegi lahyd

  • @arshointhehouse4449
    @arshointhehouse4449 10 місяців тому +5

    Wlhi arimeheena waa iga qosliyey hada sasabato , see iyagu isku fahmaan , xayawaankaasi shuluq waaye 😂😂😂

  • @fatmina08
    @fatmina08 10 місяців тому +13

    Asad mobelkiisa uuka fiiriyay kadib wuxu dhahay ceyda mobelka ka fiirina ka qaad game uuqayaana sameyn majirto asadow gacanaa kuu taagay😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Bamamohamed5
      @Bamamohamed5 10 місяців тому

      😂😂saa u aragtabo ugu daran

    • @sharifnuh
      @sharifnuh 10 місяців тому

      2alahi waxanku qosley sides isku fahmaan kulahaa

  • @walal.deqsi12
    @walal.deqsi12 10 місяців тому +1

    KOKO WALASHY waakuwataa mar waliba Arimaheena the lagend

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 10 місяців тому +3

    @kingceyda zxp khajilaada iska dhaafa inanta caadi ufiiri calm down bro

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 10 місяців тому

    Wlhi waqoslay arimaheena ankuqoslay dameer farow

  • @wasiiramohamed3097
    @wasiiramohamed3097 10 місяців тому +2

    Part two ka so sameee koko arimaheenu ha ku jiro part twoga

  • @jaamacxasanmuuse535
    @jaamacxasanmuuse535 10 місяців тому +21

    Keep going wlshay❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +119

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢

    • @Mss______Rabshoh
      @Mss______Rabshoh 10 місяців тому +2

      Salalahu calayhim wasalam

    • @Mss______Rabshoh
      @Mss______Rabshoh 10 місяців тому +2

      Kookoo isooqabo apyoh

    • @djdaacad5847
      @djdaacad5847 10 місяців тому +2

      Scw😊

    • @AMIINBORKAAN
      @AMIINBORKAAN 10 місяців тому +2

      Scw

    • @mohaahassan967
      @mohaahassan967 10 місяців тому +2

      Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalim

  • @SahroMacalin-y4e
    @SahroMacalin-y4e 10 місяців тому

    Aaad ayn oga hely abyo codsi no sobadiya kokoooo ❤❤❤❤

  • @NIMCOXAZAN-i6u
    @NIMCOXAZAN-i6u 10 місяців тому +7

    Barnaamijkeenah wuxuu ku saaabsanyehey😂 hadalkaaga waa ku heestaa😂👍

  • @zahroadem4098
    @zahroadem4098 10 місяців тому +1

    Asad khiyano socoto weeye

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 10 місяців тому +5

    Arimaheena fani waye wllhi😂❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 10 місяців тому +2

    Alla kookooyey waa ka helay barnamijkaaan anoo bilaw leee marooyo xaraarad I qaadosaa bis wye weekend ga ciyaarenaa ilaaa xtaa Hooyo iyo Abo 😂
    Ar Arimaheena qaraaxo badnaa waa iska jclhay 😂😂
    Arimaheena qosolka iga dhameeyay 😂😂😂 say ayaga isku fahmaan kuyeh 😂😂😂
    Please barnamijkan arimahena hakasoo tegin
    Mxa wye tnkle dhamadka qosolka lee noosoo saarti Kokoyey 😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 10 місяців тому

    Dameer faroow lama cuno . Maasha Allah I like this game.❤❤❤❤

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 10 місяців тому +1

    Arimaheena isa funny wallhi i like it his entertainment ❤️🙌🙏💪💪💪

  • @sultanibrahimhassan7747
    @sultanibrahimhassan7747 5 місяців тому

    part 2 pls koko arimaheena ku soo dar fadlan

  • @mohametzaet
    @mohametzaet 10 місяців тому +1

    Ceyda wuu sii arkay

  • @deeqodaahir5265
    @deeqodaahir5265 9 місяців тому

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @Asmamiracle
    @Asmamiracle 6 місяців тому +1

    Par3,4,4,final

  • @leylaali590
    @leylaali590 10 місяців тому

    Aabayo soo badi wn khelnee

  • @nasrocalinasrocali3431
    @nasrocalinasrocali3431 10 місяців тому +1

    Waaw mar kale soo sameya 🎉🎉❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 10 місяців тому

    Wow amazing 😮 game wye plz part two koko😊

  • @namelos2963
    @namelos2963 10 місяців тому +6

    Vaaar cayda kkkkkkk warqaduu sii qiyaastay😂😂😂

  • @RoodaAadan-bq3xx
    @RoodaAadan-bq3xx 10 місяців тому

    Arimeheena fani waaye

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 10 місяців тому +3

    18:21 😂😂😂😂😂alla ma nooli arimahena funny waye wlh sii iiga isku fahman ku lahaa😂😂😂😂

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 10 місяців тому

      Anaa yaabay 😂😂

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 10 місяців тому +3

    Walahi arimaheyna funny waaye😅😅😂

  • @SaaraYusuf-s6o
    @SaaraYusuf-s6o 10 місяців тому +15

    Amiiro aaway voidka dhan ma dhooraayo 😢

  • @Maahirt
    @Maahirt 10 місяців тому

    Asad iyo kookaa ugu caqli badan meesha kuwaan gab weeye

  • @hafsabashir-nj8od
    @hafsabashir-nj8od 10 місяців тому

    So badiya amiirana kuso dara

  • @abdirashiidmohamed5211
    @abdirashiidmohamed5211 10 місяців тому +3

    Koko qof karti badan oo marwalba new challenge iyo waxyabo bulshada xiao galiyo aya samesa waxa kuleyahay 1m coming soon

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 місяців тому +1

      Qoftan m.a kartideda aminsantahay❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 10 місяців тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚

  • @caziizocabas3522
    @caziizocabas3522 10 місяців тому

    Noo soo badiya arimahena yaan la rebin mar walba

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 10 місяців тому

    Soo badi game kaan kowthar

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 10 місяців тому +1

    I hope gamekan asad io cayda waay qisheen vaar cayda marka arimahena ayu si akhristey asadna mopilku ka egay

  • @kausarmohamed8645
    @kausarmohamed8645 10 місяців тому +1

    Best game

  • @AishamohamedAbdullahi-ks1yg
    @AishamohamedAbdullahi-ks1yg 10 місяців тому +2

    i like this game

  • @JaamacWarsame-q5m
    @JaamacWarsame-q5m 10 місяців тому +4

    Arimaheena is so funny 😂😂

  • @MaprukaMohamed-p4i
    @MaprukaMohamed-p4i 10 місяців тому

    Alahuma sali calayhi wasalam❤❤

  • @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u
    @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u 10 місяців тому

    Koko gemkan waxuu uqalmay hadiyad nice game