Ra’iisul Wasaare Xamse“ waxaa dalka imaan doona Wafuud kala duwan oo aan la geli doono heshiisyo ”

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 18

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Місяць тому

    Mahadsanid Ra'iisal wasaare Xamse howsha tartiibtaa u wada dib waa loo soo noqonayaa

  • @guleit89
    @guleit89 Місяць тому +1

    Allahu akbar ilahayow Dowlada noo barakee ❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 Місяць тому +1

    Maashaa Allaah Reysalwasaare Hamze bare Dowlada dan Qaran horumar ayaad wadiin ee hore u socda guuleeysta Inshaa Allaah

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl Місяць тому +1

    Allahu skbar masha allah.rasal wasaa raheena wuu cawli badan yahaye.cunada wadani ah oo asn beerano ha la cuno.allah ku xafido.

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali8365 Місяць тому

    Msha Allah raysalwasare shaqo wacan

  • @HassanAliMohamud
    @HassanAliMohamud Місяць тому

    Mashallah waa hawl fiican❤

  • @deeqaalimahmud4089
    @deeqaalimahmud4089 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 Місяць тому

    Wadan kawanadiisa hilibka aysan laheyn fayo dhowr joogto u shaqeeya,muxuu hilib dhoofiyaa gaar ahaan shabeelada dhexe

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Місяць тому

    Awalan illahay dalkena nabad hanooga dhigo rabi asagaa awoda llhe
    Rswr dalkena miraha kabaxa
    Aanu u helno warshado waayo shacabkeenu waxan cabnaa wax aanan ogan faya dhar kooda iyo waxa laga sameeyay dawladnimadenu hawarto hajirto rabi idanki

  • @nimaxassan1977
    @nimaxassan1977 Місяць тому

    Lkn bedelkii qeyraad dhoofin lahayeen waxaa ficaan in ay warshido halkaan ka dhisaan

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Місяць тому

    reesal wasaare dheh iibsadan inee qaatan ha dhihin

  • @yusufabdi-198
    @yusufabdi-198 Місяць тому

    somaali beec ah wadaa nio waxaga maalgashi mahan

  • @musabh9741
    @musabh9741 Місяць тому

    Waxoo ku hadlaayo bal fiiriya ninkaan weyn ee dheer eber waaye hal xabo kuma dhax jiraan