Deg Deg Hubkii Arrintiisa oo Fajac isku badashay Xasan Sheekh iyo Saaxibadii Wadooyinka kasoo xirmee

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 місяці тому +1

    Mahadsanid

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 місяці тому

    Yaab illahoow hubka sharkisa naga qabo oo soomaaliiyaa hishis dhexe dhig

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 місяці тому

    Hubka kale ee Xassan Dhiiqo so iibsaday ciidamada Etopiya ayaa soo galbiniya illa Xara dhere.

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 місяці тому +1

    Wacade shuluq farta kumudan

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 місяці тому

    Dee soomaaliyaa baa larabay inlagu burburiyo illah baa naga qabtay

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 місяці тому +1

    Dawladu haday cabudwaq werarto karaamo beel ayey kala kulmeysaa hayaay

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo ayaa hubka soo iibsanaya si dalka uxoog uguheysto dawladna aaney ugadhalan e hadba argagixiso loogu adeegsado cida kahortimaad

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 2 місяці тому

    Taliyaha ciidanku ma hinda culusowbaa ama fiqi kadabshiir

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 місяці тому

    Odayga ha la ilaalsho yuuna is TOOGANINE

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 місяці тому

    hade qirtan xata hubka yaa loo soo celinin dowlada waa dowlad tuugo ah

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 місяці тому

    Mahad salaad ayaa uwadey alshabaab dawladuna weyla ogeyd umada reer caabud waaqna illaahey ayaa kabadbaadiyey iyo galmudug ayaa lagu leynrabey

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 місяці тому

    xasan shiek wa ki cirib tirey ciidanka Somaliyeed xasan shiek wuxu isku direy qabiilada Somaliyeed xasan shiek wuu dhacey dhul qaran iyo dhul leeyihiin umad iyo dhul qabuuro iyo xaqa ciidanka Somaliyeed iyo lacahihii mucaawanada umada Somaliyeed wey cuneen

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 місяці тому

    Kuwa ad shagayso sharcigu qabaan somalie oo dhaan ma aha waa moryanta grub hirab 91 anukaleh xamar somalida ka leh waa marti dil kuxakuman hiil kudono ha hayo kulane jis waa dibad meer asaago kabaqaya shirqol iyo diil ay ugestan moryanta grub hirab sababto ah waa marexan farmajo lashaqayn jire isago dibad merka ah aya amanla oo ku fadehaynayaan ceebtoda iyo fashilkoda hubkaa kontrabanka moryanta sogadatay ee besha calimku iyo somalie ba wada ogta ah minahicishodan moryantu kulane jis ba sogaaday madaad dhagaar larabo oo xasanadisa xildhibaan nimo kaga badbadila ba hub ugadaaya moryane grub hirab 91 aqlihuma allah umaada somalie hayniyaqabto